Video není dostupné.
Omlouváme se.

(11) Maalintii Siyaad Xabsiga Dhigay Cigaal | Qolki Kalinimada | Taxanaha Duco-qabe | Xasan C. Madar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 01. 2023
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Komentáře • 36

  • @sahradiriye7879
    @sahradiriye7879 Před rokem +7

    Mahadsanid wlo noo wad in
    ShaAllaah Barakallaahu fiik

  • @abdimalikak6541
    @abdimalikak6541 Před rokem +2

    mahadsanid mahadsanid zxp barnaamijkan soo.badi iskuna soo xigxigsii baryahn wadnaga maqnayde

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 Před rokem +2

    Alle hu naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 Před rokem +2

    Mahadsanid ustaad

  • @xikmaawiabdi7408
    @xikmaawiabdi7408 Před 8 měsíci

    Alle hakuu raxmado Aabbihii aas aaska dawladnimada jsl

  • @user-jj6jw4pu5i
    @user-jj6jw4pu5i Před 2 měsíci

    Allaha u. Naxariisto egaal xisabtana waa xakga. Allaah

  • @ibrahimnour5293
    @ibrahimnour5293 Před rokem +3

    Keep going qaamuus

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před 6 měsíci

    Dhiig ya cab maxamed Siyaad Barre waxbaa sugaaya bal kwrn dad loo laynaayo si kuwa kale boos ay jiiftaan loo helo.

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před rokem +1

    Somalia daktaytar kama jirin laakiin kuwii xabsiyada ka buuxay ayaa daalimiin ahaa waayo
    Bal eeg somaliya gees ka gees waa dhibay oo qaribay waa iyagii iyo caruurtoodii iyo kuwii taabacsanaa ilaahay soomaaliya dawlad askar ah oo waliba xoog badan haku soo celiyo warkuba ha yaraadee

    • @AGeele-gd6nw
      @AGeele-gd6nw Před rokem

      Diin la aanta la gaaray sh.maxmed macalin xusuus qorkiisa dhagayso waxa haystay dalka koox nujuusiin ah bila diin ah

    • @qaaangaan7850
      @qaaangaan7850 Před rokem

      somali militry in gacanta ku qabtan aya fican markas dawlad adag aya noqonena

  • @sahradiriye7879
    @sahradiriye7879 Před rokem +2

    Subaxaanallaah tan waaa murogo

    • @qaaangaan7850
      @qaaangaan7850 Před rokem

      somali hadii gacan bir ah lagu qaba wayo dawlad ma dhalaneso

  • @user-id7rn1sq7f
    @user-id7rn1sq7f Před 7 měsíci

    MASHA ALLAH

  • @abdullahiahmedfarah1310
    @abdullahiahmedfarah1310 Před rokem +1

    SUBXAANA ALLAAH
    dacaayada marxuumka isdhiska iyo magac kuraadinta mayd libin kadoonka aad meherada kadhigatay way kuu fiicnaan lahayd inaad iska dayso !!!

  • @CaashoWanaaje
    @CaashoWanaaje Před měsícem

    Hadad hyso maxamed abshir hamaan tarikhdiisa soodaaa

  • @abdihakimmmohamud7230

    Halkaa waxa ka cad Reer Galbeedka ayey meesha ujoogeen oo dhigtay waxan maqlijiray xili hore in dhamaan ama intooda badan madaxkusheegtii soomaalidu basaasiin uahaayeen quwadihii shisheeye tanna si cad ayey umuujinaysaa waa haddii qoraalada aad soo xigatay saxyihiin.

  • @BakarXasan-on7mb
    @BakarXasan-on7mb Před rokem

    أسلاك عيكم

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 Před rokem

    Somaali kasta haku cibraqaataan dulmina haka dheeraa daan markay xukunka qabtaan

  • @ahmedgafo9902
    @ahmedgafo9902 Před rokem

    Ahmed farah Ali

  • @sheekhubaladka8744
    @sheekhubaladka8744 Před rokem

    Sxb markuu dhamaad noo soo gali isagoo isku xidhan

  • @fuaadarahmankaleef7105

    الدكتاتور همه الوحيد هو ان يفعل بكل ما وسعه مهما كان الثمن حتي لو كانت اكل لحوم البشر لكي يمتد حكمه لاقصي فترة لكن يوم سقوطه تصبح الامة التي حكمها صفرا قاعا صفصفا الامة سفر اليدين بكل ما كان الدكتاتور يبني طوال حكمه هذا نهايته وهذا نهاية الامة التي حكمها لا ارث له

  • @mohamedhasancirro3452

    Axmed cabdi xaabsade ma ninki Reer LAASCANODe Dhulbahante ah ba

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Před rokem

      Haa waxa uu ahaan Jiray sarkaal sare oo ka hawl gala ciidamada Asluubta. Waa ninkii markii dambe xilalka ka soo qabtay Puntland iyo Somaliland.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 3 měsíci

    ******Waar waa bilaa Xaabsade eh***** ma sidaa ayaa book ga loogu qoray. Hadii sidaa loo qoray waa afsuuqdi ay dumarku isticmaalaan.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Před 3 měsíci +1

      exactly waa sida loogu qoray buugga. marka aad buug akhriyayso waa in aad sidiisa u soo gudbisaa oo aanad waxba ka baddalin.

  • @mariambare4384
    @mariambare4384 Před rokem

    Waxan inaad noosoo gudbiso maaha waxa fcn in qofkii rabo buugay ku qoranthy uu ka akhristo waayo waa wax nacaybka iyo kala qoqobnaanta dhiiri galinaaya

    • @ahmedyasin7838
      @ahmedyasin7838 Před rokem +2

      Waa loo baahan yahay taariikhda xaqiiqada ah, si aanay mar labaad u dhicin wixii hore u dhacay.

    • @mohamedamiin2185
      @mohamedamiin2185 Před rokem +2

      Runta hadi ku dhibayso adiga ma iska dhaaftid mise aduun iyo akhiraba war ka heyn ado si indha la aan u rabdid dad la dulmiyay inaa inkirtid

    • @mariambare4384
      @mariambare4384 Před rokem

      Wax kasta negative iyo positive ayey leeyhn aniga kaliya waxan idiin sheegay dhinaca xun ee sheekooyinkaan

    • @mariambare4384
      @mariambare4384 Před rokem

      @@mohamedamiin2185 mida kle aniga abahayna Kuma jirin dadkii wax xasuuqay anigana maba jirin Marka intaad wax Soo qorin toban marka fiirso😎

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před rokem

      @@ahmedyasin7838 kuwa hadeer xaqdarada lagu xidho maxaa looga hadli waayey iyo tuugtan midba sedx gobol meel.ku ootay oo dadka ku xansuuqayo