RUWAAYADII MaKe up Bulo iyo sundus Maxakala qabsaday 🙆‍♀️ 😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 11. 2020
  • Share Like And Comments Fikradii_Abwaan_ilka-Case

Komentáře • 715

  • @malyuunmaanka7393
    @malyuunmaanka7393 Před 3 lety +434

    😅😅😅😅bulo meesha ma hilib ba lacunaya 😅😅

  • @luulchannel2378
    @luulchannel2378 Před 3 lety +84

    Nabi mohammed scw igula saliya muslimiinteydiyow

  • @sacdiyaabdirashid4975
    @sacdiyaabdirashid4975 Před 3 lety +264

    Ruwaydaan qalaladkeedaa soo galiyh plz intaa ilaa midkaa likta dhaac team bulo 😭😭😭😭

  • @maymunmohamed8222
    @maymunmohamed8222 Před 3 lety +78

    🤣🤣bulla sundus waa xijisy reer mudug dadkii layga beeray😍😍

  • @umaymasaid144
    @umaymasaid144 Před 3 lety +117

    Inta qososhy like😂😂😂

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku

    Please part 2 yaa ilaa mid ah ani waan sugaaya👍 dacadd u qoslay wllhi😂😂😂😂🦋

  • @mowlidadan7128
    @mowlidadan7128 Před 3 lety +59

    Wuxu sadaqo Ma ahan miyaaH kulahaa Bulo Fanny😅😂🤣

  • @Amalfaarax-jh6oe
    @Amalfaarax-jh6oe Před 3 lety +49

    Bulo mek apka way kunuraza umariya walahi m.a♥️♥️♥️🤣

  • @lababaarmedia7681
    @lababaarmedia7681 Před 3 lety +10

    Bulo kulah “hilib mayal bacmadow ma qadana xaabka iyo ku qadane🤣🤣🤣🤣🤣🤣astaqfuralah I love her personality walhi Mashalah ❤️😍

  • @rothashire8451
    @rothashire8451 Před 3 lety +62

    Lugaha mari mrka hore kulahaa 😂😂🤣

  • @a.honest8529
    @a.honest8529 Před 3 lety +11

    Keep going reer mudug waa iska jacelaey allaha amrkiis
    Waa bulsho funy ah

  • @hibanuura9134
    @hibanuura9134 Před 3 lety +30

    Alla qosol darti ilin baa iga timid qofkaan liqdaaran iga hor wareji kulaha ar bulla 😂😂😂 qeybta labaad please noso galiya

  • @bashiirnuur9004
    @bashiirnuur9004 Před 3 lety +14

    Hhhhhhhhh sundus iyo bulo waan idin salaamay Gabdho sharaf leh

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 Před 3 lety +11

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmaladan8715
    @asmaladan8715 Před 3 lety +19

    Istaqfurulaah lugaha ku bilow kulaha😂😂😂

  • @GololMudug
    @GololMudug Před 3 lety +28

    Hogaa ilaa Bullo makeup la’aan baa hagratay

  • @faizamohammed1777
    @faizamohammed1777 Před 3 lety +15

    😂😂😂 suuniyuhu ma iskarogaa funny weye bulo

  • @qaaliahmed7748
    @qaaliahmed7748 Před 3 lety +9

    😂😂🙆‍♀️🤦‍♀️Buule eey dhaheeYN umadeeNa maaha bac madow ma qaadaNa kulaHa keep going zizterz♥️🕊

  • @mohanaf4749
    @mohanaf4749 Před 3 lety +7

    Bullo Horay U Soco filimaantaadda waan ku Heystaa’

  • @muxuboabdirahman5628
    @muxuboabdirahman5628 Před 3 lety +13

    Hhh Wlhy waan kuqosley bulo wa shactiro soconeysa

  • @hamdalovelly6337
    @hamdalovelly6337 Před 3 lety +10

    Hhhhh bulo waa qof nol sundus sacid gabadha an tageero nolaada dad Adag

  • @abdiqanifantastic2608
    @abdiqanifantastic2608 Před 3 lety +11

    Bullo waa wax kale weeye 😁😁🙏

  • @rothashire8451
    @rothashire8451 Před 3 lety +5

    Firs one 🖐🖐🖐😂😂

  • @samiirogooye1348
    @samiirogooye1348 Před 3 lety +12

    Hhhh wlhy waa funny bulo🥰queen hory usoco

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 2 lety +1

    Bulo waa talent qof hibo leh hilib ma yaala bac madoow hore ma qaadana kkkkkkkk

  • @abshirmaxamed6986
    @abshirmaxamed6986 Před 3 lety +17

    Qola Qaldan ikentay😂😂😂qofkan iga wareeji😂😂😂

  • @muniirocadey1382
    @muniirocadey1382 Před 3 lety +11

    Hada Walaale inaad idishaad rabtaye kulahaa🤣🤣

  • @iqroabdiarab6646
    @iqroabdiarab6646 Před 3 lety +6

    Wlhi bulo waa wax yaroo qosol miirana😁😁😁

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Před 3 lety +6

    Mansh Allah abyo caadi ma ahn sidee wax uma taleyso

  • @doctor_wowin_the_bich_chan6680

    Bac madow ma qadanaa kuma lahoo ar buulaa 😘

  • @danigamer6833
    @danigamer6833 Před 3 lety +8

    Kkkkk Masha alah walhi waa igaqoslisay

  • @cajazerkah6207
    @cajazerkah6207 Před 3 lety +15

    Bacmadow ma qata ku lahaaH bulo wa qoF kuroyinkaH ka qarapan jirty 😅😅😅

  • @anifaahmed6683
    @anifaahmed6683 Před 3 lety +3

    Anshax daraa🤣🤣🤣🤣sundisey kadaa gabadha qurux make upkaga quen👑

  • @fatimaabdilahi1160
    @fatimaabdilahi1160 Před 3 lety +12

    Lugahana mari ar tanaaa😂😂

  • @nimcokyf
    @nimcokyf Před 3 lety +2

    Lugaha kubiloow 😂🤣😅😆😁😁😄😃😀 bulo love you walleey

  • @abdikhaliqribah1355
    @abdikhaliqribah1355 Před 3 lety +1

    Walaahi qosolkaa iga dhamaaday suuniyaha ma idka rogaa daji waamaxay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 3 lety +32

    Lips tii pA Nacnac by mooday kuLaHaa Carabka noo saar Waxa 😂😂😂

  • @saynabismacil3175
    @saynabismacil3175 Před 3 lety +2

    Bulo sunadus wana ida damage Mashaallllll ah ❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aishamohamud8926
    @aishamohamud8926 Před 3 lety +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂buulo hadalkeeda ayn ku hystaa love uxppi😍

  • @asmaabdirahman3904
    @asmaabdirahman3904 Před 3 lety +7

    Ihagaaaji Buulo jeclhy wlhi 💝💝💝💝

  • @aniishaamaansan7876
    @aniishaamaansan7876 Před 3 lety +4

    Hhhhh buulo mrk arko qosla wlh hada xanaqsanhy xitaa 🤣👌

  • @qosolwanag8636
    @qosolwanag8636 Před 3 lety +2

    Balo kudaqtay kukahaaa
    Ala bulooy aduunkaan kuujeclahy
    Soo fani xbbti khaali soobadi

  • @hidaayatifow7847
    @hidaayatifow7847 Před 3 lety +1

    Hhhhh fargetoyin xata waku jiran ma qashin baa gureyna alla beerka😅😅🙈bulo umd mahn

  • @salmanuura8543
    @salmanuura8543 Před 2 lety

    Bulo sa uu xiro go'a ziz masarka iga cun 😂 funny thy hore uu soco

  • @aniisacabdulahi9842
    @aniisacabdulahi9842 Před 3 lety +2

    Hhhhhh lugahakubilow Kareem miyaa 🤣🤣🤣🤣🤣bullo umadenaha wlhi horey usoco Wlashey mcn

  • @adanihuzein7354
    @adanihuzein7354 Před 2 lety +1

    Suntii adhigaa ku lahaaa 😅😅😅😅😅😅sisteryy keep going 🤚

  • @alispress9607
    @alispress9607 Před 3 lety +7

    😂🤣suuniyuhu maiskarogaa kulahaaa 😂😂😂🤣

  • @ilwaadqrux1950
    @ilwaadqrux1950 Před 3 lety +8

    🤣🤣🤣🤣🤣 buula qosolad weeyi 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @akmaofficial9648
    @akmaofficial9648 Před 3 lety +2

    KABTA BULLO LAMA SIDAN karo WLHI WAAD IGA QOSLISAA ANIGA KEEP GOING ABAAYO ILXUMI KUMA ARAGTO

  • @salmaabdirizak4233
    @salmaabdirizak4233 Před 3 lety +1

    Walaahay bulo make upka ku shidan tahay😂😂😂😂😂😂😂😂💖💖💞

  • @nadaaxmed3597
    @nadaaxmed3597 Před 3 lety +6

    Hhhhhhhhh😂😂😂😂 wlhi Bulo wan jechy 😂😂😂

  • @najahhuuri8724
    @najahhuuri8724 Před 2 lety +1

    Sunduseey xppti waad dul mar marinysaaye😁😁😂😃😀

  • @aishoali9054
    @aishoali9054 Před 3 lety +5

    Bulo fani waye wlhi horey usoco ina hoyo cadowgada unolow

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 Před 3 lety +2

    Qoftan io eng hud hud baa utubevigu hayyaa byo keep going bullooy

  • @aminayunis7545
    @aminayunis7545 Před 5 měsíci

    Lugaha kubilow😂😂😂😂my role model bulo ❤❤❤

  • @fartuuzhdiamound222
    @fartuuzhdiamound222 Před 3 lety +1

    Ma leefaa kulahaa ala bulo fani weeye😂😂😂

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 Před 3 lety +3

    🤣🤣🤣🤣Lugaha Kaga Bilow Waan Fuuray Bullo Umadena maha

  • @Sama-Sheeg
    @Sama-Sheeg Před 3 lety +1

    Bulo aa fiirsady mana qoslin leesku waaa 😂😂

  • @khadraqueen3982
    @khadraqueen3982 Před 2 lety

    Kkkkkkkkk bulo walashay wan kuwataa Walhi keep going my sister

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 Před 3 lety +5

    Lugaha kubilow marka hore🤣🤣🤣 bulaa dhibadana

  • @najmaapdyzalatt3628
    @najmaapdyzalatt3628 Před 3 lety +1

    Marka hore lugaha ku pilow Kulaha 😂😂suniyuhu ma iskuroga🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @safasafi6046
    @safasafi6046 Před 3 lety

    Masha allah wlshey bulo funny aya tahy riwayado badan sosame insha allah

  • @summayaschannel9436
    @summayaschannel9436 Před 3 lety +1

    Kheir Allaha idhin siiyo bulo markan dawanayo cjiska xita wa i daafa

  • @abwanabubakarofficial4078

    Mashaa alaah sidan kugu ham beyay iigu hamabeye bulo official waa abwan abubakar official iskabka ii sar igu cawi sher ka macarifafa mahad sanidi

  • @djagga6043
    @djagga6043 Před 3 lety

    Hhhh walahi bullo marka shaqada usii socdo subax walba dawada ano sidi wax walan qosliba gala shaqada hhhhhhhhh bullo abayo so badi video thnks from Switzerland

  • @kimo828
    @kimo828 Před 3 lety +31

    I can not wait for part 2🤣🤣😍🤣😆

  • @abdikadiraidurus2556
    @abdikadiraidurus2556 Před 3 lety +2

    BULO MASAAS DHAN BAAD U QURUX BADAN TAHAY MASHA ALLAH

  • @mameyusuf2777
    @mameyusuf2777 Před 3 lety +2

    Bulo waan ku taageera wlshy horay usoco

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 Před 3 lety

    I support you ❤️❤️❤️ am in Mombasa kenya

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Před 3 lety +2

    Hhhhhhhh bullo cadi mahan qosol miiran weeye

  • @saafiabdull452
    @saafiabdull452 Před 3 lety +2

    kkkkkkk allah beerka bulo qosol bay igu dishay lugaha ku biloow aa

  • @ikraammbeauty3245
    @ikraammbeauty3245 Před 3 lety +4

    Anaa u horeeya cwa

  • @muriidiman
    @muriidiman Před 3 lety +1

    😂😂😂😂 Wxa wa isla meshiyee Carabka Noosaar 😂😂.

  • @smileforlife6412
    @smileforlife6412 Před 3 lety

    Gabdhahaan si oo caadi aheeyn beey u jilaayaan 👏🏼👏🏼👏🏼😘

  • @nimconadarbeauty
    @nimconadarbeauty Před 3 lety

    Asc asxabta iso boqda subscribe ii gu cawiya iyo like mahadsanid 🙏

  • @user-dk6ol7kv5j
    @user-dk6ol7kv5j Před 3 lety +2

    🤣🤣🤣wxu sadaqo ma aha miya bulo horay uzoco huno❤💋

  • @aishahaji9076
    @aishahaji9076 Před 3 lety +3

    Bulo wlhi funny waye🤣🤣🤣🤣🤣

  • @samraamaxamudofficial7428

    Bulo funny keep going wllshy from baydhobo

  • @salmocabdiwaxid848
    @salmocabdiwaxid848 Před 3 lety +1

    Sakiin haila so aadin kulahaa intas baan kuqosle 😂😂😂😂😂

  • @naasiregeh8575
    @naasiregeh8575 Před 9 měsíci +1

    Bulo make up sanka mari ar bulaaaa🤣🤣🤣👍👏👏👏

  • @mohayare6605
    @mohayare6605 Před 3 lety +1

    🤣🤣🤣wallhy bulo Waa Iga Qoslisay 🤣🤣🤣

  • @miskiismaciil8269
    @miskiismaciil8269 Před 3 lety

    Kkkkkkkkkkkkk bac madoow malatagnaaaa bulo kkkkkk hor usoco abayo

  • @fihiimaabdirizak1997
    @fihiimaabdirizak1997 Před 3 lety +2

    Buladiii weyba nuuriye agah😅😅

  • @narminahmed6970
    @narminahmed6970 Před 3 lety +3

    Ar tanaa lugaha ka bilow kulahaa😂😂😂

  • @sabaaxzayba4222
    @sabaaxzayba4222 Před 3 lety

    Buloy xbbti walahi waxa tahay inanta kaliya een qalbiga ka tagero inshalah mjr ayan wiil ka jeclahay from hargeysa

  • @cabdijaliilburhaan2666
    @cabdijaliilburhaan2666 Před 3 lety +3

    Suniyuhu ma isku rogaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminahujale9782
    @aminahujale9782 Před 3 lety

    Baac malaqadhani kulaha alaa buloy qosolka auyad iga dhameysee 😂😂😂😂😂😀😀

  • @muwahibdheman4677
    @muwahibdheman4677 Před 3 lety

    Hhhhhhhhhhhhhhh bulo wihi waa qosol kulaha bac ino soo qada na xaabka ku soo gurane😂😂😂😂

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Před 3 lety +1

    Islaantaani yey aheyd iga soke marsan alla qosol iguma harin😂😂😂

  • @ayaanabdiqadir9372
    @ayaanabdiqadir9372 Před 3 lety +1

    Naa mel Qaldan baa ikentaye qofka iga hor wareji kulaha😄

  • @mohamedheersare9071
    @mohamedheersare9071 Před 3 lety +2

    bulo kulAahaa sunuyuhu maiskaroga hh🤗😍😍

  • @fardowsomohamed8951
    @fardowsomohamed8951 Před 3 lety +2

    Keep going walashy bulo

  • @sagalcadey888
    @sagalcadey888 Před 3 lety +1

    waar anigu fahmi wayeye balo ku dagtay ma habarbaa mize waa duco nio burco waxaas lagama yaqaano e🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zainabmahamed3937
    @zainabmahamed3937 Před 3 lety +8

    Balaayo kula suniyo foolxumatey kulaha sundus😂😂waan ni wataa huunayal🙌🏼

  • @drsiqruush8084
    @drsiqruush8084 Před 3 lety +1

    Hana lagoone waxa cadi nosii kulaha🤣🤣🤣🤣🤣

  • @naimaofficial3129
    @naimaofficial3129 Před 3 lety

    😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣alla hoyooy bullo wlhi waan ku tageeraaa🤣🤣🤣

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed Před 3 lety

    Wllh bullo sidaan u taagero wllh waa qosol miidhan anoo jiifa maad ii marin kulaha miyaan leefa kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedjaamacaxmednuur3362

    Mnsha allh pullo iyo sundus hore usocoda

  • @xanankoronto4666
    @xanankoronto4666 Před 3 lety +8

    Masha Allah

    • @najahjama278
      @najahjama278 Před 3 lety +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sunduscabdisundus9821
    @sunduscabdisundus9821 Před 3 lety +1

    Hhhhhhh alla bulaa maqaadiiru tirabadana naa qofkan iga wareeji hhhhhh