XUSUUS REEB : JANARAAL ( FADHI KU SALAAN) PART 2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 92

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 3 lety +3

    Somali waa halmid ama koonfur kasoo jeed ama waqooyi kasoo jeed waa hal qawmiyad ilaah haysku keeno midnima awoodleh General Fadhi-kusalaan waa legend 🙌 Halyey Somaliyeed

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei Před 5 měsíci

    Adeer mahamed siyaad bare ama afwayne dheh ama waxaad rabto sheeg was brave and intelligent

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 Před 2 lety

    Waar ninyahaw weriye Ducaale sheekaduu qaribaa.
    ALLA HAWNAXARIISTO marxuunka.Aamiin.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 4 měsíci

    GENERAL = JANARAAL = MA AHA!!!

  • @daynabo4381
    @daynabo4381 Před 5 lety +11

    koonfur waa qudhun iyo qadaad weyn

    • @bentleeremy2070
      @bentleeremy2070 Před 3 lety

      Dont know if anyone gives a damn but if you're stoned like me during the covid times you can stream all the new movies and series on instaflixxer. I've been binge watching with my brother for the last few months =)

    • @devonkenneth7763
      @devonkenneth7763 Před 3 lety

      @Bentlee Remy Yup, have been watching on instaflixxer for since november myself =)

    • @jamesoncade1229
      @jamesoncade1229 Před 3 lety

      @Bentlee Remy definitely, I've been using InstaFlixxer for since december myself :)

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 Před 2 lety

    Ilaahay ha unaxariisto janaral fadhi kusalaan nin qiimo badan bu ahaa shalay bu geriyooday 2/8/2022

  • @Ahmednuur_Cismaan_Ciise
    @Ahmednuur_Cismaan_Ciise Před 10 měsíci

    Ducaale sida wariye uma wareysto oo ma ahan nin xogta dhabtaa doonaya
    Balse wuxuu raadiyaa uun qof reer koofurka wax ka sheegee balse isagoo joogo ayaa hargeysa calanka la gayn insha allah cuqdad ha u dhinteee

  • @abdi1502
    @abdi1502 Před 4 lety

    Fadhi ku salaam yes man ayuu ahaa sidaas ayuuna jananimada ku qaatay hadana afweyne ayuu ku hayaa

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Před 2 lety +1

    Fatima

  • @jamaahmed3965
    @jamaahmed3965 Před 4 lety +1

    Allahayow nin daacad ah allahayow nin daalin ah deeq daada haw simin

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei Před 5 měsíci

    Isaaaq siyaad barre ayey kuwaasheeen waaa dabadhilif war iskadaaya m siyaaad taariiqkale mahayaaan miyaaa???😮

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před 5 měsíci

      Tarikhba laga Hadlayay Qumaney 🤓 Ninkanuna Waa Mid kamida 5ta golaha Sare Ee kacanki

  • @user-np9ms3kw6x
    @user-np9ms3kw6x Před 9 měsíci

    24:21

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 Před 7 lety +4

    mashaalaaha waa tariikh aderdaay waxbaay nooga teen xamaar uun hana geeninaa prt3 sugayaa

    • @abdinurgaas6427
      @abdinurgaas6427 Před 6 lety

      Xususreebka ducaale wuxuu wareystaa niman isaaq oo siday ayagu tariikh gaar u sameyaan ugu warama marka waa wariye snm u aruurinaya xog hal dhinac marka reer walna somaliya raadiye uu wax ku dhoobdhoobta iyo wariye ducaale kale ah ha sameysto.

    • @siciidjamac1554
      @siciidjamac1554 Před 4 lety

      Wllo

  • @AnAmericanfirst100
    @AnAmericanfirst100 Před 6 měsíci

    I have a historical picture of the general, can you share with me his email

  • @yaasiinaadan9957
    @yaasiinaadan9957 Před 2 lety

    Barnaamijkan nala dhegayso

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 Před 2 lety

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 Před 4 lety +1

    cadaalad ka shaqeeyo waa daacad odaygani

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 Před 7 lety +5

    Haddii dad aqoon iyo karti leh aa tihiin ilaa maanta eed sheegasho iyo calaacal baad haysaan. wax heer ahna kuma gaarin

    • @daahirdhere197
      @daahirdhere197 Před 7 lety +1

      kaafaay ali he adaba dunidu ku aqoonsate maxad dunida kuso kordhisay aan ahayn tuugsi iyo dulinimo

    • @hodanciise6965
      @hodanciise6965 Před 6 lety

      kaafaay ali dhilo yaaa kufsaday

  • @mrabdirahman9641
    @mrabdirahman9641 Před 7 lety +14

    ilaaa 1960kii bay dadkaas reer koonfurku cuqdad iyo mixnad ka shaqaynayeen imika markaynu tashanayna walaalahood baynu noqonay 😂😂😂

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 Před 3 lety +1

    KALA FOGAYNTA SOOMALIDA IYO XUMAANTUBA WAXAY KABILAAABANTAY KOONFUR OO AAN WAQOOYIGII UTAAGY AAN WAXBA DAWLADNIMADII U OGALAAAN OO IAYAGUUN ISKU FILNAYSIIYEY SIDEE MARKAASSS MARDANBE LAYSU AAMINYAAAAAAA AAAAAMINAADII WEY DHIMATEEEEE AAAN ISU DUCEYNEEEEEEEEEEEEEEEE

  • @warsamsaid3807
    @warsamsaid3807 Před 4 lety +3

    Wlhi daacad Baan uqoslay reer koofur. Waa iney bixiyaan magta reer waqooyi. Shirqool bay no dhigeen kuye 3 months askarta kabahooda soo qoray na dheheen😂😂😂😂 home work 3months hhhhhhhhh caku reer koofur qiyaano badanaa

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw Před 2 lety

      😂😂😂😂😂😂waaba dad imtixaan ah kkk

  • @bensaryemofficialpodcast1246

    Afweyna bare ilahay ku cadaab cadaabta ku waar asaga qabiilka iyo qurunka baray somali ku abaabiyay xumatadana baray dadka somalia kala dilay waxu qabiilistu ahaa reer miyiya oo gaajo ku soo koray

  • @hodoabdisalam2881
    @hodoabdisalam2881 Před 2 lety

    Reer koonfurku wax lala heshiinkaro maaha musuqmaasuq iyo munaafaq ayeybayka shaqeeyan ilaa maanta

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 Před 7 lety +3

    Wariye qadhmuun

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 Před 2 lety

    Jaamac waraabaha uu sheegayo waa seedigay run ah markii danbe cornell buu gaadhay waxaanuu kamid ahaa saraakiishii sar sare ee ciidanka soomaalida.

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl Před 7 lety +3

    Maxamasiyaad illahey haunaxariito wadani ayuu ahaa laakin somali ayaa caasi kunoqotay

    • @bensaryemofficialpodcast1246
      @bensaryemofficialpodcast1246 Před 7 lety

      Abdul Fatah ilaahay naarta jaxiimo hageeyo oo jazadiizana haku siiyo qabriga intuu wadani ka ahaa asaga somali isku diray oo kala gaayey war iska amus fatal yahoow uraaya aa nacasnimado ragadisay

    • @prince4057
      @prince4057 Před 7 lety

      cadaalad daranidaa ma afwaynooo 1mio dilay oo quraanka xataa beeniyay baaa duco mudan, allah ha cadaaabo isga iyo waxa niyada ka taageera mujrim

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Před 6 lety

      Abdul Fatah
      haddaad muslimtahay qof beeniyey quraanki ilaahay ha duceen waayo isagaa ka xuxun gaalada

  • @mohamedadam6601
    @mohamedadam6601 Před 4 lety +4

    Ilaa maant waa inoo silic
    hadaynu Somaliland nahay😢😭

    • @saeedbuni2567
      @saeedbuni2567 Před 3 lety

      Yes bro why waxaa u samaynaynaaa

    • @Inakulmiye
      @Inakulmiye Před 2 lety

      Maanta sowtan dawlad inagu leenahay dhisanay. Waariyaanad Allah ka baqaay. Waxay faqashtu inagu haysay miyaad ilaowday. Mashaallah ayaynu joognaa e.

  • @abdi1502
    @abdi1502 Před 7 lety +4

    Ducaale ilma adeeradii ayuu waraystaa oo uu weliba nacamnimada kaga horeeyaa

    • @sayidacool7190
      @sayidacool7190 Před 4 lety

      kani ma inaadeerkiibaa wareer burco

    • @abdi1502
      @abdi1502 Před 4 lety

      @@sayidacool7190 sow iidoor mawada aha awoowgood lagub

    • @sayidacool7190
      @sayidacool7190 Před 4 lety

      @@abdi1502 kkk iidoorka miyaad necbtay

    • @abdi1502
      @abdi1502 Před 4 lety

      @@sayidacool7190 kkkkkkk maya wall ma necbi weyba idhaleen( reer burco, hjeclo)

    • @sayidacool7190
      @sayidacool7190 Před 4 lety

      @@abdi1502 odaygani mahabarjeclaa

  • @abdullahsultan8338
    @abdullahsultan8338 Před 4 lety

    Warys cunsurisanadii generale mid caraba
    War ninka magaciisa sheeg

  • @prince4057
    @prince4057 Před 7 lety +13

    reer koonfurku cilmi na may lahyn ,musuqmaasuq iyo isdaba maris na caadadoodu ayay ahayd xilligaa 1960 kiiba,bal eega saraakiishaa somaliland ka timi dhibka qabsaday , 2 bilood oo bilaa cunto iyo bilaa lacag ah, waa si ay isaga tagaaan, pull shit kuwaasaa maantana doonaya in somaliland dinb u raacdo , that will never happened in sha allah

    • @yusufkolkol1213
      @yusufkolkol1213 Před 5 lety

      Ilaahay naguma kiin soo celiyo halkaa ku qufulnaada hogaamiye quful wataana illaaahaa idiin soo saaray biixiyo qufulka ku hay

    • @foox4080
      @foox4080 Před 2 lety

      Fudeydka iskadaaya isaaqow, siyaasadu deganaan bay rabtaa.

  • @abdifatahosman9120
    @abdifatahosman9120 Před 6 lety +1

    Aduun rear waqoyi ayaga ma ahan CID kla wax ma daqaan

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před 3 lety +1

    ugaadh ayey ahaayeen koonfurtu lixdankii markaynu ku biirnay welina waa ugaadhii,

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 Před 7 lety +5

    Waxan wariye maha war orod nin dhintay hadaba tagnaan ee shaqo doono wasaq

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 Před 3 lety

    Hadana sidaasey tahay xabazhi weynu ka adagnahay

  • @adanxasan4423
    @adanxasan4423 Před rokem

    Joof.
    .

  • @abdiqadarxaadsan3278
    @abdiqadarxaadsan3278 Před 4 lety

    Hhh pakistan miyaa camal warqadba warqad intaa kaqorisbadan tahey baad pass seysaa

  • @sugaanmaal5778
    @sugaanmaal5778 Před 7 lety +3

    Qudhun weye wariyuhu hawado hadalkee daaa genaralku

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 Před 5 lety +3

    Ilaahay nagumakiin soo celiyo 1959kii anagoon idin aqoon oon qabiil ka gudubnay ismaamul aad u diicani noo dhisan yahay baa haaway is cadhsanasaa waqooyi nooga timi calankii tartankaa loo galay ee nidaam ay masuuliyiini ku ansixisay ee doorashada ku yini 1500 oo calan oo bulshada rayda ahi soo samaysay buu ka soo dhex baxay anagoon idin aqoon baad habeen mado naga qaadateen si aad hargeisa uga taag taan ingriisna aad u qiyaamaysaan calankii isga ahaa baad tidhaahdeen calan baan keenay mid aan dadkiina loo ban dhigin oon bulshada reer waqoogiga wax laga waydiin baad la timaadeen su aashu waxay tahay imisaad kaana haysanaysaan Males Sanaawi baad barideen si aad itoobiya uga mid noqotaan waatuu idinku yidhi waan jeclaan lahaa laakii dunidaan iga yeelayn kadka ingiriiska waxaa idiinku diwaan gashan in aydaan (compromise) lahay maxaa yeelay dad maskax ahaan fadhiya ma tihidin dhaqaaq laguma dhaamee, koonfufi idiinka soo kici mayso siyaad bare idinma aqoon laakiin farmaajo waa idin yaqaan ilaa aad u cadaysaan dadkiina in ay somali yihiin aduunkuna aanu indin rabin koonfuri idinla fadhiisan mayso intiina xilka raadinasaa guriga Senate ka ayaad ku leedihiin meelkale oo la idiin ogolaanagaa ama la idinku aaminayaa ma jirto idinkoo soo kala cararaayo gaajo darteed ayaad arki doontaan saadaashii madaba xamar bay ka muuqataa xejista number gadhuudan

  • @abdifatah8392
    @abdifatah8392 Před 2 lety

    Ducaale in xamar iyo koonfur ceeb loo yeelo jeclaa!!

  • @hassanalidaher3753
    @hassanalidaher3753 Před 6 lety +3

    Oday wayn oo wariye isku sheeg. Waan kiina uun baad wariye u tahay qabayaalafayste

  • @ahmedmagan1417
    @ahmedmagan1417 Před 4 lety

    Cagdheer waa bilaa abaal

  • @hodanciise6965
    @hodanciise6965 Před 6 lety +4

    Reer koonfur aduunka alle dagal idinkam saro xaarn yahy

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei Před 5 měsíci

    Midkaste oo lawaraysto oo isaaq iidooor ah mahamed siyaaad ayuuu wax kasheegaaaa .waxa uu noqday iskuuul ay kawada soo qalinjabiyeeen wax kale nahayaaan iidooor.wariyaha waaa cusuri walbiga kajiran marwalbo waxaaa uu yiraahdaaa (markii aad baqsateeen kawaran)very poor entertainment. 37:31 😂😊

  • @adenadan8472
    @adenadan8472 Před 6 lety +2

    Qabyaalad iyo dulmi reeb

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 Před 5 lety +2

    Qaad baan diyaarada ku qaatay kulahaa, waa iska qaad walayaal. Qaad xabashi iyo oromo ku kaadiday ayey aemeba ka qaadeen markaasuu leeyahay moos baanu aemeba ka qaadnay.kkkk

  • @cartancajirry8441
    @cartancajirry8441 Před 6 lety +1

    Kkkkkkkkk wlhi wan quslay 3 sidax bil qorlee

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 Před 2 lety

    Jananku ceeb ma leh, oday Soomaliyeed. Laakin wariye Ducaale waa wasakh naceb Soomaalida koonfureed.Shame on him!

    • @abdiwho4992
      @abdiwho4992 Před 2 lety

      Dee ma waxaan la nicinbaa bal siday u galeen dadkii midnimada lasoo doontay waa dad habaaran

  • @fathimahussien8680
    @fathimahussien8680 Před 3 lety

    09

  • @xasanmusa8252
    @xasanmusa8252 Před 4 lety

    Wariyihu been bu kudaraya wataysiga