Video není dostupné.
Omlouváme se.

Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 10. 2013

Komentáře • 102

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 Před 3 měsíci +1

    Ismaciil baaruud maanta Hargeisa ku xanuunsanayaa alle swt cafimaad sareece ha siiye

    • @Hadhwadaagnews
      @Hadhwadaagnews Před 2 měsíci +1

      Ilahay caafimaad ha siiyo ma nool yahay

  • @hascimhassan489
    @hascimhassan489 Před 5 lety +1

    Mudane Ducaale, Barnaamijka Xusuus Reeb, waa mid tayadiisu sareyso oo aqoon iyo waayo aragnimo badan soo bandhigaaya. Ilaahay hakaa abaal mariyo.

  • @adankalib4003
    @adankalib4003 Před 3 lety

    Ismaaciil.baaruud waa shaqsiyaadka.dhifka ah ee soomaaliyeed heerka aqooneed ee.uu u leeyahay taraafikada I like him.imdeed

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 7 lety +4

    col ismail baaruud wuxuu ahaa sarkaal aad u culus aqoonta police ka dhisan isaga oo taliye xegeenka traffico ah baa anigoo dhalinyaro ah oo xidigle police ah 1988 la ii keenay kadibna wuxuu ii geeyay taliyihii traffico badel xirsi wuxuuna ka codsaday qaybta baadhiska shilalka in la igu qoro sidii baan ismaaciil baaruud u hoos tagay mudo dhawr sano ah markaan la shaqeeyay baa waxbarsho 10 sarkaal loo rabo in usa loo qaado aan ka qayb galay number 2 baan noqday itaxaankii waana la i musuqmaasaqay la igana reebay ismaaciil wuxuu codsaday itixaanka in dib loo baadho wuuna ku guulaystay markaas baa la ogaaday inan number 2 galay kii la igu bedelayna sidii looga saaray nasiib daro intaanu diyaargerawgii ku jirnay baa civil war qarxay waxaan jeclaan lahaa ismaaciil baaruud in taliyaha ciidanka police somaliland laga dhigo nasiib daro kamay faaidaysan aqoonta ismaaciil waxay ku yidhaahdeen taliyaha traffico noqo isaguna wuu diiday waa ayaan daro

  • @omarboqor6665
    @omarboqor6665 Před 4 lety +2

    waan ku Farxasanhya col ismaciil Baruuda

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 Před rokem

    Aabbahay Avvocato Maxamed Jaamac Xabeeb waxa uu ka mid ahaa qareennadii mesha joogay oo matalay sida Jeneraal Salaad Gabere iyo kuwii afgambiga milateri sameeyey -78. Sidas oo kale wuxu matalay niinki toogtay Madaxwaynahii hore Cabdrishid Sharmarke.

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 Před 2 lety

    Mudane ducaale aad baan barnaamijyadisa u jeclahay waan ku xuranahay

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 Před 4 lety +1

    Subxanallah muxuu dad layska laayay ka qayb qaatay shilling qofka lagu helo waa ladili jray

  • @abdullahiabdullahi834
    @abdullahiabdullahi834 Před 4 lety +1

    Mansha allaah barnamij xiiso leh

  • @abshirabdillaahi824
    @abshirabdillaahi824 Před rokem

    Ma heshay popping popping popping over over over over the the p000p00pp00pp

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 Před 4 lety +2

    15o Somalia Shiling qofka la yifhaah wuu cunay dilbuu haa

  • @macaashyare
    @macaashyare Před 4 lety +1

    Weligey nin Soomaali ka neceb ma arag Maxamud Cabdi Cali Ducaale oo cadownimo aad u fog u hayo dalkii iyo dadkii Soomaaliyeed marka laga reebo qabiilka uu ka dhashay , waxaa la yaab leh wuxuu ahaa weriyaashii ugu magac weeynaa ee Radio Muqdisho iyo wakaaladii filimkii Soomaaliyeed ee tababaro badan loogu diray dalalka dibada iyo shaqo xitaa London loogu daray;

  • @fowsiyusuf165
    @fowsiyusuf165 Před 8 lety +3

    tallow maxay uga faa idaysan waayeen qolyaha taarafikada e ii qor haka ceeshe ku jooga meesha

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 4 lety +2

    korneelku taariikh badan buu hayaaye xogo badan ha laga uruuriyo

  • @osmanahmed2384
    @osmanahmed2384 Před 5 lety +5

    Kani waa mannaxe! Wuxuu yidhi 5 baan idhi ku dhufo

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 Před rokem

      Dee ninka la dilaayo isagaba qof weliba madaxweynihii waddanka ah ayuu diley, marka waa in isagana la dilaa.

  • @saidobsiyeobsiye9608
    @saidobsiyeobsiye9608 Před 4 lety +1

    Barnaamijku ma baadhis dulmi dhacay iyo dhaliilaha dawladii dhexe ayuu ku saabsan yahay mise waa waraysi caadi ah. Mida kale haddii Maxamed Cige uu watay dajo ah kormeere Saddexaad (Chief Inspector) siduu markaliya ugu boodaya darajada ah Dhamme (Captain)....!!!!

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 Před 4 lety +1

      Saddex xadhigle iyo saddex xiddigle laba derajaa u dhaxaysa.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 7 lety +8

    g/dhexe mudo dhawr iyo toban sano ah buu ahaa ismaaciil cadaalad daro oo dalacaad kasta laga reebi jiray hada ogaada ismaaciil isku qabiil xitaa ma nihin isaguna waa habaryoonis aniguna dhulbahante hadaad moodaysaan inaan qabiil ku amaanayo wuxuu ahaa shakhsi musuqmaasaqa neceb sarkaal dhaba ahaana

    • @mahamedabdillahi9283
      @mahamedabdillahi9283 Před 6 lety

      Bal kan dhulbhantaha sheeganaya daya waxaad rabtaa inaad aad taariikh iiga dhigtid prabagando yaa ku dilay darood yaa ku faraxumeeyey daarood kuli kuli been iyo caadifad
      Bogsiinya ale

    • @zainabmirreh4533
      @zainabmirreh4533 Před 4 lety +1

      @@mahamedabdillahi9283 walal waxii u kayaqaan hadii u sheego xumaan aha anigub dad mareexan ayaan abaal u hayaa waan ku amaana qofna iguma orankaro waxad ninka daarood u amaani dadka qof xun iyo qof wanaagsan ayeey leyihiin

    • @isamaancumarcilmiyaash9586
      @isamaancumarcilmiyaash9586 Před 4 lety

      Ali hassan beenale qabiil qabiilkaga aheen ayaa sheeganesa

    • @mohamedfarahmire4287
      @mohamedfarahmire4287 Před 4 lety

      Waa ka Muuqataa in uu Caddaalad ahaa!!!.Scww.

    • @siciidjamac1554
      @siciidjamac1554 Před 4 lety

      Wllo

  • @ahmedjama5693
    @ahmedjama5693 Před 5 lety +1

    Nin waxbadan og

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 Před 4 lety

    Genaral baaruud

  • @axmedmaxamedxuseen8617

    Ismaaciil balaruud

  • @zubayr44
    @zubayr44 Před 5 lety +4

    Somalida ayagaa gacantooda isku burburisay walina ayagaa is eedeenaysa

  • @alinor4000
    @alinor4000 Před 4 lety +2

    Saaxiib lkn dalkii la oranjiray somalia sax maaha dee adigu hadaad rabto waad kabixi kartaa soomaalinimada lkn soomaalia lama oranjirin ee walibaaba layiraa

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 Před 4 lety +2

      Imaka Dawlada Federalka Somalia ayaa la yidhaahdaa, ileen waad derderin tihiin oo waxba ma aragtaan.

    • @abilahimohamed161
      @abilahimohamed161 Před 4 lety

      Somalinimada iyo somalia kala garo

  • @mbinuali7106
    @mbinuali7106 Před 8 lety

    qabyaaladiina ma waxaa geyseen tifiyada wallee somali waxey xabashi ka shektaa run ah oo waa qabail itobiya ka soo gadooday wallee meshaa ka timiden mar uun baa ku noqoni ,, haddaa wax iska badaliweysaan

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 4 měsíci

    How Is He ?

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 Před 4 lety

    Somalia Will Soon Update

  • @johnb2266
    @johnb2266 Před rokem

    Gg

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 Před 4 lety +3

    Wariye ducaale wixiisa xusuus reeb maahane waa cuqdad reeb

    • @axmedjaamac752
      @axmedjaamac752 Před 4 lety

      Adaaa cuqdadaysan

    • @munaabdinaasir7588
      @munaabdinaasir7588 Před 4 lety

      Xaaji Tube kkkkkkkkk haye no xanaaq huuno ducaale wariye maaha waa wariye cuqdadi dilootay

  • @museadam9815
    @museadam9815 Před 2 lety

    Ismaciilow cabashooyinkaa cidda ku eedeysneyd waa siyaasiyiintii Waqooyi een talo mideysan lahayn nin walibana iskii u noolaa. Markay xaq darro lagu samaynayo dadkooda arkaan waxay isku raaci lahaayeen inay midnibadaba kanoqdaan oy dib usoo laabtaan. Eedda cidda iska leh hala saaro.

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 2 lety

    What is different between military prostitour and a civilian prostitour? The main military diceseplain rules is different from a democratic govt

  • @sayidali390
    @sayidali390 Před 4 lety +1

    Iidoor ma samraan waxbaa kala go,ay ayey meel walba la taagan yihiin

    • @Dophill260
      @Dophill260 Před 4 lety

      Ogaadeen dabiicad ahaan waliigiiba doqon....in xiitaa laguu jawabo waxaan dareemayaa in aan aniguna doqon ahey. Xoolo ilaahey iga dheh

  • @abdiganiyusuf638
    @abdiganiyusuf638 Před 9 lety +4

    ninkii dilay cabdirishiid ma uuusan ahayn reer galkacyo ama reer mudug waxuu ka soo jeeday gobolka bari degmada iskushuban tariikhda in been laga sheego ma fiicna

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 Před 5 lety +1

      Wax bari layidha majiran xiligaas jahil bad tahee

    • @abdi1502
      @abdi1502 Před 5 lety

      Mr cabdiqani yusuf ninka diley madaxweyne cabdirashiid Ahun wuxuu ku dhashay bayra oo gaalkacayo udhow , qoyskiisa oo dhana gaalkacayo ayey waxbarasho iyo shaqoba u iman jireen, adigu inuu cali saleebaan ka dhashay ayaad bari ugu tiirinaysaa

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 Před 4 lety +2

      @@abdi1502
      Xitaa haddii Iskushuban ku dhashay odaygani muu dhihin Gaalkacyuu ku dhashay lkn wuxuu sheegay in reerkoodu eeriyadaas deganaa oo noqon karta reerkoodii hoose ee ka dhashay ama reerkii guud ee Majeerteen ee uu ku abtirsanayey. Ninkani markaas been arintaas kama shergin.

    • @abdi1502
      @abdi1502 Před 4 lety +1

      @@osmanb8446 walaal anigu ma oran been buu sheegay ,commentyada dib ugu noqo please

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 Před rokem

      Laakiin maandhow miyaanu Majerteen ahayn, anaga majeerteen hanoo kala qaybin

  • @subxaanyoalbu7749
    @subxaanyoalbu7749 Před 2 lety

    waxay ahayd in aad markaa reaction kasamaysaan maadaama ay durba dhinac karareen

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před rokem

    You using wrong map is this Somalilad or Somalia.
    There was no Jamhuuriyadda Somalia, but Jamhuuriyadda Soomaalida

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 lety +1

    Cabdrishid was evil corrupt politician
    Said Oorfane was hero and anti corruption my allah Rest In Peace oorfane

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 Před 4 lety

    Ala muxuu Raglaayay Kani isaaq faqash uunbay ku hayaan waa kuwan ragii raga layn jiray

  • @abdifatahomarahmed4375
    @abdifatahomarahmed4375 Před 4 lety +2

    Odaygan cajuuska ee ducaale lagu sheegayo waxbuu qodqodayaa aan hada loo taagnayn waxani wariye maaha bullshit

    • @cescoxaad9364
      @cescoxaad9364 Před 4 lety

      Eng Abdi Omar Shaacuur somaalidu tarikhdoydaY aasan

  • @abdirashiiddaadey4942
    @abdirashiiddaadey4942 Před 4 lety

    Cudurka iska daweeya feyraska idinku bataye soomalia waxba beeentina unoqon mayso

  • @abdirisakmohamedhilowle5151

    Ala islaficanaa qosol miya kugu wajiba

  • @saidhussein2679
    @saidhussein2679 Před 4 lety

    Mexeey been Soo aruuriyeen hhhhhhhhhhh

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 4 lety +1

    Waa dhiigyacab odaygu

  • @guroonjire55
    @guroonjire55 Před 10 lety

    ninkii da'daan buu beenloow ku yahay, waqtigaas police ka waxaa haystay Qoorsheel. waxaana laga qaaday qoorsheel markii uu kacaanka xiray

    • @waasuge7253
      @waasuge7253 Před 9 lety +2

      Been ka muu sheegin arrintan uu ka sheekeeyey. Wax Qorsheel aun ku saabsanna soo muu qaadin, sxb si fican u dhegayso.

    • @bilankhalif3380
      @bilankhalif3380 Před 6 lety

      guroonjire55 0

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 Před 4 lety

    Ducale doqon wawalatay adiga iyo waxan kula fadhiya Iska amusa

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 Před 5 lety +3

    Nin weyn oo wax og iyo wariye aan waxba aqoon 😂😂😂

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 Před 4 lety

    Waryaa muslima Odygani umada uun buu isku diraa wayse idin ku fiicnayd becouse dad jiran baad tihiin

    • @muusehamare8746
      @muusehamare8746 Před 4 lety

      Nio hadan jiran nahay sawdigan naga daba waaalanaya

  • @feisalraabi7387
    @feisalraabi7387 Před 6 lety +1

    ducaalow wax hadaan u soo noqdo hada oo aad warasanaso nin boliikii hore ee soomaliyeed katirsaad kladaysaa sida dadka caadiga ah ee xukumadihii dalka wax ka sheegta sida waa nala dilay iyo kalmado kal tusaal hada warkaa wax ku jirta hebel wxu ka midhaa kuwii naqabsaday marka adigii oo bablik ama idaacad fadhiya ayaad hadan ficilaysatahay wa wax xu khadhaadh in aad is dhex wado ficilta u hadal iyo qofbaan waraysanyaa

  • @m-12flix73
    @m-12flix73 Před 4 lety

    waqooyiga ay u doodayaan waa iidoor oo 2bo gobol ka dege dhulkaas yaab

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 Před 4 lety

    Ducaale waa nin buka oo u baahan in loo tacsiyadeeyo

  • @sayidali390
    @sayidali390 Před 4 lety

    Beenaale sidaa aqoonsi lagum helo

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 Před 3 lety

      Aqonnsi iyo sheko tarikh ah maxa iskagalay

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 Před 4 lety

    Koley dilkaas waxbaad ku lahayd

  • @xaajiabdinur2486
    @xaajiabdinur2486 Před 4 lety

    Ismaaciil cali obokor ayaa dilay

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 Před 4 lety

    Doofaar madaa hiro isaaq qabyaalad madayaan xataa haduu wariye yahay sida ducaale

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 Před 3 lety

    Odeygaan jeegada buuran ee madaxa nagnaaga leh maxaa Somali naceyb ka batey. Bal dib u dhegeysta wareysigiisa oo dhan. Wuxuu ku leeyahay Jamhuriyadii Somalida la oran jiran. It means hadda Dowladda Somali weli ma aha?. Shame on you>