YURUB GEENYO & MOHAMED KAADHEERI | WAA LEY HEELO | SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024
VloĆŸit
- Äas pĆidĂĄn 16. 04. 2024
- / @aflaantapro Fadlan
Subscribe Noo Saar
SUBSCRIBE + LIKE + SHARE đš FOR MORE VIDEOS.
/ abdijabar_photography_uk
You Can Contact us for all Business inquiries.
đ„Wedding đ„Events đ„Promotion đ„Music Videos đ„ Short Films
Email: Aflaantastudiouk@gmail.com
Welcome To Aflaanta Studio
Home of Somali Music Video
* Update 24 Hours
* Quality Videos
* Reliable Ideas
If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
And Check Alert Icon đ
Contact Us What's Up
+254722258310
Contact Us Mobile
+447724113129
abdijabar_photography_uk
Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud - Hudba
Sowtu Raxma Boqorada Codka Yurub Geenyo â€â€â€â€â€â€â€
Iyo Mohamed Kaadheeri â€â€â€
Halkeedi Baad Dhigteen Xasuusti Khadra Daahir Cige Khadra Dhool Alle ha u naxariisto Abdulqadir Cumar Juba Illahay Swt Cimriga Cafimaadka how siyaadiyo Allahuma Aamiin đ€Čđ€Čđ€Čđ€Čđ€Čđ€Čđ€Čđ€Č
Salaax sanag
Yururb geyu 20 24
Labda fanaanba in a caadi Masha neesheedubay dhigeen salan from Finland
â€waaaaw
Sowtu raxma xaqiiq wa halka fanan oo maanta cod ku faani kara
Ninku heesta waa bahdila makeenin lkn yurub caadi maaha masha allaah cod bay haysaa
â€â€â€đđđđâ€â€â€
Jecliyaa Sowtu Raxma yurub Geenyo Cod Qurux Alle Baa iskugu Daray
Yurub yurub đđwaba badlkii khadra
Waaaw masha allah boqorada sodka macan
â€â€kardheere axya fanaan sln sare from djibouti
Sowtu Raxma Yurub Geenyo Iyo Mohamed kaadheeri Hambalyo Guurkiina kii lagu nasto Ee Lagu nagaado Ebbe haydin ka yeelo
Sawtu raxmaâ€â€â€
Yurub geenyo noolow inay garbasaartu ka dhacdo laabteda way diiday Ugbaada ay nagu dawakhiyeena diric cad kaanshali cad oo khafiifa ayay raga saaraysay garbasaartana waabay tuurtaa
Fanaanada Qarniga Jecliya Sowtu Raxma Yurub Mohamed Abdi Geenyo â€â€â€â€â€â€â€â€
â€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžđđ
Wala ihaya
Yurub hesta mesheda we dhigtay lkn ka dheri xoga
â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€
Yurub geenyo sowtu rahma iyo mohamed Kaderiâ€
Waaa
"Wan ku haybinayoođ„ș
Hurdo kaama ladoođ
Huqdaada idishoođ
Jacayl waa halisoođ
Hawl aduun ka jirtoođđ„ș
Hebalaa udhintoođ©
Waa lay heloo đ
waaba lay hayaađ
Sida hawd magoolaađ„ș
kugu soo hirtaađ„čđ„șđ
Hodan allah ha u naxariisto naftu meel ma jirto đąđą
Heesta maalin kee soo baxde hadan gaabeey qosol aan soo qore maantana anaa isku jawaabe allaha u naxariisto walaasheen đąđąđąđąđą
Alle ha u naxariisto
Hodan ilahy ha unaxariisto yado dhimatan dawanayayeđą
Ilohow u naxariso walasheen hodan wanaxay marka ka dax arkay meshan
â€â€â€â€
Ninkaa iskariga ah muxuu yariista gaaban ogu mashquuley
đđđđ†2024
Yurubeey ceeb kale malid laakiin garbasaarta di xun baad u saarsataa maa kor ka soo huwatid
HODAN alle ku naxaristođą
Aamiinđ
đąâ@@NasroXamud-lu6mf
Kaadheeri armuu innta yar ku istaagaaa maba arkn is dhahye
â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€
Hhhh hodan gaabeeyvđ đ đ đ
Allaha ha u naxariisto walaasheey hodan sory đąđąđąđąđą
Ragii.ufiirsada.kutiiiriyayal..kutiiriyayasl.dhaqan.xun
she looks uncomfortable
Broh why she looks like uncomfortable person?
Maybe she confused watu wote on the stage
Showga dhan waa saas daawo adaa arkiye Kenyaatiga ninmankaadanbe waxeey dhahaan gabdhaheena was raqiis waxaad rabto kasameeyso maxaayeelay waa hadeey diido
czcams.com/video/i4aJNm-7FR8/video.htmlsi=BoNS4tAOUriFaMoc
â€
â€â€â€â€