DAYAX DALNUURSHE STYLE CUSUB IYO INDHO BLUE AH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 04. 2017
  • Heestaan waa loo qaaday zamzam ali siidow zamzam cudoon

Komentáře • 1,3K

  • @ShuaybMohumett
    @ShuaybMohumett Před 6 měsíci +170

    2024 hadaad dhagysanyso like isaar😅

  • @caashoine7324
    @caashoine7324 Před 3 lety +1158

    Hadad qur,aanka Allah aad jcshhy like ii saar wll😍😍

  • @xareydstudio
    @xareydstudio Před rokem +52

    Hadal Afgaaga ka soo baxa waxaa ugu wanaagsan Saliga nabiga Sallaahu caleyhi wasalam

    • @user-nu7hf1jt3d
      @user-nu7hf1jt3d Před 3 měsíci +1

      Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤

  • @sumayosumayobashiir9087
    @sumayosumayobashiir9087 Před rokem +63

    2022 /10/14/jimca🥀🥰hada igadanbeyso likta haila dhaafin🤣

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 Před 7 lety +180

    somalida ma xishooto wlhi heestisa ayad ku raaxeesaneesa wadna caayaysa wallal haduysan ku qancin isaga bax oo amaan sii walaa xowle👊👊👏👏👌👌

  • @hanadabdulkadir9454
    @hanadabdulkadir9454 Před 4 lety +128

    😭😭 14/5/2020 xili saxuur aan karsanaayo iskaabul la yahaay waxaa hada la ii soo diray sawirka Zam Zam waa gabar aan xad dhaaf u jeclaa dorbo heestan shitay anigo niyasano zam zam calafka ku waaye😥😥

  • @cawilmohamed6234
    @cawilmohamed6234 Před 7 lety +139

    anigu anoo reer hargeysa ninkan waan tagera waa fanan aad u codmacaan top dayax

  • @Eritrea03
    @Eritrea03 Před 11 měsíci +28

    I am from Eritrea baut i love the songe and love pepole from somali❤❤🇪🇷🇪🇷

  • @sadebashir1165
    @sadebashir1165 Před 4 lety +31

    alfanaan dayax dalnuurshe waan ku taagara. Hees aan jeclahay qaada. 🙏🙏big respect

  • @user-ve2to3qn1b
    @user-ve2to3qn1b Před 7 lety +24

    ani waxan layaabaa dadka aan ku heesan maxad ugu mashquushan waa yaabee wiilkan niima hestee iskaaga lexda kalmatu dayiba sadaqa weyan walalayal wilkan masha allaah waa wiil walalkeena ah waana wiil soo maaliyeed masha allaah waad araktaan siduu heebad uleeyahay masha allaah alle hadeeyo masha allaah waana wil xaasleh mashquulka bdn kadhamaada walalayaal alle hasiiyo awlaad saalix oo asiga cml ah aadbuu udagan yahay masha allaah rabi haku xifdiyo abowe cadowgaa unoolaaw alle hanii xifdiyo adiga iyo xaaskaa waalidiintaa dhaman cadowgana alle hakaa qabto somali aadbay u mashquul badanyihiin wlhi

  • @zamzamloveyoungqueen77
    @zamzamloveyoungqueen77 Před 6 lety +84

    Love❤😘 ma name zamzam tnx daayax 💕❤

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 Před 7 lety +86

    inuu yahay super starka muqdisho ayaa kuhaysta nice song waa dagan yahay codkisa xarakadiisana so nice farxaan iga dhe

    • @sundusadam9507
      @sundusadam9507 Před 6 lety +1

      Ii nolow dayaax dalnuurshe

    • @safiyadaganquruxlay8202
      @safiyadaganquruxlay8202 Před 5 lety +1

      Dayax aaaad bn walal ku tageraaa wa fanan ka kaliya ee shacbiyad buxda o tager san aan arkay nolow dayaxow wll

  • @xaajowlipax24
    @xaajowlipax24 Před 5 měsíci +49

    Still 2024😮

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Před 6 lety +20

    woow eesh calaa hees magacayga & magaaladan ku dhashay caabudwaaq dayax waa ku sugyey bello maybe this song is for me kkkkkkkkkklhhhhhhh 😍😍💚💛💖❣

  • @kipirlowgahxaafadaxmaan5009

    ZAMZAM QØFTEYđAH ĽĂ DAHAA 😍😍😍💕💕 DAYAH DALNUURZHE WN KUGU HAYSAH 👏👏👏👏💙💯💯💯🔥

  • @user-rc4co1ll9n
    @user-rc4co1ll9n Před 7 lety +5

    indhah waa caadi nin iyo naag wax ladhahyo majiran somali hadaa tihan wiligin ma ilbaxeesin ee mashqulka kadaaya nuurka muqdisho dayax my love nuur cala nuur caadey😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @sahraxudhuun1510
    @sahraxudhuun1510 Před 7 lety +32

    fanaanada somalida maxay horamar garayaan somalidan fedha qolocan laga abuuray ayaaba cay nafta kaga sarayaa subxanalaha sheekh iyo shariif somalida cidna kama amaan helayso maxaad idhihiisa ugu mashquulaysiin hadaad iskadhaaftan maxaa idiinkabayaa 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷we love fanaanita somaliyeed ee sanadka 🌷🌷🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @queenbilanqueenbilan8861
    @queenbilanqueenbilan8861 Před 5 lety +73

    Dayax dalnuurshe wanwtageeraHan si aan cadih aheen from somaliland 😍😍

    • @user-qj9hw3xl7l
      @user-qj9hw3xl7l Před 3 lety

      هناق في كل عام وانت بسمة الدنيا. في الوقت الحالي على خير كان 😢😢😢😢😢😢

    • @justsaywow766
      @justsaywow766 Před 7 měsíci

      Waxaan dhagaysanayaa 25 aug 2023. Lol

  • @SuhaybCabdi-wt8qb
    @SuhaybCabdi-wt8qb Před rokem +56

    Still listening 2023 what a brilliant song..........

    • @user-qr1sd4gx9t
      @user-qr1sd4gx9t Před 6 měsíci +1

      And me 2024❤😢

    • @bisharabdirahman2163
      @bisharabdirahman2163 Před 6 měsíci +2

      Am❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamiinahanshi4706
    @zamzamiinahanshi4706 Před 5 lety +23

    Magac qiiimo weyne leh inta ila midka ah liketa isaara

  • @abdikafi9326
    @abdikafi9326 Před 10 měsíci +4

    Stil listening 14 9 2023 haweyn khamis jimco soo galayso 😊😊😊😢😢😢😢😢❤❤

  • @Gkamacnshe
    @Gkamacnshe Před rokem +8

    Yaa taawanaya 2023👍👍👍

  • @fahimamohamed9751
    @fahimamohamed9751 Před 7 lety +123

    woooooow dayax hestan wanjeclahay💕I miss my best friend zamzam ✌✌

  • @Maazim7
    @Maazim7 Před rokem +8

    Heestaan ani iyo zxptey oo laga magacawo zamzam oo isla soo kornay ayaan isla dhageysan jirnay😥 lkn hada galigeey ayaa dhageysanaayo ayadoo dunida igu cidleysay🥺aun😭🤲

  • @zhankaroonmohamed7075
    @zhankaroonmohamed7075 Před 7 lety +50

    caashaqaan dhamaanayn Alla calaf yaad unoqotaa😍😍😍 dayax❤

  • @abdikanselector1029
    @abdikanselector1029 Před 7 lety +3

    dayax nin culus sanadkan cusub walagayabanyahay 3 heees kuli wada shidan soo sartay cabasho iyo labadan cusub wakutagyera bratharkey👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👍

  • @aynle111
    @aynle111 Před 6 měsíci +9

    Zam zam hada dhinacayga ayay fadhidaa Wana jeclahy ❤

  • @Hodman-hx2kb
    @Hodman-hx2kb Před 7 lety +14

    heestaan baabur marki laga daaro tooptenka wlhi baburka xataa xarako uwadeee woooooooow my fanankena iska nolow waliga yaqee😚

    • @abuleel7612
      @abuleel7612 Před 6 lety

      Jndidbjebneineijsindkndنبنثخزلنولك. مبزمنبم. نزقن. نسنصخينب😍😘😘😍😚😙😙😙😙😙🤔🤔

    • @abuleel7612
      @abuleel7612 Před 6 lety

      هههههههههههه. هههههههههههههه😆😂😃😁😀😀😁😆😆

    • @warkazehah9383
      @warkazehah9383 Před 6 lety

      Zam zam. help dayax dalkanushe

    • @maxamedmaxam3e230
      @maxamedmaxam3e230 Před 5 lety

      @@warkazehah9383 u

  • @ayaancumar3954
    @ayaancumar3954 Před 5 lety +10

    magaca zmzm aadan ujecelhy bcz sxiibty ladhahaa amaan uqalantaa m.a dayax keep going brother kabaxsatey heestaan

  • @iqraali1081
    @iqraali1081 Před 5 lety +95

    Samsam waad cudontoho alla yaa ila dawanaya 2019 please Lak

  • @munakayf8227
    @munakayf8227 Před 2 lety +2

    Jah esh calaa sowt 2022 soo gaaray😄❤

  • @hafsowacn7086
    @hafsowacn7086 Před 4 lety +18

    Wixii dayax hormarkiisa jecel like saar

  • @user-xf2jd2fg7j
    @user-xf2jd2fg7j Před 6 lety +14

    انا عربيه بس احب الاغاني الصوماليه احسن من العربي

    • @hapipshariif852
      @hapipshariif852 Před 2 lety

      من وين اصل انك تحب الاغاني صومالي احسن شيء احسن شيء اشترك في القناه

  • @mubarikmkofficial8282
    @mubarikmkofficial8282 Před 6 měsíci +9

    Still listening 2024 what abrilliant song😢

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 Před 4 lety +18

    Who's watching 2020 zamzam balanbaalis studio✌👍😎

  • @ramlaosman6791
    @ramlaosman6791 Před rokem +7

    2022 ya dhageysa noya ilaa hda dhageysa noya wlhi 💯🙈

  • @robahassan6673
    @robahassan6673 Před rokem +4

    I'm borana and liked this song👍👍👍👍

  • @iptilo
    @iptilo Před rokem +7

    Old but gold mrkan anfuro ban dhagesan jiray heestan 2018❤🔥

  • @mohacade8163
    @mohacade8163 Před 2 lety +1

    Wa hanen arbaca bishuna wa 6/july/2022/sacaduna wa 20:13 waxan soxasustay qiso ku dhacday sxb kay qaliya alle ha unaxaristo dhabtaydu ku naf baxay wa qiso xanun badan gabadhi u jeclana ayado walan ba igu danbaysay inay noshahy io inay dhimatay ma aqano sxb alle haku naxaristo xanunki wali wadarema😌😪😭😨

  • @hamdawarka5219
    @hamdawarka5219 Před 7 lety +62

    dayaxa iftiimka mogadishu fanaan aan isla wayni aqoon allow noo kaa daa 😍😍😍

  • @AbdiaziizNor-wc1eq
    @AbdiaziizNor-wc1eq Před 3 měsíci +8

    2024 is washing😂

  • @hadeelalhussein1933
    @hadeelalhussein1933 Před 7 lety +33

    waan ka helay heestaa waa hees shidan 💓💓💓👍👌

  • @suadomursal7773
    @suadomursal7773 Před 2 lety +22

    heestaan xasuus gaaar ah ayey igu leedahay wllhy kuwa aan isku hooyo iyo isku aaba nahay iyo kuwo aan isku aabe lee nahay ayaan iskula ciyaari jiray gaariga aabe waxaan ehee dad isku xiran hadana cadow baa nakala geeye😢

    • @muhiimofficial1019
      @muhiimofficial1019 Před rokem

      Nolosha sidaasa hala yaabin

    • @djabdullaahi193
      @djabdullaahi193 Před rokem

      Iska sabar hno srro 😭😭😭

    • @MOHAN-tp4gl
      @MOHAN-tp4gl Před rokem

      Dib usax qalad walbo wll wad awooda adi iyo wllalaha inaa dib u heshiisan wad isku dayi karta

  • @zamzamhassan9806
    @zamzamhassan9806 Před 3 lety +2

    M.A alle hakudaayo ee heeskale oo fardowso dihi ayaa ka codsanaya

  • @mustafyare1452
    @mustafyare1452 Před 5 lety +6

    masha allh hees qurux badan asxapta hala yareyo masha quulka badan wiilka ka daayaceda maxaa idin ka galabday wlhi Somalia maka dhamaa haayo mash quul my king u noolow cadawgaag in badan

  • @shushmitalovehindia4967
    @shushmitalovehindia4967 Před 7 lety +13

    nice song👌👌👌 dadkan mashquulka kunacay uf ninkaan naag ayuuba ninkeda yahe afkiina uraayo kadaya waridkiina wase

  • @saamihassan2903
    @saamihassan2903 Před 2 lety +11

    4sano ka hor balanbaalis badowda ku badnayd wllhi kulaha
    Stellar cusub iyo indho blue ah 😂🎶
    Wax Barta balan balisay 😭😁

  • @ahmedYare-vb5fe
    @ahmedYare-vb5fe Před rokem +3

    Xasuus hore 2015 🤚 hadana 25/05/2023 🤚
    habeen jimce ah 📚

  • @user-nq7qn8ew9l
    @user-nq7qn8ew9l Před 7 měsíci +5

    I have listened once in 2017 and revisited on 24/12/2023 ❤

  • @sacdiyahaji5120
    @sacdiyahaji5120 Před 7 lety +12

    War yaab badanaa...., somalida waxey heer u gaari la'yihiiin saaan waye...., war maxa ugu mashquuleysan wuxu kashtay iyo wax kalaba..., this man is singer...., he got fans... if u not his fans waxa comments uga bixisid aaba qalad ah..., soomaliyey jahilnimidiina waye waxa wadankina saas u yhy.., saa iskugu maqneeden aa faciina ka Harten...., inta jiran oo jaahilka ah adi wax isku tar nafsataada kuu baahan inta howlo lagu tirsan gali lahayd..., inta kale oo wax fahanka ah ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @zamufan1994
    @zamufan1994 Před 6 lety +9

    I like dayax dalnurshe keep it up tagerahada ayanahay

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 Před 3 lety +6

    Dhamaadka 2020 ayaan daawanayaa dayax oo cad oo tima jilicsan😀
    Yaa ila daawanaya...

  • @naste1
    @naste1 Před 2 lety +28

    Still listening🤘💋😭

  • @calimooliid4920
    @calimooliid4920 Před 4 lety +13

    Intii 2020 heestaan dhageesatay like ha ii saarto

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 Před 6 měsíci +2

    Dayaxow cod macaan baad leedahaye Quraanka baro ee kusoogudbii fadlan haaddu Allan cimrigaa kusiiyo Fadlan

  • @hassanyabdul4682
    @hassanyabdul4682 Před 8 měsíci +3

    Zamzam maicawineysa habibi...❤😢 nolow mel walba aad jogtid

  • @yngboymoqdhisho8334
    @yngboymoqdhisho8334 Před 7 lety +43

    gabadhi zamzam ladhaho like isar macaaney anakuhesto gabarla dhahe mid labad xata wan rabaa 😍😍😍😍😍😍😛😛😜😙😙😙😙😙

  • @samsamahmeddhaqane819
    @samsamahmeddhaqane819 Před rokem +3

    😍😘 jah markii lagu amaanaayo 🙈🤗

  • @zahraashhajji6252
    @zahraashhajji6252 Před 5 lety +9

    My best my sweety zamzam mohamed respect ayaan ku hayaa mcneey I miss you ❤❤💋💋

  • @ayanlehhassanali
    @ayanlehhassanali Před 7 lety +4

    mashallah shb haa uu bixin hadalka dadka ee kolay qof walba oo magac leh uu iska leyahay wax waxka sheega have a fun big boss. felicitation pour ton nouvelle chanson

  • @ismailomar488
    @ismailomar488 Před 3 lety +11

    2030 ha da daweneso like isaar ✌

  • @hodanshariif9825
    @hodanshariif9825 Před 7 lety +4

    wwwwwwww Zamzam Waad cudoontoho Dumarkena canbaxay wlle Dayax dalnuurshe heesta iyo codka wuu iga soo dhiisay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌

  • @queendeeqa2128
    @queendeeqa2128 Před 7 lety +29

    www dayax best song in this year

  • @iamliban5475
    @iamliban5475 Před 7 lety +16

    i loved this song and dayax is the best singer in mogdisho who is the zazam

  • @ousmanbarbershop3266
    @ousmanbarbershop3266 Před 5 lety +28

    24/3/2019 inti dhagasanooso like isara ❤nolow dayax wilkan abtiga uahay😅😅😅

  • @fartuunali4963
    @fartuunali4963 Před 7 lety +6

    waxba ka dhacay inaba cadi mahan dayax nolaw inbadan 👌👌👌

  • @Yusu198
    @Yusu198 Před 11 měsíci +7

    Still listening 9 Augost 2023 what a song❤😍

  • @NUNE144
    @NUNE144 Před 7 lety +13

    i realy love this song
    soooooch mach

  • @exyooga9973
    @exyooga9973 Před rokem +34

    hi i"am from argentinia🇦🇷🇦🇷 ilov this song somalia😄

    • @fisalmohammed8529
      @fisalmohammed8529 Před rokem +4

      I.m from Brazil 😭🇧🇷

    • @khaalidadhi9319
      @khaalidadhi9319 Před rokem +1

      I'm from 🇵🇹 🇵🇹 🇵🇹 🇵🇹 🇵🇹 🇵🇹

    • @shankarpoi2512
      @shankarpoi2512 Před rokem

      Argentina world cup win l.a 🥺🇦🇷❤️

    • @edenboy4825
      @edenboy4825 Před rokem +3

      I'm from somalia 🇸🇴 I proud my country 😎😎

    • @exyooga9973
      @exyooga9973 Před rokem +1

      @@shankarpoi2512 wey qaatay lbx messi is goat🐐🐐

  • @cabdifitah9150
    @cabdifitah9150 Před rokem +3

    2/6/2023
    3:02 pm
    ❤❤❤
    RAYAAN WAA CUDDONTAHO💋
    DUMARKENA CAAN BAXAY❤
    CALAMKAA USIDATAA⚘️⚘️
    ANNA WAA KU CAASHAQAY💯

  • @quenzamzam6567
    @quenzamzam6567 Před 2 lety +1

    Wlhy waa magacayga now listen this song 2022 jir oo joog fanaankena

  • @cadimahaahmed5157
    @cadimahaahmed5157 Před 7 lety +1

    war somalidu xuma war dadka haku mashqulina warya dayx nolow best fanan muqdisho wlhy

  • @abdiubane2722
    @abdiubane2722 Před rokem +10

    Very amazing song I am rendille from Kenya but Somali and rendille are one people

    • @mohademaker3497
      @mohademaker3497 Před rokem +2

      Yeah bro ... Rendile are just like us somali kenyans

    • @abdiubane2722
      @abdiubane2722 Před 3 měsíci

      ❤❤❤Somali and Rendille one people

  • @ademzh
    @ademzh Před 7 lety +43

    Hey love the song! Finally a great song with my name! I think it was secretly written for me😂❤️️👌🏾

  • @ubaxkhaliifmusic6172
    @ubaxkhaliifmusic6172 Před 7 lety +5

    Eesh cala cod iyo hees mcn 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Před 6 lety +1

    Waw abti walahi wan kahelay indhahaga waxa ushahbahda hirtig lakiyn adaa ka afqurxoon wiiyl somali oo qoor dheyr mar hore aya igudanbeysay lakiyn abti yaaladey aya qoordheyr masha allah dayax nolow so qurux

  • @mohamoudabdiweli7947
    @mohamoudabdiweli7947 Před 7 lety +196

    Somali hadaan nahay waxaan nahay wada reer miyi, Magalada waa nala keenay dhamaanteen, kii ku dhashay xitaa aabihiis iyo awowgiis ayaa soo galay iyagoo ku mashquulsan Siday Magaladu tahay, Intiina reer magalka isu haysata mashquuul kii ayaa wali idin ku jira, indhaha muxuu gashaday ayuu garaadkiinu noqday, caadi iska dhiga

  • @sakidaaahir3323
    @sakidaaahir3323 Před 6 lety +3

    wwewww heestaan wxaa jeclayd gabartaan dunida ugu jeclaaa xili kasta dhagaysan jirtay
    my dear lakiin waad icidlaysay

  • @anisomahomed2336
    @anisomahomed2336 Před 4 lety +11

    Best song dayah work up brother

  • @ruunaxmed9579
    @ruunaxmed9579 Před 6 lety +2

    zam wad cudontahoo dumarkena can baxy caalmkaa u siidataa anne wan ku canshaqy nice wye hestaan

  • @user-ve2to3qn1b
    @user-ve2to3qn1b Před 7 lety +5

    allena wuu siiyay cod iyo qurux masha allaah rabi ku xifdiyo wllllllll

  • @ahmedapoosto6269
    @ahmedapoosto6269 Před 7 lety +39

    Www walee fanan wakan epow yakusameyo hesaha aan utagee 😃😃😃😃😃

    • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
      @shankarooncadeeyjecliyaada5421 Před 7 lety +1

      eeman zaki 😀😁😀😂😂😂😂😁😁😁Sacadaan iyo Heesaa iga Fariiso funny Boy

    • @ahmedapoosto6269
      @ahmedapoosto6269 Před 7 lety +5

      +Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadkayga adi kuheysaa hadaa noqdo tlhi ee icodeey 😆😆😆😆😆😆😆

    • @smaltofarruq8698
      @smaltofarruq8698 Před 7 lety +3

      wwwwwwwwwwooooooooo 😚😍💑

    • @kanuushnalka6769
      @kanuushnalka6769 Před 7 lety

      heestan qiiro aan cadi aheen iyo dareen ayay igalisaa

    • @kanuushnalka6769
      @kanuushnalka6769 Před 7 lety

      heestan qiiro aan cadi aheen iyo dareen ayay igalisaa

  • @ikraanqaali6740
    @ikraanqaali6740 Před 3 lety +1

    2021 yaa ila dawanaaya like isaar hee

  • @happyofficiall
    @happyofficiall Před 7 lety +108

    inta zamzam jecel like

  • @tasneemshariif8788
    @tasneemshariif8788 Před 7 lety +12

    My favorite one and singer 😍😍😍😍

  • @asmomodel6529
    @asmomodel6529 Před rokem +3

    2023 Hadaa firsaneyso🙌😂👏😂😂😂😂😂

  • @deeqaluula2958
    @deeqaluula2958 Před 2 lety +1

    2018 Xasuus waye wllhi😭😭😭😭😭

  • @HaphzaMoalim12
    @HaphzaMoalim12 Před 2 měsíci

    Heestan 2024 dhagesanya.magicii Sxptey zamzam abdi ali cimri dher iyo cafimad suban💗

  • @calminghours4462
    @calminghours4462 Před 5 lety +12

    I love his eyes mansha Allah!!!!!

  • @abdiazizabdullaosman5766
    @abdiazizabdullaosman5766 Před 7 lety +9

    Qoor dheere Nic song

  • @mohaboqortoyo5286
    @mohaboqortoyo5286 Před 7 měsíci +2

    2017 malin ano warr san ayan lagaysaty mid aan zxb ahyb oo talfone malma soi gady yaa xasuusta galax j2

  • @fowziacadey5033
    @fowziacadey5033 Před 9 měsíci +2

    Favourite song upto know

  • @sharmakeahmed2535
    @sharmakeahmed2535 Před 6 lety +4

    bro nin rag iskadhig
    mar ad iscadeso iyo mar ad gishato indho blue sidee khanisinta
    ilen dadka wexey kaa shegayan wabarun
    acha ushoga

  • @fartuuncabdi4347
    @fartuuncabdi4347 Před 7 lety +3

    nolow dayax fankaga waa ka helaa wll xidigaha muqdisha adiga u wado calanka wax ku cuno ala Kuma tuso isha ibni.aadamka buurta qaad dhadiina alah dhigo wllkay

  • @elmijaras1202
    @elmijaras1202 Před 7 měsíci +2

    Still listening 🎶 2024

  • @mohaabdifitax9211
    @mohaabdifitax9211 Před 2 lety +2

    dayax fanaan soomaaliyeed oo aan taageero

  • @mohofficial902
    @mohofficial902 Před 4 lety +10

    Intee 2019 fiir saneyso like dhacsi 👆👆👆

  • @calminghours4462
    @calminghours4462 Před 3 lety +10

    Aboowe, I really like the colors of your eyes Beautiful. Mash Allah!!!!

  • @mohamedHassan10761
    @mohamedHassan10761 Před 2 lety +1

    Inta 2022 ila daawanayza like 😂

  • @sacdiyawaberi986
    @sacdiyawaberi986 Před 7 lety +2

    awww waa hees ad iyo aad
    ii dhax gashay zamzamey