ibrahin Caydid oo kahadlay Shirki fashilmay Ethiopia iyo Somalia ee turkey.ga, iyo ujeedada jabuuti

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024
  • Mustafe Indhotaag, waa channel ka shaqeeya. siyaasadda iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed,
    sido kale soo gudbinaa, Taarikhihii hore ee dhulka soomaalida, Xayaysiisyada. kala soco wararkii u dambeeyay ee arimaha bulshada.
    Mustafa Indhotag. It's a channel that works. Somali politics and social issues,
    also submit, the past history of the Somali land, advertisements.
    Follow the latest news on social issues
    Follow my page Thanks
    / mustafeindhotaag

Komentáře • 48

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před 2 dny +4

    Viva Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb Před 2 dny +7

    Ibraahin caydiid suti gaashan guuleysata

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 Před 2 dny +1

    guul soomaalind ilaahay meel fiican hakaadhsiiyo

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Před 2 dny +3

    guul qaranka somaaliland

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Před 2 dny +1

    THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUL SOMAILAND

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 Před 2 dny +1

    Guul iyo gobanimo soomalilaand mashallah salaan sare geesi qaran illahay ha ku xafido ❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 2 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ somaalilan ❤❤guul❤❤❤ love

  • @apdiaden6582
    @apdiaden6582 Před dnem +1

    Well come waa gulle

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Před 2 dny +2

    Fiqiqa iska hadla exactly 💯 👌 👏 🙌 🤣

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 Před 2 dny +2

    Masha Allah guul somaliland and Ethiopia 🇪🇹 🙏 ❤️ 💖

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 2 dny

      oromoow Horta adigu soo ma tihid adoonkii mililikh

  • @hassanolad291
    @hassanolad291 Před 2 dny +2

    Ibrahim, fadlan nooga jawaab in Reseve area ay kilin gaar ah noqonayso oo ay ku jirto heshiiska. Dad badanbaa arinka iswaydiinaya ee maxaad ka ogtahay.

  • @alimjama5549
    @alimjama5549 Před 2 dny +2

    Kkkkkk waaa yasaysaa

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 2 dny +4

    Doqon ma ah waa geesi qaran . Somaliland way tashatay soo noqon mayso
    Iska ciya cadawga Somaliland wuu jabaya waanu jabay Somaliland guuul guuul guuul

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm Před 2 dny +2

    الله يعطيك العافية على هذا التحليل الممتاز ❤

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Před 2 dny +1

    ❤Sutti Gaashaan❤

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb Před 2 dny +2

    Asc

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb Před 2 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue Před 4 hodinami +2

    Horta waa yaabe , xasan iyo fiqi dadka ma dhallaan bay u dadka .

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Před 2 dny +3

    Hassan shiekh speech is a signal of a total surrender. Only the smart people who can read between the line can understand and get the desperation point in his limbo situation speech.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander !!! 😂

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km Před 2 dny +2

    Itobiya wa in ay tidha hargeisa kalaya mamylka xasan sheikh inta aya ku filan Turkiga maxa laga donayaba war mesha ay sheganayan sow badaha Somaliand ma aha ha yimadan oo hadi ay isku kalson yihin xolo cirdonka wa lala gudhiya

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 2 dny +2

    MAANSHALAAH DAWLADA ETHIOPIA WAY MAHADSAN YIHIIN SIDA AY INAN GUMEEDKA U LIIDEY ETHIOPIA WAA WALAALO JIRA OO CID KASTA INOOGA DHOW SOMALILAND IYO ETHIOPIA WAA DERIS ILAAHEY IS BADAY

    • @maajidnolosha3032
      @maajidnolosha3032 Před 2 dny

      Siilka hooyadaa tii oramada aheyd ayaa. Itoobiya ladhas. Ee boontii gaalada aheyd. Ee. Adoontii amxaarada aheyd. Nacaladii ku dhashay was.

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 2 dny +1

    Fiqiga Futada ka hadla

  • @naalayeaadam2909
    @naalayeaadam2909 Před dnem +1

    Habar dhaliweydey aleelo ku waalatay. Weligiin hadal madhalays ah wada. Goormaad miyirsaneysaan oo riya maalmeedka iska deyneysaan.!!!!!!!@

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 2 dny +2

    Wax run ah oo ilaahay khayr kugu
    Abal marin doono umada ree slan
    dna ay kugu hambalyaynaso waxa
    Ad u taagantahy e difaca sland

  • @MaxamadAdan-nr7rd
    @MaxamadAdan-nr7rd Před 2 dny +1

    Sahan kan shaley diray wu so socdaye il dhuur Somaliland ney.sadashu waa kheyir
    . Surunsur ad katiyo hoye mala ah saranser.sadashu waa kheyir Somalilandney.sagiyo wixi maqan sahan danbe ba waad heli.somaliland guul iyo guri barwaqo ah

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Před 2 dny +1

    Iska ooy somalidiidow maalin maalmaha ka mida waxaa gacanta kugu dhigi doona nisa oo kaa shaqayn doonta adiga iyo inta kula fikira

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 2 dny +3

    FAQASTII WADANI OO QALBIGU JABAN YAHAY WAXAY MAANTA U NIIKINAYAAN JABUTI WAAYO MAR KASTA WAXAY LA SAFAN YIHIIN CADOWGA QARANKA SOMALILAND WAA XISBI KU SHEEGA WADANI OO AH CADOWGA KOOBAAD EE QARANKA SOMALILAND KUWA WAA IN LAGA ILAALIYAA QARANKA SOMALILAND

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 dny +2

    Kaalay umada aad sheegayso madaxda kusoo dhawee halkaad sheeganayso jaahil xasan qaxootiga aad ku joogtay kkkkkkkkk

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před 2 dny +1

    sifiican.ayaa.laguubartay.inaad.xaarwalwaal.tahay

  • @abdirashidmohammed7512
    @abdirashidmohammed7512 Před 2 dny +1

    Hooyadaadii cuqdada lahayd u sheeg adeer isaaqow waxat tihin baa yar wlhi
    Adeer dhulkiina bixiya oo ethiopia siiya waligiinba naagaha oromo ayaad ahaydeene somlnd wale inanay waligeed meel u socon
    Waya dad wada walan aya hogan ka u haya goormad riyadan beetaa ka gudbaysaan uuf uuf uuf

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc Před 2 dny +1

      Uf adigaa ah. Faqash ha dhacdo, faqash ha dhacdo, faqash ha dhacdo, faqash ha dhacdo

  • @nazdalaan
    @nazdalaan Před 2 dny +1

    Haa, waxkasta ayaad u sameysay, Waxaa tahay madaxweynaha keliya oo official u bixiyey Somali-GALBEED… waxaa tahay cudur dilaa ah oo Somali kusoo baxay. Xassan Shiilh Allaha Somali dhaafiyo. Cancer ♋️

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 Před 2 dny

    Hadda kani ma afhayeenkii Itoobiyaa, waa yaabe?!

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 Před 2 dny +1

    War heedhe miyadan xishooneynin
    Waxana been ah maxa ku racaya nin ma waxa caalamaka wax warbahin ka jira waxay sheegen
    Miyaad dooneysa
    Ad been inoogu bedesho
    Oo aad nagu maran habaabiso
    War naga
    Aamu doqonyahow

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před 2 dny

    Dadjani ma xoolaa waar Itopiyan waxba lagama faaido

  • @user-hu4ts1dw3c
    @user-hu4ts1dw3c Před dnem

    War noocan dadka dhegeystaa horta miyay waalan yihiin 😂😂😂😂

  • @abdulahimohamud-yp4oo

    War isaaq land yaa garanaya baa ka horeysa umad ciilan batahiin ee iska hadla mesha somalia iyo thobiya baa hadlaya meye dowladnimadii aad shegan jirten