Ibrahim Caydiid oo waraysi uu siiyey Red Sea News kaga hadlay khilafka Jibuuti iyo shirkii Turkiga

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024

Komentáře • 107

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Před 2 dny +22

    Ibrahim Caydiid wa shinbir Ale u soodiray SOMALILAND.

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo Před 2 dny +8

    ASC Ibrahim caydiid .. ALLOW KU XAFID...

  • @user-om5gn6iv2d
    @user-om5gn6iv2d Před 2 dny +4

    Ibraahin caydiid waa shibir ilahay u soo dir j.soomaalind ader alle haku xiftiyo

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 2 dny +5

    Ibrahim caydiid waa mujahif dhsba guuulayso❤❤❤❤❤

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 2 dny +5

    Guulayso ibrahim caydiid 🎉🎉🎉🎉

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 2 dny +5

    Red sea tv waa u daacad daliiss guuleyso❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @CumarIbrahimCawale-st8ni

    Xayaaka Laah, Ibraahim Caydiid, Hore u soco wll, Guul iyo Gobonimo ,hanoolaato Somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamednuuh3133
    @mahamednuuh3133 Před 2 dny +4

    Alle haku dhawro gudomiye ibraahin caydiid

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 2 dny +4

    Mashaallah waa geesi qaran Ibrahim

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 2 dny +4

    Red sea tv guulayso❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 2 dny +6

    Wararka xaqiiqda ah usoo gudbiya shacabka reer somaliland ee Red sea la socda...wanaad ku mahadsan tihiin wararkaa

  • @user-xq2hf3ws4h
    @user-xq2hf3ws4h Před 2 dny +7

    Guul Somaliland guul Ethopia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zk5ev8bb6m
    @user-zk5ev8bb6m Před 2 dny +3

    Thanks Ibraahim Caydiid

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 Před 2 dny +3

    Ilaahay ha ku xiftiyo Ibrahim iyo inta u daacada shoo dhan

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar Před 2 dny +6

    Weriye Siciid Ciise iyo Ibrahim Caydiid Rag culus oo muwaadiniin dhab ah. Viva Somaliland iyo Itoobiya. Badda, dhulka, cirka Somaliland Somalilanders baa leh cid kalena waxba laga waydiin maayo

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 2 dny +4

    Xasid ma aflaxo, guuleysta dhamaam dadka somaliland ee dacada ah ee dalkooda iyo dadkood la jecel horumarka, sharafta ,ilahayow barkee dalkayaga ,

  • @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c

    Maansha alah ibraahin caydiid walaahi waa libaax ilaahy usoo diray somaliland ❤❤❤

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 2 dny +3

    Red sea ❤❤❤❤❤tv

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 dny +3

    XAMAR IYO JABUUUTI WAY DAWA KHEEENN.

  • @user-qm8wl8vx5p
    @user-qm8wl8vx5p Před 2 dny +3

    Asc aad baan idiin salaamay Mr ILeeye iyo Mr Caydiid
    Waa dhab in xizbiga WARDANI uu hawshaa Turkiga lawadey Soomaaliya Sababtoo ah waxaan ka dhagaystay warka Amxaariga ah in ay Xisbiga mucaaradkii soo dirtay cid udhaga dhagaysa Qodobada shirkaa ka soo baxa oo xaga Soomaaliya ka soo jeeday iyagoo ah Xizbi sheegana inuu Somaliland yahay waana ta ay aadka ula yaabanaayeen nimankaa Ethiooianka ah ee ka waramayay tii aanau Dawlada SOMALILAND iskuba mashquulinayn

  • @abdillahiwesozen4291
    @abdillahiwesozen4291 Před 2 dny +3

    nooloy inader hambalyo ibrahim geessi gul somaliland

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 Před 2 dny +4

    DADKA. XAMAR. JOOGA. EE. MALINBA. NIMANKA. MAAFIYADA. AH. AY. HADAL.O. IS. BURINA. U. SHEEGAYAN. WAA. DAD. CAYN. KEE. AH

  • @maxamedcabdilahicabdi496

    Legend smlnder buura ah Trkhdaa ku qori doonta dabadhilifka shisheeyuhu ha dhaco

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 Před dnem +1

    Thanks for both brothers

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Před 2 dny +1

    ❤❤❤Guul iyo Gobanimo Somaliland iyo Ethiopia. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 Před 2 dny +2

    Guul iyo gobanimo jumhuriyada somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-nw8de5lo4i
    @user-nw8de5lo4i Před 2 dny +2

    Hore usoco high elit

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 Před 2 dny +3

    JABUUTI JAAR WANAGSAN BA LABADA DHANBA KA XIGAY INTAA SOO MU GADHEN DUQA INA CUMAR GEELE

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Před 2 dny +4

    Allaa watoo wehel uma bahna somaliland

  • @ukulm6841
    @ukulm6841 Před 2 dny +3

    Ibrahim caydiid iyo siciid ciise Ileeye labada halyey qaran oo had iyo jeer shacabka soomaaliland lasocod sii ya halkay marayso xaalada dal keenu oo ah warar ka xaqiiqowyinka ah .......

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před 2 dny +2

    Hirsigu xumaanta u tamar badana, waa astamaha munafaqiinta, wakhti aan fogeyn ayuu natiijadeeda xaga Allah ka heli. Aamin.

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 Před dnem +1

    Guul mujaahid Ibrahim caydiid iyo red sea news 🎉 noolada cadow jabiyaad tihiin

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před dnem +1

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job and great work

  • @user-zd4mb4sx3r
    @user-zd4mb4sx3r Před dnem

    Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul Ibrahim noolow inshaa allaa

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 2 dny +2

    Rajimka jabuti iyo rajimyada mucaridka sl sheganaya ee
    Ay xirsifircon, maxud neef
    Iyo munafiqinta kalaba lihi
    Wax allah waxy sland yeeli
    Haba yartee majirto sl guul

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Před 2 dny +2

    Geesi qaran alaw kudhawr ibrahim caydiid

  • @caashayarcaashayar8488

    Xaji Ibrahim Caydiid, Saeed Ileeye, Suti Gashaan iyo inta Somaliland jecel e daacada ah Ilaahay ba abaalkooda gudi o cimri dheer, cafimaad iyo wanaag siin.❤😊

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před 2 dny +3

    Somaliland Guul.

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh Před 2 dny +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 Před 2 dny +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 Před 2 dny +2

    Muwaadiniin dhab ah wareystaha iyo lawareystahuba

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 Před 2 dny +3

    Qadad. Weyn. Ma. Qajilan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před dnem

    REER SOMALILAND WAA IN AY TAAGEERAN GUDOOMIYAHA URURKA MUTADAWACIINTA EE SUTI GAASHAAN OO AH NAFTOOD HURAYAAL U TAAGAN DIFAACA QARANKA SOMALILAND NOOLADA SUTI GAASHAAN ILAAHEY HA IDIN XAFIDO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 2 dny +3

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    Gurguurtaha xamar iyo geelaha jabuutay waanu ka adkaanay waanan ka adkaandoonaa insha allaah

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Před dnem

    INSHA ALLAAH GUUL IYO MIDMINO WAARTA JAM.BARAKAYSAN EE SOMALILAND, ILLAAHAW JABI CADAWGA SOMALILAND, ILLAAHAW FASHILI DHAGARAHA AY SOMALEEGAYAAN CADAWYADA SOMALILAND AAAMMMIIIN

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 Před 2 dny

    Viva suti gaashaan & red sea❤

  • @IdirisHussein-xo8vc

    Ilaahay hakubareekeeyo adiga ubabadkaaguba

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Před 2 dny

    Suti gaashaan Alle ha ku barakeeyo

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru Před 2 dny

    Geesi qaren ❤🎉

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 2 dny +1

    Cawaga Somaliland shisheye iyo sokeeyba dee waa jabyaa Wlèe

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf417 Před 2 dny +1

    Dawladi waatii laga baqo ee nimanka wadani ee mushaharka xaaraanta ah baarlamaanka ka qaata shaqo halaga qabto

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 dny +1

    Meeshan ganacsibaa lagu tartamayaa TURKUGU na dantiisa ayuu eeganayaa waa maal galiye

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 Před 2 dny +1

    XISBIGA WADANI BAA JABUUTI MOU CUSUB UGU BALAN QAADAY .... ILAA CEEL GAAL BAA LAGA IIBIYAY
    WAA HADAY SOO BAXAN
    INA CUMAR GEELE WAKA KU FASHILMAY JABHADI MARNA WU DAFIRAY MARNA WU ISKA DHOFIYAY

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 Před 2 dny +1

    Madaxweyne muse sxbnimadii jibuti wuxu ku doorsaday danta Somaliland markaas waa in lagu taageero

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 2 dny +1

    Ibrahim caydiidow Ethiopia ma ilaa marsysa ilaa inta ay dhacsyso dirashoyinku. Somaliland has to pressure for the signature the MoU

  • @aaminacabdirahman7853

    اللهم احفظ صومالند واهلها أميييين❤❤❤🎉🎉🎉🎉😅😅😅

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 2 dny +1

    Ibraahin waad mahadsantahay cadawgii dibadu wuu jabay waxa hadhay xisbigii huwanta ahaa ee gudaha shacab iyo dawladba heegan halagalo

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 Před 2 dny

    Guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤🎉🎉🎉 illahay labadiinaba ha iidin xafiido dadka iin baad baad wixi jiiraba uu sheegteen oo aad uu bayamiisen illahay reer somaliland niyadoda meel ha uu wada jeediiyo cadaga guudahana halaga foojiignaado

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před 2 dny +1

    Ninka xanuunsanaya ee xirsi haduu dad jabuuti udiro hala xirxiro waa in dawlad nimadu shaqasa oo gacan birah lagu qabto cadawgan dalka inoo dhex jooga

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Před 2 dny +1

    Hadaanu Garxajis Nahay Ciro Waanu iska Qanaynaa, kuma raacsanin kumana Taageersanin. Xirsi baana waxaa ka Danbeeya. Ninkaa Loogama Horeyn. Cabdi raxmaan Ciro.

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim Před dnem

    Acs ibraahim caydiid muwaadin difaaca dalkiisa utaagan آلله يحفظك kolba qarbaa godka kasobaxaya cadawga somaliland ama kuwa gudaha jooga ama dibada kaqayl yaya waa in loomidobaa afarta cawaga uadega magaca inala wadaga

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 2 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 Před dnem

    ❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 dny +1

    GACANBAY TEGAYSAA DHASHII SNM WAY JOOGAAN

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 Před 2 dny +1

    Waar can Xirsi ma isagaa wadanka madaxwayne ka ah 😬🫨

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Před 2 dny +1

    ❤❤❤🇮🇷🇪🇹🇮🇷🇪🇹🇮🇷🇪🇹🇮🇷🇪🇹🇮🇷❤😂wasiirka arimaha debedda itoobiya wuxuu ka baqay inuu qaraxyo sito wasiirka aan aqoonta lahayn ee soomaaliya ta kale labaatan argagaxiso loomalanaayo ayaa lasocday dee wasiirka itoobiya naftiisuu ubaqay

  • @keysedheereeye2857
    @keysedheereeye2857 Před 2 dny

    Asc bahda redsea network bacda salaan waxaan.halkan uga hambalyaynaya muwaadin ibraahim caydiid iyo guddoomiye faysal cali waraabe oo difaaca qaranimada somaliland utaagan

  • @musamohamed5778
    @musamohamed5778 Před 2 dny +1

    Qofkasta waa arkaya garaad xumada ilmaderaday xirsi iyo xaashi wlhy haday dhowdahaye wa. In gacan layskaga qabta hadii kale dalkan meel fog ba laga doonaya wa faqash nimankani
    Tudhaalaha halaga daayo wa cadow ragaasi

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf417 Před 2 dny +1

    Waxaas oo dhan waxa ka daran qolada wadani ee aanad moodinba inay muwaadininyihiin maxaa lala sugayaa ee ay CID ugu yeedhi wayday oo shaadhadh leeg loogu galin waayay

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 Před 2 dny +1

    Hayadaha nabad gelyada somaliland waxaa la gudboon nimanka gudoomiyaasha iyo xildhibaanada madaxweynaha ka daba hadlaya in sharciga lala tiigsado

  • @IsmaaciilApdi-vr2xm
    @IsmaaciilApdi-vr2xm Před 2 dny +1

    Halyay qatan

  • @FarxancaliSandhere
    @FarxancaliSandhere Před 2 dny +2

    Mahad sanid dhamantin suti gashan

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Před 2 dny

    Xirsi iyo Xulafadiisa ILAAHAYOW Naga qabo.

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Před 2 dny +1

    Waar maxaynu wax aragnay xusbi dhan oo gudaha inoo fadhiya ayaa cadaysty cadaawada uu inoo qabo. Allow degdeg usoo qabo cadowgeena oo Xirsi gaab iyo wixii ushaqeeya u horeeyan

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Před 2 dny

    Ibraahin caydiidoow Alle hakula garab galo difaacida wadanka

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 Před dnem

    Mujaahid ibraahim ceydiid dartanka dekada berbera iyo DJOUTI port u dhaxeeya. Kama jirno hadaan reer Awdal nahey 14:17 .

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h Před dnem

    Siciid iyo ibrahiim gulaaysta waad tihiin gesiyasha qaranka masha allaah allaah ha inaga qabto wixii fidma wada cadawga somaliland allaah ha jebiyo aamiin

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Před 2 dny

    Guul JSL somaliland

  • @cabdibile-ch9zt
    @cabdibile-ch9zt Před 2 dny

    Jabuuti iskamay difaacin eedii soomaaliland u soo jeedisay meel kale ayey isku qaadeen nimankan mucaaridka sheeganaya ee xisbiga wadani arinkoodu waa badheedh ee waa in meel looga soo wada jeesto oo la iska celiyo

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 Před 2 dny +1

    Ibrahim waa xogoogal dhinca warka iyo urrinta xogta.

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Před 2 dny

    Halyay qaran Ibrahim Caydiid kula taliya Dawladu inay Xidho Xuduuda ay wadagan Somaliland iyo jabuuti .

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy

    Geele weligiiba khaa in Ina neceb ayuu ahaa kuwa uhadlayaana awelba cadaw la inagu darsaday ayey ahaayeen

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 Před 2 dny +1

    Ha loo diyaar garoobo sidii lays kaga qaban lahaa Cadowgan Cunaya Cashuurta hooyooyinka caanaha iibiya ee wax loo soo maray wadankan 😫🥺🤥

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před 2 dny

    Habar oday ka mid ahi haduu waxaas la yimaado waa in la salbiyaa

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 Před dnem

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    Siciidoow suaal❓️fairbanks soomaaliya markaad leedahay ama dawlada soomaali maxaa kuu diiday inaad tidhaa soomaali Etal ❓️❓️❓️❓️

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    Dawladan jilicsanbaa noogu can in huwanta guduhu hadasho

  • @2am997
    @2am997 Před 2 dny

    Sheekadan ay Djibouti wadaa waa dhuumasho uu dhabarku muuqdo , waxaa se is waydiin leh maxay ka faaiidaysaa in ay garab istaagto nin qori dableh Xamar looga soo dhiibay si uu gurigiisa u gubo. Booraan hadimo ha qodin ku dhici doontaana ma ogide.

  • @kaledomar7041
    @kaledomar7041 Před 2 dny

    MUJAAAHID IBRAAHIM CAYDIID MUWAADIN DHABA..

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před dnem

    Ina caydiid waa difaac qaran

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před dnem

    ILAAHEY HA XAFIDO MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID WAXAA BALAN AH IN AANU QARANKA SOMALILAND KA ILAALINO KUWA CADOWGA U NUGUL EE KABO QAADKA AH SIDA WAXAA LAGU SHEEGO CIRO XIRSI IBNU XAARAAN IYO FULEY FULEY DHALAY INA XAASHI OO AH DOQON FULEY AH IYO DHAMAAN URURKA ARGAGIXISADA AH EE ICTISAAM NAFTA AYAANU U HURI DOONAA DIFAACA QARANKA SOMALILAND WAA BALAN

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay

    Taariikhdaa qori doonta? Taariikhda Soomaalidu waxba qorto. Taariikhna dib uma eegno. Wax soo socdana ma fahantu Soomaalida.. Waa dad Cawaana oo maanta waxa taagan uuna caqligoodu dhaafsiisnayn.

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před 2 dny +1

    Cadawga guduha ha loo dhug yeesho

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před 2 dny

    Ibrahim badhi culus

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 2 dny

    😂😂😂🎉😢😢😮😮

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Před dnem

    Dadka MOUga taageeraa dib haw fadhiisteen oo haka fekereen sida ethiopia u burisey heshiiska biyo xidheenka dadka dhulka biyo xidheenku ku yaalo dega ee bin shanguul waa qabiil carbeed dadka iyo dhulkuba suudaan buu ka tirsanaa sodan iyo masar waxaa lagula heshiiyey in binshanguul ku biiraan ethiopia biyaha webigana masar qaadato 80% markii dambena waa looga baxay heshiiskaa waa dersi wax lagu qaato nin amxaaro dhaansadoow adigaa u aayi

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg

    Ffggg

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 2 dny

    Been run baatimi
    Baydgaaboow baroortaa.
    Buugow banaankaa.
    Barashooy bidhaan wacan.
    Badii iib ubadhbaadh.
    Bulshiina badide beelaha boortii baygaab lagabood.
    Bulshu waxay kutidhi beesadii lawaa.
    Buuqaad burdi kuunoqon waa.
    Bulshayahay biraysani baraaruga beenti waybadatee.
    Bir aanjabin maanta beegsada.