xusuus reeb 2nd of dec

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 47

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 6 lety +11

    Geesi weeye bashe abdi Yusuf waa halyay waa fariid jeel ugalayi dalkisa 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @ahmedabdi-td5qf
      @ahmedabdi-td5qf Před 6 lety

      Hibo Hassan haa wallee waa geesi walaal 👍👍👍

  • @nimco84
    @nimco84 Před 11 lety +7

    he make me cry walaahi
    to hell our enemies incha allah illahay ayaa inoga jari doona koole mantaba wad noo shihin qofna isma lahe isaaq iyo somaliland ayaa noolaan we thankfully what you did you change our history as a young generation somaliland walaahi i never for get UFO and SNM long life koole qofna kuma iloowsin karo lkn allah haa ku iloowsiyo ciisi iyo sharaf ku nolow you and rest of others hater gonna hate somaliland will be stand 4 ever one love

  • @cabdimaxamed4117
    @cabdimaxamed4117 Před 4 lety +3

    Taariikh fiican oo run ah ayu wariye ducaale kaydiyay mahadsanaid

  • @Xodayo
    @Xodayo Před 10 lety +10

    Waa war murugo leh laakiin guul ayay SNM iyo Somaliland

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 6 lety +9

    Ilaahayow kudaa ❤️❤️❤️❤️❤️💚💚

  • @billecawl
    @billecawl Před 9 lety +5

    Fadllan qaybtii koobaad soo galiya CZcams. thanks

  • @TALESUNTOLD1
    @TALESUNTOLD1 Před 5 lety +2

    Wariye Maxamuud Ducaale, billad sharaf in la siiyo ayuu istaahilaa waayo waxa uu inoo kaydiyey taariikh aad u weyn.

  • @Samatar85
    @Samatar85 Před 9 lety +2

    baashe ilaahay haku dhawro, culays iyo dhibaato binaaadam maro tii u cuslayd baad aragtay, cidii ku dulmiday ilaahay muu ilaabin, afweyne ilaa ka u hooseeyayba,
    dalkii aad silicaa u soo martay waa xor waa xoog waanuu dhaqaaqay, ku il doogso,

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 Před 7 lety

    barnaamijkan xuasuus reer week kasta waan dhagaystaa

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 8 lety +2

    way mahad san yahin tv h(tv nimankas qiimaha leh tariikhda qiimo badan noga reebay

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 11 lety +4

    25:40 they almost cut the Quran (book) in to two parts that is how much they loved the Quran, and most of as we have more then one Quran and we don't even read, please read some Quran.

  • @mohadam6331
    @mohadam6331 Před 7 lety +1

    Go for ti, fight for ever. never undeR ESTIMAte Somalialnders.
    niriiho

  • @adendavid91
    @adendavid91 Před 8 lety +4

    hoyadiin siilka w ayn kawasa cadaw viva isaaaq

  • @balahm548
    @balahm548 Před 11 lety +3

    dadka qaar baan xishoon, walaahi waan ooyi gaadhay markaan dhagaystay muuse biixi, lkn qaar baa leh uun somaliland ma jirto......miyay royoonayaan mise way dhinteen raggu!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @feysalhusein669
    @feysalhusein669 Před 8 lety

    Somalia waa ☝ gobol yar sidee buu ku noqon karaa dowlad qowdhan always qowdhan mid ogaada haday somalia nabad noqoto 1 day ayaan hargaysa and burco 👋👊💪 ku qabanaynaa saas ogaada ✌

    • @MrRamaale
      @MrRamaale Před 8 lety +3

      +Feysal Husein waxaan filayaa inaad 90s kii dhalatee, abahaa warayso intaanad comment ga noocana bixin, dadkaad leedahay waan qabsanaynaa abahaa waydii ciday tahay

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 Před 8 lety +3

      hooyadaa ka warayso iyaada oge

    • @ibrahinburale7952
      @ibrahinburale7952 Před 6 lety +1

      Feysal Husein siday nabad ku noqon, noocaas bad u fikiraysan be

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 Před 4 lety

      Hadii uu gobol yar yajay faqashtu ha timaado

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 Před 4 lety

      Naagihii kacaanka ayaa Ku dhalay oo kula yaabi maayo

  • @TALESUNTOLD1
    @TALESUNTOLD1 Před 5 lety

    HCTV, barnaamijyada u sameeya magacyo caadi ah oo lagu baadhi karo, bal kan eega waxan aad iskaga soo qorteen.

  • @goahmad5
    @goahmad5 Před 3 lety

    برنامج جميل

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip Před 6 lety +1

    diloo dhan cali samatar baa ka masuul ahaa

  • @kimomontana9737
    @kimomontana9737 Před 8 lety

    am proud adeer

  • @mrabdirahman9641
    @mrabdirahman9641 Před 7 lety

    cid kasta oo la dulmiya illhy baa guuleeya

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 Před rokem

    Waakuwan dhalinyaradi loo xidhay case ka jariidadi Uffo:
    1. Maxamed Barud Cali
    2. Axmed Yuusuf Jabane
    3. Maxamed Maxamuud Cumar Caashi
    4. Dr. Aadan Yuusuf Abokor
    5. Axmed Xuseen Aabay
    6. Cabdiraxmaan Xaji Cabdalle Aadan
    7. Aadan Warsame Siciid
    8. Yuusuf CabdilaahKahin
    9. Cali Yuusuf Aar
    10. Dr. Maxamed Sheekh Xasan Taani
    11. Dr. Cusman Cabdi Maygaag
    12. Baashe Cabdi Yuusuf
    13. Xuseen Maxamed Ducaale
    14. Maxamed Cali Ibrahim
    Labada nin ee Jariidada qoray oo ila sadex nuqul oo ka mid ah soo saray waxay kala ahayee
    1. Maxamed Baaruud.
    2. Axmed Yusuf (jabane)

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 Před 5 lety

    Tvga muwuxu ushaqeyaa reer waqooyi uun mise Somali oo dhan meel aydegtaba mise dadku kale tariikhmalahan miyaa

  • @axmedislaw7444
    @axmedislaw7444 Před 5 lety

    haddaba, ma la gaarey xilliggii LAGAROOWSADEY in laga GARDARANAA
    Maxamed Siyaad Barre ?

  • @garasho8888
    @garasho8888 Před 5 lety

    Soomali cadaalad l.aan baa kala kala kaaxaysay waxaaana isu soocellin kara cadaalas loo siman yahay oo qofkasta soomaali ah uu heli karo xaqiisa loona ixtiraamo shakhsitadiisa muwaadinimo

  • @xariifciiro
    @xariifciiro Před 10 lety

    wax isaaq loo gaystay ma jiraan dad malaria laysay bay Somalia ku sheegayaane iyagana ciidan Somalia bay wax u dhabar jabiyeen amxaaro taariikh foolxun baa ummada somaliyeed uu soo jeedeen

    • @somalicancerawarenessprogr4991
      @somalicancerawarenessprogr4991 Před 10 lety

      Muslimnimo ninkaan kugu dhaqayn, mu'minima khaasa.
      Gaal maxasta kuu dhawrood magansataa dhaama.

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 Před 9 lety

      Faqash taa yaa wax kaawaydiinaya adiga.. mee aabo siyaad iyo faqashtii.. guul SNM

    • @deero1231
      @deero1231 Před 9 lety +1

      siilkii hooyadaa bay malaria laysay ay ay dhalay faqash xun anagaa kuwasna

    • @somalicancerawarenessprogr4991
      @somalicancerawarenessprogr4991 Před 9 lety +1

      kkkkkk waar madaa waxaad wax ku wastaba leh maxaad wasi. Ethiopia ba waatii wixii la ogaa kugu samaysee maad wastid

  • @Hujo24
    @Hujo24 Před 8 lety

    Faysal xusein adiga aqligi quulaha lagu cuni jiray ayaa wali kugu jira nuuco Iyo kii moxoga lagu cunijiray adigoo Africa cidan ahaan kaga Jira kali ya 3 xaad ayaa 3ooo oo wiil oo snm ah dabada kaga dhacday maanta oo Uganda ku ilaa liso waxba maqaasi kartid aa cayaaal baa tahay Soo Barbara

  • @axmedislaw7444
    @axmedislaw7444 Před 5 lety

    waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa illaa iyo haatan JAJABAN

    • @akramhaji1930
      @akramhaji1930 Před 4 lety

      maxaa u dhisi wayday adigu intaa naacdaa hayso 🤔🤔🤔

  • @alidaud1309
    @alidaud1309 Před 10 lety

    nooooooooooooolow mujahid