KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 121

  • @kbulay7498
    @kbulay7498 Před 4 lety +11

    mashallah Xaaji Maxamed Cigaal waa nin meel dheer wax ka arkaayay. Waa ninka Soomaali guud maanta u baahan tahay runtii.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před rokem +6

    Allah Ha u Naxariisto dhamaan Aamiin

  • @hoppy123a
    @hoppy123a Před 2 lety +5

    Adiga iyo mandeela
    uunku way idin majeerteen
    Abtigay maxamed xaajowe
    Madxafkii janada ilaah
    Midigta kaa saar!
    Aamiin aamiin

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 Před 3 měsíci +2

    Alaha unaxariisto al xaj maxemad ibrahin cigaal hadadkiisasi wuxuu kutusinayaa in usan jahil ahayn asal ahan yarantii sii tarbiya islamiya ayuu kusobar baray ( وما يلقاها الا الذين صبروا وما يلقاها الا ذو حظ عظيم) waruntii wixii somali ka dhaxdhacay nidam danaysta yal ah baa gaystay oo cidwalba oo somali ah الله يرحمك ويجعل مثواك الجنة war umada sas garashadu ku jirto haa loo laa hadlo oo haa lagu daydo

  • @Elias.Yusuf101
    @Elias.Yusuf101 Před rokem +2

    One of the greatest leaders in all time.
    Allah Yarhamhu. Haji Mohammed Ibrahim Egal.

  • @abdiazizsaid2776
    @abdiazizsaid2776 Před 2 lety +7

    Wlhi ISAAQU wa dad aan jeclahay waanse jeclaa iyaga iyo MAREEXAAN in ay bahoobaan waana labada ugu nasab suuban waxaana aami sanahay in lakala geeyay

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 Před 2 lety

      Anba waan jecalahay mareexan wll inkasto reer tolkey cadaawad xun u hayaan ama ay ka tabanyaan sayaab bare

    • @a.hakimsufi4910
      @a.hakimsufi4910 Před rokem +1

      @@hamseibrahim7840 uma hayaan ISAAQ cadaawad mareexan aan ku saxo wll tusale burco, hargaisa Barbara ceerigaabo markey mareexan ku yimaadan ISAAQ SI aysan Daarood ka kale uso dhaweyn ayey uso dhaweyan Markan waydiiyeyna waxey dadkan kaso jeeda iigu jawabeen xiligii gumaadka nalagu Hayey hadanu ISAAQ nahey saraakiisha dawladaasi ee mareexan waxey ahaayeen raga kaliya ee markaanu u dacwoono noo naxariisan jirey ee dadka nalaga xidho noosoo dayn jirey kuwayaga ISAAQ ee dilka ku xukumana xadhiga kasii dayn jirey hadii qof mareexana jeelka haysto ama gobolka , Ani family ahan ayey isoo martey dhacdadaasi Marka ISAAQ wa reer ka uu ugu jecelyahey ba Somali ana wx badan u taagna

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před rokem

      @@a.hakimsufi4910 hadaad mareexaan jeceshihiin maxamed siyaad oo 33 sano mootan baad intaa ka laadlaadaan oo caayaysaan mareexaan ma jeclide beenta iska daaya

  • @mohamedabdi-r5l
    @mohamedabdi-r5l Před 14 dny

    Allow u naxariso allow qabriga u nuur amiin ya rabi

  • @yusufmussa6386
    @yusufmussa6386 Před rokem +1

    One of his best speeches. Ilahay ha uu naxariisto.

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Před rokem +4

    Alle haw naxariisTo adeerkay

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he Před měsícem

    Alle hawu naxaristo aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @saeedofficial
    @saeedofficial Před 4 lety +6

    My former president alle hownaxariisteee

  • @saidbinn9204
    @saidbinn9204 Před 4 lety +6

    Allaha haunaxariisto, lakiin waxaa wacneed inuu hogaanka Somalia oo dhan uu gacanta kuqabto. Manta Somalia meel fican bey olilaheyd.

    • @gigoareuserious8986
      @gigoareuserious8986 Před 4 lety +1

      Walaaaalo Qadarka Allah & wuxuuu qorsheeyay ee looxul maxfuuudka ku qornaaaa uunbaaaa QORNAAA
      YAAA LA JECESHAHAY JAGO MA JIRTO, ILLAAHAY QADARKIISA UUNBAAA TALADIISA KU QABSOOMI
      INA CIGAAAL DUNIDA WAXIII CALAF EEBE U QORAY HORUUU U QAATAY, ILLAAHAY XISAABKA KUMA DHIBO, QABRIGIISA NUUR, RAAXO, RAXMADDIIII EEBE ALLAHA U GARTO AAMIIN
      DHIIG DAADANAAYa BILAAA MICNA WUUU NEBCAAA, AUN AAAAAAAAAAAAAAAAAAMMMMMMMMIIIIIIIIIIIINNNNNNNNN YAA ALLAH

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 Před 4 lety

      Said, walaal qofku wuu yimaad waanuu tagaa, qof lama eegto ee nidaam qof kii yimaadaaba uu raaco ayaala dhistaa. Somali qof uun bay eegataa, waa ta halkaa ina dhigtay. Nidaa m cadaalad ah ayaa la dhistaa oola isku ixtiraamo.

  • @salehmohamed8055
    @salehmohamed8055 Před 4 lety +15

    Qofki kowad walal Hadi ad aragto comment gan iso duce siyaasad majecli lkm dhib ayaan ku jirah Ina Allah iga saaro dhibtan

  • @abdis4930
    @abdis4930 Před 4 lety +6

    Illahow kuu naxariiso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 Před 3 měsíci +1

    Allah ha Naxariisato 😢

  • @ahmedalibarre7422
    @ahmedalibarre7422 Před 4 lety +4

    Masha allah waa nin meel fog ka hadlayey

  • @Hakammed
    @Hakammed Před 4 lety +4

    Alle ha u Naxariisto

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před 7 měsíci

    Ilhy haw naxariisto madaxwaynaha yagii 😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤚🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Khadra115MA-bg2ry
    @Khadra115MA-bg2ry Před 6 měsíci +1

    Alle ha u naxriisto

  • @yaakcon
    @yaakcon Před 4 lety +2

    Waan ku raacsanahay Ibrahim Igal. Faqash waa Isamail Obokor, Xuseen Kulmiye, Ahmed S. Abdala(Dafle) iyo kuwa kale oo qashin ah oo ku dhici waayey nin la mid ah inay yiraahdaan war wadanka sida u dhaan. Igal aad ayaan ugu helay dhabar adeegiisa. Waa uu diiday in daba ka leef noqdo.

  • @user-pu5kb8ki5l
    @user-pu5kb8ki5l Před 2 měsíci

    All lahayaa.ku.naxariiso😢😢

  • @AbdirashidAhmed-dj9pe
    @AbdirashidAhmed-dj9pe Před 4 měsíci

    Ilahawo unaxarisato aamin waxaa bedele muse bixi ayaa kadebeya qabilka quranka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halahmeed6106
    @halahmeed6106 Před 4 lety +3

    Allaha kuu naxariisto

    • @kaizeabdimoha3925
      @kaizeabdimoha3925 Před rokem

      Inta anan garanayne eekolba afmiinshaarnimo ama qaraabiil ama adiga yar fuls waa hadal dhaxal galy waa wxa maanta haysta 1957kii ayuu xamar tagy isagoo raadinaya shantii somali allah yarxam

  • @abdilahidheeg5971
    @abdilahidheeg5971 Před rokem

    Godka lagu janee geesi nagabaxoo guul dhashuu ahaa Alle Jano fardowsa hageeyo qabrigana hawnuuro. Amiin aamiin aamiin.

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Před 7 hodinami

    Wa ninki Afweyne Inqilaabay hhh kuwi lasocdaybu ciil u qabay 😢

  • @abomahir3828
    @abomahir3828 Před 4 lety +3

    Allah u naxriisto

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 Před rokem +2

    Ilhow kunaxariis lkn muse bixii ayaa ayaa badale

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 2 lety

    Ilaahayi haw naxariisto

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 Před rokem

    Haa umaalaynina iinan idiin samaaxayno Akhiiro waa ino xiisabtan Faaqasha

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 Před měsícem

    Waxaa ha iska bio in alle agtiisay cadaalad taalaa

  • @iidmuhumed3980
    @iidmuhumed3980 Před 2 lety +1

    Maxamed xaaji Ibrahim cigaaal godka lagu janee geesi naga baxy

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 Před rokem

    Ader xabsye iyo dhoof baad kuu
    Maaqnyde waxaba afka haa haagajiin Qaadadweyn haa II kale
    Reebina cadowg naa xaasuqye
    Qadadweyn Faaqasha Maslaxa
    Kii kuu xaasuqye raagyga Jaazra
    Asagu ahaa

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 Před rokem

      inagu intanu Ka Dilna Ka Badan Nin ragana inu Calaacalo Wllhi Wax Fiican maha Horay Somali u Tiri Raga Waxa u Xun Ciil Kama Kaceyo Calooshi La Ciyqar

  • @xassanjibril2149
    @xassanjibril2149 Před 4 lety +2

    Faqash waa Reer Jabeerti..Midgaan Yemen iyo Zanzibar laga keenay oh Soomalii is moday...

    • @gigoareuserious8986
      @gigoareuserious8986 Před 4 lety

      Xassan Jibril Qaddaf & Qalad buuu afkaagu qaatay, Illaahayse Kumasi wanton huuno baaaa ( ان اكرمكم عند الله اتقاكم)
      Bal aayadddaaa 49:13 KU NOQO, ILLAAHAYNA BARI BARI BARI WAAAA NAXARIISTO BADANE AANAN KA DAALIN ADDOONTIISA DAACADNIMADA UGU SUJUUDDA

    • @gigoareuserious8986
      @gigoareuserious8986 Před 4 lety

      ERAYADA LA SOCOTAAA ( I MISPELLED) WAXAAAN KALA JEEDAY IN AAN IRAAHDAA ILLAAHAYSE KUGUMA QABTO QADAFKAAA KAAA DHACAY, HUUNO BAL QURAANKAN ILA FAHAM ان شاءالله

  • @ClladiifAbokor-yo5gx
    @ClladiifAbokor-yo5gx Před 5 měsíci

    Alow.unaxariiso

  • @sheekhubaladka8744
    @sheekhubaladka8744 Před rokem

    Ala haw naxariisto

  • @maxamadcali2149
    @maxamadcali2149 Před 4 lety +2

    Wa ninka kaliya e aan ka taageri jirey bahda waqooyi

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim7840 Před 2 lety

    Ina cigaal wa ninku siyaad bare jeelka ku dhigay 10sano hadana sidaasay tahay wu iska cafiyey waligii asagoo habaaraya ma nacladaya ma arkeysid balse wuxu taagna aynu hore uga socon wixii dhacay

  • @MohamedAbdisaiid
    @MohamedAbdisaiid Před 3 měsíci

    Siilayo aya halka dba tagan allaw inati dhimatay una xariiso inata nool caafi

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem

    Waa ninkii NFD iyo soomaali galbeed u saxeexay shisheeyaha, kana qayb qaatay dawlad la,aanta

  • @amidnight
    @amidnight Před rokem

    Cigaalow yaa kuu sheega in 20 sano ka bacdi ay baneele daalima oo jaahil qabiil iyo dhadhamo raac ku doorteen wuxuu ku noqday kaligii taliye inankiisa ayaa xaafadaha iyo dariiqyada dadka ka qafaasha hablaha xidha kuwii la haybta ahaa cabudhiya suldaankiisi wuu dayriyay 2017 markii ay doorteena ayuu runta u sheegay oo uu ku yidhi fartiina ayaydu eedi hadana waxaa dabka u saaran sidii uu madaxa isugu galin lahaa dagaal sokeeye subxaanalaah 😢

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 Před 4 měsíci

    adigaa dhiigyo cabo waa caruur qaxiyey oo laayay

  • @honestmanmogadiso5048
    @honestmanmogadiso5048 Před 4 lety +3

    DHIIG YACAB SNM EHELU NAAR, IIDOOR AH

    • @ridwaann3762
      @ridwaann3762 Před 4 lety +1

      , shaydamaadii iyo shaydaaankii adduunyada ku keentay baa dhiigya cab.

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 Před 4 lety

      @honestman mogadiso. hooyada was ina dhillo.

    • @abdifatahelmi3092
      @abdifatahelmi3092 Před 4 lety +2

      Isaaq sowka sidaa u hadlaaya jaahil

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 4 lety

      Mogadishu umaad dhalan ee been haka sheegin, waa is taqaan Somali, ninkan aabahaa baan wax ka sheegi karin iska daa adiga, ninkase qof dhintay caayaya baa ugu liita dad

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 4 lety

      FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 4 lety +2

    Cajiib raisalwasaarihii hore ee somaliya mudane Maxamed Ibrahim Cigaal qudbad Qiimo leh ayuu ujeediyey rer waqooyi wuxuu uga digaayeyna maanta ayey heesataa

    • @ridwaann3762
      @ridwaann3762 Před 4 lety +1

      Somaliland Cigaal oon imaan baa nabad iyo wanaag la qaatay, iyada oo la kala aargoosan karo Maanta waxaa haystaa ma jirto, shaydaan baa malaha wax ku tusaye.

    • @nuur3272
      @nuur3272 Před 4 lety +2

      Somaliland waxa dhibaato ahi ma haysato. Qarax iyo dhibaato waxaan ahayn nagalama maqna Somalia.
      Waxa kaliya ee uu ka waaninayay reer somaliland inaanay aar goosi ku dhaqaaqaan. Qaladkii ay hore u galeena aanay mar kale ku dhicin.
      Cigaal waa ninkii yidhi hadaad ku noqotaan Somalia anigu waan idinka hadhaya.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před 4 lety +1

      ayub kkk oo ma qabiil baa qaran noqon kara rer waqooyi 100/97 ma ogola in laga go a somaliya marka kooxdan yar ee heego jeegaanta miyaa hargesa goosaneso xagee ka keenesan shacab idin taagera hadeyba jeegaantii burburtaye oo HJ idinka baxdaye oo Jabhad sameesataye rajada aad leedihiin meeday bal awal keligiisa ayaa kusoo haray goniinka inta kale idin dooni meyso qabiil iyo faquuq iyo boob ayaa ku heesan shacabka somaliyeed ee rer waqooyi goor dhow federalka ayaa idin soo fara gelinaayo meelna ubaxsan meesan tuugtii baddi berbera ka iibiyey emarates

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před 4 lety

      ayub daawo dacadiyadaan mamulka waqooyiga czcams.com/video/MUS2FWKEgVU/video.html

    • @nuur3272
      @nuur3272 Před 4 lety

      @@abdikadirhaji6852
      Hadalkaagu waa kii maqaaxiyaha. Aduunka cidaan mucaarad lahayn ma jirto.
      Everyone knows what somaliland has achieved..warkooduna waa cad yahay.
      Dadka waxaa uu liita qofka rajo madhalaysa ku nool.
      Adiga waxaan kugu la talin lahaa inaad iska soo noqoto intaan shaqadu kaa dhamaan een lagu qarxin.....kkk Mr Dirka waqooyi.

  • @keysemaxame
    @keysemaxame Před rokem

    faafi walaalo

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 Před 4 měsíci

    ala kuuma nariisto

  • @user-mx7ss7zl3e
    @user-mx7ss7zl3e Před 2 měsíci

    Alle kuuma naxriisto somali burburkeed shisheeye ushaqeeye alle Kuma nariisto

  • @maadeeysamaale3862
    @maadeeysamaale3862 Před 4 lety

    Somalia waxay ku dhacday GOD waayo waxay doorteen nin wanaag (role model) u arka AF-WAYNIHI wadankaan burburiyey la taliyeyaalna ka dhigtay ragii (MASLAX, MORGAN IYO XOOSH KIBRAY) QARANKEENII BURBURIYEY oo shacabka Gumaaday. Marka waa hada iyo dagaal hor leh ileen caqli ma jiree.

    • @shukrijamaahmed2837
      @shukrijamaahmed2837 Před rokem

      Muuse ma aragti miya??????
      Isaq ninkas bakujirey illahey ha unaxariisto

  • @qaalibxirsi8006
    @qaalibxirsi8006 Před 4 lety +1

    Halaagii loo gaystay Somaliland 1988kii

  • @user-eo4np3ww1r
    @user-eo4np3ww1r Před 4 lety

    czcams.com/video/_A2qn7uMTT0/video.html
    Tan laftigeedu waxay nasakhaysaa khudbadaa hore maxamed Xaaji ibraahin Cigaal dhegaytsa

  • @qaalibxirsi8006
    @qaalibxirsi8006 Před 4 lety

    Halkan ka daawo vidiogan oo ku tusaaya sida naxariis darada ah ee ay Faqash u daquysay caasimada Somaliland ee Hargaysa 1988kii Cigaal AHN waxa uu ahaa nin daacad ah laakiin Isaaq ahaan ma ilaawi doono wixii Daarood ka fuliyay dhulkayaga waaka vidiogii.czcams.com/video/k9x6QdWCc4E/video.html&feature=emb_title

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 Před 2 lety

      Cigaalbhadalkiisa kuqanac cuqdadana iskasaar faqashtu waxay ahayd in xun oo cidkastaleh not only daarood

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 Před rokem

      Stop laying you fuckkng scamer

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 5 měsíci +1

    Oromoh bad ku danbaysen kk iyo meshad kah timaden

  • @maxamuudsiciid2461
    @maxamuudsiciid2461 Před 2 lety

    War ninku afmiishaarsana

  • @qaalibxirsi8006
    @qaalibxirsi8006 Před 4 lety

    Isaaq genocide czcams.com/video/k9x6QdWCc4E/video.html&feature=emb_title

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 Před 4 lety

    Tolow Hiiraan on line videogan u soo gelisey hadda ?? !!!

    • @justforlaughs2342
      @justforlaughs2342 Před 4 lety +1

      Adigoo kale ayaa lagu dawaynayaa Allahna marqaati ayaa looga dhigayaa.

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 Před 4 lety

      Ina cigaal ka hor ayey somaliland isa saamaxday. Guryaha muqdisho dadkii lahaa ha loo celiyo. Guri xaaraana caruurtaada ha ku hayn, guri nin kale aad ka dhacday salaad kuuguma baxdo. Taas buu dawaynayaa hadalka ina cigaal Alle ha u naxariistii, adiguu ku dawaynayaa.

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 Před 4 lety

      Malcom, kuwani waa kuwii ilaa qiyaamaha aynu iska laalaadaynay, taa hala ogaado

    • @maadeeysamaale3862
      @maadeeysamaale3862 Před 4 lety

      @@dalkaygahooyoorag5594 way kaa hoos baxday. Faqash waa ragii (Morgan, Maslax iyo Xoosh kibray) wadanka burburiyey shalay oo maanta fadhiya Villa Somalia. Ulajeedada luguu xasuusinayo waa inaad marin habowday oo la tashatay ragii shalay umada isku laayey. Suaashu waa ma xukunka ayaa wareejinaysaa mise waad isku dhajin?

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 Před 4 lety

      @@maadeeysamaale3862 wax aad ka hadashayba lama fahmin.

  • @abdinaasiraaden3623
    @abdinaasiraaden3623 Před 4 lety

    Waa nninkiii kaqaybqaatay in soomali kala lunto tlow alle suu ugalayaa kaas

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před 2 lety

      Bilaa caqli ma ninka sidaa quraanka u akhriyaya ee ummada kala bad baadinayay baad wax ka sheegaysaa ...

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 Před 4 lety +1

    Odeygaan waxaa weeyaan niman kii afweyne kabaha u qaadi jidhey, isla markaana nacamle u ahaan jidhey siyaad bare......... mjeerteen ha ku was aan wasakh ii ii doorka ahaa was ee nooga bax you tube” son of bitch from ii door af ku xaarle”

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 4 lety +1

      AFWEYNE XAARWEYNE, 10 SANO AYUU JEEL DHIGAY, GOORMUU KABO U QAADAY, WACAL WACAL DHALAY, DHIIG YACAB, LAGU SOO KORSHAY BOOLI IYO CASHUURTII MASAAKIINTA, WALIGII XALAAL ARKIN, SOMALI BAABASHAY, LAANGAAB INAN GUBEED, GAAJO KU SOO KORAY KACAANKA HORTII

    • @yaslamissa7000
      @yaslamissa7000 Před 4 lety

      Mo Geeddi waryaa beenta naga daa garac yahoow wada laga heley..... Mohamed waxaa weeyaan afweyne ka ba- qaadkiisa ugu weyna, waayo Dow kan khudbadiisa ku amaa net mareexaan ka......runta ayaan kuu sheegey isaaq afku xaarle........ mjeerteen ha ku wasaan Adiga fucken cigaal ii door.........fuck you dhooqo isaaq afku xaarle........ waryaa wax ma ogid adiga cigaal guriga ka shaqeyn jidhey afweyne nacamle u ahaan jidhey..... ee aamus bucur baceyryahoow nasab dhiman ka , isla markaana ka soo jeeda Isaaq afku xaarle..

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 Před 4 lety +1

      Dadkuu ka baqay ee xadhig mooyee wax kale ku aamini waayey weeyi cigaal. Wuxuu dhisay dal aad gaadhi wayday oo kaa yaabiyey. Ina ma jidho... waa lagu bartay inaad waabayda somali aad tahay, xamar iyo waqooyiba ku baray... xeebtaadii malayga ka raadso.

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 Před 4 lety +1

      Mixnada Somali ka fadhiyi laaday ee afka ka xaara inaad noqotay lagu baray. Dadka dhintay inaad ixtiraami waydo asalkaaga ayey ka turjumaysaa. Car wax noqo. Waligaa sida ilma cifriid ayuunbaad kolba dawlad hoos joogaysaa ina ma jidho. Wallee somali hadaanad dhex joogin maanta waxbay noqon lahayd. Koonfur iyo waqooyiba ku nac i na ma jidho. Dhibtaada garowe la joog.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 4 lety +1

      @@yaslamissa7000 Cigaal Somali horyeed buu taajir ahaa, mutacalim ahaa waa ninkii reer Koonfur wasiir siiyeen isaga oo waddan chan wata, Tani waa xashiishkii afweyne wax ka dhigay3ee sharmuuto dhashay kacaanka ka hor , waa dhallintii kacaanka ee dariiqyada laga uruurshey, ismaba naqaano