RIWAAYADII MASEER DUMAR IYO SHAQALE part 3

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 09. 2020
  • Ruwayadii Maseer Dumar Iyo Shaqaale Part 3
    #like_Share_And_Comments
    mahadsanid🙏💯

Komentáře • 215

  • @nasteexoahmed6349
    @nasteexoahmed6349 Před 3 lety +115

    Gabdhahan iney yihin gabdhaha Somali ugu dhaqanka fican yaa kaxun sulka Taga👍👍👍

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 Před 3 lety +49

    Ints bullo kuheysato sidey reer miiga ujileyso like dhac iigu sii

  • @jimcodhegabir123
    @jimcodhegabir123 Před 3 lety +37

    Ninkaagu ma dawacaa KULAHAA 😂😂😂😂😂😂😂Maxaa Loo Qarinayaa

  • @ugaasdaaad7424
    @ugaasdaaad7424 Před 3 lety +36

    Eshcalaa riwayad Allahii ree mudug riwayd baraa mahd leh fikrado tayaysan nag ninkeda waryaa dhahyso najma cudoon naga cilmi badn 🤣🤣🤣

  • @bilecostamohajamac9377
    @bilecostamohajamac9377 Před 3 lety +24

    BuLLo kuLaHaa ii😂😂
    Inta buLLo Taagerta Like Saar👍👍

  • @ruuniitaamussa9234
    @ruuniitaamussa9234 Před 3 lety +31

    Inta najmo cudoon hadlkeeda uso gashy like iisaara

  • @akmaofficial9648
    @akmaofficial9648 Před 3 lety +16

    Najmow ninkaagu dawaco miyaa oo fool xumadiisaa dadka laga qarinaa
    Bullo waan ku taageeraa run alle ha ku xafido

  • @ilwaadahmed4745
    @ilwaadahmed4745 Před 3 lety +13

    Kkkkkkkkk wlhi najmo caadi maahan waad kabaxsateen bulo waleeee waaa carartay najmo Ilahow aanan laylakaa guursan oo waad igowricilahade kkkk keep going

  • @mohamednor4819
    @mohamednor4819 Před 3 lety +5

    Actor shidan ayaa soobaxy zxpw wankugu heesta adi najma waad islakeenteen wlhi keep going

  • @anshaxaalin7281
    @anshaxaalin7281 Před 3 lety +11

    Labada gabdhood qudha aan taagero😂😂😂😂😂✅

  • @ahmedcaraya2085
    @ahmedcaraya2085 Před 3 lety +5

    Buulo; " siday ujilayso reer baadiyaha waxa mooda hada inay ka imaatay baadiye "

  • @sakhiyahennadesigns4108
    @sakhiyahennadesigns4108 Před 3 lety +4

    Inta bulo hadalkeeda la hesha #like iyo #subscribe dhac ku siiya 😘😘🥰🥰💋💋💕💕

  • @dhemanxirsi7356
    @dhemanxirsi7356 Před 3 lety +1

    Ninlaagu ma dawacada
    Wllhi dacad baan uqoslay
    Keep going sisters 👏👏🙏🙏👍💯💯

  • @madarkhaan1109
    @madarkhaan1109 Před 3 lety +10

    Najma cudoon io mohan islama arko ayaamahn waan uxiisnay labadooda markay isla joogan ❤true love no bi end inata tageerto like saar

  • @nasroharusegorod7866
    @nasroharusegorod7866 Před 3 lety +24

    najma iyo buulo idin taageeraa queens💋❤❤❤❤

  • @King____zaki
    @King____zaki Před 3 lety +14

    Heer mudugow subascribe iniga mahaayo

  • @asmasuldaan6181
    @asmasuldaan6181 Před 3 lety +2

    Saxiib wajilitaqanan keep going bulo officiak

  • @hoothoahmed2147
    @hoothoahmed2147 Před 3 lety +8

    Ninkaagu ma dawacaa kute
    Wax iga qosliya bulaan arkay😃😃😃

  • @mohammedcabdirahman4062
    @mohammedcabdirahman4062 Před 3 lety +1

    Najmay hysoo marin msyrku wllahi waa cudur aan dawa lahyn Lkn idin wataa keep goin 😂😂😂🍎💘♥️❤☝️🙏🤟🖐💪🏅

  • @rodarobleh6161
    @rodarobleh6161 Před 3 lety

    Najmo naga adaga buulo majaajilada iyo qosoloka sanadka cidikugu mahaysato horowo u socoda 😍🥰😘❤❤❤❤❤

  • @murtiofficiala1113
    @murtiofficiala1113 Před 3 lety +6

    Ma anaa shaqlo ah mize adiGa ayaa shaqalaaa😁bulo.

  • @baahjamoha9969
    @baahjamoha9969 Před 3 lety +10

    😂😂😂😂😂najma cudon♥️

  • @faadumofarxaan5155
    @faadumofarxaan5155 Před 3 lety

    Mnsha allh bulo waa gabadh wcn o asturan alleh ha xafido

  • @cabdikariimshariif8746

    hhhh bulo maeeshay gashay inata u jeeday like ii saara

  • @somaliboy1762
    @somaliboy1762 Před 3 lety +7

    Bullo keep going huuna qli

  • @hibaqhusen4731
    @hibaqhusen4731 Před 3 lety +3

    Horay usocda gabdhahena💞💗

  • @sahracabdi7397
    @sahracabdi7397 Před 3 lety

    NajmoCudoon iyo Bulo. Horeya usocota hormar wacan

  • @muuqdheer1
    @muuqdheer1 Před 3 lety

    Manshallah I love it

  • @najaxciise6330
    @najaxciise6330 Před 3 lety +2

    Inta bulo qosolkeeda usogashy like saar

  • @ibraahimjamac3343
    @ibraahimjamac3343 Před 3 lety

    Well done bulo walahay waa taalent hore usoco waa qoslaa lkn waa gabdh hidaha iyo dhaqanka somalinimo ku xeeldheer from burco gobolkii raga somaaliyeed

  • @rahmaabdullahi2779
    @rahmaabdullahi2779 Před 3 lety +3

    Kulahaa ilcase kaalay miyaa lsikaasoodiray mareereheenaa is hayey 👈👌

  • @nawalmukhtaaraxmed2498
    @nawalmukhtaaraxmed2498 Před 3 lety +1

    Alla jcliyaa najma iyo cudoon ii shumiya mohamed

  • @ayanlecontinho5775
    @ayanlecontinho5775 Před 3 lety +1

    Najmo cudoon👑

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152

    Kii iga tagaybaan intaan Kusaarto Buud kugula tumanayaa Kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣Alla cudoonbaa
    Var var 8:45🤣🤣🤣
    Daqiiqadaha naga kordhiya ilma aderyal🤣🙏

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 Před 3 lety +3

    Najma.cudoon aduunka naasaheeday u jeceshahay inay firiso ya ila arkey like sar😆😆😛

  • @sacdiyacabdinaasir773
    @sacdiyacabdinaasir773 Před 3 lety +3

    Najmo cudoon umadeena maahan😂😂😂

  • @safiyaabdullahihilowle4636

    Dee wloo soo dheereeyo riwaayadu way macaantahaye way igu socotaa

  • @laylamaxamed1934
    @laylamaxamed1934 Před 3 lety

    Masha allh

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 Před 3 lety +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Wax yar uun buu socdaa daqiiqadaha
    Soo badiya bulo iyo asxaabteda

  • @quenkowsargabo8963
    @quenkowsargabo8963 Před 3 lety +1

    Horay u socda dadkygi💋

  • @ahmaednuur4010
    @ahmaednuur4010 Před 2 lety

    Waaw

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 Před 3 lety +2

    😄🤣😂🤣😁🤣🤣🤣 riwayadan waa run aniga hadi aan shaqalo kensado wan ka ilaliyaa in ani leyga hadloyaan moday kkkkkkk nin kagu dawaco miyaa kulahaa bullo kkkkkkk najmo boskeygi wad kaso baxsatay said ban uqoslay 4 wan sugaya

  • @daahirshiiqmadoobe8634

    Waa iga qosliyeen kuwaan wallahi

  • @caishacabdulahi9806
    @caishacabdulahi9806 Před 3 lety

    Najmoy naag nool baa tahay wlh ani waan kaa helaa maseyrka waan iska shabahnaa 😀😀

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 Před 3 lety +12

    Maseerku waa balayo
    Magalada maleysku kariyaa bulo
    Caafimadka kudhibay najma😃😃😄😄🤣🤣 qosol wn farty😃😃😄😄 wiikan cusub jilinkiisu waa belo magaciis tolow

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 Před 3 lety +2

    Hhhhhhhh wlhy Najma Cudoon iyo Bulo iga qosliyeen hhh najma naag hiinaase badan

  • @saidonur8972
    @saidonur8972 Před 3 lety +1

    Reer puntland yaa dhahay dad funny ah maaha❤❤❤

  • @mowlidalifarah1116
    @mowlidalifarah1116 Před 3 lety +1

    Wlhi qosol le ma noli. Cudon dhib badana iyo buulo

  • @riduuqueen3176
    @riduuqueen3176 Před 3 lety +1

    Hhhhhhhh wlhi waad iga qosliseeen halkaa kasii wada hhhh😜😜😜

  • @akmaofficial9648
    @akmaofficial9648 Před 3 lety +3

    Af adakaa hana qabsan kulahaa najmo gacan baan kuu taagay

  • @maamuuscabdi3790
    @maamuuscabdi3790 Před 3 lety +1

    Naagtu hadday ku qabsato caadi mahan wlhi naagta guriga waan ka saari lahaaye

  • @nasro.xuseen4772
    @nasro.xuseen4772 Před 3 lety +1

    Mashaallha
    Walsheya.naajamo.jilasha.waalha.qali.walhi.kaa.heelaya

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Před 3 lety +3

    Weeba iskugu talagashee maxee iskaga fiir fiirin xishood maleh😱😭

  • @naciimasaleban9816
    @naciimasaleban9816 Před 3 lety +1

    Hhhhh tagero buxda idin ahy from lascanod

  • @hibocabdullaahiofficial8935

    Kkkkkkk ar wan idin jeclahy team buulo

  • @maryanabdi686
    @maryanabdi686 Před 3 lety +6

    Var var 7:25 najmo wey dhacday🤣🤣

  • @shamsoxasan2939
    @shamsoxasan2939 Před 3 lety

    Najmo jecliyaaa

  • @drzkaldeeqa4555
    @drzkaldeeqa4555 Před 3 lety +1

    Buuuuulo meeezhey gazhey markaaaan arkaba wadnahaaaabixanuuuney😅😅😅😅😅😅

  • @quruxsancali6087
    @quruxsancali6087 Před 3 lety +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 San uqos lyy Sali Ayan kadhacy waan in jclh: dhaman tin ♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋♥️♥️♥️💉💉💉💉 Wiil ka Anig Aya Jag ku Ahy

  • @dhabadawacan5462
    @dhabadawacan5462 Před 3 lety +1

    Hhhhh najma ku lahaa hooyoy faadumooy

  • @deeqoibrahimmohamed7522

    Kkkkkkkkkk Wale bulo cadii mahaan waa bahal wer ah kulaha

  • @mamaanaj3813
    @mamaanaj3813 Před 3 lety +1

    Najma waanku wataa nolow inta nolol jirto mcnto

  • @luckyman5046
    @luckyman5046 Před 3 lety

    Haa

  • @najaxyuusuf990
    @najaxyuusuf990 Před 3 lety

    From burco najma wan taageeraa

  • @maryamyasinkurbe8286
    @maryamyasinkurbe8286 Před 3 lety +2

    Bulo ka xariifsan najma yo inanka ba xaga riwaayad dhigista

  • @saynabismacil3175
    @saynabismacil3175 Před 3 lety +1

    Najamo maseraka laqaba Aniga bulo JOga ❤❤❤❤🌹🌹💋💋

  • @laylamaxamed1934
    @laylamaxamed1934 Před 3 lety +1

    4 nosoda wllo

  • @Kundhaan570
    @Kundhaan570 Před 3 lety +2

    Bulo ❤️💋

  • @nahirainmahadcilmi2126

    Keb goin

  • @ismaelbotan2392
    @ismaelbotan2392 Před 3 lety

    Bullo waan kuwata adiga iyo saxiibadada cusub

  • @MOHAN_MAANKA_OFFICIAL
    @MOHAN_MAANKA_OFFICIAL Před 3 lety +1

    Najmo iyo bullo wn inwataa ani

  • @boosteyo.official7191
    @boosteyo.official7191 Před 3 lety +1

    ❤💞💗💓💋

  • @abdirahmanarshe2054
    @abdirahmanarshe2054 Před 3 lety

    Alla najmo kululaa haysoo marin

  • @adnamahamed4500
    @adnamahamed4500 Před 3 lety +2

    Hhhh qosolka iga dhamaday

  • @kichakip2606
    @kichakip2606 Před 3 lety +1

    Bulo siday miyaga u jilayso waa atterisho caadi ah horuusoco sister

  • @xusenfaiso8097
    @xusenfaiso8097 Před 3 lety +1

    Kkkkkk buulu.waa tagra yeeha

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 Před 3 lety +1

    Ha icayin nagaha dhan baa wado jiko ah buulo inaba cadi ma ahan

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 Před 3 lety +1

    hhhhhhh Jilinkina Jag baan kuhaay
    wan intageera Bullo najma ilkacase hh

  • @hanihappy1087
    @hanihappy1087 Před 3 lety

    Waa tageera wlh

  • @najmanalka2028
    @najmanalka2028 Před 3 lety

    Naagti sidan u masayraysa may shaqaysato mida kale ninka jariyad laga ilaalinayo suuqana ma lo racayaa😂😂😂😂😂😂😂😂 riwayadani waa qosol wlhi

  • @ahmaednuur4010
    @ahmaednuur4010 Před 2 lety

    Najmo cadey

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 Před 3 lety +1

    Najma nag adag nolow🙏🙏🙏🙏

  • @maamuuscabdi3790
    @maamuuscabdi3790 Před 3 lety

    Naagtu haday doonayzo ha waalato oo ha oydo lintan guriga ka eryo ayaan gurigii hooyadeed u diri lahaa anigana qolkayg iska seexanaya ayar

  • @Shur7052
    @Shur7052 Před 3 lety

    Waa kuheystaaba kuwaan

  • @fardowsaabdi8390
    @fardowsaabdi8390 Před 3 lety +1

    Ruwaayadaan qaladaadkeeda noosoo daaya

  • @hanihappy1087
    @hanihappy1087 Před 3 lety

    Yaa yiri reer puntland dad funny ah malaha

  • @Mssruuxi8087
    @Mssruuxi8087 Před 3 lety

    Qeebti kale aaway

  • @fareihaabdikadir5201
    @fareihaabdikadir5201 Před 3 lety +1

    Dawacayahy😂😂😂

  • @faadumofaarax4089
    @faadumofaarax4089 Před 3 lety +1

    Caafimadka kudhibaya

  • @nimcoabdi7183
    @nimcoabdi7183 Před 3 lety

    😂😂😂😂buulo wlhy way iga qoslisay ninkagu ma dawaca

  • @ayaanmaxamed7753
    @ayaanmaxamed7753 Před 3 lety +1

    😂😂😂😂😂ninkaaga ma dawacaa

  • @amrannuur9596
    @amrannuur9596 Před 3 lety

    Ar funny wllhi

  • @zhaymaofficial9550
    @zhaymaofficial9550 Před 3 lety

    NiYaD uQosLaY wllhi 😂😂😂

  • @mariamohamed2673
    @mariamohamed2673 Před 3 lety +5

    Bulo io najmo ❤️❤️

  • @bidhanabdirahim4495
    @bidhanabdirahim4495 Před 3 lety +1

    daqadaha iyeeri kulaha najmo cudoon

  • @istaahilmohammed783
    @istaahilmohammed783 Před 3 lety

    Hhhhhhh ninkagu ma dawaca kulahaa wlhy iga qoslisy pulo😆😆😆😆😆

  • @indhodeero6797
    @indhodeero6797 Před 3 lety +3

    😂😂😂😂😂 ma iska fadhista kulaha alla buloy 😂😂😂

  • @caliyaaxmed6550
    @caliyaaxmed6550 Před 3 lety

    Waaan ku haystaaa gabdhahan

  • @quruxdumar1355
    @quruxdumar1355 Před 3 lety +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣said ku hestaaaaaa

  • @bushradahabo273
    @bushradahabo273 Před 3 lety +1

    Maseerku waa cudur wllhi😂😂😩