Rahma Hassan_Nafta ka Marantee Miyan Mel kuu Haya (video show ) Somali song

Sdílet
Vložit

Komentáře • 250

  • @bashiirhassan3638
    @bashiirhassan3638 Před 4 měsíci +28

    Rahma hassan waa fankii oo qof ah dib ayay xusuus igalisay shugri rooble oo wakhtiyo qurux badan na soo maaweelisay ❤❤❤❤

  • @CheerfulBeagle-ne6yp
    @CheerfulBeagle-ne6yp Před 4 měsíci +20

    Wali waay nooshahay fananadii heestaan lahayd shukri rooble dirir gabadii Quruxda badneed

  • @IdilRashiid
    @IdilRashiid Před 4 měsíci +42

    Djibouti wlhi gabdhaha ku nool quruxdooda eega ma yaqaanan dawo diirka ay iskaga qaadaan waana dumar isku wada kalsoon oo aqoon iyo edaaab leh ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Před 2 měsíci

      Malinka akhiro ka markhati kac hadalkaa 😂

    • @HoyoSaada-yt5ks
      @HoyoSaada-yt5ks Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤❤

    • @Raaxo-hs6vc
      @Raaxo-hs6vc Před měsícem

      Lktq¿+,&^^n
      J
      JJ
      JGQXFTYYT4
      N1 CFFYFGUHHRFTWF4YU3G70TJ🎉​@@HoyoSaada-yt5ks

    • @suadadan3157
      @suadadan3157 Před měsícem

      @@bahjafaysal1158😂😂wlhi wan qoslay

    • @HawaMed-nk5cs
      @HawaMed-nk5cs Před 7 dny

      Thanks habbty idilrashiid ❤ from Djiboutien girls

  • @zuhuurmohamed3296
    @zuhuurmohamed3296 Před 4 měsíci +9

    Ilaaa 2012 i like it shukri rooble natfta kaa maarantee miyan meel kuu hayaa😢

  • @ahmednuur7441
    @ahmednuur7441 Před 4 měsíci +14

    Wow wa xususti Choukri robleh dirir malaha fanka way ka baxday cod iyo qurux way lahayd waxayna ka mid ahayd koxdi degan 2000

    • @iamdeco
      @iamdeco Před 4 měsíci +1

      Non , ka ma bixiye , Choukri robleh fanka sxb

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 4 měsíci +23

    Wow!! Waa Layaabay.. Raxma - Gabadh Suldaan Dhalay..

    • @rahmahassan1
      @rahmahassan1  Před 4 měsíci +4

      Adeer macan thanks 😎

    • @user-qv4es9qd7w
      @user-qv4es9qd7w Před 4 měsíci +1

      Wowww raxma

    • @naimaabdi3876
      @naimaabdi3876 Před 21 dnem

      heestaan dib ufiirso ee sooceceli gabadhii garabkasda koow waa soomaali asal dhalad🤪🤨😂😂😂

  • @asmamousa7793
    @asmamousa7793 Před 4 měsíci +29

    Inta sideyda tiktok ka timi ismujiya ❤

  • @sumayacabdi2426
    @sumayacabdi2426 Před 4 měsíci +11

    Shukri rooble wxy ahyd fananad aad lootageeri jiray 2008 inta yaraanti heesteeda jeclayd idin mee

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 Před 12 dny

    Narfta kaa maarantee miyan meel kuu hayaa shukri rooble 🇩🇯❤️❤️💯

  • @Marwaahmetttt
    @Marwaahmetttt Před 4 měsíci +24

    Inta rahma ila jecel wa idin salmay walalayal ❤😂

    • @user-jd3wg3bs2s
      @user-jd3wg3bs2s Před 2 měsíci

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @AbdiAlolo-ol1sq
    @AbdiAlolo-ol1sq Před 4 měsíci +2

    I from in To🇨🇦 I song rahma Hassan je va t'es suivre vos nivaux jtm❤

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 Před 4 měsíci +4

    Hestan wxn dhagaysan jirey anigoo yar 2007dii waxana lahayd Shugri Rooble boqoradii quruxda barigaa, Rahma xasan Aya iyaduna si cajiiba uso qaadey waa hees runtii leh dareen goniya si gaara laxanka heestan ayaa isagu ah mid kugu qasbaya inad waliga dhagaysto onad ka xiiso dhicin❤
    Hilowgii igu mudnaa
    Markuu iga maydhmay Ani
    Haduu kugu meeray adi
    Naftaa kaa marantee miyaan meel kuu hayaa 🎶

  • @user-km5jb8xy2w
    @user-km5jb8xy2w Před 3 měsíci +2

    Maa shaalah walashen shugri roobli migil hisstedy macanaid

  • @user-ce9ep4ib8r
    @user-ce9ep4ib8r Před 4 měsíci +2

    Manshallah Xusuustii shugri rooble inad ku darto bay ahad ❤🎉

  • @mumtasfaisalhaibe7153
    @mumtasfaisalhaibe7153 Před 4 měsíci +3

    Maxan adigoo iga maqan
    Mankyga la joogtayoo
    Ragaba iga wada mudnyd
    Ragaba iga wada mudnyd😢❤

  • @Dhowrsan1010
    @Dhowrsan1010 Před 4 měsíci +3

    Hees xiliygeedi soo baxday 😢😢😢

  • @user-ef8ze3ry2m
    @user-ef8ze3ry2m Před 4 měsíci +15

    Nous sommes tous avec toi et on te souhaite tout la réussite ma sœur Rahma Hassan 🇩🇯

  • @CabdiqaniYuusuf-ex3bb
    @CabdiqaniYuusuf-ex3bb Před 2 měsíci +2

    Hampshire 🎉😢❤

  • @MouadJames-ts9xw
    @MouadJames-ts9xw Před 4 měsíci +5

    Masha allah ma sœur rahma Hassan Bravo et je te félicite d'avoir fait remix de nos anciens chanson 🇩🇯

  • @wardaosman3478
    @wardaosman3478 Před 4 měsíci +2

    Miyaan meelkuuu hayaa ayyyy Rahman Hassan ☹🥺

  • @aliqawrahofficial6554
    @aliqawrahofficial6554 Před 4 měsíci +5

    Message to suheib saw maha .nafsigu ruux miray iyo qof oge dhaxaad muruga ibade

  • @hassanihaashow4997
    @hassanihaashow4997 Před 4 měsíci +3

    Waad keentey oo halkeedi ayaad dhigtey 👌

  • @rahmaindhoofficial5273
    @rahmaindhoofficial5273 Před 4 měsíci +11

    Rahma Hassan m’a jumelle wwwwwwwww keep going ❤

  • @roukiaahmed6114
    @roukiaahmed6114 Před 4 měsíci +2

    ❤esh cala heso masha Allah my sister j ts souhait la meilleur

  • @SahrabarkhadleAbar
    @SahrabarkhadleAbar Před 4 měsíci +5

    ❤❤❤❤wwww Macha allah my sister

  • @aswanahmed6656
    @aswanahmed6656 Před 2 měsíci +1

    C'est vrai wlhi walaalaha Rahma quruxey 🎉❤😢😮

  • @MoudHousseinbock
    @MoudHousseinbock Před 4 měsíci +1

    MachaAllah machaAllah ma soeur rahma hassan💔💔💔💔💔💔💔

  • @user-go9bh7we8g
    @user-go9bh7we8g Před 4 měsíci +3

    Rahma Hassan heesta helkeda dhigtay ❤❤

  • @monaali5253
    @monaali5253 Před 4 měsíci +3

    Xasusti shugri rooble❤

  • @zeinabtahlil5457
    @zeinabtahlil5457 Před 4 měsíci +2

    From Legend balbalarka 🎉🎉🎉❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @simanmohamedomar8848
    @simanmohamedomar8848 Před 4 měsíci +1

    MashaAllah ça me rappelle de Choukri Robleh.... jolie voix Rahma caday❤

  • @GuulleedCawaale-jj1lv
    @GuulleedCawaale-jj1lv Před 4 měsíci +7

    Rahmo Hassan keep going my sister 💓💓💓

  • @user-zr4vj4sg9d
    @user-zr4vj4sg9d Před 25 dny

    naftaa kaa maarantee miyaan meel ku hayaaa😢

  • @user-px5lr2wx3c
    @user-px5lr2wx3c Před 4 měsíci +2

    Rahma Hassan numéro 1❤❤❤❤

  • @user-xw1op5kw9y
    @user-xw1op5kw9y Před 4 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤ belle voix machallah rahma quruxxxx badan❤❤❤❤❤ nolow ma cherie qali

  • @abdulahihirsi5914
    @abdulahihirsi5914 Před 4 měsíci +1

    Fanan hadad maqashey Wa Rahma Hassan; Ax Ya Soooooooood🎉

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos Před 4 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉waaaaaaaaaaw caadi maha my legend

  • @HikmaYyy
    @HikmaYyy Před 4 měsíci +5

    Jah teydii raxma xassan boqoraDa fanka❤

  • @ahmedteddy4493
    @ahmedteddy4493 Před 4 měsíci +1

    Ku magan lahaa❌
    Ku magan ahaa✔️
    Heesta dhulka ayay la gashay😢😢

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 Před 4 měsíci +1

    Marku iga maydh may aniga Alhamdoulillah 😊😊😊

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 Před 3 měsíci +1

    Fanka somalida dhexdoda ah kuma arkin gabar kaqurxonayd shukri rooble tolow hada fanka makabaxday

  • @user-ze1zu5kp4y
    @user-ze1zu5kp4y Před 4 měsíci +2

    Kip going momy

  • @user-ug1ws5gc1e
    @user-ug1ws5gc1e Před 4 měsíci +1

    Wwww❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 Před 4 měsíci +1

    Wow hessti sanadkaa

  • @HousseinIdil
    @HousseinIdil Před 4 měsíci +1

    Waouh macha allah notre star rahma hassan ❤❤

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 Před 4 měsíci +4

    Queen raxamo xasan Boqorada codka 😢❤

  • @user-fn8ln2ft7r
    @user-fn8ln2ft7r Před 4 měsíci +1

    Congratulations ina hassan warsama avance tw hbbty ❤😊

  • @umufawaaz5118
    @umufawaaz5118 Před 4 měsíci +1

    Dhaxa murug ibade😢😢🙏💔

  • @amiirahussein6106
    @amiirahussein6106 Před měsícem

    Rahma keep go in zis 😊

  • @siciidcolaad9145
    @siciidcolaad9145 Před 4 měsíci

    Golden voice rahma hassan mansha alaah

  • @user-jy7te4yx7c
    @user-jy7te4yx7c Před 4 měsíci

    Ayyyyyyy raxma hassan xasuus adun wllhi😢😮

  • @mariammahamoud
    @mariammahamoud Před 4 měsíci +1

    Mashallah félicitations rahma hassan

  • @NafissasouleimanSouleima-il8zw
    @NafissasouleimanSouleima-il8zw Před 4 měsíci +3

    Notre seul star ❤❤ inolow

  • @umufawaaz5118
    @umufawaaz5118 Před 4 měsíci +1

    Wlhi ma Aqan nlsheda sibe ila magantahy wayo quf zaid ixanunjiyay xanunku igestay gerida kadorbiday waliba Abalka ugalay firin wayay Ayaa ila hda jeclahy wliba daren usiheyaa wlhi ma Aqan mesha nlashan iwado ma Aqan wan dacifay san farxad ben umatalay marwankuguldaresta matalida farxada benta Ah marna wan kugulestaa blse Aniga xanunkan sidaa ugu Adkesanayay waxanba kabaxaa dhig madaxa inu igu furmo wan dacifay ilahy okliya Aya icawinkara yarabi dhibta oga Adiga iga sobixiye intana idhamestir wan dalay yarabi samirkega imiridhali yrabi dacif noqdy yrabi nolsha 1mar isbadal siyarabi nasibkega iga ronisi yrabi wan kubryaa wan dacifay inta nolahy xanunkan ma ilawayi wayo zaid Aya uxanunsady wlhi 4bil Aya kasowaregsaty dhibka wali wan damqanaya yrbi inaxariso yarabi nolsha xanun wye yrbi xanunkan marayo Asagna marsi yrbi waliba darte usilci yrabi sida darti ugu silcay okle yrbi wkubarya wan dacifay wlhi 😭😭😭😭💔💔💔💔😰🙏

    • @hamdatimiro8890
      @hamdatimiro8890 Před 4 měsíci

      Alle hku gar garo wll hys dhiibin naftada alle ku xidh is mashuuli xasuusihiso dhana iska saar wad ilawaysa si hagar la an ah Isha allah salig nabigana csw badso

  • @habonedjibrilhassan2181
    @habonedjibrilhassan2181 Před měsícem

    Rahma hassan ❤❤❤

  • @jaamacmursal3770
    @jaamacmursal3770 Před 4 měsíci +2

    Dhan kasta 💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @YasminAbdourahman
    @YasminAbdourahman Před 4 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤ ax qalbiga 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-en6lo1uq6z
    @user-en6lo1uq6z Před 4 měsíci

    Ww mashallah felicitation ma soeur rahma Hassan wll qali ❤👏

  • @sahalsouleiman7963
    @sahalsouleiman7963 Před 4 měsíci +1

    Une belle et sublime voix. C'est une djiboutienne ou autre ??

  • @user-vu8yi4pf7j
    @user-vu8yi4pf7j Před 4 měsíci +2

    heestii shukri rooble❤

  • @adanabdourahman
    @adanabdourahman Před 2 měsíci

    Une nouvelle diva djiboutienne 🎉 ❤

  • @Lij.ilyasstudio
    @Lij.ilyasstudio Před 4 měsíci

    Wooow🎉wax kale wllhi 😮

  • @user-px5lr2wx3c
    @user-px5lr2wx3c Před 4 měsíci +1

    Rahma hassan❤❤❤❤❤

  • @OsamanMahamud-ls2zy
    @OsamanMahamud-ls2zy Před 2 měsíci

    Holaac weYe sanadahan qoftan❤🔥💥

  • @SurprisedBobsleigh-nl8ln
    @SurprisedBobsleigh-nl8ln Před 4 měsíci +1

    Boqorada jabouti❤

  • @user-dn5jn7rr9s
    @user-dn5jn7rr9s Před 4 měsíci +1

    Great 😊

  • @DeeqaCarab-jj6zy
    @DeeqaCarab-jj6zy Před 4 měsíci +1

    Waa mayaa❤

  • @niniyonaag3761
    @niniyonaag3761 Před 4 měsíci +1

    Walashey macaney ❤❤❤❤

  • @rahoabdi-xm6cy
    @rahoabdi-xm6cy Před 4 měsíci

    Macha allah rahma hassan japonais ❤

  • @LibanzizouLiban
    @LibanzizouLiban Před 4 měsíci

    ❤❤❤ rahma hassan vive

  • @housseinhassan5938
    @housseinhassan5938 Před 4 měsíci

    Inanta madow qurux badanaa masha allah ❤❤❤

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 Před 4 měsíci

    Aaaay cod mcana rahmi ❤❤❤❤

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 Před 4 měsíci +1

    Ereyadii iyo laxankii abwaankii weynaa cabqarigii suugaan yahankii Murtida cuslaa suugaan maalkii innooga tagay mucda iyo miisaanka badda maansada philosophe axmed afgudhiye ilaah ha u raxmo,e

  • @jarohusein2651
    @jarohusein2651 Před 4 měsíci

    Wa heesti shukri rooble

  • @MuxiyadinIbrahimCali
    @MuxiyadinIbrahimCali Před měsícem

    Waaw macdhe❤❤❤❤❤❤

  • @user-lv9zf7vv9m
    @user-lv9zf7vv9m Před 4 měsíci

    Machaalah couzin❤❤❤

  • @lasouriantesoumaya-ml6sg
    @lasouriantesoumaya-ml6sg Před 4 měsíci +4

    Keep going my Lovely sister ❤❤❤🎉

  • @SurprisedBobsleigh-nl8ln
    @SurprisedBobsleigh-nl8ln Před 4 měsíci

    Heesi hore dib inogu soo cusbonaysi jiilba jiilkisa wax fahansin kara👌👌😊

  • @dekaabdi3617
    @dekaabdi3617 Před 4 měsíci

    miyaaan meel kuhayaa ❤😢

  • @habonedjibrilhassan2181
    @habonedjibrilhassan2181 Před měsícem

    Meilleurs ❤chanteuse 😊

  • @HamdaKiki
    @HamdaKiki Před 3 měsíci

    Machallah ma belle rahma xassan

  • @abdirahmanhamud3040
    @abdirahmanhamud3040 Před 4 měsíci +1

    Bravo 🎉❤😅

  • @fihiimaabdirahmaan8771
    @fihiimaabdirahmaan8771 Před 4 měsíci

    Woow 🥰

  • @khaledaidid1988
    @khaledaidid1988 Před 14 dny

    Maxaa murugo i baday😢😢😢

  • @neimahassan4495
    @neimahassan4495 Před 4 měsíci

    Xusuus baan galay walee

  • @DaherAinan
    @DaherAinan Před 2 měsíci

    Bravo❤🎉

  • @user-ns2fl3gt7m
    @user-ns2fl3gt7m Před 4 měsíci +1

    Cajiiip🎉❤

  • @mahamudahmed172
    @mahamudahmed172 Před 4 měsíci

    Xasuus waa xanuun wlhi 💔🥺

  • @khalifaaboubaker1794
    @khalifaaboubaker1794 Před 3 měsíci

    Cool ❤❤

  • @AbdiAlolo-ol1sq
    @AbdiAlolo-ol1sq Před 4 měsíci

    Machallah couragé le c'est une vos petite soeur m'y friend

  • @mounaomarmoussa-ke9ds
    @mounaomarmoussa-ke9ds Před 4 měsíci +3

    Jah😢 hesstaydi keep going my Shibirteydii 🕊️❤🎉

  • @user-px6wc5zw8m
    @user-px6wc5zw8m Před 4 měsíci

    Miyaan meelkuu hayaa waaw

  • @user-gn7sn5nx8z
    @user-gn7sn5nx8z Před 4 měsíci

    M.a ❤❤❤

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 Před 4 měsíci

    Heestaan gabar Shukri la yiraahdo sow ma qaadi jirin oo reer Jabbuuti ah

  • @MohohadMohohad
    @MohohadMohohad Před měsícem +1

    ❤💯☝️🤔

  • @yoyor-xu5pm
    @yoyor-xu5pm Před 19 dny

    Rahma hassan 😊wallahi elle ressemble à m'a mère qui est 38ans est aussi c'est une chanteuse. Elle s'appelle yasmin Ibraahim. ❤

  • @abdoulazizmahamoud1666

    Raxma xasan soul dahab

  • @leamsii20
    @leamsii20 Před 4 měsíci

    RAHMAN HASSAN N°1

  • @aminahmed.officiel.04
    @aminahmed.officiel.04 Před 4 měsíci

    25/02/2024 yaa nala joga

  • @nima3696
    @nima3696 Před 4 měsíci +2

    stylki hablihi reer jabuti maxa ku dhacay ,,,,les styles djiboutiennes de nos jour c est écœurant et immonde...meme la chanteuse sa perruque.....reer jabuti sidan isku dhaama

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Před 2 měsíci

      😂😂😂😂 wlhi hablahi réer jabuti waay ilataan awalna yaaga lagu taagi jiray style iyo ilbaxnimo 😢😢😢😢