Xusuus Reeb - Axmed Cumar Cagadable - Soomaaligii Ugu Horeeyay ee Diyaarad Haga - Q1aad - S4E08

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Xusuus Reeb
    Waa Barnaamij Loogu Talogaley In lagu Urooriyo Dhacdooyinkii Taariikheed ee Geeska Afrika, Waxa Soo Diyaariya Wariye Mohmoud Abdi Ali (Duale) Waxan uu si Bille ah uga Baxaa Television ka Caalamiga ah ee HCTV.
    Qaybtan Waxa marti ku ah; Axmed Cumar Cagadable - Soomaaligii Ugu Horeeyay ee Diyaarad Haga
    #Xusuusreeb #AxmedCumarCagadable #HCTV

Komentáře • 5

  • @jaabirmohamadali6782
    @jaabirmohamadali6782 Před 4 lety +2

    Xasuus reeb waa barnaaamaj xiiso gooni ah le, xogo taarikheed oo muhim ahna u xifdiyay somalida, run ahaanti kaalin mugleh buu kaga jira war baahinta afka soomaliga, aadban u mahadinaya saxafiga xurmada leh..

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před měsícem

    Waxaan layaabay ninkan dadka in uu waraysi qaado u ogolaaday maxay ahaayeen?

  • @abdiweliessa35
    @abdiweliessa35 Před 2 lety

    Lion house waa arkay jikada raashinka
    Ayuu udhowaa
    Waxaa naloo sheegay in libaax uu
    Wiil ardaya ka qaatay
    Ardaydii 80 naadkii dhiganayry ayaan
    Kamid ahaa
    Maxaan liin-qarboosh lucunay
    Duqus leh(xawaash) iyo saytuun
    Maxaan hudisa lug kutegey
    Waa meel cajiiba sheekh

  • @sabaadahmed3548
    @sabaadahmed3548 Před rokem

    Siil