Sacdiyo Siman iyo Mohamed Tobanle Hees cusub (Dhagax Buur) Officiel Video 2017

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 12. 2016
  • Hudba

Komentáře • 4,2K

  • @ROONETV
    @ROONETV Před 7 měsíci +175

    Hees aan laga xiiso go I Karin yaa ila daawanaya 2024😢❤😢

  • @fataxow277
    @fataxow277 Před 4 měsíci +115

    2024 who still listening it😢

  • @mohazzani8452
    @mohazzani8452 Před rokem +298

    Waxaan hubaa inaad heestan midhaha macaan aad dib ugu soo laabatay hadaad iga danbayso like iisaar 👊😘

  • @cabdiraxmanxuseen141
    @cabdiraxmanxuseen141 Před rokem +257

    Yaa ila dhageesto heestan wali love❤ 2023😂😢❤

  • @Fitaah69
    @Fitaah69 Před 3 lety +262

    Qalnjadan soomaliyy maa ii guurisaan anee igu macdahee😜
    Tue,9Feb

  • @munaaxmed7653
    @munaaxmed7653 Před 5 lety +475

    Wllhi aniga fanaaniinta dhamaan wan uduceeya dariiqa tosan inuu Allah tuso allow soo hanuuni walaalaheena alle haidiin soo hadeeyo kabadan fanaan amiin

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 Před 2 lety +433

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

  • @omari2837
    @omari2837 Před 3 lety +615

    Bro, this young man hasn’t got the credit he deserves. His talent and his voice is way better than a lot of Somali singers. 🎶

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 7 lety +167

    DHABAN QURXOONEEY 💓WAXAAN DHAAN LAHAA
    INNAGOO REER DHISNOO 💓DHULKII AAN KU DHALANIYO 💓DHAGAXBUUR DEGNOO
    💓KU DHAMEYNAY XAAJADA💓....
    WALLE FANANIINTA DALKA HOOYO - DHAQANKIYO XISHOODKI BAY WELI SIDAAN,
    YAA KA DHIGAA KUWA JOOGA #MINNEAPOLIS & #LONDON
    OO HEESTAN QAADAYA ....WAALLI CAS UNBAY NA TUSI LAHAAYEEN...
    #TAWANE IYO #SIMAN XIDDGAHA SANADKA IYO HEESTA
    CAAN-BAXDAY EE #DHAGAXBUUR ...INNABA CAADI MA,AHA!!!

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 Před 6 měsíci +37

    2024-- Still my favorite song hada ila mid tahay sona raadisay like i saar....🤗🥺

  • @yamanibowy1183
    @yamanibowy1183 Před rokem +35

    Heestan Miraha macaan hada dib usoo boqatay wll like isaar❤

  • @user-tj4dz5zx5l
    @user-tj4dz5zx5l Před 4 měsíci +14

    Who is here in 2024❤

  • @hoodoali3662
    @hoodoali3662 Před 5 lety +166

    Sacdiyo siman sidii ay noo sheegtay heestan waxay ugu tala gashay xajigeeda ayagoo waqtigaas kalafogaa ugu danbayn way isku imaadeen way guulaysteen hada waa lamane waa hooyo iyo aabe ilaahay ku irsaaqay labo wiil oo mataano ah ❤🙏 waakaas qofkuu ilaahay farxad ladoonto ilaahay anagana hanoo rumeeyo hamigeena ❤
    Qofkii 2019 daaawanaya like dhac kusii 😂❤

  • @SD-ig3ix
    @SD-ig3ix Před 6 lety +566

    I'm from Mali, West Africa and I don't understand a lick of what they saying but the melody is close to what we have over here! Love it.

    • @akilyazbarre1454
      @akilyazbarre1454 Před 6 lety +14

      matula buck so welcome and enjoy the music beat 😞

    • @SD-ig3ix
      @SD-ig3ix Před 6 lety +15

      Akilyaz Barre thanks man Africa forever!

    • @akilyazbarre1454
      @akilyazbarre1454 Před 6 lety +12

      matula buck and somali forever 😂

    • @SD-ig3ix
      @SD-ig3ix Před 6 lety +15

      Akilyaz Barre yes y'all got beautiful black muslim women!

    • @akilyazbarre1454
      @akilyazbarre1454 Před 6 lety +12

      matula buck thanks but most of us are Brown colour so you can say beautiful Brown Muslim women 😂

  • @wadanitv9384
    @wadanitv9384 Před 3 lety +67

    2021. Inta dhageyseyso please 🥺🥺 like I Saar sister and brother 😅😅😅😅😅😃😃😀🤣

  • @BelieveTheCreator
    @BelieveTheCreator Před 3 lety +185

    Wallahi this song never gets old. Love from USA 🇺🇸❤️🙏🏽

  • @aliabdi5372
    @aliabdi5372 Před 4 lety +680

    2020 yaa ila daawanaayo Ani horaan udaawade lkn wan isaga celceshtaa like isaar hadaad ano kle thy

  • @ugaas89
    @ugaas89 Před 7 lety +185

    Wow dhagaxbur, Somali galbeed ama ogedenia, wa hees iyo badh, noolada labada fanaan oo hoyga ummada somaliyeed jooga aka muqdisho cadey, allow ku dhowr iyo somaliweyn.

    • @abdiraheemali2205
      @abdiraheemali2205 Před 7 lety +6

      saraar media Mogadishu hadi la sheego reer Isaqland xey la washan horta🙄🖓

    • @harasvpn7895
      @harasvpn7895 Před 7 lety

      Abdiraheem Ali hhhhhhhh

    • @husseinabdi5864
      @husseinabdi5864 Před 7 lety +3

      Isaaqland ma inta Hargeisa , Burco & Ceerigaabo degta ayad u taqana . Gobolka Dhagaxbuur degmooyin waawayn oo ka mid ah ba waa dhul isaaq. Reerka dacaayada ka daa
      Abdirahmanow sxp Muqdisho dhulka somaliyeed ee kale uun bay la mid tahay . Cidna waxba uma qabto

    • @ziiziizeynab8054
      @ziiziizeynab8054 Před 7 lety

      waaaaaaaw

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 Před 7 lety +3

      ugaas wiilhoog
      waar adeer isaaq dhulkiisi waaye halkan lo heesaayo

  • @Mohamednuur-jx7um
    @Mohamednuur-jx7um Před 2 měsíci +10

    Still 2024 😂

  • @hafsinaofficial2071
    @hafsinaofficial2071 Před 2 lety +30

    Heestaan wali waan dhageytaa jcylkeyga iso xasuusisa illhow clf iigu dar for 5yrs qeyrna iiga dhig nolasha cusub🤲😥😭

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish Před 4 lety +202

    Yaa ila dawanaya heestan 2020 Wlhi heestan wan jeclhy wana hees dareen leh
    Mar wlba wan isga cel ceshta waxaan dhageysan jiray heestan waqti jaceyl saaid i hayey inkasto qofrii ugu dambeyn kala tagnay hadana si kasto ay i xumaysay maan u kufin horey ban uga socday👌
    Wayo ayada keliya hablo kuma noola aduunka qofka haddii uu qiimahaga garan waayo bahidada waa la qarsada waa laga tagaa.

  • @Fitaah69
    @Fitaah69 Před 4 lety +181

    Inta 2020_ka ila daawaneysa like_ta iisaara bal sxpyl🎧👌👍👌

  • @Kelly-cs4vf
    @Kelly-cs4vf Před 2 lety +49

    Mohamed tobanle and sacdiyo siman are the excellent singers of Somali poetry.
    We love this song❤

  • @abdifatahgerman3429
    @abdifatahgerman3429 Před rokem +31

    Caawa anaa dhagaxbuur ku dhagaysanaya😂😂 ku aaway aan dhamayno Xaajadee 😅😊
    Yaa iga dambeeya 👍❤

  • @samiiramohamed3592
    @samiiramohamed3592 Před 4 lety +155

    His voice wx kale tobanle still listening 2020

    • @Dhagax571
      @Dhagax571 Před 4 lety

      jamiila john haku

    • @sharifgeyre330
      @sharifgeyre330 Před 4 lety

      And so am I

    • @osmanabukarabdi454
      @osmanabukarabdi454 Před 4 lety

      Still listening

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 Před 3 lety

      Jamiila aduunka kugu jeclahay samiira Mohamed hirzi hadad aragtid SMS wlhi dhab ah kuu jeclahay nin darta u galay halis lama gooyo hanaqe ha iga Marin Hareer wd I garanaysa cidan ahy samiira iso noqo hadalkaga u xiisay naag adiga ahayn wn wan wayay samiira miyad ii diir naxayn samiira iso noqo adigan kuu sugaya hal mar ila so hadal samiira waxn wa aduunyo hadad aragtid SMS adoon ila so hadlin ku saamixi maayo

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 Před 3 lety

      Jamila John ama samiira kuu xiisay xbbi wa abdifatah macan iso noqo wlhi wan kuu xiisay halmar iso booqo xbbi wax kasta oo dhacay wn kaa raali galinaya xbbi samiira macantaydii

  • @mohamedmuhumed9967
    @mohamedmuhumed9967 Před 5 lety +44

    Mohamed Tobanle😘😘that voice!! ,effortless with perfect vocal command.
    I love this music..Sacdiyo siman Bravo for not removing your Hijab💖💖💖💖

  • @kassimwakogalgemash4080
    @kassimwakogalgemash4080 Před rokem +54

    I'm borana but this song is in another level, I love it and never get tired or bored of it.

  • @ZANCHE_GEMAR23
    @ZANCHE_GEMAR23 Před měsícem +7

    Heestan wlhi ano 14jir ah dawaday markii iigu horaysay 2016 hadana mantay dawanaya marlabad 2024
    Laga yaba inaa aragtid adigu lkn xiligan aan ahay wan idin salamay
    Somali mohamett"😂🤝🔥

    • @user-fe3zu6dz7t
      @user-fe3zu6dz7t Před měsícem +1

      Manta so Adey dhankeda🎉

    • @Sooffe
      @Sooffe Před měsícem +1

      13 baan jiray waagay soobaxaysay

  • @mohamedabib
    @mohamedabib Před 4 lety +197

    Here is the translation of this song.
    Despite the travel
    to a foreign land
    Smiles of my love
    still bothers me
    in the day I do not go into the shadows
    in the night, no sleeping
    all the way
    you are the only one I love
    I would say that we build a family
    In the land where we born
    settle us in Degehabur
    to put an end being apart
    Accordingly as you,
    that’s what made me suffer too being apart .
    ooh darling me too
    as he made you.( the love)
    Accordingly made me suffer too
    Being apart
    and gave me memories
    In our shared love
    established together in the past
    no one was born for me except you
    my longing to you gave me memories thrown me in love
    I would say that we build a family
    In the land where we born
    settle us in Degehabur
    to put an end being apart.

  • @abdibarre3542
    @abdibarre3542 Před 6 lety +138

    DHAGAX-BUUR🎶💚💙❤👌🏾

  • @saacidfarah10
    @saacidfarah10 Před 3 lety +18

    Heesta heesaha Qarniga🧡
    2020, 6bilood oo ugu danbeysay ma daawaneysaa lol

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 Před 4 lety +43

    Sanad walba 10mar baan dhagystaa heestan 2020 waa markii 9aan dhagysto 😂😂😂👍🏻

  • @queenzoniaofficial6119
    @queenzoniaofficial6119 Před 4 lety +122

    Inta dawaneyso 2020 plz like

  • @aishahabibumachachari7271
    @aishahabibumachachari7271 Před 4 lety +56

    I don't understand Somali but I know they are the best in love songs!

  • @ahanaadam6505
    @ahanaadam6505 Před 3 lety +17

    2021 hadad ila dhagesanaysid like sar ha ila dhaafin😂👊

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +15

    Dhabx buur my Home 2021 yaa dawanaya inta iga danbaysa like sara ❤❤👏

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 Před 6 lety +148

    heestan sacdiya siman ayaa codsdau wiil ay is jecelyihiin oo rer dhagax buur ah ayay u qaday yaa igu raacsan

  • @kebariwedikefey4426
    @kebariwedikefey4426 Před 5 lety +151

    I am from eritrea and i like my somalia brothers music

    • @alinoor8322
      @alinoor8322 Před 5 lety +2

      Kebari Wedikefey thanks bro wellcome

    • @samawadaak4815
      @samawadaak4815 Před 5 lety +1

      Kebari Wedikefey love ❤️ u back dear

    • @maxamedqaasin5612
      @maxamedqaasin5612 Před rokem

      M but I have a few things to say here and I think 🤔 😅 😕 😄 😌 😏 I think it 🤔 the same as a good thing 😄 😀 😅 🤔

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 Před rokem +64

    With all the hustles and problems in Mogadihsu, this band managed to produce one of the best masterpieces in history. Hats off to them.

  • @Zimish12380
    @Zimish12380 Před rokem +6

    2023 hada timid liketa ha ila dhaafin❤😂

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 Před 5 lety +433

    2019 wali wan dawanaya😪ilahaw inti isjecel isusahal🤲❣❣❤

  • @gaagaaboficialchannel2258
    @gaagaaboficialchannel2258 Před 5 lety +42

    Dhagax buur
    Magaala daydii
    Cida jecel liketa isaara

  • @odhaahsamehassen6964
    @odhaahsamehassen6964 Před 2 lety +38

    DHULKII AAN KU DHALANIYO DHAGAX BUUR DAGNOO KU DHAMAYNO XAJADA 🥰❤HOYGII XARIIRTA DHAGAX BUUR 👋❤ILAA 2022 WAA DHAGYSNAA HESTAN🎵

  • @nuradincali1052
    @nuradincali1052 Před rokem +3

    Abtiyashay reer dhagax buur❤ wn idiin xiisay wlhi ilove you abtiyashay😢❤ dhagax buur kusoo koray 15 anoo ah ayaan ka imid 2014 ayaan ka tgy dhgxbuur hda wxn jogaa hrgysa

  • @amaadin12
    @amaadin12 Před 7 lety +121

    Labo fanaan oo yaryar oo hadana maqal iyo muuqaal quruxbadan, love the song so much, thank u guys..

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 Před 7 lety +111

    Sacdiyo is the most beautiful girl in Muqdisho and stylish girl.. Love you sister

    • @geeljiree
      @geeljiree Před 7 lety +3

      Mitra Cadey oo bodygeeda maxa kutusay naag badba thye hh

    • @aminaadam7053
      @aminaadam7053 Před 7 lety +1

      Mahad Hoto what the heck. You don't even know what I mean. I mean the way she is and how skinny she is. I just like the shape.

    • @aminaadam7053
      @aminaadam7053 Před 7 lety +1

      Mahad Hoto girl can like each other as I friend. Who says that girls can't like each?

    • @geeljiree
      @geeljiree Před 7 lety

      Mitra Cadey i didnt understand wat d u mean sweetheart

    • @geeljiree
      @geeljiree Před 7 lety

      i get it nw abyo sry for my mistake

  • @mohamedmnaati
    @mohamedmnaati Před 3 lety +159

    2021 nd still listening this song....this guy has pure talent..wanwata hestan tobanle❤

  • @user-gn1qm7vt2u
    @user-gn1qm7vt2u Před 4 měsíci +7

    ❤❤❤ dhagxbuur jano

  • @aniizadhuux341
    @aniizadhuux341 Před 7 lety +378

    Tobanle aad bu u cod macan yahay halaso saro wiilka somaliyey xasidnimo ma fcna 🤔😂😂

  • @ayemahamed4538
    @ayemahamed4538 Před 6 lety +84

    Thank you for the song Mohamed 😍sacdiyo siman i am from dhagaxbuur I have a lot of respect 😍😍😍😍🙏

  • @worldtube3123
    @worldtube3123 Před 3 lety +3

    Haddaad daawaneysid 2021 liketa igu sheeg
    bro .
    "Dhulkii aan Ku dhalaniyo dhaxbur degnoo kudhaneynoo xaajada".
    IGA gadan intaas.

  • @cckhaan
    @cckhaan Před rokem +5

    Waxaaan hubaaa inaad ledahay tollow heestan yaa sameeyey
    Abwanku waaa aniga hadaad og tahay like isaar

  • @anassmaxamud3639
    @anassmaxamud3639 Před 7 lety +64

    Sacdiya Siman waa gabar haba heestee aan xijaabka hilmaamin oo sida kuwa kale isku qaawinin. walaashey waligaa xijaabka ha dhigin aad ayaa ugu quruxsante wlh. me taageera you from Garissa, Kenya

    • @hanihappy6061
      @hanihappy6061 Před 6 lety +1

      Anass Maxamud tarxad miya xijap eh see waye adi mise xijapka aad aqonin lkn xoga kuwa kale wey dhanta

    • @ashabadygirl9098
      @ashabadygirl9098 Před 5 lety

      siman baacod macaan

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 Před rokem

      @@hanihappy6061 hada kawaran taraxadi xata waa laturay kkkkkk halooo hani manoshAHAY

  • @asmomaxamed9122
    @asmomaxamed9122 Před 4 lety +10

    Alla heestan jecliya kama daalo ar reer dhagax buurow like ta igu qabta wan idiin so socdaYe wlhi👏👏💑

  • @ahmedabdirizak4355
    @ahmedabdirizak4355 Před 6 měsíci +5

    Markan heestan dhayagsan jiray sonalia 🇸🇴 puntilan ban jogay hadana Canada 🇨🇦 ban jogaa Ala wakhtiga nolosha macanaydaa 2024😢

  • @jaamacmursal3770
    @jaamacmursal3770 Před 2 měsíci +4

    Kama xiso dhaco hestan ya ila dawanaya 10 ,4 ,2024 😢❤

  • @asaldhalad7932
    @asaldhalad7932 Před 7 lety +26

    Axxxx axlaa cod wiilkaaa tlhi ladhacay qatar dheh

    • @gbintvalibash8605
      @gbintvalibash8605 Před 7 lety +2

      ملكة المشاعر had Madison Qwest

    • @gbintvalibash8605
      @gbintvalibash8605 Před 7 lety

      ملكة المشاعر massive Ewing hat did suss dynamics adware Qaeda Rawlins educates feasted xyz rs😯😂😃👄💓💜💔❤💋💕Sydney's s

    • @gbintvalibash8605
      @gbintvalibash8605 Před 7 lety +3

      ملكة المشاعر adzmyqgm

    • @gbintvalibash8605
      @gbintvalibash8605 Před 7 lety +5

      Maastricht massive deem hasty Zahra Hudson Zach head Kashmir bow tnm💕💟💜dry

    • @hafsahassan418
      @hafsahassan418 Před 7 lety +3

      ملكة المشاعر a

  • @radak662
    @radak662 Před 6 lety +845

    Runtii khadar keyw wilkn aya ka cod qurxan ya igu racsan 🤔🤔

  • @abdirahman6354
    @abdirahman6354 Před 5 měsíci +1

    2019 xasus bay igu tahy heestan in majlis al macarif al islamiya Mombasa Kenya😢😢😢
    Hall phone aya naga dexeye anago kabadhan 60 qmis walbo heestan an raxada kaqadi jirnee😢😅

  • @HassanMohamed-li1nt
    @HassanMohamed-li1nt Před 4 lety +10

    16/6/2020 Still watching❤❤❤❤.
    Dagaxbuur ( Jarar jano)
    Big love

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa Před 7 lety +193

    tobanle ayaa cod leh. siman heestaan style ma ahane codka waa laga sitaa hadaad igu raacday like dheh.

  • @jonieuole2551
    @jonieuole2551 Před 4 lety +68

    from ethiopian

  • @emperorrashka1490
    @emperorrashka1490 Před 2 lety +80

    This young man is under rated he has pure talent one of the best musician in his erra

  • @ibrahimibrahim2466
    @ibrahimibrahim2466 Před 2 lety +17

    It's 2021 and am still watching from Kenya . Great song lyrics with a sweat voice 💪💪

  • @jokejoker4752
    @jokejoker4752 Před 5 lety +12

    Waaa heees qiiimo badan inkasto aaan aheyn reer dhagax-buuur lkn waa jeclahay heesaha dhulkeeena hooyo lagu amaaanayo💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sheeqdaaud3074
      @sheeqdaaud3074 Před 4 lety

      💔💔💓💓💓💗💙💙💚💚💚💟💟🏢🏣🏤🚘🛏

  • @reo9475
    @reo9475 Před 4 lety +30

    Dhagaxbuur 💙💚♥️

  • @carafaatcabduwahab9113
    @carafaatcabduwahab9113 Před 7 měsíci +2

    Hestan markan fasalka form ane aha ayy so baxda cawa oo ay tarikhdu tahye 26/11 2023 ayan ku dhagesanya kampla waliba rubaga village xasuus Ayay itahy inan dib uso boqdo 😢😢😢

  • @ahmedjama5901
    @ahmedjama5901 Před rokem +17

    What a voice Somali talented still listening 👂 2022

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 Před 4 lety +33

    Sacdiyo way ku guulaysaty jacaylkeedii masha allaah 👏👏💯💯💯💯

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421

    wax kale waaye fanaaniinta muqdisho 😁😀😀😁😁😂😂😂😂😀😀😀😆😆😅

    • @dakkdak8463
      @dakkdak8463 Před 6 lety +1

      ☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺- ☺☺

    • @abdisalam5413
      @abdisalam5413 Před 6 lety +2

      Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadkayga

    • @MohaGacal
      @MohaGacal Před 3 měsíci

      7 years ago 😂😂😂

  • @salaadaalta1327
    @salaadaalta1327 Před 4 lety +7

    7 july 2020 I m watching inta iga danbeso like ya liladafin 🖐

  • @nimcaanka286
    @nimcaanka286 Před 2 lety +16

    Still watching 2021. Much love from Kenya .
    Somalia music to the world

  • @abdimajiidmahamed7258
    @abdimajiidmahamed7258 Před 4 lety +34

    Nafta dharka madow ee jaasaya
    Hadaad ila arkaysid like ta igu sheeg zhp kkkkk.

  • @nimcohasan91
    @nimcohasan91 Před 5 lety +150

    2019 Ayaan DaawanaYaa heestan Dareen Gaara igalisaa kama Daallo Runtii jacayl Igala 😍allow iidaa jcylkayga

  • @kingmuniir.
    @kingmuniir. Před rokem +3

    Inkastoon dhoofo dhul shisheeye aada fadxaay jacaylkii weli u dhibayaa😢😢
    4 july 2023 galabnimo salasa ah in hargaisa❤

  • @Mo.BirJeeX
    @Mo.BirJeeX Před 4 lety +27

    Somali wayn like dhac igu siiya from burco 🇸🇴🥰

  • @nadarmohan5957
    @nadarmohan5957 Před 5 lety +6

    Ifka meel latago iyadan ugu jeclahay waligayna man tagin ilaahow iirume dhagaxbuur Janaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🤩🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @rra1ma
    @rra1ma Před 6 lety +653

    Heestan markaan arko qof an jirin ayaba jeclaada😂😂😂😂

    • @pakistab7839
      @pakistab7839 Před 6 lety +9

      Unknown Girl anba kulamid banahaye aamu ilinta cesho caloosha ha I hurine hhhhhh

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 Před 6 lety +5

      Unknown Girl lol

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 Před 6 lety +4

      Unknown Girl waa iga qoslisay 😉😂😂

    • @rra1ma
      @rra1ma Před 6 lety +1

      moha yare 😂😂😂😂 wlhi sas weye meel ben ah ban iska jeclaadaba

    • @rra1ma
      @rra1ma Před 6 lety +1

      Pak Istab 😂😂ok

  • @Africa-china367trh
    @Africa-china367trh Před rokem +10

    Dadkaan ayaa fanaaniin ahaa halka maanta ay joogaan dad waxa ay sheegaayaan aanan la aqoonin Ala maxay jiil qurux badan ahaayeen🥰😍

  • @talaabomedia5802
    @talaabomedia5802 Před 3 lety +36

    Am from China and I don't understand what they're saying but still love this song and the Somali people 😍

    • @peeennaofficial372
      @peeennaofficial372 Před 3 lety +2

      Don't lie

    • @maryamsaid2314
      @maryamsaid2314 Před 3 lety +2

      Hhhhh with dat name

    • @theabdulgafarabubakar4565
      @theabdulgafarabubakar4565 Před 2 lety +1

      Peena and Maryam, Dont be negative minded always. Someone can be somali and at the same time dont underatand Somali. It doesnt matter where one stays. Whether China or Somalia

    • @theabdulgafarabubakar4565
      @theabdulgafarabubakar4565 Před 2 lety

      Peena and Maryam, Dont be negative minded always. Someone can be somali and at the same time dont underatand Somali. It doesnt matter where one stays. Whether China or Somalia

    • @carafadcabdi
      @carafadcabdi Před 6 měsíci

      😂😂

  • @cawaaleyare2855
    @cawaaleyare2855 Před 7 lety +416

    Mansha Allah sacdiya siman waa gabadh asturan ilahay ha usiyadiyo asturnaanta waa fanaanada kaliya en madaxeda qawin Mansha Allah Hadii aad igu racsantahay like isaar plz

  • @osmanwehliye7696
    @osmanwehliye7696 Před 5 lety +109

    I'am from sudan but I love somal's songs 😍😍

  • @fouziaibrahim7555
    @fouziaibrahim7555 Před 2 lety +33

    Somali Songs are just The best, you know why there language are so rich, and alot of them are fluent and there Creativity is on another level

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 Před 24 dny +2

    2024 inta iga danbaysa like😢 WAXAAN SOO XASUUSTAY GABADH AAD II JECALAYD OO HESSTAN ISOO DIRI JIRTAY OON FAHMI WAYAY WALIGAA QOF SI DHABA KUU JECEL HAYSKA LUMIN💔😭😭😭

  • @user-ji3pg9hz6g
    @user-ji3pg9hz6g Před 4 lety +23

    ي سلام علي إبداع تحياتى من السودان

    • @pacifierboy
      @pacifierboy Před 4 lety

      wlcme

    • @apdirahmanali2877
      @apdirahmanali2877 Před 3 lety

      تعرف جيدا للصومال.... أنتم تعرفون جيدا للجيتار صح حبيبي🤔

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 Před 6 lety +375

    Dhagaxbuur waaa riyada nafteyda wixi jecel like igu xada

  • @hassanadambarrow1131
    @hassanadambarrow1131 Před rokem +1

    2023 iyo wixii ka dambeeyay hadaad dib usoo booqatay waan ku salaamayaa.

  • @qalihaashiqalihaashi6383
    @qalihaashiqalihaashi6383 Před rokem +13

    Heestan wllhi wiilan isla shekaysan jirnay aya ibaray codkisu igu so qadi jiray lkn hadan wan kala tagna my ex 😓🥰

  • @sihamabdiwali9159
    @sihamabdiwali9159 Před 7 lety +45

    Wuw qebta wiilka iga gadan siman labis iyo style lee xidigaha muqdisho

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq7377 Před 6 lety +63

    I am from Puntland, and I love so much Somali songs 😜😉

  • @hapahaybe
    @hapahaybe Před 6 měsíci +3

    Wlhi heestan daren gooni ah igu ledahay dhulkii An ku dhalaniyo dhagax bur dagno ku dhamayno xajada ya ila dawanaya 2024❤️🥺

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir Před měsícem +2

    Hestan 2017 ayan bartey ila iyo hada wan dhagesta😢❤😊

  • @aminoahmedwalalwasverygirl6066

    wow dhagax buuuuuuur dhulkaygiiiii was uxiseeeee big love our fananinta qaliga ah

  • @mahamedhassancom2783
    @mahamedhassancom2783 Před 4 lety +121

    This is relax music 😍😍
    I'm from sudan

    • @fowzi9
      @fowzi9 Před 4 lety +5

      War been badniidaa😂😂😂😂😂😂

    • @djzack3728
      @djzack3728 Před 3 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nasrocali4015
    @nasrocali4015 Před 3 lety +2

    inta dawaneyo 2021😂☝️

  • @muhsinmohamed6019
    @muhsinmohamed6019 Před 2 lety +15

    2022 legends still listening to it

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 Před 5 lety +11

    Sacdiyo hampalyo heestan wadka mira dhalisy gusheeda alla isku kiin dhowro. Adi iyo seeygada💓💓

  • @niciimoqueen4121
    @niciimoqueen4121 Před 5 lety +21

    Heestaan mrkasto aan dawado qof aankaseen jecladaa 2019 ☝☝☝☝

  • @cayduruusofficialchannel5941

    2021 ismuuji inta daawanaysa like😂

  • @Ziizow10
    @Ziizow10 Před rokem +11

    Dhulkii aan kudhale baledweyne dagnoo kudhameyno xaajada Gacalisadeyda mustaqbal waa gabar xawaadle👸❤️