Mohamed Tobanle Hees Cusub Kadeed Caashaq Official Video HD 2017 By Curubo Films

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 02. 2017
  • Hudba

Komentáře • 2,6K

  • @AbdullahiYare.12
    @AbdullahiYare.12 Před 3 měsíci +59

    2024 qofkii iga danbeyow like iisaar qalbiga ijabane 😢😢🥵

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 Před 2 lety +636

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

  • @ZakariaFarah-vo2nt
    @ZakariaFarah-vo2nt Před rokem +174

    2023🥺walaalkiii iga dambeyoow qalbigaaga allaha kuu qaboojiyo 👍👈🏿

  • @kawsarabdulahi2439
    @kawsarabdulahi2439 Před rokem +68

    Heestan wiil aan isku xafad ahayn baa dhagaysan jiray alle haw naxriisto markan arkay heestan waan soo xsuustay huuno rabbi hku naxariisto 😭🤲

  • @abdullahhajiomarqablan7711
    @abdullahhajiomarqablan7711 Před 5 lety +48

    Nice heestaan iyo dhagax buur 2daas baan ka taageera heesaha ciyaal xamar qaadaan.. 2daas hees hdi ad taageerto mxa kuu diiday in aad like iisaarto, ileen waa bilaashe 😅😅

    • @laylaabdi5085
      @laylaabdi5085 Před 3 lety

      Nice heesan taageero maxamed tobanle nolow bowe

  • @user-bl7mg8fn5w
    @user-bl7mg8fn5w Před 5 měsíci +110

    Even still 2024 listening 😂

  • @MaxamadcaliCabdullahi
    @MaxamadcaliCabdullahi Před rokem +61

    Waxaan dhagaysan jiray ilaa dugsi quraankaygii waliba barigii iigu horaysay taleefan wayn oo wax laga daawado
    Hadana waxaan kadib waxaan kasoo tagay tuuladaan ku dhagaysan jiray markii aan imaday magaalada aan hada joogo kismayo een taleefan wayn yeeshay ayaan dib uraacay anigoo saan uxasuusto waxayna ahayd 2021 kadib maanta oon daawanayana ay thy 2023😢😢
    Oo ay nabaro jacayl igu yaalaan😢😢💔💔
    Wallka iga danbeeyoow hadaad dib usoo radisay heestan like saar commentigan😢😢😊

  • @heesahamaanta8071
    @heesahamaanta8071 Před 10 měsíci +40

    2023 still best song boqorka codka mohamed tobanle❤😢

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 Před 7 lety +751

    💓Hees iga 💝🌹dheh hadad 💗ka heshey 💋igu qawo 💗like Mohamed 💌 Tobanle 💋ilove you 🌹🌹🌹my ❤dear brother 🌹

  • @AliAli-gn3bh
    @AliAli-gn3bh Před 7 lety +88

    waxan odhan karaa. waa heestii 2017. msha allh Tobanle deganaanta iyo codkaaga. .lama xaqiri karo. bro. go forward

  • @anasgantaal5765
    @anasgantaal5765 Před 2 lety +63

    Waa hees marxalad iyo qiiro mugwayn xanbaarasan , runtii qofkii jacel lagu xumeeyey umbaa fahmi karaa heesta erayadeeda ,😦 dadka 2025 daawanayaa waan salaamayaa

    • @nafisaguhadabdirahman6795
      @nafisaguhadabdirahman6795 Před 2 lety +2

      😅

    • @badmaceye1227
      @badmaceye1227 Před 2 lety +1

      hbartaaaa😂😂

    • @anasgantaal5765
      @anasgantaal5765 Před 2 lety

      @@badmaceye1227 war waa maxay aflagaadadu , markuu futada caqligu kaagalo waa iska sidaan , aybal ahbal dhalay oo kalab ah , nin nafsadiisa ama afkiisa daryeeli waayey inaan lacaytamo sharaftaydaa kawayn doqon doqon dhalay baa tahy 🤮 🤮🤮🤮🤮

    • @anwarhudi4025
      @anwarhudi4025 Před rokem +1

      Hush 🤩🤩

    • @anasgantaal5765
      @anasgantaal5765 Před rokem +1

      @@anwarhudi4025 kir 😏

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno Před 2 lety +108

    Heestaan Waxaan Ku Xasuusta WiiiL aan Wada SoconaY 2019
    MaaLin Maalmaha Ka mid ah Lawadeena waan is dagaaLnaY kdip Waan Ka aamusaY iLaa Maalmo Mawada HaDlin Subax SubaxYada kamida Ayuu Heestan iisoo diraY armaan anna KaafisiYo Queentii dumar HeLaaa Armuu adiguna Kuleylka KashKa iyo Laabta Kaa dagaa intaan Marka MaqlaY wlhi waan OoYey 🥺😥 Lkn Hda Wn KaLa HarnaY 💔

  • @meymunabdullahi5997
    @meymunabdullahi5997 Před 6 lety +1378

    Cunugaan fanaan ka dagan manan arag intii uku raacsan like

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 Před 3 lety +35

    Armaan Ana Kaafisiyo❤️
    Queen👸👑 tii Dumar🧕 helaa❤️
    Armuu Adiguna Kulayl🔥
    Kashkiyo laabta kaa Dagaa💔😢😩
    Yaa daaawanaya 2020💔😢😩

  • @yaxyeadan9631
    @yaxyeadan9631 Před 3 lety +105

    2021 inta daawanaysa
    Like 🖐👍😢
    Hees aan cadi ahayn mar walba dhagaysto

  • @Our_mame
    @Our_mame Před 2 měsíci +9

    Inta 2024 dawaneeso Like ta 😂

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 Před 4 lety +86

    2020 ayan wada wlahi heestan from hargeisa somaliland hargeisa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maxamed toban heeso qaaliyaan sii lahaa hadaanu aqoon isu leenahay

    • @abwaanbarreofficial3472
      @abwaanbarreofficial3472 Před 3 lety +3

      Aad iyo aad wll fananka waad la xiriiri kartaa wax kasto aad la jeceshahayne waad siin karta
      Waa fananka an muqdisho ka taagero

    • @fartunaxmed8290
      @fartunaxmed8290 Před 9 měsíci

      Br3tty

    • @amjad_boss
      @amjad_boss Před 9 měsíci

      WaR nio adigu inTee joogtaa

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 Před 9 měsíci

      @@amjad_boss waxan joogaa qatar walaal.

  • @mohamed_deeq14
    @mohamed_deeq14 Před 10 měsíci +26

    Ugu danban dib baan usoo Booqday best song alfanaan mohamed tabanle big respect 🙏

  • @MaxamedYasiin-ce5wb
    @MaxamedYasiin-ce5wb Před 4 měsíci +4

    16/3/2024 habeen ramadana sacadu na thy 12:27 ilahay qalbiga hano qabojiyo into xasuus LA dhipan😢❤

  • @mohazkypoi
    @mohazkypoi Před rokem +138

    2023 Still this song is great to listen 🎧 🔥🔥🔥

  • @bilanabdi3628
    @bilanabdi3628 Před 7 lety +301

    wilka ugu dagan fananinta sanadkan. noloow sxp mcn. aaad baaaan kuuu tageraaaaaa wll mcn. quentii dumarkana aniga lee waaaye cml hhhhhhhhhhhh tobonle tageero buuuxa apoowe

  • @koossaleban6034
    @koossaleban6034 Před 5 lety +40

    Wlhy wiil Aan codkiisa jecelahay Tobanle hore u soco
    Form somaliland ❤❤❤

  • @nuurcalimaadow769
    @nuurcalimaadow769 Před rokem +6

    2019 ayaan gabar lasocan jiray anigaa aad ujeclaa ayda xoga saas meysan iijeclen qofkiiba lahdlo wey iska shukaansa jirty anigan qofkale hadey lahadaaho waanka guban jiry maalin ayaan heestaan inaan daartay xafadoda tagy deris ayaan ahen wey isoo fiirisay wexey igu dhahday heestan yaa soo qaaday anoo kaftamayo ayaan ku iri mohamed tobanle miraha hestana anaa leh maalintaas wixiii kadambeeyay jecel bey ila jishay good♥️

    • @user-qh9hn3kn2t
      @user-qh9hn3kn2t Před měsícem

      Manta ma is arosten waqtigan la jogo xasus walhi me single 😢2024😅

    • @Li-dr3hb
      @Li-dr3hb Před 9 dny

      😂qoftaas xagee ku dambeesay

  • @Ilood_Ali
    @Ilood_Ali Před 2 lety +185

    2022 still watching this song🥰

  • @mx7355
    @mx7355 Před 6 lety +331

    تحيه للصومال من اليمن 😍

    • @sah965
      @sah965 Před 6 lety +3

      Naseem Vlogs شكرا

    • @user-vm4rs9vb6k
      @user-vm4rs9vb6k Před 6 lety +3

      Naseem Vlogs تحية الك والي الشعب اليمني

    • @diisofficialchannel5011
      @diisofficialchannel5011 Před 6 lety +4

      Watch the best clips
      اليمنيون يستمعون اغناء الصوماليين
      شكرا لشعب اليمن

    • @maxamedkhadar8106
      @maxamedkhadar8106 Před 6 lety

      Watch the best clips thanak

    • @samsammohamed5157
      @samsammohamed5157 Před 6 lety +2

      Watch the best clips الله يحييك اخي

  • @naasiromer8975
    @naasiromer8975 Před 4 lety +20

    After 3years ayan usoo laabtay dwashada heestan hdad Adna ilmid thy oo jcayl wx kaaaso mareeen mar lbaad aad dib u dawanaysi like igu qabo 29/8/2019

  • @abdirashid3543
    @abdirashid3543 Před 2 lety +37

    2022 still watching this song
    Markee qofkale iga raacday😭😢😢😢

  • @sugriahmedmp6380
    @sugriahmedmp6380 Před 6 měsíci +9

    Still 2024💔😭

  • @elahmedyyare4557
    @elahmedyyare4557 Před 7 lety +97

    Waaaw inaba caadi Maahan Heesta Jilida Quruxda badan Waad Kabaxsateen Mohamed Tobanle Iyo Azxaaptiisa nice Song Go Forward

  • @Bollywoodsongs-cg7ul
    @Bollywoodsongs-cg7ul Před 7 lety +166

    Wlhy runta hadiii lasheego inta xamar kaheesto wiilkaan ayaa ugu cod macaan hore usoco tobanle 😍👈🇸🇴

  • @calicadow6355
    @calicadow6355 Před rokem +34

    2023 comes soon still watching this song ❤💔

  • @mulkimaanka8258
    @mulkimaanka8258 Před 3 lety +4

    2021 yaa ila dawanayo

  • @mohamedamohamed9046
    @mohamedamohamed9046 Před 5 lety +101

    Hadad Daawaneysid 2019 like La Dhac Halkan

  • @halabuurhibomohamed4827
    @halabuurhibomohamed4827 Před 5 lety +31

    Adon iga kasban jacaylka
    Misana hdl igu karaynin
    Karamo ado ka tagay
    Armad kambadhuudhsada
    Erayo mcn
    Tobanle keep going 💯

  • @husseinjey4523
    @husseinjey4523 Před 19 dny +4

    Heestan markey sobaxeyse waxan aha ciyaal an jaceyl waxba kaoqonin😅 lkini manta ooo etahay 2024 waxan xiligan ooo tahay 2: Am usojetha qof ujethin inu xita ila hadlo😢 anina argtithetha kali aya i eh wax walbo heestan waxan ba isdehe ama athigu lagu qathe waa qiso wllhi xasus 04--07--2024 ila ❤

  • @mostafataama
    @mostafataama Před rokem +24

    Talented boy wlhi fankiisa meel uu ka baxay ma aqaan but still 2023 watching his old songs 🔥 🎵

  • @ziyosheikh8471
    @ziyosheikh8471 Před 7 lety +141

    Soomaaliya quruxbadanaa ilaahow ha idilin anoon arag 😍😍

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv Před 7 lety +19

    fanaankan ayaa ugu cod fcn dhamaan fanaaniinta reer muqdisho xaqiiq, from hargaysa

  • @ibraahimaadamnuur1897
    @ibraahimaadamnuur1897 Před 4 lety +20

    2020 jiif hddaa ku daawaneyso like dhac kusii.

  • @Yusufbanni7636
    @Yusufbanni7636 Před 2 lety +32

    2022 steel whaching this song ❤😍

  • @user-qs3xw2ln8h
    @user-qs3xw2ln8h Před 7 lety +71

    wilkan wan ka helay sen ku hela rer muqdisho igu cawiya😍

  • @guuledmuhumed2039
    @guuledmuhumed2039 Před 6 lety +33

    tobanle heestadu taariikh gooni ah ayey leedahay guuleeyso boowe geeesi cod hal haasi ah nice one bro

  • @reuscade2769
    @reuscade2769 Před 2 lety +248

    2022 STILL WATCHING THIS SONG😰🥺🥺

  • @AadanXuseencali-tw9zd
    @AadanXuseencali-tw9zd Před 5 měsíci +7

    Today is 2024

  • @somalishidan5577
    @somalishidan5577 Před 7 lety +22

    imisaan sugayay like this really somalida wey waalantahy sababtoo ah qofka jilayan ama heesaya waxay u keenayaaan dhaliiil bro hore usoco ha u bixin kuwaaaaane

  • @sharmaarke4426
    @sharmaarke4426 Před 7 lety +89

    Englishka Mxaa Naga Quseeyo Sidaas Kab Ugeli Abaayo Jajebi Gebi Ahaantiisaba Luuqadena Allaha Dhowro Somali 💕

  • @user-io8dy1bt7h
    @user-io8dy1bt7h Před 3 měsíci +6

    2024 inta dawanaysa Like😢❤😂

  • @IsmaaciilMaxamed-gg3pl
    @IsmaaciilMaxamed-gg3pl Před měsícem +3

    2024 still listening 😮😢

  • @nalkahussen7234
    @nalkahussen7234 Před 7 lety +208

    ilaahay amar kis maba dhage san jirin wiilkan inawa cadi maha cod kisa pppp nice plh

  • @nimcoabdullahi9156
    @nimcoabdullahi9156 Před 5 lety +62

    2019 yaa daawanaya farta soo tag 😀😀

    • @qaalisalad2278
      @qaalisalad2278 Před 4 lety

      👆👆👆👆👆

    • @axmedmaxamed6562
      @axmedmaxamed6562 Před 4 lety

      @@qaalisalad2278 🏃‍♂️🚶‍♂️👚👞😀👨‍💻👩‍💻☻🤢👻🤫☻😑🙂☻

    • @mahamedlast7246
      @mahamedlast7246 Před 4 lety

      @@axmedmaxamed6562 jebjgkljgpjj

    • @mahamedlast7246
      @mahamedlast7246 Před 4 lety

      @@axmedmaxamed6562 😶☺😘😶😋🙂😂🙂😘🙂😘🤗☺🙂😶😉

    • @mahamedlast7246
      @mahamedlast7246 Před 4 lety

      Bebfbohwgie🙄🤩😁😘😊😘🙂😘😍😀🤗😘😍🤗🤗🤗😉😶☺🙄🤗😑

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 Před 2 lety +26

    😥💔Hees hees dhaftay😭💔🎤 M.TOBANLE LEGEND🔥🇸🇴 2022👀👀🔥🎤

  • @shukrishuute5838
    @shukrishuute5838 Před 3 lety +2

    4 sano kadib hadaa soo boqday heestaan anoo shukasi iyo jecel bilow eh ayey ila kowsatay xasuus igu ledahay fasalka dhan caan ayaa ka naqday kaga sii daran macalinkeyga ayaa jecel igu aburay asaa isoo qaadi jiray hestaan ana markasta iska dhageysa jiray xasuusa tagay ayaa manta soo Goc,day 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @barreboss3699
    @barreboss3699 Před 5 lety +18

    2019 yaa ila daawanaya like saar 🤗😍🤗🤗😍😍

  • @allahwithmeneverbedeprived3494

    Heesta waagay soo baxaday aan daawan jiray waa ka xumahay inaan hadda fiirsado....waar naagtu waa noocaygii iga walee ..
    Bal liketa igu dara reer muqdisho marti idiin ahayee 😍😍

  • @sharmakeyare-hk7tq
    @sharmakeyare-hk7tq Před 13 dny +1

    Heestan markay sobaxdy wan dhagsn jiray walina wan dhagsnya ila hada o aythy 10/7/2024 will always listen like sara guys 🎧🎧🎧✌️

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 Před 8 měsíci +2

    Heestan caruur taydii ayaan daawan jaray 2017ki maantan jacayl haan ayaan u daawan ka iga danbeyow like isaar😢

  • @deqadeqa7952
    @deqadeqa7952 Před 7 lety +113

    armaa Anna kaafisa iyo queen tii dumar helaa nice song

  • @faizumohamed3511
    @faizumohamed3511 Před 4 lety +46

    Heestan qufkii dhageysanayo 2020 like was xagiina

  • @Dhacdooyin__media
    @Dhacdooyin__media Před 2 měsíci +2

    2018 Itel ku dhageysan jirey Xasuus🥺 waayo waayo

  • @naimadhole2197
    @naimadhole2197 Před 8 dny +2

    13 jir baan ku dhagaysan jire wana jeclaa hestan manta anoo nag wayn eh dib ugu soo labta Samayn iguma leh io daren goniya lkn waa iska jeclaha ❤ hadad iga dambayso like ii saar😂

  • @muniirainaatash6128
    @muniirainaatash6128 Před 5 lety +38

    2019 hadaa dhagysanyso like

  • @lookmebackiamcuteboi5711
    @lookmebackiamcuteboi5711 Před 7 lety +122

    this guy better then all new boys go dude i dont knw u and i wll never gonna try 2 knw who u r but ur voice is amazing and one day wll be like tubeec or darbi or jubba

  • @nuuraadan9891
    @nuuraadan9891 Před rokem +4

    Heestan Waxaan dhagaysan jiray 2017 Hada Ayaan soo Booqday 7/72023 Habeen jimaca ah Ala muxuu wakhtigu ordayaa cajiib Lix sano ka bacdi😢

    • @MaxamadcaliCabdullahi
      @MaxamadcaliCabdullahi Před rokem

      Ana anoo dugsi quraan dhigto aan dhagaysan jiray maanta ayan dib usoo raad raacy jimacaad dhagaysatay jimcihiisa ayaan ana dhagaysty😢😢❤

  • @nastehohufane7556
    @nastehohufane7556 Před 3 lety +42

    2021 still watching this hees🥰❤️💕

    • @insharmohammed3751
      @insharmohammed3751 Před 2 lety +1

      Evn me hess walii ah waye runtii

    • @ZAAAJ14
      @ZAAAJ14 Před 2 lety

      Dvxciecrnosawokuhjfcfrutmncdkly😙😁😂😎😍💟💟💞💝💝💝💜💜💔💕💤💛💝💕💖💗💗❣💌💚💌❣💋💋💋💘💘❤👄👎👎🖑👍👍👌

    • @madaxweynahamustaqbalka6979
      @madaxweynahamustaqbalka6979 Před 2 lety

      2022 M still watching this hees🥰🥰🥰

    • @insaaniofficial
      @insaaniofficial Před 2 lety

      2022 still watching this song

  • @sakariyanur817
    @sakariyanur817 Před 7 lety +12

    ilove reer muqdisho waxaan ku nolahy hargesa dad god ah waaye muqdisho

  • @ifkanolasha2136
    @ifkanolasha2136 Před 7 lety +11

    armaa ana kafiso quenti dumar helaaa
    armu adgu kulel ka
    kashaka iyo laapta gadga 😢
    ado ii kabasn jaclka
    misna hadl igu karynin
    karama ado ka tagay
    tagy 😢😢💔💔
    axya fanan mohmed tawanle
    my burh guleso 👐👐👐👏👏👏
    nice song and nic pic 👍👍

  • @haniyaxye1874
    @haniyaxye1874 Před 6 měsíci +5

    Wllhi hestan markii igu horesay wxa ii qaday wiil Aan xirir wadaag ahyn 2019 waloo aan aad u yaraa oo aan aqoon micnaha jecel mar walbana wan ku ciyari jiray wilkas malin ano la jogo i qaday hestan waliba aso ilmeynayo Ana wxs wxn u maleyay been sbbto eh man aqoon qimaha jclka 😢😢 hada ma aqan ino nol yhy iyo in kle wiilkas mohamoud abdinasir ayu ahaa mgcisa 😢😢lkn ila hda kuma jeclan sorry 😢

    • @Sooffe
      @Sooffe Před 2 měsíci

      Must ma aha inaad jeclaatay muhiimadu waa inuu fahmo inaadan ahayn tiiisa😂

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před rokem +7

    Xasuus ii ahaan doontaa insha allah🥺😎2022 17 august hbn 00:8 arbaco ah🥲😢

  • @simrancadey7057
    @simrancadey7057 Před 7 lety +87

    kama hadlayo heesa qaday we know inaysan fcneen hees lkn daganantada ayan kahelay
    gabadhaa kuso hartay is asrur abyo ✋✋

    • @ahmedcaaqil8480
      @ahmedcaaqil8480 Před 7 lety

      kkkkkkkkkk

    • @naimaabdullahi7344
      @naimaabdullahi7344 Před 7 lety +1

      simran cadey realy abyo intii qoral lasoo qorayay adaa ugu hdl mcnaa sidas oo kale an kafilayna kuwa kale😍😍

    • @khadarkhadar9882
      @khadarkhadar9882 Před 7 lety

      simran cadey kyfzo

    • @YuuAden8
      @YuuAden8 Před 6 lety

      simran cadey quruxey mashallha waada qurubadan thaya 😘😘😘👌

    • @shukriabdinurmahdi6312
      @shukriabdinurmahdi6312 Před 6 lety

      simran cadey
      Sister been maadan shegin
      Allah wadada tooooosan hanagu toooooosiyo
      Inti shaydanku badiyeyayna Allah haso hanuniyo
      My Allah keep us against 👉Devil Deeds

  • @iqriinadequeen1195
    @iqriinadequeen1195 Před 5 lety +19

    2019/7\2😱💖👈wali yaa ila dhageysanoyo heestan i like this song🙏Mohamed Tobanle tager goni ah🔥👑

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +2

    Axsan caleeg 1:11 31 March 2023.
    Ramadaan kariim Suxuuurtii ayan ku Sugayaa.

  • @cabdiMaalik-dw1te
    @cabdiMaalik-dw1te Před měsícem +2

    2.6k hadad iiga dhex aragtay love ❤️ iisaar

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 Před 7 lety +83

    wilkaan nimcaan hilaac u cood eka caadi mahan👏👏👏👏👏👏👏

  • @bayazieabdulaahi4410
    @bayazieabdulaahi4410 Před 7 lety +47

    axsan fanaan cod macaan whi ereyo aan caadi aheeyn ayaa loo dhiibay waa u hagar baxay

  • @user-qb9dp5py9w
    @user-qb9dp5py9w Před 2 měsíci +1

    Heestano yar daawan jiray hadana waxan arkay isla qisadaa qof aan ka maarmay baa sidaa ii raadiya lkn Ani weli wn jeclaahay qalbi u noqdaanan haynin mooyee😢😢

  • @CimraanMahamuud
    @CimraanMahamuud Před 4 měsíci +2

    Heestaan waxaa dhagaysanayaa 6:32 maqrib nimo 2024/3/22 bishii ramadaaan hadaaa iga dambeeso love hay la dhaaafin

  • @zakiyareofficial9311
    @zakiyareofficial9311 Před 7 lety +66

    Adoo kurbo sexan wayay armaad kaftanki tawdaaa hhhhh like isaaara inta IGA danbaysa

  • @THEBEASTORANGE
    @THEBEASTORANGE Před 7 lety +14

    wiilyahow awalba jecayl dhaba uma qabin gabadha qofka dhabta wax u jecel aad buu dulqaad u leeyahay xataa qofka uu jecelyahay haduu qaldamo cadow kuma noqdo waxayna u badan tahay inuu jecaylkiisa ku guuleysto.

  • @luqmanmahmudobar3339
    @luqmanmahmudobar3339 Před 2 lety +4

    2021 hadad wali dawaneyso liketa igu so tur 😍

  • @mohamudinshar3446
    @mohamudinshar3446 Před rokem +3

    2023 Dhamaad ah Wali heestana Waa Top dhageysigeda iyo macnaheda madhacayo😢❤

  • @yare448
    @yare448 Před 6 lety +38

    heesaha cusub oo faniinta da'da yar yari qadaan oo aan dhegeysto waa tan.
    waliba hadaan ku cesh ceshto kama daalo.
    waa dhab qofkii cahdiga buriyo in ey (ayada/asiga) ku soo labneyso xanuunka.
    mahadsanidiin.
    waa Hees aan aad ula dhacay

    • @user-ge3mu7py8p
      @user-ge3mu7py8p Před 4 lety

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩👌

  • @rahmayasin5358
    @rahmayasin5358 Před 7 lety +39

    Ceeeb caleeg Dee ha ku mashquulina inanta iyo inanka maxaa idinka galay dharkoda iyo waxay ku hadlayaan waa ceeeb Dee inaad u fiirfiirsstoo qofka wuxuu xiranyahay iyo hadaladiisa war hala xishoodo

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 Před 7 lety +2

      Rahma Yasin dadka youtube ka afka dheer sida ceel waleee waa edbisay 😂😂😂😂

    • @rahmayasin5358
      @rahmayasin5358 Před 6 lety

      Hhh qali way igaa yaabiyeen wlhi

    • @liibanmuuse225
      @liibanmuuse225 Před 5 lety +1

      Kkkkkkkkkk

  • @nacimoabdiali7943
    @nacimoabdiali7943 Před rokem +17

    2023 still this song is great 😢😊❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +3

    Still 2024
    Mohamed tobanle legend lawayay xge bu kadhacay horta ❤

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 Před 5 lety +12

    I'm still watching 2019
    Heesaha hanjabaadda ah waanba kahelaa iLaahey amarkiis, 🤣😁

  • @kidinkvevo3258
    @kidinkvevo3258 Před 7 lety +42

    waaw masha allah dalkii saan ayuu qurux unoqday miyaa

  • @AbdisalamNasir-ud7gb
    @AbdisalamNasir-ud7gb Před 6 měsíci +3

    10/12/2023 Waa malin aanan waligay ilawi doonin waayo waxa iga tagtay gabadh aan in badan is jeclayn wali ismaan odhan heso saanad dhagaysan waliba iyadoo lagaa tagay Cawo aadban ujeclaa 😭💔

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 Před rokem +3

    Erayada iyo laxanka codka cajiibka. Heestaan waxaa u dheer jilniin heerkiisi sareeyo Gabadhan Malyuun Maanka u ekaa armay iyada tahay.

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 Před 5 lety +24

    Fananka reer b/weyne horay u soco bro nice and amazing voice. Legend of legends.

  • @mahrezdepio7848
    @mahrezdepio7848 Před 5 lety +20

    Maxame tawane heesihisa ine wada dagnansho leyihin inta ila araktay like

  • @jacfarhanadmaxamed4203
    @jacfarhanadmaxamed4203 Před 3 lety +4

    Kadeeed cashaq wlhy hees xssus igu leh aan qof an jclhy u qaadi jiray cida daawanaysa 2021.....2022.....2023 liketa ha ila dhaafininia please...🙏🙏

    • @kaarshemusic2779
      @kaarshemusic2779 Před 3 lety

      Ana hada kula daawanaya 2021

    • @bosslady7785
      @bosslady7785 Před 2 lety

      Anaa kula daawanaya
      18/Augst 2021 💔😭😭💔💔Heestan dareen gooniya

  • @abwaangallaydhmukhtaar2121

    Heestan qisadayda ayay ku dhigan tahay waxaan kala tagnay 2017 kii waxayna igu soo laabatay 2020 kii Xili aan ka maarmay oo aan qof kale Helay Runtii waa aduunyo
    Markaan dumar kaa jeclaa
    Ee aan kali kuu jabnaa
    Intaad i kadeeday ani
    Sowtaad kaaftoon i tidhi

  • @rahmarahiima6468
    @rahmarahiima6468 Před 7 lety +25

    nice song heestaan xasuusbadan ay igalisay 😢😢😢😍😍😍😍

  • @JiniiArrag
    @JiniiArrag Před 7 lety +35

    Armaad Kaligaa jaceylkiyo
    Kadeed Ku Galshaa Xubiga
    Armaad Nabsi Keysatayoo
    Hadhoow Koombeeysataa
    Armaa Anna Kaafisiyo
    kuwiintii Dumar helaa
    Armuu Adiguna Kuleylka
    Kashkiyo Laabta kaa dagaa.

  • @anisaabdullahi7364
    @anisaabdullahi7364 Před 4 lety +2

    2017 ayan dhageensan jirey anoo jcylka igu xun yahay wllhi mantana asakee hesara nabsi iska ilali waa iska adun 😢😢😢

  • @user-yz1if7lq4o
    @user-yz1if7lq4o Před 6 měsíci +1

    Hestan anoo yar laqaday 2017 markii igu horaysay an dhegesto 2021 ilaha wandhegaystaa slam alfalan mohamef iyo asxabta❤🎉

  • @gucci5661
    @gucci5661 Před 6 lety +18

    Socodkas horta gabdhaha Muqdisho jooga maxey usuurodan markey socdaan aniga sida baaburta usocda

  • @Muna6163
    @Muna6163 Před 7 lety +4

    😭😭😭 come on ppeh ana ku jaceylaaa hhhh mohammed la.aanta youtube ma aniga joogi karo ano ku daawan ma seexan karo alla maxa cod macaan tahay aax dagnaantaaada ka sii daran😘😘😩

  • @user-xk9wu9fu8r
    @user-xk9wu9fu8r Před rokem +5

    2022 dhamadkisa heestan wa hees xasus gara wata🥺💔

  • @khadaryuukey3277
    @khadaryuukey3277 Před 2 lety +3

    Dadka 2024 dawanaya waan idin salaamaya