SARKAALKI QABTAY RADIO MUQDISHO 21 OCT 1969 COLL. JAMA ALI JAMA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2021
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/

Komentáře • 175

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 2 lety +15

    Xaqiiq 1969 Somalia waxa Ku habsaday cadaalad daro eex QABYAALAdeed. CABURIN SHACAB. Boob . Meeshii ay Ku danbeysay 1991 waa la ogaa haddana wixii la soo dhoodhoobay from carta 2000 illaa 2017 maanta xagee joognaa bal EEG 4 sanno waxaan dheefnay...

    • @alisaladahmedomar4459
      @alisaladahmedomar4459 Před 2 lety +5

      Siyaad bare wax badan buu qabtay waxne waa ka qaldameeen ee kuwii ka danbeeyey asaga maxay Somalia u qabteen, 32 sano bay sii maraysaaye.

    • @ikraammahamed7661
      @ikraammahamed7661 Před 2 lety +4

      1969 ilaa 1989 school university ayaanu laheen ok after 1990 rafugee dhibaato duli gaajo ayaanu ku jirnay.

    • @fatumahassan4812
      @fatumahassan4812 Před 2 lety +1

      @@ikraammahamed7661 Waa runtaa walaashey ikraam makri iyo madax adeeg ayaa lagu jiraa

    • @saciidnuur6062
      @saciidnuur6062 Před 2 lety

      @@ikraammahamed7661 afweyne ilahay na dhafiyey fasqigiisa alhamdulilaah

    • @saciidnuur6062
      @saciidnuur6062 Před 2 lety +1

      omar afweyne murtud ayu aha waa ninki quraanka bedelay oo sidu rabo kadhigay ,,dhiiga manta ka dhacay waxa sabab u aha kuwi u daayey xukunka in uu si wado,,,

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 Před 2 lety +4

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

    • @fardowsaosman-lo2tq
      @fardowsaosman-lo2tq Před 10 měsíci

      اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 Před 2 lety +12

    Ninkii ugu xabsiga dheeraa wuxuu ahaa AUN Yusuf Samatar Bardacad oo xiraa 17 sano mahadsanidin.

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Před 2 lety +12

    Tariiqda waa muhiim faham wixii soo dhacay si aad u fahamto aayaha&Waqtiga la joogo! Mahadsanid Ayaanle.

    • @koshinmohamed6000
      @koshinmohamed6000 Před 2 lety

      Taariikhda was in wariyayaashu si asxan u Sheehan. Cnl jama ali jama ma’uusan ahayn ninkii ugu xabsi dheeraa ee Syad Bare kacaabkiisa u xirnaa. Waxaa laya yiraahdaa Mudane Bardacad oo siyaasi Somaaliyeed ahaa.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 2 lety

      Sax

    • @fartungabeeyre4895
      @fartungabeeyre4895 Před 2 lety

      @@koshinmohamed6000 aX,

  • @abdiaziizabdalla767
    @abdiaziizabdalla767 Před 2 lety

    Second comment✌
    Hanoolato🔥😍

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 2 lety +21

    Ayaanle thanks for your sharing with us brother

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před 2 lety

    Maasha allah Awowe jama Ali jama cimri dheer cafimaad ku rajeyn ,halyeey wadani ah ,jecel qaranimo.wbt

  • @foos7330
    @foos7330 Před 2 lety +6

    Asc ayaanle masha allah qof dulmiga diida abgtigey jaama cali jaamac sharmaarke weliba wuxuu qabay naag siyad bare ina adeertii hadana waa la dulmiyay😭

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf Před 2 lety +2

      Naag buu qabay miyaad xuquuq gaar ah ku siin laheyd,waxaasi waxay shaqeyn jireen waqtigii musuqmaasuqa ee majeerteenku ciddii gabar ka qabtaa iyo gabdhahoodu dadka suuqa ku kabeyn jireen,allow yaa kacaankii maanta u curtaa,aan ka baxno waxa maanta socdee-
      Jaamac cali jaamacow waqtigii tegay waxba wiilkaan mooryaanka ah ha uga sheekeyn-war wiilyahow i dhaaf dheh-hanoolaato,dhexdhexaad ma ahan wuxuu jecel yahay ceeb u goobka cid uu u sabab la'aan u necebyahay

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 Před 2 lety

      Sister I am sorry

    • @jabriilmubaarak7243
      @jabriilmubaarak7243 Před 2 lety

      Kacaan ba' ma kuwi diinta dafirey oo culumada laa yey

    • @amareto5772
      @amareto5772 Před 4 měsíci

      Ee daalimka raggii waddanka u qabtay ayuu abtigaa ku jiray.
      Imisa jeer ayaad daawatay film, tuugo ku heshiisa in ay bangi dhacaan- laakiin markii ay lacagta soo dhacaan ku dirira sida loo qaybin lahaa?

  • @smx111
    @smx111 Před 2 lety +6

    Adeerkay Bardacad Kama Xabsi dheerayn
    Asna ,Waan garan igama foga ,

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc Před 2 lety +2

    Subhannallah

  • @nuur3272
    @nuur3272 Před 2 lety +3

    Waa ragii mustaqbal umada somaliyeed godka madaw ku riday.
    1967 was when cigal became PM. First time there was a balance sharing between the North and the South. Southern never liked that idea. Cabdirashid AHUN waa la dilay Cigaal na waa inqilaabay..

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 Před 2 lety

    Part2 please

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 Před 2 lety

    Love igu sharaf ayaanlow

  • @musea.jimcale2014
    @musea.jimcale2014 Před 2 lety +5

    Somalia waxay wadada mugdiga cagta saartay jajuubkii dawladnimada ee dhacay 1969 kaas oo sababay dil bur_bur iyo kala irdhow
    Waxaa yaableh in wali dad maanka ku hayaan soo celinta dhaqankaas

    • @jabriilmubaarak7243
      @jabriilmubaarak7243 Před 2 lety

      Wallahi runta waa ayaan daro In wali jiil ku taminayya kacaanimo jiraan koley reer xamarku waxey dhahaan geed walba dheecaankiisu dhalaa waxaan qaaqle waa faraqdi ubaxi kacaanka

  • @fartunmohamudnor6141
    @fartunmohamudnor6141 Před 2 lety +1

    Thanks ayanle walal qiimo badan

  • @xisaabiyehakiye6653
    @xisaabiyehakiye6653 Před 2 lety +3

    Lacnad Alle ha ku dhacdo Kacaankii iyo wixii wadayba, waa bar bilawgii Halaagga Somalida.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety +2

      Maxaa bedelay oo dhaama.oo aad keenteen jamjado amxaaro soo dirtay qabyaalad iyo dhiig quutayaal midba sedex gobol mewl.ku ootay baad amaanaysaa iska daa caadifada iyo cuqdada

    • @yassinahmed3023
      @yassinahmed3023 Před 2 lety

      nacalad iyo habar miyaysan mudnen kuwii burburiyay dowladii dhexe umadana baday qax iyo dagal sokeye..iyo qabiil
      aduunka siyasad walgu dagalama lkin dalkada looma burburiyo.
      tusale..masar..
      ila.mnta dowlad milatari ba kajirta
      xitaa dowladii shacka dooratay intay riday bay madaxwaynahediina xukun dil ah ku riday
      cid inta gadooday wadanka burburisay majirtaa..
      waa maya.
      dowladnimo waxd ku wayday
      qabiil iyo dagal sokeye..waxba kuma helaysid..
      mrka..kuwa...in..la habaro ama in la uska cafiyo mudan..wad ogthy..

  • @fartunmohamudnor6141
    @fartunmohamudnor6141 Před 2 lety +1

    Adeer mcne allaha ku caafiyo

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před 2 lety +5

    1969 ilaa 2021 Somali weli waa dhiban tahay. Dagaal, qaxooti, iyo khilaaf siyaasadeed. What is wrong with us ?

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf Před 2 lety +1

      Waa beentaa 1960-1969 iyo 1991-2021 bey dhibaneyd,ayaanle iyo jaamac ali jaamac waxay isu jiibinayaan been iyo qaladaad sababaha ay ka beensheegayaan,

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Před rokem

      1960kiii Dadki Dalkiii Diintiii Gatay Dadkii IsKu Diray Iyo Gaalnimadii La Qaatay ayaa Wali Looooo Sacbjnayaa Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Waala Diiiiiiday Halaaaaga Wuuuu Soconayaa Ilaaa Saaaxiga Aqliga Saliiiiimka ah Laga Helaaayo Somaley Waxii Demuqradiyad Rabo Muslim Mahan WAA GAALO Xarbi Ah Maantane Ayagiii Baa Dalkiii Diintiii Duminaayo Waaadna Aragtaan Waxba Ma Fahmaysaan Maqlaysan Arkaysaan Somaley Allaeh Halaga Baqo Shareecada lslamka Dalka Halagu Xukumo Somalia Waxba Iskuma Haysato Galaada Afkayna KU Hadlaaaayo isku kayn Diraäyo wa Calmaaniiyiin QAATAAy Dastuuurka Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa Marka AMA Waxiiii Muslim ah Ha Isracaaan Waxiiii Gaalo Ahne Ha Isracaaan Dalka Hala Kala Barto Baaan Leeyahay Dhibka anaga Ugu Wacan Hala Ogaaado

  • @amaalbirimo4987
    @amaalbirimo4987 Před 2 lety +1

    Ayaanle aniga wan ku wata waxaad tahay wariiyo aan ahan nacab fafiiye aniga wan kugu faana 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 Před 2 lety +1

    Ayaanle waad mahadsantay sida aad noogu soo gidninayso dhacdooyinka ,iyo naga qatsoonaa ee hore u dhacay
    Oo aad kuwaraysato dadka waxka og waxyaabahii hore mid fog iyo wax dhawba

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs Před 2 lety +5

    Cornel Jamac cali Jamac wil hoog ... MashAllah maar hore aya igu dambeeyse waa wadani dhaab ah

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 2 lety

      DAAQUUDYADII DALKA HALKAAS UU MAANTA TAAGAN YAHAY AYUU KA MID AHAA

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 2 lety

      KACAAN HA DHIHIN EE DHEH KADIIDKII 1969 KII KKK

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 2 lety

      QABYAALADII CABDIRASHIID CALI SHARMAAKE MADAXMARTAY AYAA KEENTAY INQILAABKAASKARTA

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 2 lety

      JAAMAC CALI JAAMAC WAA GACAN KU DHIIGLE 70 QOF OO OGAADEEN AH AYUU KU DILAY GALAADI 1977 DAGAALKII ITOOBIYA

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 2 lety +2

      @@alihujaleh8627 Hoyada iyo diladi kuu dasheey uu sheeg ogaden maa malaig baa

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 Před 2 lety +2

    ASC HEESTA LA SAARAY MAY DUUBNAYN (WAABAA BERYEY )AUN CALI SUGULE SAMEEYEY AXMED NAAJI MUUSIGA AUN MOHAMED AXMED KULUC AYAA QAADAY ISLA SUBAXII 21.10.1969 (3DII SUBAXNIMO AYAA LA DUUBAY WARAYSI UU BIXIYEY ABWAAN AXMED NAAJI AYUU KU SHEEGAY THANKS

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 Před 2 lety

      Waar heestaan ma ahaan ee heesta aad ku qalday Leo waxaa la dhaha
      “ Oktoobar Waa Daruur hilaacday
      Oo Somali u da’a day” Taasuu Ahmed Naaji sameeyey isagaana qaaday isla Subaxdaas.

  • @nuradinalli9140
    @nuradinalli9140 Před 2 lety

    Ha nolaaato somalia

  • @dalla112
    @dalla112 Před rokem

    dhibaatada somaliya waxay so bilaabtay afganbigii 1969 ciidanka ku qabteen dalka

  • @jamadahirmohamad8968
    @jamadahirmohamad8968 Před rokem

    Wa runtiis boqorku

  • @dahaboosman3905
    @dahaboosman3905 Před 2 lety +1

    Assalamu Caleykum. Waxaan isla dhiganney Istituto Tecnico per Ragionieri & Geometrii,(AUN)Ahmed Ali Jamac oo ahay Jama Ali Jama walaalkiis.

    • @maryan4436
      @maryan4436 Před rokem

      MAASHA AALH MAAMO ILAAHEEY CIMRIGA HAKUU BARAKEEYO

  • @azakzaak1691
    @azakzaak1691 Před 2 lety +8

    21 Oct 1969 WAA MARKII UU BILOWDAY HOOGA IYO BURBURKA QARANKII SOOMAALIYEED OO ILAA MAANTA AAN KA BIX LA'NAHAY. CASHAR IYO TUSAALE HA NOO NOQOTO IN AYNAAN MAR DANMBE RAALI KA NOQON/OGOLAAN INQILAAB IYO KELIGIIS TALIYE!!!!!

    • @EngYounis
      @EngYounis Před 2 lety

      Infrastructure ka kliya ee soomaalidu xiligaan isticmaadho kcaankii baa dhisay.

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před 2 lety

    Waa loo bahnaay bad baadinta inoo dhaco in qalaab ma oranaayo

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 Před 2 lety +1

    War kacaankaa waa lagu liibaaney afkiu buu qoray dhabooyin buu sameeyey guryo ciidamo iyo shaqaale xafiisyo badan qoladii qabrigii madoobayd ee 9 sano illaahay naguma soo celiyo

  • @hassanjama5503
    @hassanjama5503 Před 2 lety

    Ànigu inkastoo àn yaraa haddana waan xasuustaa maalintaas gurigayagii ayaan Ka soo baxay ànoo buug sita óo school ú socda makhaayaddii àn Ka quraacnayey àyaan Ka maqlay in inqilaab dhacay iskoolkiina ma àadin laakiin madaama àn àhaa dadka heesaha dhagaysto heestii úgu horraysey óo Radio mogadishw laga saaray subaxdaas waxay heesta óranaysa dhuulka yagiiyoow dharaar iyo habaynba waanu Ku dhawaaqnaa kugu dhiidhiyaynaa
    Waa lagaa dhursugayaa no dhaga nugloow oo dabka noo iftiimi
    Odaga heesaha isaga khaldamay si fiican baan u xusuistaa.

  • @MrHassanabukar
    @MrHassanabukar Před rokem

    Coll. Jama " Jen. Siad " marna ma fariisan " Optional Command Theater " 21kii OKtober intii kahorreysay iyo intii ka denbeysay!! Fikradaas waxaa diiday " Archiviyadii " Coll M. Abukar...Taliyahii Tabta iyo Baaqa NSSta, Markii horana ahaa Taliyaha Baaqa iyo Taarka Poliska Somalia!

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 Před 2 lety

    Yasalam ayaanle qaabka aad warkaga uga kobineyso mudanaha waa waxkle ( mamalintii horaa mise malintiidanbe)( midna) ayaanle

  • @AMO00165
    @AMO00165 Před 2 lety +1

    Cornel Jama Ali Jama
    Saw maa ah kii heer putland ee ay abdullaahi yusuf is dagaali jireen mise waa mid kalle

  • @jibagale30magan46
    @jibagale30magan46 Před 2 lety +2

    Odey walba markii uu dalkisa khiyaaneeyo oo laclac noqdo ayuu calanka soomaaliya is ag dhigaa si markii uu bakhtiyo kafan looga dhigo.
    Waxaas oo dhan waxa sabab u ah dadka soomaaliyeed oo wanaagba aan ku heshiin karin, haddba koox u jeedooyin gurran leh ay siday doonto ka yeesho.

    • @a.m.k9976
      @a.m.k9976 Před 2 lety

      🤣🤣🤣 kalmada laclac ayaan ku qoslay fogaa xili aan maqlo.

  • @Loml-chi
    @Loml-chi Před 2 lety

    Asckm

  • @mohamednour4793
    @mohamednour4793 Před 2 lety +1

    Dadka aan taariikhda aqoon sida ayaanle waxaa ka khaldan reer galbeedka in ay iska diideen in ay ciidan noo tabaraan

  • @amareto5772
    @amareto5772 Před 4 měsíci

    "Labadii laqdabada ku heshiisaa, Li-lahi ga ayay ku diriraan".
    Militari wax ma hagaajiyo, waxaa loogu tala galay in uu xuduuda ilaaliyo.
    Xataa xabadaha ay qoryaha u isticmaalaan, engineers oo shacab ah ayaa u sameeya.

  • @KISULISULI
    @KISULISULI Před 2 lety +3

    With due respect, correcting the date movement of Somali National Army started was when Prime Minister AUN Igal Signed Arusha Declaration with President Kenyatta was year 1968 not 1967.
    That same year, was the year the biggest number of the Cardate Officers returned mainly from USSR, Egypt and Syria and participated their Integrate Training at Xalane Training School.

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 Před 2 lety

      Waxad ka mid tahay dadka jecel in ay marooriyaan dhacdooyinka taariikhda waayo inqilaabku kama dhalan heshiish ka caruusha heshiishka caruusha waxa ka horeeya shirkii afrika ee adisababa oo ah kii soomalidu ku ceebowday markii ay sheegatay haadaamo ooloo yaqaan nazireet oo xale salase qado ugu sameeyey wafuudii afrika kuna cadeeyey in somalidu halkan lagu qadaynayo sheeganayso taas oo keentay qodobka shirka caruusha kasoo baxay in afrika sidii gumaysigu kaga tagay lagu dhaqo

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 Před 2 lety

      Taariiqda waa hal dhado ama dhacdooyin saa jeceshahay ma'ahan marka isa soo sax taariiqda ragbaa haya

    • @mahadjama1731
      @mahadjama1731 Před 2 lety

      It was one of the triggers

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 Před 2 lety

    hanoolaado dadka dhinday ee reer aqiraadka ah maxaa ku daba dhigay mise sheekadii 1991 ee balad wayne ogadeen wabiga lagu daray baad ku qarinee waan ku dareemooya 30 sano kabacdi waxa ku shidooya dulmi oo dhan adauu kasoo askumay

  • @mahadow1
    @mahadow1 Před 2 lety

    Maanta waa reer aakhiro

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 Před 2 lety +1

    Jaamac ali jaamac warkisa waxaa igudambeysey 2001, Markii Abdullahi yusuf garowe kaqabsaday

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli Před 2 lety

      Markii usoo ceyriyey dheh " waxbuu awowgey uu ku dhigey Allaahy unaxariisto isagana. Jamac Cali Jamac waa Halyey runtii.

    • @laakaale8399
      @laakaale8399 Před 2 lety

      🤣🤣🤣 dadku marka aysan wax ba akhrin wixii la yiri un bay qaatan somalidana waaba u dhaqan ragu sideedaba waa dagaal u joog dumarna waa dhaqasho u joog ee labadaan nin way dagaalameen ee ragu dagaalamee ku baa qabsooma oo ragiisa u qabsooma nina waa dhican maraa mrka ragaasi way is dagaaleen oo sax intee qof baa ku kala maqan amaradooda hayeeshe yaa tanaasulay un weyan kolay laba nin oo kla fog ma ahan mrka dhalinyaro wax akhriya qof wuxuu maqlay in aad idinkuna sii maqashaan wax fiican ma ahanee wax akhriya oo taariikhda baara deedna kolkaa kadib dooda

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s Před 6 měsíci

    Wareysigas waa taariikh umada somali

  • @alisheikhabow5899
    @alisheikhabow5899 Před 2 lety +1

    Siyaasiyiinti ugu xabsiga dheeraa waxay ahaayeen Bardacad 21sano iyo mohamed Abshir haamaan 18 sano.

    • @abditaallo4217
      @abditaallo4217 Před 2 lety

      AUN Bardacad 17 sano ayuu xirnaa M Abshir wuu ka yaa xarigiisu kan Bardacad.

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu Před 2 lety +1

    In pocco nasiib wacan ma aha ee odaygu wuxuu jeeda Accua in pocco oo ah afkaaga hayso

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 Před 2 lety

    Odaygaan madkiin guulwade ah ayuu ahaa

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Před 2 lety

    Adeer Waa laga Xabsi dheeraa ma garanaayo Sababtuu u sheegtay in uu ahaa shakhsigii ugu Xabsi dheeraa Xilligii Kacaanka!!...???.

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 Před 2 lety +5

    Jaamcaan iyo Mohamud Geele Yusufba iyo Cabdirizaq Abuubakarba Curddafyo ayey ahaayeen oo ka qayb qaatey in Xukuumaddii ay hogaaminaayeen ehelkood ay inqilaabaan. Wixii dadkooda lagu sameeyey 21kii sano ee halaagana iyagaa ka masuul ahaa oo ka qayb qaatay. nasiibdaro inksatoo uusan Jaamac isagu ku raaxaysan.

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 Před 2 lety +3

    Adeer jaamacoow umadda soomaaliyeed cafis weydiiso illeen silsilidda burburka somalia ayaad kaalin ku lahayd marba haddaad kacaankii la socotay oo aad la shaqeyneysay,
    Adeer umadda cafis weydiiso ilaahay ha ku cafiyee

    • @abdillahiosman1770
      @abdillahiosman1770 Před 2 lety +1

      Illaahay oo cafiya mooyee ummada somaliyed cafi kuma laha kacaanki waayo khayaano qaran bay sameeyeen.

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 Před 2 lety

      @@abdillahiosman1770 haa waa halka uu burburka somalia kasoo biloowday,
      Nimman askar oo dalka difaaca la yiri mushaarkoodana la bixiyo
      In uu rabitaan ka galo kursiga madaxtimada khiyaano ka weyn ma jirto

  • @abdirazakhusseinabdukadir2538

    Waxuu bilowday 1961 markii saraakiisha reer waqooyiga ay isku dayeen af ganbiga

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 2 lety +2

    Odaygu sababtii emergency-ga ahayd ee ciidanku ka faa'iidaysteen ee xukunka ku boobeen oo ahayd dilkii madaxweyne A/Rasheeed ayuu iska indha-tiray

    • @fatumahassan4812
      @fatumahassan4812 Před 2 lety +1

      Walaal ilaahey ha u naxariisto janadii fardowsa allah allah ka waraabiyo c/ rashid iyo intii ka dabeysay 🤲🤲🤲🤲

    • @musea.jimcale2014
      @musea.jimcale2014 Před 2 lety +1

      Ka faaidaysi maahayn ee iyaga ayaa dilay c.rashiid 21sano oo ay hayeena dilka iyo xarigu wuu socday

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 Před 2 lety

      @@musea.jimcale2014 Sida ay marar badan sheegeen dadkii deegaan A/Abdirasheed arrinta dilkiisu waxay ka dhalatay arrin iyaka gudahooda ahayd oo ahayd kursi Parliament oo muran ka dhashay

    • @musea.jimcale2014
      @musea.jimcale2014 Před 2 lety +1

      @@abdigah5364 qorshaha inqilaabku dilkaas ka hor ayuu socday
      nidaamkii ku bilaabay
      Qoorsheel qoorta gooya ' gabayre tiirka geeya
      saraakil iyo madax badan laayay jeelashana buuxiyay
      shirqoolkaasina qeyb ayuu ka ahaa
      muran xildhibaan waa fikrad lagu marin habaabinayey kiiskaas

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 Před 2 lety

      @@musea.jimcale2014 KKKKKK. Waxan aad sheegaysa kamay horreyne way ka dambeeyeen. Gabayle waaba ragga inqilaabka sameeyey ee mar dambe ayaa la xukumay oo lagu eedeeyey inuu inqilaab cusub wadey..Qorsheelna sidaas oo kale waxa la xidhay inqilaab dabadii. Waxaan ka sheekaynayso maaha waxay horrreeyey ee waa wax inqilaabka dabidii dhacay oo waa is afgaranwaayo saraakiishu dhexdeeda ay isku haysteen power-kii ay qabsadeen

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    Nin af dheer oo daciif ah baad tahey.. YAAHUU

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Před 2 lety

    If you Graduated Lenin Grad College, in Russia ; that’s why!.

  • @imaanabshirshireimaanabshi4437

    Legand weeye cornaylku

  • @calibashiirwarsame3335

    Maalinki sadixaad baadan soo galin qaybti labaad waxaas maahan sax sheekada isku xiriiri

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c Před 2 lety +3

    Wariyenimooy xaal qaado, Shaqsi cuqdadeysan Illahay SWT haku caafiyo.
    Cuqdad iyo Taariikhda oo aadan aqoonin ayaa iskugu kaa darsamay
    Shame on you 😡

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS

    "Nasiib wacan" waa kelmad cajiib ah. waa nin maskax furan oo waa fahmey markiiba in ogolaansho la siiyey.

  • @osmanboor3651
    @osmanboor3651 Před 2 lety

    👮‍♂️

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Před 2 lety +3

    Afweyne, cadaabta Ilaahay kugu fogee, dhibta 50 Sano haysata Somalia isagaa u sabab ah oo ka masuul ah if iyo akhiro

  • @abdifatahabshir1318
    @abdifatahabshir1318 Před 2 lety

    Xaaf walaalkiis miyaa kani

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 2 lety +4

    Farmaajo ayaa isku moodey in uuu afgambin karo wadanka sidii siyad bare uu xooga wadanka ku qaatey. Kkk farmaajo waa sirmay waxuu ismoodey in sidii siyad bare oo kale , kuma xisaabtamin waqtiga la joogo hada iyo waqtigii la joogey siyad bare

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před 2 lety

      Somalia hadeer ma waddan baa

    • @lulali6059
      @lulali6059 Před 2 lety

      @@ahmedkulowabdi821 oo somalia maxeey tahay hadeer? Hadeeysan wadan aheyn!🤔🤔🤔

  • @cabdirshidmhmedhagi9365

    Generaal Jamac yare waa generation cigaal Siyaad bare iyo Garyaqaan caydiid ilko xanaf iyo isku Generstion

  • @rokia4758
    @rokia4758 Před 2 lety +2

    Ayaanle :Ma idiin diyaarsanayd heestu ?
    Me: 😂🤣.
    Way dhacday in xukun si degdeg ah oo baaraan deg lahayn lagu riday laguna koray.

  • @foox4080
    @foox4080 Před 2 lety +1

    Jaamac cali jaanac soomaaha kii cabdullahi yusuf madaxwaynaha puntland isku qabsadeen

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 Před 2 lety

      Haa hhhhhh

    • @positivepsychology5213
      @positivepsychology5213 Před 2 lety

      jaamac ma duqoobin miyaa wll hadda? mise waraysigu waa dhawr sano ka hor?, Sweden in uu ku noolaa ban filayaa 2010 ilaa 2016;

  • @canabcadeydefg8520
    @canabcadeydefg8520 Před 2 lety

    Abdirashiid siyaad bare dilay

  • @koshinmohamed6000
    @koshinmohamed6000 Před 2 lety +3

    Wariyuhu waa inuu saxaa ninkii ugu xabsi dheeraa Kacaabka M. Sitad. Mudane Bardacad nin layiraahdo ayaa ugu xabsi dheeraa.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 2 měsíci

    CABDALJAAMIC CALIH JAAMIC AL-CASKARIY

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 Před 2 lety +1

    Ayaanle walaal mahadsantahay, laakiin waxaan jeclahay inaad waydiiso labo su'aalood. Marka hore waxaan jeclaan lahaa inaad weydiiso inuu ahaa Jaamac Ninkii lahaa fikirka Guulwadaha ama ciidankii guul wadaha. tankalena waxa ay tahay muxuu uga mid noqon waayey hadaba Golihii Sare ee Kacaanka. Waxaan kale oo aan u la yaabanahay maadaam uu ahaa Qoyskii Madaxweynihii markaas Talada hayey sidee buu uga dhiidhin waayey inqilaabkaas ama ugu wargelin waayey Xukuumadii markaas jirtay? Inqilaabkaan haddii uu Muddo soo jiitamaayey maxay Xukuumadu wax uga qaban weydey inuusan dhicin..? Thaks we need answer for all of those questions?

    • @am.b5688
      @am.b5688 Před 2 lety

      Madaxweynaha aad sheegayso waaba la dilay matkaas! Isagoo booqanaya Laascaanood ayaa lagu dilay magaaladaas.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 2 lety

    faan badanaa

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 2 lety

    Qabiilki ayu badashay ninkan

  • @abdirizakmohamud334
    @abdirizakmohamud334 Před 2 lety

    Waa been low, madaxwaynihii dalka ayaa ka dilay sabab la'aan

  • @mohamedAhmed-ss9wx
    @mohamedAhmed-ss9wx Před 2 lety

    Ragethi

  • @soobax7544
    @soobax7544 Před 2 lety

    barnaamij xiiso baddan. fadlan qaybta labaad noo soo dadaji. imbooka!

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 Před 2 lety

    Ayaanle, ask yourself 33 yrs after kacaan kii maxaa khayr iyo barwaaqo ay heshay Somalia? Including all Maamul Gobaleed so called “presidents”? And if you trying to shed light on Kacaan kii, why you don’t shed the light the distraction that other figures caused including your uncles Caydiid and Cali Mahdi, at least when those fought in Moqdisho?

  • @moogeyaab4272
    @moogeyaab4272 Před 2 lety

    kkkkk

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 Před 2 lety +6

    Hadane asago yar anala joogo siyad yare o ah qaswade far mingiste

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    Doqonka ayaanle wAa xaqiir ina gumeed ah oo u baahan talis iyo boqortoyada mahertinya... Duliyahow raggi dawlad Somali dimiyey oo hawiya xoog ku maamuley iyo boqortoyada kenadiid baad oo coisteem....

  • @dalmardaud3067
    @dalmardaud3067 Před 2 lety

    Been yar ayaa ku qabataye odaygee markuu yiri Salad waxaa loo sheegay in Adan Adde lasoo celinayo

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před 2 lety +1

    AFWEYNE IYO INTII MLNTS LA SHAQEYSAYBA ALLE NAARTII HAKU FOGEEYO DHAMAANTOOD WXY AHAYEEN GACAN KU DHIIGLAYAAL

  • @mukins1352
    @mukins1352 Před 2 lety

    Inta ninkanoo kale weli idinku dhex jiraan, hadana ka dhiganaysaan niman maskax leh gumeysi ayaad kujiraysaan. Afweyne gumeysi Ruush ayuu idiinku horseeday, intaad ka baxdeen mid Italiayaan.

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo Před 2 lety

    Ninkii ugu xabsi dheeraa wuxuu Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal (Raysal wasaarihii afgembiga lagu sameeyey). Wuxuu xirnaa 27 sano

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Před 2 lety +2

    Majeerteenku waligoodba Laangaab wayla dagaali jireen ilaa uu dhinto ama cararo
    Siyid maxamad cabdille xasan
    Siyaad Barre ilaa Farmaajo ayaa habaar wax kaga qaadi waayay mj 😂😂

    • @abdisalaamshukri7501
      @abdisalaamshukri7501 Před 2 lety

      Ogaadeen halmar beey geel kaxadeen sayid maxamed waana qawmiyad haku camiranin sxb

  • @abgalwarsan8927
    @abgalwarsan8927 Před 2 lety +2

    Tiinkii uu talaalay afweyne ayan ilaa manta somali daqeyda asigoo sameyn karay guri weyn o qurux badan oo somali oo dhan harsato siyad bare wuxu aha fuley hankiisu yahay kaliya anaa amiir runtii oo wax micna aan sameyneyn wayo adunkan ayaa malma ah lk xitaa wuxuu islaha nuuc Boqortoyo halaga dhax

  • @mahadjama1731
    @mahadjama1731 Před 2 lety

    Jamal A nasir dictator buu ahaa

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Před 2 lety

    Hadii jaamac cali jaamacaw jaga loo dhiibay.
    Hadii jeeni weynaw libaax subax kusoo jiiray.
    Jaranjarada ka boodkii hadii silig ku sii jeexay ....
    Garoowe 2001 cabdulahi yuusuf baa ka cayrsaday mada weyne jamac cali jamac kkk.kolkaas ba gabaygaani soo baxay🐮🐮🐮.maxaanu sio joognay

    • @samatarahmed5495
      @samatarahmed5495 Před 2 lety

      Abdullahi Yusuf iyo jamac Cali jamac wa dad wada dhashay oo kusiman Hadi ad Abdullahi Yusuf ku heyb tahay adi mxa Marka ka hadalsinaya

  • @ibnusiciid7686
    @ibnusiciid7686 Před 2 lety +1

    Kacaan kii dowladi kama horayn kamana dambayn wajiga ay maanta ledahay bal eega

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 Před 2 lety

    Ayaanlow dadku waay ku dhaliilayaan oo bernamishyadaadu waa kuwa kolweliba dhiilo iyo kicin u badan maxaa loo waayey ku markaas dhibatadu tagantahay ka hadla oo aad ka wareysatid maxaase kolweliba aad u wareysataa ragii ku fooshaxa u hagar daminaayey dowladii kacaanka waan ogsonahay in mar walba dhaliil imaaneyso lkn mid maanta joogta iyo qoloyinka mucaaradka isku sheegaya ee hangoolka looga hayo xornimada somaliya maxaad u wareeysan ladahay oo waxa qarsoon ee dibada u soo dhigi weeyday kolba waxaad wareeysata hogaamiye koxeed gaboobay iyo rag wadanka halis ku ahaa oo xabsi la geliyey si aaysan umada wax yeladooda u soo gaadhin kuwa aad wareeysatay iyo raga maanta muqdisho jooga ee la magac baxay badbado qaran waa isku mid marka waxaan ka codsaneynaa in aad barnamishkaaga wax ka bedeshid waayo ilaa hada wax dhaama dowladii kacaanka ma jirto waana taan ku soo kornay intaad kolba yeey wareysaneysid sumcadaada yeey ku baabi in

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 Před 2 lety +1

    isla subaxaa baa heestaa lasameeyay xuseen ow farax baa sameeyay , kawareyso AXMAD NAAJI heestaa waa ninkii garaacay, soomaalidu taariikhda been unbay kasheegayaa hayaraado ama odey ha ahaado waayaab

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 2 lety +1

      Heesta waabaa beryey waxa la sameeyey 1967kii wakhti Jabouti afti laga qaadayey.Waxa sameeyey Cali Sugule shaqo kuma laheyn inqilaabka,weyse is yeesheen.

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 Před 2 lety +1

      @@ismailjama178 Adigaa saxan heesta uu ku qaldaayo ee Ahmed Naaji waxaa la dhahaa " Oktoobar waa daruur hilacday" waxaana heestaas alifay Cali Sugule.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 2 lety

      yaad u sheekeynysaa am caruur heesta waay dubneyd ba lagu yadhi waa hees loo samyeyey kacaanak ka hor

    • @ismailomar7962
      @ismailomar7962 Před 2 lety

      @@abdullahiomarali5241 kkkkkkkkk ninkii sameeyay xuseen ow farax iyo ninkii codeyay axmad naaji ka dhageyso aroonimadii ayaa lsameeyay heesta

    • @abditaallo4217
      @abditaallo4217 Před 2 lety

      Heestan waxaa alifay AUN Cali Sugule,waxay ahaayeen laba hees oo uu u alifay doorashadii Jabuuti 1967,taas oo dadka la waydiinayay in ay xoriyad rabaan.
      Haa haday dhahaan wuxuu ugu talagay heesta waabaa beryay ,maya haday dhahaana heesta midnimadeenii mugday gashay.
      Nasiib daro waxay u codeeyeen Maya wuxuu soo daayay heets midnimadeenii,waa baa beryayn wuu joojoyay.Mahadsanidin.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    Ayaanlow maxaa bantu ku geley waji xun iyo nacalad baa kugu tAl

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 Před 2 lety +2

    Markii nin isaaqa Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal xukunka qabtey 1967 ayuu inqilaabkii dhacey. Walaweytu waa inan gumeed laan gaaba. Midnimo bilaa shuruuda abaal keedi waxa suu dhaley.

    • @saciidnuur6062
      @saciidnuur6062 Před 2 lety +1

      Walaweyn adiga shalay aha mantaha ah oo waxa ku cadeen kara in manta oromo oo quta ah walasha u kuf ah ee aduun ceebtisa wa tagan tihiin wana sida idinla rabay ileyn geel urugeye awalba waa inagumeed

    • @maxamedaxmed6374
      @maxamedaxmed6374 Před 2 lety +1

      @@saciidnuur6062 Kkkk WALA WEYN IYO QADAAD WRYNBA IND TAHEY WALIBANA INNA GUMEED AH WXA LAGA GARTAA AFSOMALI XUMIDAADA AAN MIDH LGAA FAHMEYN OROD OO AFSOMALIGA SO BARO SIDA LOO QORO

    • @saciidnuur6062
      @saciidnuur6062 Před 2 lety

      @@maxamedaxmed6374 walaweyn waa magalo ,qadadweyn anigu cidbaan u aqaan oo sedex habar xabasho dhashay, ee dib iskugu noqo, adiga indho boon galka ka baxsan iyo qadaad weyn oo axmaar ah leh allow ceeb astur, ileyn boontu waa sidaas, marwalba qoley shegata hada ma yuhuudi ayaad shegateen awalba asal axmaaro ahaad tihiine,,,,,waku Somaliyey. Hada kibirtana afweyne waxaba idinkuma samayn bartina la weyn dona , ,7 ibnu xaraan aan dadnimo laheen iskakaa dhashay , ,,aqass ba tihiin,

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    SSDF iyo qurmus baad halyey noiga dhigeysa

    • @foox4080
      @foox4080 Před 2 lety

      Dadkaasi taariikhda dalka iyagaa meelwalba kuqoran dadka kale way hurdeen.

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 Před 2 lety

      @@foox4080 qandala ixaafuun carmo iyo iskushuban... nacAlaa bidooka qaran gadey k6 taal iyo reer hobyo oo adoonkood ah.. reer hobyo wAa majerteen istacmaar jecel to

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 Před 2 lety

      Ninki satta fuuley wAa suldaan Cali ninkibfhulja JOOGA adoonkisa wssye.... Ilmo kenadiid anaa ah..

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 Před 2 lety

      Taarikhda boga fool xun bey ka galeen. . sida 9nlf iyo dulogeen afduubey6 ,, hajolaato,, and

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 Před 2 lety

      @@foox4080 Oromo hawiya biyo ogadeen was umnad xage EEBE Laga jiliciyey.. oo RAQIIS oo la gadsn karo

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 Před 2 lety +1

    Wax ladhageysankaro ayaad so deysi caawo inta kale waxad kabadan ladahay dagalka aad Madaxweyne Farmaajo ku hayso

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse Před 2 lety

    Aad beey muhiim u aheed in waagaas dalka la afgambiyo; tuugaa dalka maamulaysay; militariga weey badbaadiyeen dalka.