Xasuuqii Siyaad Bare "Jabuuti Dadka Waxay Ku Laynaysay Xuduudka Lowyacado Somaliland"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 06. 2024
  • Xasuuqii Siyaad Bare "Jabuuti Dadka Waxay Ku Laynaysay Xuduudka Lowyacado Somaliland"
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Komentáře • 89

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 dny +16

    Jabuuti waa cadowga somalilnd guul somalilnd insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 dny +9

    Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪

    • @hkayir916
      @hkayir916 Před 2 dny +3

      Deeqa hadii aan 50.000 qof google reer somaliland ah u sheegno inaan nahay dal iyo dad jira oo somaliland la yidhaah calanka somaliland waan helaynaynaa ...imika hadii aad ku qorto google somaliland waa wadan ayuu ku odhan .. campaign aanu galno sida calan keena youtube aan usoo dhigi karno🎉

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před 2 dny +3

    Siciid waxan kayaba nahay inta sidaa layno galay ayay dadkeenu wali kahad layaan walal nimo aan cidkale u hayn Guul somaliland ❤❤

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 2 dny +2

    Inacagoole ogadeen ayu aha lakiin axmaranoo hilisay❤❤❤❤❤❤ haxmaro wa walalahayo

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 2 dny +1

    Sax wa mamul lakiin mamulka muqdisho way kaxumatay Sax dauladu xamar Waliba jabuuti ayakadaran guuuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 2 dny +2

    SubxanaAllah markasay dad reer Somaliland ban ahay lee ay wali leyihin Somalia wa walahayo.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 2 dny +1

    Soomaliland ha guulaysato bi idnillah guuuul jazakumulahu khayr labadiinuba 👍👍👍👏👏👏💓💓💓💚💚💚💜💜💜🌹🌹🌷👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️💞💞💞💕💕💕💕🌷💓💜💚🌹🎂💛👏👍👍👍👍👍👍👍

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Před 2 dny +3

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @mahamudcadashe-zy3sl
    @mahamudcadashe-zy3sl Před 2 dny +2

    Waa.ruunti.reer.shekh.doon.bay.ahayeen

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Před 2 dny +3

    waa runtii reer sheekh doon ayey ahaayeen kuwaa gaadhiga dabada loogu xidhay

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 dny +3

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Somaliland' ♥️♥️♥️. Ethiopia 🎶🎶🎶 viva good 👍👍👍👍🎉🎉🎉🎉🌍🌍🌍🌍✍️✍️✍️✍️✍️✍️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 dny

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Před 2 dny +3

    INNA LILAAH WA INNA ILAYHI RAJIUNA, Waa taarikh loo bahan yahay in manhajka warbarashada Somaliland lagu dabaaco sida Yuruub aay u dabaceen dagaalkii labaad ee aduunka.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 dny

    Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waanu ka adkaanay waanan ka adkaan doonaa insha allaah

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před 2 dny +1

    Walaahi waa run inta ay nagaadh geeyaan baylawyacdo fawashta ugu dhiibi jireen waan joogay dadka habeenkiii bay guryaha ugu geli jireen markaas baycagacadaan baabuurta ku saari jireen waxa wasiirka ahaa muumin hadoon faarax ooisaaq necbaa fsqashtana jeclaa xasan guuleed iyo siyaad bare saxiib bay ahaaayeen

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 Před 2 dny +3

    Isaaq cid walba way dhibtay kuwii xitaa la deganaa may dhaafin iyaguna cid walba way la nooshahahy ilaa al aanka ban yabaa marka la leeyhay rer lascanod wa dadkeni dadkii la oga waxay sameyeen ilahay isaaq wuxu ugu gargaray laab xaadhnaan iyo cafis somaali way isugu tagtay umana kala hadhin

  • @mohamedsuleiman5342
    @mohamedsuleiman5342 Před 2 dny

    Waanan ku taageeraaye arab siyo news

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 Před 2 dny +1

    Siciid waxaad ka hadshay xaqiiqada dhabata ah hakeedii baad dhigtay magaaca ha jiro

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před 2 dny +4

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohzhaakir23awjaama
    @mohzhaakir23awjaama Před 2 dny

    Sax weeye nuuxrka heesta raac ❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 dny

    SOO CALI BARNAAMIJKII SOMALI WAA WALASLO EE XASUUQI KA SHERKEYNAAYET

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Před 2 dny +2

    Saxafaada Somaliland fasax ayay ku maqan yihiin sida muuqata , xita dagalkii gojacade umadda waxba mey gadhsineyn oo waxaan mooda inay jirin waa nasiib darro runtii

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 Před dnem

    ALLE KU MACADAABO

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 dny

    Run hadaad doonaysaan colaadu waxay kadhaxaysaa isaaq iyo soomaali inteeda kale ilaahay cadawgeena hajebiyo aamiin

  • @mohamedsuleiman5342
    @mohamedsuleiman5342 Před 2 dny

    Fanaan Somaliland ah baan ahaye

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Před 2 dny +3

    Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️💪💪💪🦁🦁🦁💎☀️☀️☀️

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 Před dnem

    Dadkayga xamar ujanjeedha ee doonaya waxaanu leeyahay sakaardka umulba wixii shalayto soo maray ma sidoo kalaatahay dadkan sabankan joogaw hadaan sixun wax loo qorin sabab iyo sideebay xamar kugu soo noqon ama aad USAC Tumi soomaalilaan ha jirto oo ha joogto guul guul

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 2 dny

    Meesha dad logu shirayo ogada in Allah na joogo. Sırma qabee Allah uu sahan ah.

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 dny +2

    Wooooooooo ⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐ 🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶 viva music 🎵🎵 good. S N M 🩸🩸🩸🩸 guuuuuuuuuuuuuuuule Somaliland' 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆👌👌👌👌👌👌👌👌👌 music good job 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Před dnem +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-vm3zv8ge7i
    @user-vm3zv8ge7i Před 2 dny +1

    Jabuuti waligeeba cadowhy ahead Anaga joogny make snmtu luyyacdo iyago arousa ay dhinac jabuuti ka so weerareen faqashtu

  • @hkayir916
    @hkayir916 Před 2 dny

    Arabsiyo news we need to petition the owners of youtube 😢we need to be united first all somalilanders not qabiil or party we need to be united to get our flag on youtube .. taiwan has ... we somalilanders have to united ... we need to petition to have our flag everywhere we dont need triblistic but united for our nation somaliland

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 Před 2 dny

    Kaaraamardha may ahayn ee waxay ahayd garab case halkii lagu laayey cidanka.

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před dnem

    Wargayskii Dawlada iyo wariyayaashii Radio Hargaysa TV Qarranka dhamaan agaasimayaa inta badan Jeebada Xirsi Xaaji Cali ayay ku dhex sugan yihiin ....waan hubaal midhkaasu maaha wax aan iska idhi..ma hadli karaan ..Zaad ayaa lagu haystaa in yar oo lacag ah.....Xirsi Fircoon ayaa meel dhigtay nimankaas.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před dnem

    Hadrwi iyo gaariye belaayo ku dhigeen koonfur lakin berigaa dheg wayn bay ahayeeen

  • @abdiawil4598
    @abdiawil4598 Před 2 dny +1

    Itoobiya waagii la nagu khuukhin jiray maanta maaha kala baranay waaryaa beentii iyo runtiina

  • @user-qq9dz2ex5z
    @user-qq9dz2ex5z Před 2 dny +1

    Amxaaro-inaan-dugsado-adaa-doqoneey-ibaday-markaa-dumar_iyo-caruu-diyaarad-kubuufisee

  • @user-tr5uh8cv3f
    @user-tr5uh8cv3f Před 2 dny

    Nin rageed xaqiiqdu waa taas

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 2 dny

    Walahi biyaha shinahay. Naguru shaisay

  • @Starlightinthenight123

    Marakaada. Walaalkaa. Caadoow. Ku. Nooqooto. Umaada. Kaale. Buu. U. Gaala. Kaa. Waxa. Diilaaya. Waa. Soomaali. Kaxa. Qaaxiinaaya. Waa. Soomaali. Kaa. Waxaa. Kufasanaay. Waa. Soomaali. Kaa. Waxaa. Ceejiinaaya. Waa. Soomaali. Kaa. Waxa. Suumanaay. Waa. Soomaali. Ma. Meelkaale. Buu. Kaayimi. Ka. Diilaaya. Heesata. Taabanaasa. Ruunat. Waa. Soomaali. Maxay. Kaale. O. Jiira. Isaka. Aamuusa

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 2 dny

    Waxasala ilaway somaliland 😭😭😭😭😭😭

  • @jamaal12339
    @jamaal12339 Před 2 dny

    Maxamed Mooge liibaan heesu muu samaayn jirin Tariikhdaa kaa khaldane heeaaha uu qaaadi jiray ragii lahaa sheeg

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 dny

    Taariikhdaa waa buugaak laga qoraa

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 2 dny

    Inta Ali marexaan lo dhibayay wasarada war fafinta in nin fayow on Turkie hanti ka samaysan lo dhibo ayay ahayd oo gabigidaba licence ka qada saxafad isku sheegta

  • @Starlightinthenight123

    Waxaasaa. Jiiray. Mauumaada. Baanoola. Dhabay. Luugaaha. Laagakeen. Ku. Waasa. Soomaali. Ah.

  • @Starlightinthenight123

    Soomaaliida. Haalkaa. Fooga. Greesay. Reerka. Waay. Canuunsadeen. Waxaa. Geesataay. Waa. Soomaali. Marakaa. Maxaada. Rabataan. Maxaada. Laagu. Jirayaa.

  • @jaroosecumardheere8723

    Wel ninkan hadalay hooyadii baa nin dhashay

  • @jaroosecumardheere8723

    Cida manta aan cadawugeed iyo nacabkood waa ayaan daro waxaa la sameeyay in lagugu soo raaro xiryo qaxooti wax
    Lagu sheegay oo markii danbe la ciidameyay meel. Manta aan soomali ku walalisito ma garanayo

  • @Starlightinthenight123

    Heesahaas. Kuwii. Duulmiiga. Jeceela Waay. Dhiibatada an. Meeshii. Baa. Guubaata. Bisiinka

  • @abdirahmanbare19
    @abdirahmanbare19 Před 2 dny

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺☝☝☝🕋🕋🕋🤲

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Před 2 dny

    Garab case oo ahayd xero ciidan oo jigjiga ku taaley waa buurta yar ee xaga madaxtoo ka xigta!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 2 dny +1

    Amxaarada soo dhaweeya beri waxan u saxiixi doonaa 50 sano lacag la aan Ethiopia in ay berbera kala soo degto badeecadaheeda iyo 50 sano saldhig melatery berbera 7000 oo askeri wasiir fiqi iyo midka Ethiopia ayaa saxiixi doona

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 Před 2 dny

      Guul Ethiopia 🇪🇹 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před 2 dny +1

      Sax Viva itoobia abaanu leenahay

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před 2 dny

      @@HindaAbdulle-fl2jj sidoo kale lithium ka burah ku jira waxan kaxaraasheyna fransis ee dhulkiina dhex jooga hanoo sooqixina

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 dny +1

    Faqaasha. Somalia 🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓 faqaasha 😈😈😈 Somalia 😩😩😩😩😩😩😩😰😰😰😰😰😰😱😱😱😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏽🏃🏽🏃🏽

  • @jaroosecumardheere8723

    Jabuti maxaad hada arabsiyo news ay hada inogu sheegayisaa saw idinkii laha waa walaladeen anagu hadanu nahay reer bariga sland waxaan ogayin inay waligeed cawudaga sland ilaa xiligii 88 ay naga xidhay siliga

  • @mohamedsuleiman5342
    @mohamedsuleiman5342 Před 2 dny

    Please mar qudha isoo qabo

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Před 2 dny

    Dadkan ma waya arkayan shalay xasuuqi loo gaystay iyo xamar xanuunkay nabaday inta u siiciid sheegay iyo inka badan ayanagu dhacday ilawsho dhawa ma umuulba isaaq adeer nimanka manta xamar la heeshiyee ino shirqolayay ee ilaahay fashilay hagardamaday inagu hayeen ee ila imiika inala daba socda ee shalayna madaxwaynah kadaba hadlay wasiirka arimah guuduhu wax haka qabtoo abniga isaga u xiil sarane haday dhiciwaydo raga cawaga somalilan ushaqaynaya ee xiita ukamid yahay m abiib waxan ushegayna dawlada dadwaynuhu inay gacantooda wax kaga qabandonan hadii lawayo sharcii wax qabta walahi ninkasta guurigisan ugu dhacayna gacantayadan wax kaga qaban doona dulqaadkii wuu naga dhamaday

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 2 dny

    As wey la shaqeeyaan

  • @user-xe7zm3ix9m
    @user-xe7zm3ix9m Před 2 dny

    Wax .alale wax dega konfurta samaliy waa Cadzow

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 Před 2 dny

    Eeda. Siyaad bare nolol inakama kadanbeen

  • @CandillaahiTuute
    @CandillaahiTuute Před dnem

    Ninkaa sucuudiga Kazimierz ee caruuska waxa la udhan jiray ismaciil sZidane waa lagu dilay baabuurtiisa waxa qatay faqashtii

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 2 dny

    Geele calool baaldi ragg badan oo isaaqa ayuu xeebta ku laayey

  • @xasanaxmed6115
    @xasanaxmed6115 Před 2 dny

    Qof cafimad qabo mawareysanoysid 😂😂😂

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 Před 2 dny

    Ilaaa alaybadaybay ladaba socdeen rujaynaysay markasy somli nimo nagula meraysanayan

  • @user-zl9zo5ru8w
    @user-zl9zo5ru8w Před 2 dny

    True❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤40years they hat us

  • @princehigh-flierp8965

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w Před 2 dny

    Noocaas oo kale Lama dhegeysto waa baroor iyo ba'ayeey

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd

    Cuqdadland ama isaaq Oromo waa iska hadlayaan 😅😅😅😅😅

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Před 2 dny

    Garab case ayay ahayd meeshii lagu laatey saraakiishii ka soo noqotay dagaalka ee reer waqooyiga ahaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 2 dny

    Hala soogud biyo dadkan wixii hore u gaadhay iyo taariikhdii hore imikana waxay doonayaan inay tii yookale kusameeyaan hal baraarugo

  • @engilyas44
    @engilyas44 Před 2 dny +1

    Rerkiina wixi dhibato liyo xasuq logeeiistay
    Sii fican ayad uu shegtay lakiin
    Rerkiinu wuxu xasuuqay umada somaliyeed marnaba madso haddal qadiin
    SNM waxay xasuqday magalada lascanod mudo 9,bilod ah
    SNM 4/2/1991kii waxay xasuuqday magalada Dila iyo
    Magalada borame
    Waxa 2 malmod oo kaliya lagu xasuuqday 1745 qof oo dumar iyo ciiyal uu baadan
    Waa xassuqii arxanka
    dara ee abiid somalidhexded kadacay

    • @xayawaanadabadiyobari4094
      @xayawaanadabadiyobari4094 Před 2 dny +1

      ma Arkaan Xasuuqii Awdal & Lascanod Ay Ka Gaysatay Balse xukunkii Siyad Bare Somali Reer Kasta Waalagu Laayay Balse Cidna Kamay Aarsan isaaq wixi loogaystay waxay ka aarsadeen oo ay xasuuqeen awdal & sool marka somalinimo yaanu kaasaarin nin siyaasad xumo halkaa lagashay

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 Před dnem

    Waa rune ma beenbaa!!Heestani waa cadaw ciijiya, how do they like it now?

    • @zahrasaed148
      @zahrasaed148 Před dnem

      Waxba mawada lihin ee aynu kukala ekaano dalakeena kala duwam.

  • @ahmedsaid9856
    @ahmedsaid9856 Před 2 dny

    Bies lies story

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 2 dny

    irir samaleh ilahay bah isku diray dulmigih lasaanod bah kah so baxay ilahay idin jabih in shah Allah

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w Před 2 dny

    Warka ninka qaylinaya waxa uu sheegay in cidwaliba wastay rag iyo dumar jabuti, kilinka 5aad ee Ethiopia,xag xamar,waa kuwee cida aan wasin,waayo cidwaliba waa na wastay buu yiri,xataa xabashidii ilaa yamen way na waseen ayuu yiri,ha sheego cida uu u haysto dembiga ah nama wasin