Sharma Boy Ft Maslax Mideeye | Jabuuti | Official Video 2021
Vložit
- čas přidán 18. 02. 2021
- Sharma Boy Ft Maslax Mideeye | Jabuuti | Official Video 2021
Camera &Edit By : Darajo Boy
Director By : Faysal Mj
Produced By : Bashir abdi Bashka
Iɴsтᴀԍʀᴀм :
/ sharmaboy006
--------------------------------------
Kusoo dhawoow Shirkadda Go Turkey and Study oo hogaanka shirkadaha soo saara visooyinka Dalka Turkey oo kala ah
* Viso Waxbarasho
* Visa Caafimaad
* Viso Dalxiis
Si aad wax macluumaad kugu filan u hesho nagala soo xiriir 0611626262 0611636363 0614656565 ama numberka gaaban 2200
Ha hilmaaminse inaad Subscribe dhahdo barteena CZcams nagalana socotid baraheena Bulshadda @goturkeyandstudy.
Mahadsanid
Message Us Go Turkey And Study on WhatsApp. wa.me/message/UNANSUEYNWTNF1
wa.me/message/JKVPYOD7V2XYJ1
CZcams
/ @goturkeyandstudygts
Instagram
goturkeyandstud...
Facebook
goturkeyandstud... - Hudba
Hadaan tagi lahaa jabuuti waxaan noqon lahaa catuuti sharma boy ft maslax mideeye my boys cadowga u noolaada ❤
Kaskey
Kaskey my bro ❤❤❤
Wllky
Cameraman+Edeting fananinita muqdisho nalka ushiday gacmahaga Allah hakuu barakryo Abwe salim kaskey cadowgaga unolow
Q
Hees Iyo bar maslax & sharma djabuti on fire 🔥
😄😄😄
Waan ku salamay
@@SharmaBoy meel walba waad tagi
Sharma boy Wiiil Hoooog 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
wll kay hunter adna maad dhagayzataa heesaha🤣🤣😢
Heestan 7M views markay gaarto like tana 100K bay is buuxin doontaa✊😁🥰🇸🇱🇩🇯🇸🇴❤
Runbadanidaa
10m and 113 like❤
Markey 10 million Garto like isaar😂
Waaaaw wax kale
Waa Ku salamay Tina farey
Reaction kaaga sugeenaaaa codkaada jeclahay
Ida boss oo Hees ku bahdiley Sharmo Boy - czcams.com/video/tVWtXu8TojU/video.html
AAR NINKI UU WASHAY😪🤣🤣🤣🤣
czcams.com/video/bQCxcwhdh_c/video.html wkaa reaction keyga sodaawo
Legends🔥
@@SharmaBoy wllkaa
Hanad salan sare.💜💜
@@SharmaBoy m.a
@@SharmaBoy 👌👌
Hhh
Hi Sharma Boy! I'm a 7th Grade Science teacher in Massachusetts (USA), still teaching 100% remotely due to coronavirus. I've been giving my students a tour of modern African music, one country each day. I play the music in the background for the first few minutes while they do an opening task to get them ready for the lesson. This song is my choice from Djibouti. I love the message and the beat and you 2 are talented rappers. My students really liked it! Thanks for making it!
Invite him
thanks teacher sharma is such talented guy who attracted many people within short span .hope you will continue showing his music more
@@stopbeenta7040 l0k
He is very talented fantastic wonderful guy, every one of his song is meaningful and telling the truth. You become happy and awake when you listen to his music or watch him❤❤❤❤
Sharma Boy is special and hard working young guy, He derserves support for his safety but no one thinks about it because they do not understand how important he is, Instead haters and jealous evil People disappoint him to stopp him☺️, Sorry to say that but our Society is like that.
Love and Respect from INDIA Sharma boy ji 🙌🇸🇴❣
I love your videos Reaktion keep goin on :)🇩🇪🇸🇴
Sharma Wuu tagey guul baan kuu rajeynaya waa dadashey boowe
Fantastic
We love you too bro from somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
pls pro visit somali
Sharmaake Sharma Keep Going❤✔
Keep going basadiir
Team basadiir igu soo biira
Basadiir waan ku saalamay
Hon farhaan diraac waan ku taageera
Sharma boy keep Going sxb
Love the beat much love and respect from Yemen 🇾🇪
Haasax 1ruux photo credit for you if I could get a few of my friends and family members of the sanctified by hamse shaacir and family to the
Amiin wllo 9xidhidh is the sanctified by hamse and colleagues and a few other things to have the sanctified by hamse and a half years of age or older than you think I could get a few of my favorite things to do it Williams's 5xidhidh I am not going to have the sanctified by hamse shaacir ent the sanctified by hamse shaacir ent and a few of the sanctified by hamse shaacir ent and a few of my friends and family to the import of 1and I am going to have the sanctified by hamse shaacir ent and a half years of age or older than you think I 5xidhidh have the sanctified by hamse shaacir ent and a few þ to do it for you if I could get the best out of it and family to the import of my friends and family to the import of my favorite things to do with
Best song d
Sharma iyo. Maslax legend wye wlhi
Hibo hassan ypungest sister
Thanks
Anigo oromo ah waxaan kuleeyahay it's One of the best song wllhi. Isaga iyo maslaax we need another song.
Kkkkk
Kkkkk
Oo cadaa oromo
@@zahraadan1440 maxad ku qolaysa walidka wase
@@aminomame5911 Oocadaa abaha cune
WOOW.. waa labo fannaan oo FULL BATTERY ah 😂 SALLAAM DIBOUTI
Wax kale waye labadan. Yaa isku balamiyay 😂
Fullki fullka ahaaaya😂
Waw
@@SharmaBoy kkkkkkkkkkkkkkk full funny istafurullah taangi kulaha
@@SharmaBoy jkkk
Aniga Somali ma ixi miyaa weligeey 1 like xitaa ma xeliin 😰😭😭😱
Subscribe xitaa waku saaray
Waakkaase ku naax
Qaado lkn ha ooyin caloosha I hurtay
420 mrYsaa ku farax😂😂
Lkn ha ooyin Mar kle 😢😢
Heeskaan marki uu 8m gaaro like haila dhaafin 🤩🤩
🤣🤣
Haye
hhh wu dhafay intas hda sugesay wa igu ledahay qrxey😍😍
It's over 8m
caadi mahan laba legend is heshay
reer jabuuti waan idin jecelnahay hadanahay reer muqdisho❣🇸🇴❣🇩🇯❣🇸🇴❣🇩🇯🇸🇴❣🇩🇯
Sidokle wan idin jeclahay we love you my dear sister 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maslah Ft Sharma On Fair🔥
Sharma Fanaaanka Qarnigaaan 🔥🔥🔥🔥🔥
@@SharmaBoy Sharma Communtigaag Ii Dhig Brother
@@SharmaBoy Sxbyal Maslax mideye reer Djibouti maha benaluhu wuu isku dhajina reer Djibouti ga anaga ah reer Djibouti oo naaweydi sxb Sharma boy
It's sharma boy ft maslax not maslax ft sharma boy, get the difference 😎😎😎
Keep going legend of all somalian people sharma boy one love pro.
Reer Djibouti ✅🇩🇯 pls is mujiya like sara thanks sharma boy and maslax mideeye 2 légende 😍✅🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯
Hfhdhzh
Masha'Allah may Allah guide you and protect you and bless you always you're heroes of somaali keep up your encouragement songs Masha'Allah
Somalia is getting back to the world map, ever since Jaad has been stop in the UK, I see many Somali Entrepreneurs. Keep going brothers.
👌
hadey 30k dhaftay oo aad so gasho like isaar rer jabuuti ❤️
57k e mareysa😎
@@beerodhulkaada6251 woow wlh wan filayey sharma biy and maslah madaxa isarantihiin❤️
Caadi maha heestu legends maslax mideye sharma boy from burco jeexagygii somali oo idiL ANIGA 🤝🇸🇴🇩🇯😍🥺wey noo samaaatey somali weyney
Amira you're so lucky sister burco hadaa ku nooshahey hoygii fanka we love you
Viva burao
😘😘😘😘💘
Charma boy so dhawaw sxb maslax kolay wa rere djibou6
Kalay sharma boy kuwan xali fashil weye ololi dab gali🔥su sharma boy dahayo iga gadan 4m ayado mareyso inta weli dawaneyso💉❤️💕👑
3.7m ayado marasa hada dawanasid like ta ha iladhafin
From Djabouti 🇩🇯🇩🇯 Soomalia and Djabouti just Same We love You🇸🇴🇸🇴
Ana raba turki
Me too
@@kamaal937 9⁹999⁹9p
♥️🇸🇴♥️🇩🇯
m.a wll sido kale
Iga gadan heestan woow🥰 from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 welcome brother
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks wll
3month iyo 4million kadib hada dawaneysid like ta isii wall🙏
We love you Sharma boy. Keep going my darling 👍
Reer jabuti 🇩🇯 ismujiya hee Sharma boy libax ku wataa maslax midaye legend ❤️👑 wadaniga dhabta ah
👇 Hala dhafin wll qali 🙏
Wn joogna from 🇩🇯🇩🇯 noloow sharma boy iyo maslax
Subscribe isaar wll hada aragtid
Toujours l’as les djiboutiens frère 🇩🇯🇩🇯(waan jogna big bro )
Nous sommes ici hunno 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
wan jognaa bro
hadu sharma boy imadoo jabuuti isaga yabayaa kun mar wlhi
Waa jirkeena jabuuti dhiigeyga weeye from Mogadishu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙋♂️
Sharma boy legend keeb goin bro♥️❤️
Barovo Barovo wow wow masha Allah Sharma boy and his teams jir oo jooga thanks for sharing keep it up good work.
I love you Rer Djabouti from Muqdisho hadaa Rer Djabouti tahay like igu qabo garabkeyna midig idin mawayo walaleheyga 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😍😍😍😍😍😍😍💔💔💔
Soomaliga maba qori yaqaanana mana aqrin yaqanan maxay like lu saaran wll
@@jecliyadalkayga3346Ma habboona inaad ka hadasho waxana si buuxda waxba ka ogayn ana Djiboutian ah, Waan aqrin karaa oo qori karaa af afsoomaaliga waxaanan kusoo barbaaray Yurub, Alors calme toi
@@chocobella2407 wxz ha u qaban zhp ciyaalkn dadka iska aflagadeynaayo ha u bixin asi ma og inee somalia qori karin hdii uu hal qof somalia qori krin wdnka dhan ma isku midpaa tyda kle somalia waajip miaa in la barto quran miaa somalia ee wx weyn lakaaga dhigaa bisinkah
Wan kuso dhawaynyna kaaal iyo laaab form Djibouti 🇩🇯 I love muqdisho Somalia 🇸🇴
❤❤from Jabuuti
Maslax mideeye sharma boy king🔥🤴🏻
Top notch..respect from NFD 🇰🇪❤🇩🇯🇸🇴
Somali baan ahy weligeyna 100 like ma helin ma xaqbaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jabuti love ❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯
From jigjiga
Wan idin salamay reer #ogadenia insha allah mar wan so booqan Ogadenia
yes Lads ,..... Killed it man Viva Sharma
You are a legend man alasow ha u joojin we love you dhalinyaro hadaan nahay qabiil malihin somaliyaa inaga badan.
Reer xamar ismuujiya wllhy jabuuti one love 🇸🇴🇩🇯❤💉
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks wll qaali
Subscribe isaar wll hada aragtid
ano ina arag ilahow ha ifilin
4 minutes 4K 1k likes war sharma boyow xagee noo wada scores aan horay u dhicin baa dhigaysa 🔥✌️🤴
29Mint 23k 1.5k like nintagay waaye wlh ninkaan meelu nowadaa
Amazing 🤩💙
SHARMA BOY - Somali rapper & Singer.
Waa hees xasuus u ah jacaylka dalka Djibouti ee hiil walaal Soomaaliya & Djibouti waa same !
Sharma boy iyo maslax mideeye another level djabuuti🇩🇯🔥😍✊
2mar kabaan hadda ku ceshaday ilke
Laba qofaa jeclhy maslax io sharma boy ❤️❤️❤️🥰😘🇸🇴🇩🇯
8jeer baan ku ceshtay😂😂😂
U
Jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 iyo soomaalia waaseem sax🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
I am Djibouti all foreign Amy
Waaw video duubistiisu aad ayay u qurux badan yhy
Sido kale erayadu wàa way fcn yihin Guul Djabuti 🇩🇯 💕
Wlhi reer jabuuti aada ujeclahe🇩🇯❤🇩🇯 jir ee jogah🇩🇯ddkeygah
I from somalia🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴✌
Sido wllo big Rispect ❤️🇩🇯🇸🇴
@@mohaqoslaye7937 🥰❤✌
Skle idi jclnhy dariska xalasha somalia
From🇩🇯
Big respect from 🇩🇯
Thanks wllo
Sharma boy is on fire🌟
I love the ENERGY.,❤️
Sanadkan 2022 1M Ayuu Kusoo Xirayaa Inta Jecel Hormarka Wiilkan Yar Talent ga leh Waana Wadani Shanta Somaliyed Jecel Runti..Ree Djabouti 🇩🇯🇸🇴💯❤️ Am From Jigjiga Somali Galbeed🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💯💪
Team Sharma marnaba majabaan
Haday dhow dahay 😁😁😁😁 1year kadib 1m subcRb
1 million subs imikuu ku dhawyahy
Wuu Gaaray
One people one culture one religion
Somali Djabouti.....🖤🖤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯
Djibouti have somali and Ethiopia culture and arab culture too
@@fazeice5665 learn little bit about the history of djabout and somalia.✌
@@fazeice5665 the land is somali and canfar. The majority in jabuuti is Somali everyone else is a minority so fck atta here with that
Libaxyo sharma boy m.mideeye salaama
J'aime bien se song!🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ani waligeyga ma arkin cid like isoo 10like iisaar somali weyne🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💓💙🟢⚪
9hyyu
MashaaIa
@@ImranAhmed-sj1et wxv
😂😂😂❤️❤️❤️🤦♀️
Salaada Casirka hadaa Tuka rabto oo masjidka isku diyaarineyso Like 🙏
Jumco waaye maanta cibaada aan badino si alle noogu danbi dhaafo
Love You Brother Wlhi Salaadaada Ku Xirnow
Aamiin
Scw
@@abdiato21 my Boss 🙏
Greetings from Ethiopia ❤️
@Justin Y. Lagend 😄😄😄😄😄
Yeeey one of my favorit song become 4M+🔥🔥💫💫💫🎉🤩🤩Congratulations our Super Stars Sharma💎❤️Maslax❤️💎
🔥🔥💯
6M+ are comming 👌👌😇🇸🇴🇩🇯
7.4k coments hadad iga dhex aragto like ta ha ila dhafi n❤🔥😘
Adne like maaba radisa il adeeg
From hiran🤣
shahPooh
Love you to
I love you I love you and
Hadaa jeceshahay nabigeena Mohamed scw 16k iigeeya
Scw
Nabigkusali
Sallalaahu calayhi wasalam
Scw
S c w
This was amazing king sharma
Woow great song viva Sharma boy
Sax Somalia 🇸🇴 😍 iyo Djibouti 🇩🇯 😍
Seem waaye Sidi Maslax iyo Sharma lee waaye
sas waaye ayaad iloowday Hhhh
Acs wll
Team Sharma poy ha iladhafin qofkii ugu horeyey baan ahey
👇
From Nigeria I love this music
7.7K oo coment hadaad iga dhax aragto like ta ha ila dhaafin🇸🇴❤️
🇩🇯Djibouti and Somalia🇸🇴 My dhiiga
My Homeland Aadban idin jeclahy❤
Reer Djibouti Ismuujiya💪🇩🇯
Fhof
0
@@xaawajibril3815 QQAaaaaaaaaaaaaaaaa
@@xaawajibril3815 æaa!!!!aaaaaa
🇩🇯🇩🇯
Markay dadka qaar siyasad kumashqulsanyihiin
Sbarma boy naga badn team sharma ismujiya midkii naso dhexgalo waa lax🤩
Maslax Mideeyo sharmaboy 2 dhalinyarada qalbi ka jecel yihiin 👑👑👑 qalbi nadiif
Heeskaan jecliya❤️❤️❤️ALLOW Inta Xun kaaqabo our legend❤️🙏
Heestaan 1bil ka yar 1m ku gaaree inta igu raacsan is muujiye❤
One people
One religion
One culture
Jabuti iyo somalia 🇩🇯❤️🇸🇴
Maslax inaadeer take sharmaboy to djibouti 🙏🏾🙏🏾🙏🏾.
Love and Respect from India Sharma boy ji
M
Thank you very much i miss to you love india sister and brother
Sharia boy
Hees macquul ah 🔥
1 milion markay kaadho like ii saara asxapta wax kale hees iyo bar
2M
Heestan inta og inay qarxeyso 👇👍
Waan tabay reer tolkeyg jabuutiyan 🇩🇯♥️🇸🇴♥️
so dhowow tolka Allah badiyeh from diridhabe ' zaylac ila Djibouti mugweyn 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Waa jirkeygii jeexeygii jabuuti meelna kaama jiro❤🥰🥰❤❤❤🤚
Wiilasheenii noolada sharma and maslax labo halyeey hadad ila taagerto like 🇸🇴🇩🇯
😍😍😍
Reer puntland 🇸🇱 is muujiya tusa wiilkiina inaa cafiseen
Who becomes a fan after the master fight.. my boy sharma
wax kale sharma iyo maslax mideeye
Hadaa jeceshahay nabigeena Mohamed scw 16k wax yar ayaa iiga dhiman
Ok adina isoo firi
SALLA LLAAHU CALEYHI WASALAM
Scw scw scw scw scw
Scw scw scw ♥️♥️♥️
Scw scw scw scw scw scw scw
Best video 🔥🔥🔥
czcams.com/video/tVWtXu8TojU/video.html - czcams.com/video/tVWtXu8TojU/video.html
Best video
@@ayuubeyrooble1316 maya qadar waqal leh lkn kan kii saxda ma ahan
Shuubo waqal ma is ka dhigee
SHARMA BOY SHARAF, SHANTA SOMAALIYA GUUUL🇸🇴💪💝👍
Keep going sharma boy😎🥰😍
Reer Djibouti ismjiya ❣️🔥🇩🇯🇩🇯
❤
Jabuuti🇩🇯 salan naga gudomaa wllha somaliyed from Puntland 💚🕊💉🇸🇱👑🦁❣️🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
waan ka qadanay walaal❤🙏🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waanu kaa qaadanay walaal. Puntland haa jiirtoo oo haa waartoo
Wanka qadanay wllshy qali we love you walalehen
Waan ka qadnay walal macan🇩🇯🇩🇯. We love Somalia🇸🇴🇸🇴
Wan ka qadnay wll 🇩🇯🇩🇯
waa hees wadani ah way iga gadan tahay waa xaqiiq soomaali waa mid jabuuti waa dhulkeenii All Soomaali
Djibouti 🇩🇯 Somalia 🇸🇴 ♥
Shanta Somaliyeed inta Taageersan Waa idin salaamay
From Djibouti 🇩🇯🇩🇯
Cadawgeenu markuu socodkeena maqluu suuxi🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️🇸🇴😍😘
🇸🇴💙🇩🇯
Love you Djibouti
Jaboutiyoo idiL iska Jeclahay Kiidhkeygiyee AllaH Soomaali WeyN Xifdiyo Min Wajeer,hawd,squatra,hargeisa,Boosaaso,NugaaL,Gaalkacyo,Beledweyn,Jowhar,Muqdisho,Marka,kismaayo,Garbahaarey,Laascaano,bu'aale, Min Raaskombooni Ilaamaa Raascaseer Wadnahay iiga yaaliin Ola yaana Insha allaH Dhiiga .
Tgytg🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵
Somaali wan nisaalama❤❤
Viva jabuuti ❤from Mogadishu
Sharma ft maslax the two legends we love from Djibouti 🇩🇯🇩🇯
Markay 1M gaadho like dhac ku sii
Sharma aad ban kuu tagraa waxaa tahay wiil yar oo cadow badan yeelan kara si aysan sharaftadu u lumin waa inaad aad iskaga illaslisaa khaladadka kaa dhici kara guul ban kuu rajeyey from punlan
Insha Allah hada waxay mareysa 84k
Aysing amee hees may may haqathithonti ani waba yaawey mahaatiri leybi nii tibdhowahayte ❤️❤️❤️❤️
@@mohamedibrahim8585 af maay maay ibar ani 😂
😎😎😎😍😍😍😍sharmabooy nin fiican
Inaba caadi ma ahan boqor Sharma reer Jabuuti wa ka tumay wa jecelnahay walaalaheen reer Jabuuti from Puntland🇸🇱
Walalaheena reer jabuuti ilahay hadin barakeeyo soomali waa mid un 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴💯💯❤❤❤❤
Amin walashay
❤❤❤
Amiin from jabuuti