Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 01. 2017
  • Erayadii iyo laxankii: Ruush Aden
    Music By F.zantana
    codadkii: Hani Uk iyo Iskalaji
    farsamatii:samatar said salah
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 3,2K

  • @kalidabdi-bw7mg
    @kalidabdi-bw7mg Před 3 měsíci +83

    Hadaad dib usoo booqatay 2024 waxaan kaa codsanayaa inaad liketa aadan ila dhaafin kheyr baan kuu rajaynayaa hadaad wali heestan daawanayso❤

  • @majidbashir9208
    @majidbashir9208 Před rokem +203

    👉2023 👈hada dawto haila dhafin wll cimri dheer iyo cibaado suban ku rajena🤲

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar544 Před 4 lety +63

    Fanaanka weyn ee iskalaaji qoftii taageerta like ta igu sharaf

  • @khalidaxmedmusa8889
    @khalidaxmedmusa8889 Před rokem +385

    hees kasta oo macaan quraanka ilahaya ayaa ka macaan 💯💗👍

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 Před 2 lety +220

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

  • @mnaaji441
    @mnaaji441 Před 5 lety +218

    Viva kablalax daarood, Ogaden ,dhulbhnaye ,Mj Warsangali Wr like saara Landherihi geeska afrika

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 Před 4 měsíci +76

    2024 ❤️‍🔥🤩 Asxaabta Qofkii daawanayow fadlan Like ha ila dhaafina..🤝

  • @suleimanteddy5199
    @suleimanteddy5199 Před 3 lety +245

    Jeeska Hani Uk iyo Codka Iskalaaji Hadaad 2021 Daawanayso wad Raaxaystay Like Ha ila dhaafin😂

  • @kritisanon1278
    @kritisanon1278 Před 5 lety +421

    Waxaan ahay gabar abgaal ismaan ah waana jeclhy dhmaan qabiiladeena somaliyed qaasatan darood

  • @imhappywhereiam8611
    @imhappywhereiam8611 Před 6 lety +389

    Garowe buhodle iyo jigjiga dadkan kabermaw 😍😍😍😍garisa gedo iyo kismayad ilawdeey dhashi awgeygey darod Ismail sama kuware 😍😍😍

    • @abdikarimharedkoiooo8573
      @abdikarimharedkoiooo8573 Před 5 lety +13

      I,m dhulka aad tirisay oo dhan Samale Aya Leh Ood Marti utahayy Arigu Cadan iyo sanca Ayad wax kuledahay Saxiib

    • @muhanadahmed7341
      @muhanadahmed7341 Před 5 lety +37

      cadan iyo sance aniga laha garowe iyo buhoodle iyo garisa iyo lacsanood kismaayo jigjiga bosaso badhan dhulka darood Ismeal dhul u dhigma maleh adeer ama yeel ama diid

    • @hudihassan2045
      @hudihassan2045 Před 5 lety +14

      Awoowga darood iyo adigaba kuma naqano iskif Wa dadka somaliya ey Ka dagi weyto qabyaladu ey lafaha Ka gashay Somali r one

    • @hudihassan2045
      @hudihassan2045 Před 5 lety +10

      Irir samale hanoolado daroodow ma wajeer ini niligu shuba hadana rabtan

    • @ibraahincabdilahi2893
      @ibraahincabdilahi2893 Před 5 lety +2

      I'm happy where iam
      £¥π

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 Před 4 lety +123

    5ta Gacal wadagtiyo😍😍😍
    1.Majerteen
    2.Dhulbahnte
    3.Warsnagli
    4.Dashiishe
    5.Gari koombe😍😍
    Viva Hartikoombe 😍😘❤❤

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 Před 4 lety +7

      Fuck you qabyaalad yahay xaarka ahi

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 Před 3 lety +12

      Hartiga horta dhamystir mrkas ader gari Ku dar
      1mj
      2dhulbhnte
      3 warsangali
      4 dishishle
      5 geesa guule
      6liibaan gashle
      Kaskaqabe iyo adeer gari koombe kkkk

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 Před 3 lety +3

      Hartiga horta dhamystir mrkas ader gari Ku dar
      1mj
      2dhulbhnte
      3 warsangali
      4 dishishle
      5 geesa guule
      6liibaan gashle
      Kaskaqabe iyo adeer gari koombe kkkk

    • @binish6034
      @binish6034 Před 3 lety +5

      5ta soomaali ayaa laga wadaaa xoolow

    • @daadyare2181
      @daadyare2181 Před 3 lety +1

      Ax ax hani markan arko siiban noqoda fananda qudh wee kahelo

  • @hassanesse3347
    @hassanesse3347 Před rokem +61

    To the person who reading this even though i don't know you, I wish you all the best of what live has to over you, stay blessed and health for you and your parents❤🙏

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 Před 5 lety +374

    Yaa ila dawanaya 2019 kama daalo dhageysiga heestan 😍😍

  • @ayaanabdi4853
    @ayaanabdi4853 Před 5 lety +190

    Heestan haday dareen gaara kuu leedahay like iisaar ❤

  • @Like-you-hmm
    @Like-you-hmm Před rokem +89

    11M hadaaiga dhex aragto legend baa tahay❤😂

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 Před 4 lety +30

    Where is my dadkygii
    jubland
    puntland
    Ugadenia
    Khatumo
    Makhir
    NFD
    Viva daaarood ismaaciiil🤟🇸🇴❤❤

  • @Murtimaaal
    @Murtimaaal Před 5 lety +245

    Waa gobtii Nugaal iyo Buuhoodle oo is heshay. GUUL Harti baarsare Guul Darood ismaaiil, Guul intii carab iyo Nebiga NNKH ku abtirsata.

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 Před 5 lety +8

      Waar naga amu neef yohow

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 5 lety +11

      Ibrahim murtimaal kkkkkk yaaah waar waxan aad Ku fanayso wax jira maahe ceeb teda kale sida gabooye Somali uyihiin oo hadana somalidu uyasto ayuu ahaa Ayaan umalaynayaa inaad kuwa layaso tihiin ee carabtu yasto ileen qomiyad walba dad ayay hoos udhigta sida somalida marka carab cidaad ka tihiin iso sheeg anigu sucudiga garahaan riyaad Ayaan Ku koray lkn Africa Ayaan Ku dhashay marka waan Kala aqaan carabta ee bal qabiilkaad carab ka tihiin isoo sheeg aan usheeg kkkk lol

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 Před 5 lety +4

      Somalinmo ku abtirsta iska dhe.carab waxba usma nihine.

    • @guureguurre338
      @guureguurre338 Před 4 lety +6

      Waa sidii Sayid M,C,Xasan yiri: abtirsiinyaday waxay gashaa odoyo waawayne halkaan uga aroorana waa odeygii Darood e asxaabihiiyo dhanbaan ehel wadaagnaye (RRASUULKII UDGOONANA SALALLAAHU CALAYHI WASSAM) waa ina adeerkaye.... gabay lagu faano kan ugu wacan!

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 Před 4 lety +2

      Ibrahim Murtimaal anigoo ah shaqsi daarood ma ahi. illaah baa Somali maxamed iga dhigay waana ku qanacsanahay Alxamdulillah

  • @cabdiraxmaanmaaanka2086
    @cabdiraxmaanmaaanka2086 Před 5 lety +126

    SidiI gacan webi kabaxayoo ubuxu guudkiisa qariyoo amase geel intuu markaa dhalay naqiyo guri barwaaqo jooga geenyooy quruxdeeda leedahay
    Boqorka CAD
    Reer burco hadad ixtiraam yar uhayso like iisaaar

    • @naimamoha3903
      @naimamoha3903 Před 2 lety +1

      Haa was 🧺 you a really nice 👍 last week

  • @mahamaddaki4391
    @mahamaddaki4391 Před rokem +19

    2023 bisha 6 aad ya dawanooya ❤😚 waa mid kamida heesaha somalida kuwoodi ugu fiicna

  • @beeldaajesaadik2782
    @beeldaajesaadik2782 Před 4 lety +19

    heestan waan ku ceshceshtaa markasta aan jaanis helo
    tolow ma afara qabiil baa
    Daaroodow farta taaga
    waa wilkiini oo warsengeli ahe

    • @marishmohamet9122
      @marishmohamet9122 Před 2 lety

      Afrta Qabiil ee daaroodka ah Warsengeli ma ku jiraaa mark😊

  • @fatmarashid3231
    @fatmarashid3231 Před 5 lety +139

    Somaliyey qabiil iska daafa Fadlan...Hal baan nahay 🇸🇴❤

  • @abdihakiim3456
    @abdihakiim3456 Před 5 lety +220

    Hadii aad codka iskalaaji dhagesanayso hadana danceka hani UK dawanaysid heesta waad ku raaxeesatay. 😍👌💯✔

  • @xanfar11
    @xanfar11 Před 4 lety +69

    25/July 2020 . qofi iga dambeyo like Isaar wll ❤👏

  • @abshircabdi2617
    @abshircabdi2617 Před 3 měsíci +2

    Jacayl ka dhabtii wuxu ugu macan yahy qof jiidh kugu yaalo oo qofkasta kaga dhaw markaad is jeclaataan allxm Wana haystaa❤❤

  • @siciidgurey3935
    @siciidgurey3935 Před 6 lety +1242

    hada qof islam ah tahay like isaar

  • @muhyadiimsaid1870
    @muhyadiimsaid1870 Před 6 měsíci +20

    Yaa Daawanaya 2024 Aduunyadu Orod badanaa ❤

  • @wardheerbookh9064
    @wardheerbookh9064 Před 4 lety +21

    Waxaan mar kale dib usoo raadiyay 20 bisha 6aad 2020 hadaad iga dambayso oo aad horeyna u daawatay like dhac ku sii🥰

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 Před 4 lety +55

    Hhh Hestan ma harti ba li qaday Wixii Harti ah Like sara Majerteen Dhulabhnte iyo warsangli

  • @khadarabdishid695
    @khadarabdishid695 Před 5 lety +57

    Yaa Ila daawanaya 2020 kama Daalo Dhageysiga Heestaan 😊😊

  • @nafisahassan3677
    @nafisahassan3677 Před 6 lety +8

    Heestaan caadi maaha ten mar ayaan ku ceshadaa yaaa daarodia meshiiba idinkaan isinka fadhinwayee like igu xata boqortoyadaan ilaan ahee i love you all My bloody darodia

  • @daletaalidaleta8838
    @daletaalidaleta8838 Před 2 lety +10

    Farmaajo kadib inta daawaday heestaan likeda la kaaliya

  • @wll_shaketi4561
    @wll_shaketi4561 Před 4 lety +52

    AldaarodiYaH Kablax Lee Sheegten Aawi Sade ♥️💓 Si Walbo Daaarodnimo

  • @fartuunfilsanoficial3290
    @fartuunfilsanoficial3290 Před 5 lety +177

    Away Dadkayga Daarood Ogaadenia Nfd Khatumo Puntland Jubbaland

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 Před 4 lety +3

      Wax khatumo ladhaha majirto Somaliland viva Somaliland , nagada kala qaybinta ada meel aad salka dhigta waye

    • @rihanjama1643
      @rihanjama1643 Před 4 lety +7

      Rahma Hussein fuck Somaliland 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮⚰️⚰️⚰️

    • @faaruuqdabaq3883
      @faaruuqdabaq3883 Před 4 lety +1

      Rahma Hussein makhir baa ilowday adeer

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 Před 4 lety +1

      @@rihanjama1643 ina dhilo

    • @indomie7
      @indomie7 Před 4 lety +2

      @@caashaqalbi882 naa amuus garaac baad ka dhashey mahad ka dawaneysa heesihi daarod

  • @hibaqahmed5132
    @hibaqahmed5132 Před 7 lety +735

    ax ax ax qofkii jecyl hayo bls like ha ila garab marin

  • @zeinabhassan6071
    @zeinabhassan6071 Před 4 lety +82

    anyone listening to this 2019 ...anyway even tho I dont understand Somali language but I think somali songs are in my blood....more love from oromiya Ethiopia

  • @hanaialie4470
    @hanaialie4470 Před 2 lety +5

    Wuba iga qajilsiiyay iskalaaji hanay ma is guursanaa kuyeh ☺😁😅

  • @fosicabdi7379
    @fosicabdi7379 Před 6 lety +1544

    Aabo wuxu igu yidhi hadii 300 like hesho waanku guurinayaa blease liketa 😘

  • @sefela123
    @sefela123 Před 6 lety +77

    I am Adil from Eritrea , the dancing of that girl and her smile kills me
    I love Somalia

  • @bellafarah2573
    @bellafarah2573 Před 2 lety +9

    Sidii 5ta gacal wadaagtiyo africa geesteynu leenahay amase calanena :🇸🇴guud suran adaa gaar iga mudan sharaf🥰🥰 intaas qofki lgu mitaalay aman kulansaday wale waxayna micno ku samryneysa intaas mrki aad daremayso waxad leedahay africa geesteynu leenahy❤🇸🇴 December 2021 still kama caajiso❤

  • @munaali4156
    @munaali4156 Před 4 lety +46

    Kamadaalo heestan💔
    2019 yaa Ila daawanya
    Ku dhiiibe gacanta oo korfeyoo adigu tali ♥️😍

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 Před 6 lety +416

    Viva duriyada Darood binu ismaaciil meel ay jooganba ❤❤❤❤❤❤ buuhoodle my aqal gobeed

    • @sully9459
      @sully9459 Před 6 lety +13

      💙💙💙Xamar cadey bey kashidantahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙

    • @dblockforlife2044
      @dblockforlife2044 Před 6 lety

      Savage Guy fuck xamaar

    • @ullahshafi6995
      @ullahshafi6995 Před 6 lety

      waaww

    • @abshirahassan4088
      @abshirahassan4088 Před 6 lety

      viva

    • @abirmahmud1895
      @abirmahmud1895 Před 6 lety +11

      Xamar magaalo madaxdeena waaye inkastoo ninkasta magaaladiisa ka shitay ex somaliya xamar uun baa ka shidnaan jirtay looma baahna taas awood qeybsi ha jirto oo ha joogto xamarna ha noolaato

  • @aslimohamoud1150
    @aslimohamoud1150 Před 6 lety +13

    anigu kama dhargo dhageysiga heestaan waxaanba dareema jaceyl qurux bdn allow dhibka IGA dhowr ii wax ii dhiba I like farxada amiiiiiiin thanks iskalaji hani uk

  • @rakeemaliduale1953
    @rakeemaliduale1953 Před 2 lety +6

    Af-somaligu waa hodan. Ilhayow dadkayaga iyo dalkayaga noo barakee amiin.

  • @omaaniofficial4489
    @omaaniofficial4489 Před rokem +2

    October oo 21 ah haben jimco ah 2022 ayan jawi dagan iyo qol aan kaligey ku juro ku dawanaya hestan oo an ad ujeclahay ku darso jacel keyga iyo anniga 3 sano aya no dhamaneyso cawa oo an isla socona alle ha ika siyo mcn xalal aan kugo hela

  • @ademjr1598
    @ademjr1598 Před 6 lety +22

    Hani uk wss geenyo walle qurux allaa siiyay noolow Darwiishad ❤

  • @kimjongun2458
    @kimjongun2458 Před 6 lety +112

    I love hani uk. Respect from Pyongyang north korea

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 Před rokem +6

    2023 yaa soo booqday

  • @rabowrumeriyadayda2392
    @rabowrumeriyadayda2392 Před 3 lety +30

    BuuhodLe 😘Dhulpahante
    jigjiga 😘Ogadeen
    Yaa dawanaya 2021✌

  • @gurhanthabo3317
    @gurhanthabo3317 Před 5 lety +40

    Hani uk wanku heysta.somali week 2016 ayan lakulmey ayada iyo cali dhanto.shes a perfomer on stage.great dance skill and unique voice

  • @demodesouza4454
    @demodesouza4454 Před 6 lety +98

    I am an Asian and i like listening somali songs love yu somalilo

  • @qaasimi21
    @qaasimi21 Před 4 lety +21

    Heesta dadka ka soo aragti dhiibtay afaaro qabil badana, Away Muqdisho , Beledweyn iyo Jowhar dadkooda like ii saara anna.

  • @xafsaxilo2921
    @xafsaxilo2921 Před rokem +15

    6/3/2023 Malin izniin saacaduna tahy 11:50am school jooga f4 ahay
    maalinta dhameeyo schoolka soo booqan in.a 🥺♥️🤲

  • @yassinduhu
    @yassinduhu Před 6 lety +101

    Heestii kablalax darood

    • @nistahamuhamud5462
      @nistahamuhamud5462 Před 5 lety +6

      yasiin dhal darawished hagee nagu ilawden kablalaxow #marexan qiiresan☹️☹️☹️

    • @sochedorg5775
      @sochedorg5775 Před 4 lety

      Hodan Uk Waa shiiqaal

    • @ahmedbronchi2155
      @ahmedbronchi2155 Před 4 lety +3

      @@sochedorg5775 maya walaal waa ashraafta cadcad oo hayadeed tahay daarood oo ku kortay dhulka dhulbahantaha

    • @aaminacismaan3069
      @aaminacismaan3069 Před 4 lety +6

      @@nistahamuhamud5462 ad ban idin jeclnahay #mareexan and #kablalax is same bro 💞💞💞💞

    • @cabdirisaqmaxamud6977
      @cabdirisaqmaxamud6977 Před 4 lety

      Xaa

  • @maxamedqadar2180
    @maxamedqadar2180 Před 6 lety +61

    heesta ba wxaa lagu bilaabay meeshan kudhashay BUUHOODLE ala mxaan uxiisay ciideedii udgooneyd

  • @aronekolmia4260
    @aronekolmia4260 Před 2 lety +19

    Xaaskeeyga marna sxbteyda TALISO SACDIYO oo nolosha fardeeda itustay baan kusoo xasuustaa heestan.If I did anything right in my life, it was when I approached u and shared u the feeling and love that I had for u I LOVE YOU SACDIYO....
    Thanks for Accepting me.

  • @muniirjaamacabokor807
    @muniirjaamacabokor807 Před 2 lety +8

    Wixii darooda hestan dawanaya 2022 ila 2028 like isaara waxan ahayn hsi dhafaan

  • @user-hj8lq6zq4m
    @user-hj8lq6zq4m Před 5 lety +148

    احبكم والله لكن والله لا ادري ما تقوله من السودان احيكم

    • @eylul1512
      @eylul1512 Před 4 lety +3

      الريح البشير ونحنا بحبكم. 🇸🇴♥️🇸🇩

    • @maxamedfantasticali565
      @maxamedfantasticali565 Před 4 lety

      Odagan bidarata

    • @maxamedfantasticali565
      @maxamedfantasticali565 Před 4 lety +1

      Xune

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p Před 3 lety +3

      😂😂😂😂اللحن والاغنيه ماشاءالله هي قالت الحب والعشق

    • @mohamedyousuf1053
      @mohamedyousuf1053 Před 3 lety +2

      نحن برضو نحب السودان والأغاني السودانية. أكرم ناس على وجه الارض السودانيون والله، الله يخليكم.

  • @abdullrisak9890
    @abdullrisak9890 Před 7 lety +287

    sidii gacan wabi kabaxayoo ubaxa gadudkiisa qariyoo amaase geel intuu markaa dhaley naq iyo guri barwaaqo joogaa genyooy quruxdeeda ledahay 👏👏👏 waankahelay ereyadaas❤

  • @mascuudcabdiraxman4004
    @mascuudcabdiraxman4004 Před 2 lety +6

    Waxaa tahay Garasho badan gob baad thy iyo dhalat dumarba lama aad gudboonidee Mcney ma is guur sanaa
    From south Africa 🇿🇦 ❤

  • @mohamedmanzil9723
    @mohamedmanzil9723 Před 4 lety +6

    WAr heestan kawarama akhyarey!!? 1 /1 /2020 waqti aan iloobayn🤘👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @booqortoyoogadenabsame3022
    @booqortoyoogadenabsame3022 Před 5 lety +89

    Viva jigjiga dadkigii laa’igaa beerow ❤️❤️❤️❤️❤️💕💕🥰 proud to be naag ogaden absame 💕❤️❤️❤️

  • @kdervishkhalil2992
    @kdervishkhalil2992 Před 5 lety +34

    2K19
    From
    Buuhoodle

  • @fartuuncabdirashiid7338
    @fartuuncabdirashiid7338 Před rokem +3

    Hestan wa marki igu horeysay on CZcams ka firsada 1/14/2023 malin sabti 09:29 wan salamaya inta iga danbeysa ♥️👋waqti iyo waya qurux badan ayan in rajeynaya 😊👸🏿🤴🏿

  • @francayub
    @francayub Před 4 lety +12

    Mimi siongei kisomali lakini hi wimbo hunipendeza sana alafu wasomali wako na warembo wazuri sana. Pia suti na miwani ya huyo jama nipoa sana 💪

  • @hamisare6735
    @hamisare6735 Před 7 lety +49

    la isma xaqireee
    wlh waa fanaan iskalaaji heestaan dartis leeba udhageestay 10 kabadan cod waaku dhamaaday masha alaaaah keeo it going brother big respect 🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤 Best voice !

  • @hooyofadxi8712
    @hooyofadxi8712 Před 6 lety +22

    Garoowe buhoodliyo amase goonyaha darood igu dhawee gob gob dhashay igadheh

  • @roobiilbarre5916
    @roobiilbarre5916 Před 4 lety +44

    Viva jigjiga cadey my people am jidwaaq from jigjiga

  • @saaramohamed3472
    @saaramohamed3472 Před 3 lety +5

    My home buuhoodle i love her wllhi❣ lkn daaroodnimo kuma faano ee soomaalinimo ayaan ku fanaa 27/2/2021 ayaan daawanayaa anigoo buuhoodle jooga one love all soomaali people🇸🇴💕

  • @sakariyaali6910
    @sakariyaali6910 Před 6 lety +207

    Anoo ah hawiye wlhi waan idin jecelnahay walaaheena daarood nacab labadeenu waxaan qabnaa af soomaali kabarteen waa qadaadweyn iyo faqash iyagoo badalay calankeenii shanta xidigoodka ahaay iidoor down viva walaalaheena daarood waan idin jecelnahay dhabtii idinkana waan ognahay inaad najeceshehiin xurgufta yar waan kaheshiinkarnaa markasta walaalayaal down iidoor

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 Před 6 lety +2

      Sakariya Ali thanks bro

    • @abdibare2766
      @abdibare2766 Před 6 lety +1

      Sakariya Ali kkk

    • @samatarshire7361
      @samatarshire7361 Před 6 lety +7

      sxb somali oo dhan waan hecelahay anigu .....qabiil walba oo somaliyeed waa walaalaheey.....ilaahow somali oo dhan qalbigooda isu soo jeedi oo ay is jeclaadaan

    • @hiboabdinasir8494
      @hiboabdinasir8494 Před 5 lety +6

      Sakariya Ali hhhhhh iidoor miyuu isku kiin diray ala isaaq Cudur layidhaa baa idinku dhacay wlhi😂😂😂😂😂😂

    • @filsanmahad8514
      @filsanmahad8514 Před 5 lety +1

      Sakariya Ali

  • @maramabduallah1984
    @maramabduallah1984 Před 6 lety +283

    Where is my darood ppl !!!? Viva Buhoodlee ❤️❤️

  • @Abduselam.m
    @Abduselam.m Před 4 měsíci +2

    I'm listening 🎧 February 2024
    Still best song ever

  • @suweytacali6468
    @suweytacali6468 Před 4 lety +43

    #Daroodki Leyga beeray🦁❤️Noolada👋

    • @boqoradaemp3365
      @boqoradaemp3365 Před 2 lety +3

      ❤️❤️ sidokale 🤍💉🥀

    • @diimakhali451
      @diimakhali451 Před 2 lety

      iyadu wa ashraaf isaga darooda

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 Před 2 lety

      @@diimakhali451 kkkk anu iyada darooda kuma oran sido kale i sheegna kuma oran😁ee dadkeygow noolada unbaan iri😇🙌

    • @caishacuud1020
      @caishacuud1020 Před rokem

      Dhiigeygii🩸❤️💉

    • @abdulmursal9660
      @abdulmursal9660 Před rokem

      #Hawiye leyga beeray ❤ Noolda

  • @mahamedyusuf7888
    @mahamedyusuf7888 Před 6 lety +140

    Qofkii darood ah ha ii saaro like

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Před 5 lety +10

    mansha allah mansha allah dhashi darood ismacila maanshaa allah allla jeceliya cadoow idiinma arko amin lndhaha ididinku dirsada qalbiga idinku dawooba ilahow idin da amiiiiiiin waxasa goob ah guuleysta wa dhashi darood ismacil dhiiga allah heestu waa hees halisah dhiiga ayey dhaqajineysa heestu gobatahay iyo dhalad waaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @jaamaccadaani2457
    @jaamaccadaani2457 Před 4 lety +3

    ale haku daayo daaroodiya qofkii daaroodoow liketa igu sharaf

  • @amranahmed6249
    @amranahmed6249 Před 4 lety +5

    2020 hesta hada uso xistay like isar wllo😂😘

  • @abdikarimhassan5679
    @abdikarimhassan5679 Před 5 lety +7

    Qofkasta qabiilkis u wacday anigana viva shiqaal♥️. Where my shiqaal people ha i cebenine so yaca

  • @yurubadan4671
    @yurubadan4671 Před 5 lety +56

    Dhulbahante iyo mj isku suuronayo 😁😍

    • @jamaaldhuub5985
      @jamaaldhuub5985 Před 4 lety +8

      Hani waa asharaf dhulbahante u rr abti ah

    • @jamahasangorod4886
      @jamahasangorod4886 Před 3 lety +1

      @@jamaaldhuub5985 dafka beenta kala dul taf neefyhow

    • @xafsoshiiq7278
      @xafsoshiiq7278 Před 3 lety +2

      Gobti nugal iyo buhod la is helay axsan hes

    • @hanadmacallin6875
      @hanadmacallin6875 Před 2 lety +1

      Hani waa ashraaf walaal waliba reer wardheer ah-Gobolka Doollo DDS. 💙😊

  • @abokar995
    @abokar995 Před 7 měsíci +4

    Hani UK one of the favorite singers ❤

  • @MaxamedCedruus
    @MaxamedCedruus Před 5 měsíci +2

    2024 qofki iga dan beya wa wax garad like sar 😢❤😢

  • @missnadia9761
    @missnadia9761 Před 6 lety +320

    Heestani wayara afaro qawil maistiri buhoodle garowe iyo jigjiga aaaa😕 gedo aa ilowden mise heestu waa hees kablalax 😁😁😎😎

    • @fardowsanoor6498
      @fardowsanoor6498 Před 6 lety +14

      miss somali darood ku Gedo uma xisabsano si bey uga didaan I wonder why 🤔🤔🤔🤔🤔

    • @missnadia9761
      @missnadia9761 Před 6 lety +17

      Fardowsa Noor wan arkay Lkn wa doqon nimo maxa yelay anaga garowe buhoodle iyo jigjiga iney dadkeni jiran wan ogsonahay ayagu se ma oga

    • @fardowsanoor6498
      @fardowsanoor6498 Před 6 lety +11

      miss somali haa wlh wax badan ayan u firsaday kuwa dhahaya xita wan maqlay marexaan darood ma aha🙄🙄🙄🙄

    • @missnadia9761
      @missnadia9761 Před 6 lety +8

      Fardowsa Noor Kkkkkkk wey dhacda Lkn darood nimo igama xigan wale Lkn in lamidowo wax dhama malahan

    • @fardowsanoor6498
      @fardowsanoor6498 Před 6 lety +7

      miss somali ha wlh qaaliyeey😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdur-rahmanmohamed5017
    @abdur-rahmanmohamed5017 Před 5 lety +54

    Inta 2019 dawaneysa like saara tirakoob baan wadaaye kkk inta daawaty 2019

  • @MoMo-uj1ys
    @MoMo-uj1ys Před 3 lety +129

    I can't stop listening to this song....much love from Sudan 🥰😍🇸🇩 17/02/2021

  • @aminmohamed9084
    @aminmohamed9084 Před 4 lety +30

    Intii nasaba ee darood iskaciila liketa isara

  • @naasircali2017
    @naasircali2017 Před 5 lety +137

    Gobtii daarood ismaciil alow Dhowr hadad hestan Mar walbo dhagesato like saar

  • @cabdiraxmanahmed413
    @cabdiraxmanahmed413 Před 6 lety +33

    Mansha Allah heestan waan ku raaxaystaa magacayguna was cabdi inaabtidayda oon jeclahay ayaan rabaa habeenka arooskayga inaan ka qaado farxad ayay ii tahay in habeenkii ay soo baxday aan horjoogay iskalaaji iyo hani xafladii ayay Minneapolis ku qabteen
    what a beautiful song to me it is the best song I'm glad that I was in that show last year in Minneapolis

  • @temesgenamlake5778
    @temesgenamlake5778 Před 4 lety +58

    I love Somali song and people so much but I don't understand their language
    I can't wait to visit

    • @calimaxamed8115
      @calimaxamed8115 Před 2 lety +1

      We welcome to somali

    • @issanur7834
      @issanur7834 Před rokem

      WELL, TO SUMMARIZE IT FOR YOU, HE IS SINGING ABOUT A BEAUTIFUL WOMAN AND ASKING IF THEY COULD MARRY AND SHE IS RESPONDING LIKE WISE MORE LIKE MARVIN GAYE AND TAMMI TERREL DUET.

    • @siyadkahin7448
      @siyadkahin7448 Před rokem

      @@calimaxamed8115 +

    • @kingbarahow2128
      @kingbarahow2128 Před rokem

      We love you too, welcome

    • @ishaanabille6027
      @ishaanabille6027 Před 11 měsíci

      Thanks 🙏 I

  • @wpqays5328
    @wpqays5328 Před rokem +2

    2023 waan idin salamey

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 Před 5 lety +32

    Buuhoodle. ❤️

  • @Intibaah1711
    @Intibaah1711 Před 5 lety +31

    waxaa tahay geysi adagoo🙏
    hadana gibil igu yaaaloo❤
    gacalee ina adeerkey rumadow 💘 gayaan ixigo aduunkee miyaaba kuba goon karaaa kuu dhiibay gacantoo 👍hoo gorfeyoo adiga tali naftaa gaar kuu jeclatayee cadoow ana waa gudoon ❤

  • @jibril2432
    @jibril2432 Před 4 lety +13

    Jigjiga burihii karamardha aaba laysawiray alow igu celi marlabad❤️

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 Před 3 lety +9

    24 October 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 🤣🤣🤣❤❤❤💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏👇👇👇😂😂😂inaba caadi ma aha heesta

  • @dinidarwish1322
    @dinidarwish1322 Před 6 lety +6

    heestan afaaaro qabiil waaaye Ku lahaa inabtigay rumadow Iskalaaajiyow kii gibil igu yaaalow waxaas wan diiday aniga Cabdirahmaaan Abdi shakuur ama mahd SALAAD hala horgeeyo xildhibaaanadeeena Hhhhhhhh like tana hala igu dadaalo

  • @mahamedhussein7921
    @mahamedhussein7921 Před 7 lety +354

    Hestaan 5 times ka badan hada kuso ceshceshatay like i sar😂

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety +4

    Hani uk ciyaarteda ku haystaa wlhi still watching end of 2019 kama daalo yaa ila daawAnaya 2019-2020

  • @Maxamedkhaalid-iy3jy
    @Maxamedkhaalid-iy3jy Před 17 dny

    ilaahow quraanka noofududee yaarabi😢

  • @farhiyajamaboqoradapuntlan5331

    Iskalaaji iyo hani uk wa kala daranyihin..what a nice song!😍😙

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 Před 7 lety +2

      Farhiya jama Boqorada puntland I want to only marry a Dhulbahante women after seeing this beautiful song by Hani UK. You are beautiful by the way.

    • @wasaim5143
      @wasaim5143 Před 2 lety +1

      Iskalaji iyo hani uk Tagerabuxda Ayn idin Ahay farxad iigu nolada hes iyo badh ❤️💕🔥

    • @axmedwarsame9716
      @axmedwarsame9716 Před 2 lety +1

      Haa waxba ka dhacay

    • @siciidjama5412
      @siciidjama5412 Před 2 lety +1

      💋💋♥️♥️♥️♥️♥️💘🎤🌏

  • @yjama4073
    @yjama4073 Před 7 lety +45

    Iskalaji iyo Hani uk 👌🏼👍

  • @ashhadcade9681
    @ashhadcade9681 Před 4 lety +7

    From bari bosaaso
    Big respect fanaaninta somaliyeed

  • @user-ig6lz5gc9h
    @user-ig6lz5gc9h Před 7 měsíci +1

    7/12/2023
    Waxaa isla dhagasanena garabkeyga❤❤