Gunta hoose ee badda maxaa ku jira? Godka ugu dheer ee badwaynta gunteeda ku yaala - Godka Mariana

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 09. 2023
  • Nagu garab istaag horumarinta janalka:
    / @waaberi-media
  • Zábava

Komentáře • 68

  • @MaxamedNaasir21
    @MaxamedNaasir21 Před 9 měsíci +36

    Istaag✋ku sali
    nabiga scw❤😘

  • @MUSLIM12342
    @MUSLIM12342 Před 9 měsíci +13

    ALLAH Is one

  • @Mo_Haa
    @Mo_Haa Před 9 měsíci +3

    Waa godka ugu dheer inta la ogyahay uun waxaa suurto gal ah in ay jiraan kuwo ka dheer

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 Před 9 měsíci +5

    waa bari waan ku salaamay

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 Před 9 měsíci +11

    God dheer subxaanalaah Allah hayna ga dhigo kuwii ee dhulka eega ega ku cibra qaata

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 9 měsíci +5

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @abdalle7191
    @abdalle7191 Před 9 měsíci +9

    Cilmiga badda hadanu nahay somali aad io aad baan ugu baahanhy dhalintana waa in lagu dheera galiya barashada cilmiga badda madama eynu leenahy 3333km bad dhirirkedu yahay

  • @AbdihafidNur
    @AbdihafidNur Před 9 měsíci +5

    Ku sali nabiga 😊

  • @xidig3833
    @xidig3833 Před 9 měsíci +4

    Tnx

  • @Yooco.
    @Yooco. Před 9 měsíci +3

    الله أكبر

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Před 9 měsíci +2

    HALMAR AAN NABIGEENA MUXAMED ﷺ ﷺ KU WADA SALINO🥰🥰

  • @user-ci4db5hr7v
    @user-ci4db5hr7v Před 9 měsíci +5

    Mahadsanid❤

  • @AminCawil
    @AminCawil Před 9 měsíci +10

    Wll like ii saar

  • @user-ci4db5hr7v
    @user-ci4db5hr7v Před 9 měsíci +4

    Keep going

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 Před 9 měsíci +4

    Zxb faculty yadii nooga soo hadal Mahdsanid .

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l Před 9 měsíci +6

    Keep going ❤❤❤

  • @abdulahinor5925
    @abdulahinor5925 Před 9 měsíci +5

    Jimco muparak wllyal❤❤❤

  • @XamseXariir-jo4nl
    @XamseXariir-jo4nl Před 9 měsíci +7

    ALLE. AYU. CILMIYO. DHAMI. U. SUGNAADAY.

  • @QDR_KULMIYE
    @QDR_KULMIYE Před 9 měsíci +6

    Waxan anahay qofki ugu horeyey ee love kuu saraa ljnow wax badanaa kaa faa iidey .. 👋👑✅

  • @hoodoabdalla1709
    @hoodoabdalla1709 Před 9 měsíci +3

    Qofkii u horeeyaya

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta Před 9 měsíci +3

    First comment❤

  • @decoexchange24
    @decoexchange24 Před 9 měsíci +2

    Niyahow hadi godkan u ka dheer yaahay 3jeer mesha u yaalo haraadiga makabkii tiitanik waxa no sharaxdaa sababta keentay in haraadiga markabka titaanik labgaari waayo o godkaan lagu gaaray. Ma waxaa rabto ba iskaga hadleysaa bro midka qorlakeyga qeyb ka mida adiga kor ku xusay. Waxwalba views balaga radinayaa been iyo runba walagu hadli
    Abti wa kugu xiranahe wax maan gal ah no keen jaw💯💯

  • @Yasinseid-nj9zu
    @Yasinseid-nj9zu Před 9 měsíci +1

    real appreciated your presentation please we need more vide like this and history
    Thanks brother.

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel Před 9 měsíci

    Mahadsanid sxb
    Waberi media waan kahela videokisa

  • @user-uy9dr8ks7e
    @user-uy9dr8ks7e Před 9 měsíci +1

    My best channel keep going bro

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 Před 5 měsíci

    Thank you lph

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Před 9 měsíci +1

    هذا خلق الله سبحان ملك القدوس

  • @NasirMohaedArahman-pc8tm
    @NasirMohaedArahman-pc8tm Před 9 měsíci

    Viva koko Bulle ❤ my favorite CZcamsr

  • @madeer100iq5
    @madeer100iq5 Před 9 měsíci +2

    First 1

  • @motiveperson143
    @motiveperson143 Před 9 měsíci

    Subhana Allah Ale aweyd weene weeye

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 9 měsíci +6

    🥺. .🥺.🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @hamsejama8904
    @hamsejama8904 Před 9 měsíci +2

    Maraykanku waa ey ey dhalay, macdan iyo shiidal haduu maqlo meesha isaga leh😂

    • @FatahkeyTube
      @FatahkeyTube Před 9 měsíci

      waxas shaqadisa waye dunida ba dagal iyo wax wlba u abuuro wa macdinta inu helo aduunka na cunaha u qabto 😂😂

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 9 měsíci +1

    Cajiib

  • @nadifocali3781
    @nadifocali3781 Před měsícem

    Part 2doo sameey

  • @user-jd3dd1cw3q
    @user-jd3dd1cw3q Před 9 měsíci

    ❤❤❤😊

  • @user-hg6ps1ix4q
    @user-hg6ps1ix4q Před 9 měsíci

    Wll kasoo hadal sh iszaaq❤

  • @XassanMatan
    @XassanMatan Před 9 měsíci

    😊😊😊😊

  • @ahmed-mu7ss
    @ahmed-mu7ss Před 7 měsíci

    Scw scw scw

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 9 měsíci

    WXay ku tusineysaa khalqiga ilaahay sida uu cajiib u yahay

  • @user-cq1oj3dn7x
    @user-cq1oj3dn7x Před 9 měsíci

    Ninka xaga galay muxu ahaa

  • @apdixakintarabi7018
    @apdixakintarabi7018 Před 9 měsíci

    Mhdsanid muuqalkan waxanu ka daawaney mo hakiimi😢

  • @shakircabdiqadir8017
    @shakircabdiqadir8017 Před 9 měsíci +2

    Fist ❤

  • @updy-
    @updy- Před 9 měsíci

    Labadi nin ee qusay may ku dhinteen mise way sobaxeen

  • @RiyaaqcabdiRiyaaqcabdi
    @RiyaaqcabdiRiyaaqcabdi Před 9 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK Před 9 měsíci

    BARIGI AAN SCHOOL KA DHIGAN JIIREY FASALKA 8AAD BAANU KUSO DHIGANAY BADDA UGU GUUNTA DHEERI INAY TAHAY MIRIYANA OO KU TALA BADDA PHILIPPINE

  • @Naamir03
    @Naamir03 Před 9 měsíci

    Haduu 3 laab Godka titanic ka fogyahay side labadaa nin ee quusay uga soo badbaadeen, Yadoo Kuwii Maalinki dhawaydba ku dhinteen, Waxaa Rabto Mad Noogu sheekayn😑

  • @user-jg9px1ij2s
    @user-jg9px1ij2s Před 9 měsíci

    Asc ustaad waxan rabaa inaad iiga jawabto su,aal mudo badan maskaxdeyda iswaydiinaysy oo ah hadii aan rabo inaa english ka Barto meqo kun oo eray ayaa la iga baahanyahay inaa xifdiyo mahadsanid jawaabtada waa sugayaa in sh

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před 9 měsíci

    Godka Mariana dhirirkiisu waa 2,500 km (1,554 miles ) 🤔

  • @abdulkadirhashim9073
    @abdulkadirhashim9073 Před 9 měsíci

    😂

  • @Ebrahim0990
    @Ebrahim0990 Před 9 měsíci +1

    Wall CZcamska maa idin ogolen inaa soo gudbisan xogta osama binladin mise idinkaba rabin ka hadlidisa

  • @maxamedaadanmaxamedaadan529
    @maxamedaadanmaxamedaadan529 Před 9 měsíci +2

    Keep going