RUWAAYAD REER MUDUG IYO REER WAQOYI MAXAA KALAQAB SADAY🤣🤣 ....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 02. 2021

Komentáře • 418

  • @munaboss211
    @munaboss211 Před 3 lety +157

    Ka fiiiq 😂😂😂😂😂😂

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 Před 3 lety +43

    Kulahaa naagtaan waa ng fadara 😂😂😂
    Bullo illaahy amarkiis mar kaan arkba waa iga qoslisa waa dadki hore 😆😍

  • @MyPhone-kh6mu
    @MyPhone-kh6mu Před 3 lety +24

    sundus saacid jecliyaa walahi waay ika qoslisaa xataa xarakad geeda waan jeclahay sundus saacid waan ku jeclahay abayo macando

  • @ikraammowlid8565
    @ikraammowlid8565 Před 3 lety +16

    RER WAQOY WX BA KU DHACAY😂😂😂😂BULO WN KU JECLHY WLSHEI 🥰buloy part 2 noken

  • @zamzammohamud25
    @zamzammohamud25 Před 3 lety +26

    Mnsha allaaaah buullo wlhi qof nool thy hore u soco❤️💋

  • @dinixmedia8649
    @dinixmedia8649 Před 3 lety +18

    Walaahay bulo waa reer mudugii asalka ahaa walahay qosol iguma harin gabadhaasi waa imatashaa ani hadaan reer nudug ahay

  • @mushtaaqomar1014
    @mushtaaqomar1014 Před 3 lety +13

    Oo bullo imika ma hargeisa joogtaa 😁 wllhi ma ogaynba goorma timii ❤️🥰🥰😂

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 Před 3 lety +11

    Allaah. Ha. Ki. Xafidoo. Bullo ❤️💚❤️

  • @fardowsomohamed8951
    @fardowsomohamed8951 Před 3 lety +11

    Keep goin xbbti bulo♥️♥️♥️♥️

  • @alishaabdi2530
    @alishaabdi2530 Před 3 lety +21

    HHHhhh wllhi wan qoslay ka fiq wa maxay from galkacyo cadey mudug 🇸🇱🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fardowsodaganfardowsodagan968

    Wllhi waaxarabo socota masha allh hory usocda

  • @nimcomahamed6704
    @nimcomahamed6704 Před 3 lety +11

    Bulo waxan raba inaan ku arko wll waan ku baryayaa from hargeisa

  • @Caplageenyo4
    @Caplageenyo4 Před 3 lety +24

    😂bulloy adiga laftada wan ku fiiqaya wlleyy 😂✋✨🥀

    • @quenridwaan5476
      @quenridwaan5476 Před 3 lety +1

      Raali ahaada gabadha hanaga fiiqinina 😂😂😂
      from hobyo🥰🥰

  • @kaabamaxamed5815
    @kaabamaxamed5815 Před 3 lety +6

    😂😂😂😂😂 buulo iyo Reer hargeisa maxakala haysta Tob Filim

  • @faatima4170
    @faatima4170 Před 3 lety +3

    alla beerka qosol baaidilay inta ila aragtay like dhackusii😍😅

  • @zaytum
    @zaytum Před 3 lety +3

    Kkkkkkk Fiiq manta igu horeysa. Buulo hore u soco

  • @samiasiman8581
    @samiasiman8581 Před 3 lety +6

    Allh astqfuru allh 😂😂😂😂san u qoslayyy

  • @maryamamudug6997
    @maryamamudug6997 Před 3 lety +24

    🤣🤣🤣🤣🤣Waxbaa kadhacay lahjada reer waqooyi wanaqanaa baan dhaahnaa naa bulo waxbaa nagu dhigtay .
    Naa Sundus hogaanka iga xooji.

  • @Nruun
    @Nruun Před 3 lety +6

    Wallee maanta daarada fiiq hadii lii dhihi lahaa mas’alo yaab badan bee igu noqon laheyd. Meesha lee tagnaan lahaa anoo indhahaa taagaayo 😭

  • @salmayasin5085
    @salmayasin5085 Před 3 lety +16

    Plz barti 2 noso gali bulo🥺🖤

  • @siciidaxmed5414
    @siciidaxmed5414 Před 3 lety +14

    meeshaad fiiqdidna walaalkaa baa dhisayah

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 Před 3 lety +16

    Guri kirada ah hafiiqin😆😆😅
    Naa waxba hey fiiqin😂😂😂😄😁😆😅

  • @apo4417
    @apo4417 Před 3 lety +4

    Plz part 2 ✋🏻✋🏻😂

  • @obahmoalim9369
    @obahmoalim9369 Před 3 lety +76

    Sideydo Oo,kale hadaa qoso,shy love iska,saar

  • @dagandumar2379
    @dagandumar2379 Před 3 lety +7

    Part to please😂🙏

  • @cabdiqanicabdulaahi6291
    @cabdiqanicabdulaahi6291 Před 3 lety +7

    Queen Bulo hora usoco wallo

  • @safiamaxamed4027
    @safiamaxamed4027 Před 3 lety +3

    Alaylaylehw anaa boorama anoo jooga inta baaf gabar waydiiyay bay garan wayday ilaa aan u tilmaamay oo ku iri shay balaaran oo dharka lagu dhaqo

  • @sabirinmohamed9592
    @sabirinmohamed9592 Před 3 lety +1

    Hhhhhhhh fiqiid waaax laa Fiqaaay baan uuu naqaaaanaaa deee😂🤣🤣🤣

  • @abdirahmanmashqare4663
    @abdirahmanmashqare4663 Před 3 lety +13

    Team bulo ismujiyaa✊❤️

  • @iqrodaqare4996
    @iqrodaqare4996 Před 3 lety +2

    Ka fiiiiq wlhi wa naag fadarad ah kulaha 😂😂😂bullo wn ku wata

  • @zuhaybaapdi1831
    @zuhaybaapdi1831 Před 3 lety +6

    From Bari walhy labadaba wanu fahana ilhy amar ki malha wa intanu idin dhaxyno de blse ereyada Gadal laga kenay labada dhinacba ba xoga aan lafahmayn
    Sida Gabar baa Bosasa deqa anu daris ahyn ka timid Waqoyi Galbeed wnu is barany azaxab isku wangsn banu xita gadal ka noqonay markasay malin iyado ordaysa igu timi guriga iayado leh zxb DALAD i dhib aan suqa ku garo markasan ka hor kenay naa maxad ku falysa dalada robna ma da’aye doood dher kadib bn fahmay inaay XIJAAB u jeedo 😂😂😂😇🤯
    Lahjad ma hayn taydu ee waa wax lasameyey e ay dhalinyaradu isticmalan un😂

  • @deeqmo179
    @deeqmo179 Před 3 lety +1

    M, a❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️allaah 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓Waan idan jaclahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @muniraquruxofficial2237
    @muniraquruxofficial2237 Před 3 lety +33

    Anagu hadaanu reer woqooyi nahy oo aanu isaaq nhy FIIQID ayaanu nidhaana

    • @shugrangurxan8736
      @shugrangurxan8736 Před 3 lety +3

      Wll musqul cunto lagu makarsado hadhoowaa bey dhahayaan dadka comment malmakii baa laga soo ilaaawa😂😂😂

    • @ihatebts4866
      @ihatebts4866 Před 3 lety +1

      @@shugrangurxan8736 kkkkk🤣🤣🤣

    • @shugrangurxan8736
      @shugrangurxan8736 Před 3 lety +1

      @@ihatebts4866 😂😂😘👑

  • @najmocumar3102
    @najmocumar3102 Před 3 lety +8

    Allah waa tan i haysato aniga waqoyi inan iskaga soo cararo moyee 😂😥

  • @ridwanruuxiofficial8967

    Bulo hamblyo 100k waxyar ugudhiman

  • @hafsaabdulkadir3316
    @hafsaabdulkadir3316 Před 3 lety +7

    Guriga ha nagu fiiqin waa kiree hadhow ma walalka ba dhisaya marka wa runted bulo😂😂😂😂😂😂😂

  • @farahdahirsaed8132
    @farahdahirsaed8132 Před 3 lety +7

    Woooow bulo wan kuwataaa

  • @queenhappy8021
    @queenhappy8021 Před 3 lety +3

    War bullo wan wataa keep going sister 😁😁

  • @aslimclm1194
    @aslimclm1194 Před 3 lety +11

    Sundus wad iga qoslisay 5ciyaar baan ku dhalay kulahaa

  • @mulkihassan8328
    @mulkihassan8328 Před 3 lety

    Hhhhhhh wan kahelay ruwayadan hore usocda wll

  • @farhiyakadar4766
    @farhiyakadar4766 Před 3 lety +2

    Mansh allha kkkkk😂😂😂😂😂

  • @MyPhone-kh6mu
    @MyPhone-kh6mu Před 3 lety +3

    alla waan kahelay ee noosoo badiya walahi qosol ikuma harin bulo wax anan ladumin ateey leedahay waakaas gurigii weey dudumisay

  • @aminaqaraami
    @aminaqaraami Před 3 lety +2

    Bulo guulayso wlshy

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 Před 3 lety +10

    Alla buloy belo ku segte nidamka inaga hagaji 😂

  • @safamaxamed9192
    @safamaxamed9192 Před 2 lety +1

    Wan ku taager wllo buloy 🥰

  • @fardowsodaganfardowsodagan968

    Dee huuno prt 2sobob siya

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed Před 3 lety +10

    Reer Somaliland hadaan nahay reer mugud carab bay noohaystaan kkkkkkk

    • @maryankhalif5522
      @maryankhalif5522 Před 3 lety +2

      War CID carb idin haysata majirte isdaj8 pwe

    • @gujimowliidcabdilaahi12guj72
      @gujimowliidcabdilaahi12guj72 Před 3 lety

      @@maryankhalif5522 wll carabtu maaha taad garaneysay ee Waxa uu ujeeda Dad yara badow ah hhhhh ama cadnaan ah dee ruwaayadii Bad wadaan

    • @Salmaahmed-bs7hq
      @Salmaahmed-bs7hq Před 3 lety

      @@gujimowliidcabdilaahi12guj72 iyagu carabtii cad cadayd bay moodayane Kadhac ha usharixine😀😂

    • @sacdiyotaargoye5977
      @sacdiyotaargoye5977 Před 2 lety

      @@maryankhalif5522 been madhan shegin

  • @diriryare6034
    @diriryare6034 Před 3 lety +22

    is fahamku waa muhiim🤣🤣🤦‍♂️

  • @nimcomohamed1981
    @nimcomohamed1981 Před 3 lety +3

    Kulah wanajin wan fiiqay ma reerkin iskale bulo waa iga qoslisa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nawalali5129
    @nawalali5129 Před 3 lety +4

    Kkkkkkkkkkkkk alla berka

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 Před 3 lety +8

    Bulo fiiqitankii bey fahmi weyday😂😂😂

  • @happyinashamal3452
    @happyinashamal3452 Před 3 lety

    😂😂😂😂 m.a payo mcn

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 Před 3 lety

    😂😂😂😂😂😂😂😂Alla beerka.

  • @faadumosalaad299
    @faadumosalaad299 Před 3 lety +5

    From gobolka bari waxs waa khiyaali hadaba labada luuqadood anuu wa garan bowe iyo baaye ciyarTa naga dhaafa

  • @aniiinaqueen7012
    @aniiinaqueen7012 Před 3 lety +1

    Kafiiiq
    Kafiiq 🤣

  • @fatimacibaar19
    @fatimacibaar19 Před 3 lety

    Qosol iguma harin😭😭😹😹😹😹

  • @zamzamlucky2974
    @zamzamlucky2974 Před 3 lety +3

    Hhhhhhh funny

  • @farhiyakassay5999
    @farhiyakassay5999 Před 3 lety +1

    Mashallah

  • @marqaaniyoqosoltube3503

    Subscribe hala saaro wixii qosol ah marqaan ah sheeko waali ah funny ah wax kasta oo idin qanciyo ayaa idiin soo galinenaa adinkaa wax idinku nahnay nagu soo biir aa dareeno taageeradiina

  • @barwaaqomahamedmahamud3453

    Kula hadii malmalka kaga ilaway😂😂😂😂😂

  • @ismailabdi2451
    @ismailabdi2451 Před 3 lety +3

    Nice

  • @hafsaabdullahi1886
    @hafsaabdullahi1886 Před 3 lety +3

    Yaa dhisaayo marka lafiiqo gurigiina 🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣

  • @mustafehappyofficial2163
    @mustafehappyofficial2163 Před 3 lety +4

    wwwww boqortoyo

  • @asmaas3024
    @asmaas3024 Před 3 lety +8

    Hhhhhhhhh sundus baa Shanna's dhashay

  • @safiyocismaan7797
    @safiyocismaan7797 Před 3 lety

    Anaa adaa Somali ahyne😂😂 ar bulaaa

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 Před 3 lety +1

    Masoo xaajoonaysaa😂😂😂😂

  • @abdallehassan5626
    @abdallehassan5626 Před 3 lety +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️

  • @sumayocabdi8113
    @sumayocabdi8113 Před 3 lety +4

    😂😂😂😂😂😂

  • @hanancabdulahi7519
    @hanancabdulahi7519 Před 3 lety +1

    Hdan malmalkii lagaaa ilaawin kulahaa kkkkkkk😂😂😂😂😂 reer mudug hdaaanhy waxba nlakama qabnkro

  • @laylaahmed4929
    @laylaahmed4929 Před 3 lety

    Bulo.keep going

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 Před 3 lety +6

    Anaga waxad nootihiin dad isku lahjad ah koonfur IYO waqooyi beey is fahan la,aan dhex taalayaa siiba rer banaadiriga cadcadka ma ifahanteen gabdhayahoow baatiga IYO diraca wato ee reer gobolka ah

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Před 3 lety +1

    Tashkii xataa reer burco ma dhahaan baaf u naqanaa

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 Před 3 lety +2

    Hadaan malmalka lagaa ilaawin kulaahaa bulo umadeena maahn🤣🤣🤣🤣

  • @hamdamohamed163
    @hamdamohamed163 Před 3 lety +1

    Duamshi nag xishood😂😂😂

  • @amiirailkacaz5259
    @amiirailkacaz5259 Před 3 lety +3

    War wacdalaN la fiiqayN😂

  • @user-so1vd9mx7b
    @user-so1vd9mx7b Před 3 lety +1

    Malmalkii aya lga ilawe😂😂😂😂👌

  • @Israqueen7
    @Israqueen7 Před 3 lety

    Kafiiq guriga waa areebee 😂😂😂

  • @daganepoi7096
    @daganepoi7096 Před rokem

    Ar bulla wllhi qusul igu disheh ma rer rihiinah iska leh haha

  • @araweloyar7958
    @araweloyar7958 Před 3 lety +1

    Waan laf gabnahy🤣🤣

  • @queenhaniita556
    @queenhaniita556 Před 3 lety

    Bulo oo guriga laka fiiqay😂😂😂😂from muqdisho

  • @foosiyamaxamuud3097
    @foosiyamaxamuud3097 Před 3 lety +2

    iskada bulo walida ad iswalasd 🤣🤣🤣🤣🌹🌹

  • @NuuneaxmedfaraxCali
    @NuuneaxmedfaraxCali Před 6 měsíci

    Kafiiq😂😂😂😂

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 Před 3 lety +2

    Xabada. Ha. Ogalaan. Ok ❤️

  • @salamkala14
    @salamkala14 Před 3 lety

    Kkkkk niyow naagtu waa mid fadara

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 Před 3 lety

    Hhhhh intaan kurkaa kgu dhufan kulahaa🤩

  • @leilahussein4477
    @leilahussein4477 Před 3 lety +1

    Ala calosha😂😂😂😂😂😂

  • @maryamomaxamed9615
    @maryamomaxamed9615 Před 3 lety +2

    Nidam bulo funny😁😁

  • @kamalkacayeofficial9433
    @kamalkacayeofficial9433 Před 3 lety +5

    keep going queen bulo

  • @monnaawad8549
    @monnaawad8549 Před 3 lety +4

    Naa anaka rer hrgysa ahoo baaf banu dhahnaaye nagadaaya beenta tashti lahayne

  • @fatimaabdulkadirkhalif2997

    Tashki ma baaf baa🤣 waa ii caawa

  • @maxamedxasancali3230
    @maxamedxasancali3230 Před 3 lety

    hhhhhhh is fahan laan wayi

  • @user-so1vd9mx7b
    @user-so1vd9mx7b Před 3 lety

    Hhhhhh funny wlhi😂😂😂😂😁😁😁👌👌👌😂

  • @waaberiqaasimhilowle9107
    @waaberiqaasimhilowle9107 Před 3 lety +2

    Wlhi yaman bey nagu qabsatay lakin wiil carab soomaaliya gabar reer jabuuti bey ahaayeen kkkk wlhi qosolkaa iga dhamaaday reer koonfur iyo reer waqooyi waan arki jiray laakin reer mudug waa igu horeysa reer gabadhan reer mudugaa walaahi way iga qosolsiisaa

  • @isaynaqurux4550
    @isaynaqurux4550 Před 3 lety

    Kkkkk wallhi tiktoga ka arkay wa fuuray bullo gabar adag

  • @norct8468
    @norct8468 Před 3 lety

    Hayad ma tihiin 😂

  • @aliisse4799
    @aliisse4799 Před 3 lety +1

    Sundus saacidey gormaa 5 cunug dhashy😂😂😂😂😂

  • @ahlamyussuf1488
    @ahlamyussuf1488 Před 2 lety

    Wlhi dacad uqosle😹😹😹😹

  • @sunduzhudeen409
    @sunduzhudeen409 Před 3 lety

    Jaanfiir la dhac iyo buudhladhac kkkkkkkk🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @jamadaden4734
    @jamadaden4734 Před 3 lety

    Dhuka fiiq kulahaa ar dadkaana 😂😂😂😂😂😂😁😁

  • @ismailbulshaawih6915
    @ismailbulshaawih6915 Před 3 lety +3

    😅😅😅SunduseY Naga Dhaaf Dhipka Yakhi 5 CiYalan Ku DhalaY KulaHaa