YURUB GEENYO IYO MAXAMED CIRO GUURKEENA CIID SHOW 2020 hawraar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • YURUB GEENYO & MAXAMED BAKAL CIRO
    GUURKEENA KU DHAWAAQ
    EREYADA XASAN KAARSHE
    LAXANKA DAUUD XANFAR
    MUSIC AXMED WALI FURINLE

Komentáře • 247

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 Před 4 lety +139

    Hoygii fanka suugaanta xadaarada steelka iyo weliba rer magaalnimada jamhuuriyada barakaysan hargaysa mudaneey 💞🔥 weligaan siraad noo ahaaada walaalahy qalbiga aan ka jeclahy one luv dhamntiin from xamar ❤️💯

  • @nasraosmanwarsame5998
    @nasraosmanwarsame5998 Před 4 lety +24

    Rabiyow calaf igu dar midkan dunida u jecelahay amiin yaa rabi

  • @sadiaabdikadirahmed
    @sadiaabdikadirahmed Před 4 lety +17

    Ma jiro qof aan jeclahay oo qalbigeyga ku jiro Lkn heestan waxan daremey sida inaan hesto midka riyadeyda iyo humagiisuba ii sawir anago darjiin hareraha ubax kaga yalan fadhina oo uu aan is weydareysaneyno ereyada 😭 ax dhamadkii heesta waxey igu so celisey inan weli helin qalbilulaheyga ii sawiran❤️ Xagee bad jirtaa qalbi dhaye😢😻✍🏻

  • @mohamedhussein1502
    @mohamedhussein1502 Před 4 lety +6

    Anaa huba.oo Inkaar ma qabe Dadkaan uruursaday Intii ugu xumays
    Qalbiga oday buu kasii qoyanyee
    Zxp qof yaqan Ka quustay dadkii
    Ereyda. Daaha Gas
    Codka.yurub geenyo
    Music.shabcan isko
    Heestaan aan soo qorey magaceeda hala ii sheego ilma adeeryaalow

  • @waniskadhaafaychanelkannos1026

    Inta OG in heesaha iyo musikada diinteenu diiday farta taak

  • @user-fr5vt5cm1y
    @user-fr5vt5cm1y Před 2 měsíci +2

    Mantan maqlay heestan wana xaladan ku suuganah runtii aniigay iga hadlaysaa heestu yurup geenyo sawtul raxma ❤

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 Před 4 lety +48

    Yurub geenyo Markaad aragto waxaad aragtay dareen jacayl oo heesaya🙏🏻🥰

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 Před 4 lety +10

    Dauud xanfar absolutely wuu u hagarbaxay laxanka.👌🏽midhaha iyo codkuna kadaran👏🏾👏🏾🎻🎺🎻🎤🎶

  • @naasirjama7370
    @naasirjama7370 Před 3 lety +8

    Way iska tagtay ayadiina ana xasuus bay igu reebtay 80% heestan dad nasiib koodu xumaday baa dhagaysta ama dhagaysan doona waxay ahyd qof kii igu horay aan dareen u qaado wax yar baa ka dhimana xiligii balnta lkn way iska baxday wax wal bana way is badaleen hees taan ayada iisodir tay mudo baa ka soo wareegtay walina waan jeclahy si walba iskugu dayeey inaan move horay u sameeyo balse ilaa xadkaas waan xooganan waayey mar walbana waan u duceeya inay dhigeed ugu korayso.💔
    Hadaba dhalinyaro is ilaashada wlhi waa xanuun qof aad qalbigaga siisay inaad wayso balse isku adkaada ha suginina inad is rali galisan ee isku daya khaldka raali galinta laga bixinyo inaad iska fogaysaan.👋🏾

    • @salmaansalaad8171
      @salmaansalaad8171 Před 3 lety +1

      Painful 😥 bro talo wangsn baad bixisay waayo arag guulayso🙏🏽

    • @naasirjama7370
      @naasirjama7370 Před 3 lety +1

      @@salmaansalaad8171 wakhtiga baa kadhigaya eebow respect✊🏾

  • @filsanmohamed5695
    @filsanmohamed5695 Před 3 lety +5

    Axyaa hees xul ah majiro hada qof aan jeclhy lkn waa hees itabaty haduuba jir laha mid aanu xidhidh wadg nahyna hubal earydn wan u tilmami laha❤❤💞❤

  • @zeynabcali6313
    @zeynabcali6313 Před 4 lety +7

    Waaaaaw wallhi heesta waan kahelay yurub iyo cinro laba quf aan tagero heestan boqol mar ayan kuso celciishtay manta♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💋💋💋💋🌹

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 4 lety +12

    Weran aan dhitaystayban
    Dhabar jebiyey maanko
    Waan is dhiibay maantee
    Anigoo wax dheemana
    Dahab dhiina kugu xidhin
    Oon dhoola ka sugin
    Dhana aan is tuuraynee
    Dhigay wuxuu helaban
    Ogolay dharartani
    Sheekada dhameeyoo
    Aynu qoyskan
    Dhaqanee guurkeena ku dhawaaq
    Axdi inoo dhignaban
    Macan dhowrayaayo
    Kuma dhayalsan guurkee
    Iyadoo dhaqankiyo
    Ina la dheego diintaba
    Nolol dhaayahed thayo
    Midna aan la dhaafaynee
    Dhigaa wuxuu helaban
    Afar laab ka dhiibiye
    Isu duba dheceeda
    Bud dhigeeda sharafta leh
    Bal dhankayga ku halee

    • @ibraahimjamac3343
      @ibraahimjamac3343 Před 3 lety

      Woooof wooof wooof wa erryo heer sare waxay kasoo birqadeen ereyadan hal abuur sare

  • @inacumar170
    @inacumar170 Před 4 lety +59

    ALLAH qofkn jclhy calaf ha igu daro yaaa ALLAH A

  • @salmonuura7998
    @salmonuura7998 Před 2 lety +2

    Yurubteyda aan jclhy jecliyaa hesaheeda on 💕💕💕💕

  • @ramlabucul7976
    @ramlabucul7976 Před 3 lety +5

    Inta heestaan xusuus ku ledahay farta so taag ❤✌

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 Před 2 měsíci

    Haddey joogi laheyd xamar ama jigjiga waa hore ayey calafkeeda heli laheyd ee meeshu waa hargeysa 2024

  • @bilexasan7039
    @bilexasan7039 Před 3 lety +3

    waa hees macaan waan dhegaysta mararka qaar xasuus ayaan ku galaaa

  • @fiqiyare6327
    @fiqiyare6327 Před 4 lety +5

    Yurub mohamed Abdi Yurub geenyo &Mohammed bakaal cirro sowtu Raxma &maanqaboojiye Fanka dartiin baan ugu xirnahy

  • @karamashow
    @karamashow Před 4 lety +35

    Yurub geenyo Arab Arab dhalay

    • @malmo4235
      @malmo4235 Před 4 lety

      Arabku soo kii lalahaa way un la dhalatay ee ma ahan tii Xamdi kalgacal la odhan jiray sowtii qarxosay fanaaninta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 Před 4 lety +4

      @@malmo4235 wad iska hadlaysa sxp wa geed labka isaaaq yurub maxmad cabdi genyo

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 Před 4 lety +1

      Arab samaroon dhashay

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před 4 lety +1

      @@AhmedIsmail-kn5ue oo sacad musad tahaybe maxa hadal iyo faan kuso arkay tacsi iyo is qarin ba ku joogte
      Wlahi isaaq intu kala batay reerka kaliya en laga qadan karin een hiil iyo hoo tona lahayn wa sacad muse faan an waxba tarin ilko dhaadher iyo hadal jilicsan bad la jogtan
      Doqon bad tihiin se doqontuna il kaliya ayay ledahay tasna qofka ugu dhaw bay ku aragtaa
      Akhas iyo sacad muuse waxa ya magaca nooga gooya nacdasha ah

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 Před 4 lety

      @@AhmedIsmail-kn5ue sabab ad ucayni dadkas sharfta leh gabooye malaha cay io wx laga faano umada wey siman yihin isku xishood wll

  • @farxaanbaashi7576
    @farxaanbaashi7576 Před 3 lety +2

    Abti maxamed bakaal ciro iyo sotul raxma axsan hees

  • @iqbaalhilaal3660
    @iqbaalhilaal3660 Před 4 lety +8

    Wewe beerta libaaxyada hargaysa waa meesha kaliya ee dhaqata xayawaanka ugu halista badan ka ugu qiimaha badana baadiye lagu dhaqdo .

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. Před 4 lety +5

    Laba fanan oo leh codad halasi ah heesa macaana wada qada mar walba oo ay wada heesan

  • @nurallxayaa6302
    @nurallxayaa6302 Před 4 lety +16

    Qofki labad igu tura cimaamad😊

  • @shuuriyaqurux1817
    @shuuriyaqurux1817 Před 4 lety +27

    Fanaantii somaliland waxa aan ku jecelay iskama mashquulaaan fanku waxa uu yaya aya garanayaan kooxkoox kuma xisaabtamaaan

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 Před 4 lety +1

      Haa hada koxa badan aya wasa hesaya xidiga geska koxda fansan koxda dayax band

  • @sahracige1099
    @sahracige1099 Před 4 lety +9

    Yurub geenyo wan jecelahy anu guulayso

  • @abdisattarofficial5724
    @abdisattarofficial5724 Před 4 lety +5

    Cabdikariin cali shaah intuu ka qosliyey 👍

  • @abdirisakmohamed6575
    @abdirisakmohamed6575 Před 4 lety +4

    ❤️❤️❤️❤️❤️ Eesh Calaa Weeye Ilahayow Cimriga U Dheeree Abwaankaa Ereyada Dahabkaa Abuuray ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hoodoabdi2845
    @hoodoabdi2845 Před 4 lety +8

    Yurub mohmad apdi yurub geenyo maxamed bakal ciro tageero buxq ❤♥️♥️

  • @farxaankhaalidmaxamed6785

    Yurub geenyo waa heestay nolow

  • @Adnan_0012
    @Adnan_0012 Před 4 lety +21

    SAWTUL RAXMA ➡️✅. inta iga danbaysa like ku habeeya🤪

    • @abdishakuursantoz6210
      @abdishakuursantoz6210 Před 4 lety +1

      Sawtuuu raxmaa,, inanta kaliya wee hablahaa somaaliyeed kataaaageeero ,,,,

  • @yawleofficial9940
    @yawleofficial9940 Před 4 lety +15

    Sawtu Raxma mataagerta live hadaa taageerto geenyo

  • @boqortooyadashacraawi5528

    Heestan si wayn baan u jeclahay. Dad waawayn baa isugu tagay walleee.
    Yurub=Raxmadda fanka
    Cirro= Legend
    D. Xanfar= Shay Miraha wakhtigan
    A. Furinle= Special one.
    Boqortooyo

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 Před 4 lety +14

    Sowtu Raxma Yurub Mohamed Abdi Geenyo Inay Boqorada Codka Tahay Inta Ila Amisan like Hayla Dhaafin

  • @shamai6435
    @shamai6435 Před 2 lety +5

    Wow what splendid voices and lyrics between yurub geenyo and Mohamed Ciro amazing indeed

  • @ayaanlemohamed9448
    @ayaanlemohamed9448 Před 4 lety +7

    Sawtu Rahma yurub geenyo boqorada codka 2020

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 Před 4 lety +6

    Ar Aniga heestan waanku heystaa waa jawi dagan oo lagu raxeysan karo markan exercise sameynaayo jmka joga wanku tuurta. Koley halmalyan wey garee
    Thanks yurub and ciro

  • @clahitomka8578
    @clahitomka8578 Před 4 lety +3

    Sowtu raxma yurub maxamed abdi please love iska saar

  • @Abdulwahed.m45
    @Abdulwahed.m45 Před 4 lety +4

    Geenyada Fanka ❤.

  • @abdiqani4514
    @abdiqani4514 Před 4 lety +6

    Yurub Geenyo respect wlhy 🥰🧕

    • @Isko790
      @Isko790 Před 2 lety +2

      heestan waa cajiib sidaa loo duubay ba ka sii daran

  • @hodansabihodannour3967
    @hodansabihodannour3967 Před 4 lety +2

    Eesh cala Hess fananin culus nolada❤️❤️❤️

  • @libanhususabdi9095
    @libanhususabdi9095 Před 4 lety +2

    Best talantaali 👌👌👌❤️ sowtu-raxma nd Cirro

  • @abdirashidelmi4201
    @abdirashidelmi4201 Před 4 lety +2

    hadaha hadaha hadaha fananita qarniga yurub genyo maxamed bakaal shuran

  • @maxameddarawal6985
    @maxameddarawal6985 Před 4 lety +7

    Yurub genyo marka maqlo codkeeda Xaadaa ikacda Sbb!?

    • @qeyrtoqeyre6951
      @qeyrtoqeyre6951 Před 4 lety

      Waxba ku hayo dhib kle majiro hhhhhhhhh

    • @xaragosagal451
      @xaragosagal451 Před 4 lety

      markan sheybar ku mariyay waxa iso baxday jawabta in si lagu hayo dawa dada wa inad badsata hesaha yurub genyo iyo wixi kale so raco oo calacal ah

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před 4 lety +4

    Gabadha aan ku seexdo heesaheeda iyo codkeeda Boqorada codka #YurubGeenyo❤❤

  • @hudlechannell1908
    @hudlechannell1908 Před 2 lety

    Waa Sababta aanan u dhaafin Marka ay Heesaha Geenyo iga Soo Hor baxaan sababtuna waa Hibadeeda Fanaanimo ee dhamaystiran oo ku soo diidanaysa

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain3352 Před 4 lety +4

    Cirro boqorka codka iyo boqorada codka hees xasuus leh

  • @ayaanlemaxamed1785
    @ayaanlemaxamed1785 Před 4 lety +3

    Safar to hargeisa to lascanod
    4:30pm jwi qurux bdan

  • @amiirkachannel2131
    @amiirkachannel2131 Před 4 lety +3

    Yurub geenyo sawtu raxma like saara

  • @sabahhashi9312
    @sabahhashi9312 Před 4 lety +4

    Allah calaf haysku kayo daro qofkayga ❤❤🤲🥀💉🤴🌎

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Před 4 lety +4

    Qoftan horta Calaacal kama baxdo ☹

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 10 měsíci +1

      Wa Daren zxp dad bay uheesta o qalbiyadoda dhayda

  • @kiinalii1131
    @kiinalii1131 Před 3 lety +1

    I wasLike it before 4yrs💝⚘🇸🇪

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 Před 4 lety +1

    You're grea singer. believe you're the best of best singer love you ever guys. 🥰😍😎🌸🌸

  • @adamali2035
    @adamali2035 Před rokem

    MAXAMED axmed BakaaL ciro iyo Yurub maxamed Abdi Geenyo alla maxaad fanaaaniin tihiiin😢❤

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 Před 4 lety +1

    Yurub genyo maxamed Ciro fanaan qliyh

  • @sacdiyaismailsacdiyaismail2875

    Sawtu raxma iyo bakaal xiro noolada fanaaniin qliya

  • @safiahassan613
    @safiahassan613 Před 3 lety

    Jamurayada Barakeysan Alaha Ino Barkeyo 😍♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @safiahassan613
    @safiahassan613 Před 3 lety

    Mansha Allah Yurub Geenyo Habo Laguma Cunono Isha Baxarka 😍😍♥️♥️♥️♥️♥️

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 Před 4 lety +2

    Aloow fanka noobarakee hadaad fankaaga jeceshalay like kumuuji

    • @heblaayohebel4540
      @heblaayohebel4540 Před 4 lety

      Bisinka

    • @abdisamad_shukri
      @abdisamad_shukri Před 4 lety

      @@heblaayohebel4540 hhhhhhh kkkkkkkkkk kan wa mid walan kulaha allaw fanka no barakee hhhhhhhhhh hhhhhh hhhhhh sharbuu illahay waydistay

    • @zakariyejordanhuseenalansa4317
      @zakariyejordanhuseenalansa4317 Před 4 lety

      😅😅😂😂😂Zxp xalaY
      Ma biir aYaad captaY
      ILAAHOW khayrka nobarakee
      Sharkana naga xijaab waar Intaa
      Dheh waa camaL shaYdaan waxaniYe ......ilahow khayrka nagaransii

  • @GlowwithNafisa
    @GlowwithNafisa Před 3 lety +5

    Love this song. They have beautiful voices. Mashllah

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 Před 4 lety +2

    Heesta 20016 ayan aad uu jeclaa aniga oo ninkaygi islaynay oo furin dalbaday isna uu iidiidey weliba xiligaas anigu ninkale ayaan jecla oo wasiirada siilaanyo ka mid ahaaa

    • @ahlamitohassan1955
      @ahlamitohassan1955 Před 4 lety

      Miyad illahay ka xishonayn mad ninka ku jecel haysatid

    • @waniskadhaafaychanelkannos1026
      @waniskadhaafaychanelkannos1026 Před 4 lety

      Miyaanad qof islaama oo diin iyo dabar islaam leh xidhayo miyaanad ahayn markaad nin kale afkaaga iyo aragaaga u xalaalaynayso iyadoo nin ku qabo

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před 4 lety +1

      Na bal wall no dhamaystir sheekada keed imika isku danbayseen

    • @Qofnaba.
      @Qofnaba. Před 4 lety +1

      Waliga qof ku jecel lama xumeyo Hadii kale kob cagaarle ka so durdurin mayside

  • @walaaljecelchannel7315

    Wa laal jecel channel
    Wan kuso boqanay e nasoboqo

  • @mohamedabdirisak5821
    @mohamedabdirisak5821 Před 4 lety

    heeestani waaa heees fiiican tnks

  • @youtubeoriginal4964
    @youtubeoriginal4964 Před 4 lety +4

    Lipaxyadii sogal celliyee yaa ila arka inta ila aragta dhac kusii an kusiistee

  • @fadumoadan4824
    @fadumoadan4824 Před 4 lety +3

    Sowto raxma yurub

  • @tayomaal6438
    @tayomaal6438 Před 4 lety +1

    Eid Mubarak

  • @qaasimaadan1719
    @qaasimaadan1719 Před 3 lety +1

    Best talantaali ❤❤.

  • @abdiabi9352
    @abdiabi9352 Před 3 lety +1

    Yes yurub the only Queen luv xxx

  • @mubarikaosman1831
    @mubarikaosman1831 Před 4 lety +1

    Hestaan ugu jecalhy heshooda

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 Před 3 lety

    caydaruus mulkiilaha hawraar isaaq huunaadkatahay haku ciyaarin dadka laangaabaatee

  • @Ismahaan_Xaashi
    @Ismahaan_Xaashi Před 4 lety

    Beertii libaaxu is back hehehehehhee

  • @hamdacigeofficial6033
    @hamdacigeofficial6033 Před 4 lety +1

    Waw yurub dhubnantay kumntahay

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcast Před 4 lety +2

    Yurub mala wayey nin qarameeya

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 4 lety +3

    Horta yurub geenyo mala qabaa😂😀🤭

    • @libanadan818
      @libanadan818 Před 4 lety +2

      Haa Wll Anigay Ii Dhaxday Haku Fogaan

    • @suadali4060
      @suadali4060 Před 4 lety

      @@libanadan818 😅😅😅😅😅

    • @Halleyte
      @Halleyte Před 4 lety

      War yaa aderkaygay qaba hakuashqulin

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 Před 4 lety +3

    Wooooow❤❤❤

  • @user-ke5ll7wz4v
    @user-ke5ll7wz4v Před rokem

    Still watching 3 years ago
    1/8/2023 ❤

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran867 Před 4 lety +2

    Sowtu raxma ciro❤

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim Před 4 lety +1

    Waxn ahay qofkii afaraad

  • @xanduleaamiinwlloaxmed3308

    Yurub iyo hodan yaa cod macaan

    • @kawsarabdulahi1925
      @kawsarabdulahi1925 Před 2 lety +1

      Labaduba way cod macaan tihiin lkiin waxaan odhan lahaa Yurub 🌹❤️💞👏

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 10 měsíci +1

      Yurub geenyo ❤

  • @synabaxmed1064
    @synabaxmed1064 Před 2 lety

    Waan is dhibtay maanteee

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 Před 4 lety +2

    Yurub wey dhuubatey

  • @caseer219
    @caseer219 Před 4 lety +2

    Geenyo 1

  • @farahhassan1418
    @farahhassan1418 Před 4 lety

    Maasha alaah yurub iyo yurub geenyo salan sare

  • @omerali1498
    @omerali1498 Před 3 lety

    TaaGeere BuuxDa YuruB GeeNYo 🥰

  • @xamsexamud2692
    @xamsexamud2692 Před 4 lety +3

    Woooow

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 Před 3 lety

    maxamed bakaal cirro laaaaandheeere ogaaadeeen

  • @axmeddhageey9013
    @axmeddhageey9013 Před 3 lety

    Cajiib cajìib wlhi cawa kahor hestan madhageysn lkn aad ban ulayaabay erayada heskan

  • @Mustafe.17
    @Mustafe.17 Před 4 lety +2

    Caleeeek

  • @mihiimali
    @mihiimali Před 4 lety +3

    Ya so arkay in shaw ga suldaanku ka shidna kan?😁

  • @nimcogeney8816
    @nimcogeney8816 Před 4 lety +1

    Geeenyda faanka♥️♥️

  • @cabdiqani8938
    @cabdiqani8938 Před 2 lety

    Yurub vs bakaal qorri cassyo wllhi

  • @diimakhali451
    @diimakhali451 Před 4 lety

    beertii libaaxyadu shawyadii dib ma u bilowday
    2017 iyo 2018dii ayay aad u shidneed

  • @Aksel695
    @Aksel695 Před 4 lety +3

    Sowtu rahma iyo bakal ciro labo lagend waye

  • @jamsioro1748
    @jamsioro1748 Před 4 lety +5

    Waa Cajiib heestanii

  • @ahmednagad2090
    @ahmednagad2090 Před 4 lety

    Wooooooow eeshcslaa sowt

  • @dawmabrouk6751
    @dawmabrouk6751 Před 4 lety

    Give up......for your life.......I like dT

  • @istarliindubad2806
    @istarliindubad2806 Před 2 lety

    Hi moning

  • @faisalmohamedgoohe4678

    Nabsi aan dhitaystay baa
    Dhabar jabiyay maankoo
    Waan isdhiibay maantee

  • @abdikaremdalmar299
    @abdikaremdalmar299 Před 4 lety +2

    Cabdikarem cali shah hal shumis ba lagu xaday🤣

  • @abdimoh
    @abdimoh Před 4 lety

    Bal dhankayga ku haleee ♡BNA

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 Před 4 lety

    No1 😄😄😄😄😄