Bad iyo Badweyn ? farqiga udhaxeeyo | macluumaad kala duwan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 233

  • @ogaansho
    @ogaansho  Před 6 lety +162

    qaybtii 2aad somalia diyaar ma ahan - intii aan iska fadhin lahayn waxaa laga maar maan noqotay in aan soo diyaarino mowduuc kale

    • @mustafabdikani4602
      @mustafabdikani4602 Před 6 lety +3

      OGAANSHO aaad ayaan kaaga mahadcelinaaynaa sxb

    • @TopList-hn6wm
      @TopList-hn6wm Před 6 lety

      OGAANSHO sxp sare omar inshar pls noo soo daa somalia qeybta 2aad ... waad mahadsan tahay wll..

    • @mohab1564
      @mohab1564 Před 6 lety +3

      OGAANSHO
      Sxb dhib miya hada ka so waran to arinki Westgate ee nairobi kenya ??

    • @salaaxudiinalayuubi7529
      @salaaxudiinalayuubi7529 Před 6 lety

      Sxb dhibmalahn waanka sugaynaa

    • @muxsinasad5082
      @muxsinasad5082 Před 6 lety

      OGAANSHO sxb tagalkii 1977 nosadaa

  • @Islamicheritage861
    @Islamicheritage861 Před rokem +6

    4 sano kahor ayaan daawaday muuqaalkaan balse maanta ayaan markale daawaday aqoon ayaa iga korortay thanks ustaad

  • @cabeeydaahir
    @cabeeydaahir Před 6 lety +15

    أعانك الله أخي الكريم
    مشكووووور على الجهد المبذول 💯💔

  • @alishabeauty7961
    @alishabeauty7961 Před 6 lety +12

    I love your voice Masha Allah

  • @cabdirashiidrashka8004
    @cabdirashiidrashka8004 Před 6 lety +8

    Mahadsanid walal sida hagar la'aanta ah ee cilmiga aad ina dheertahay inogu so gudbiso. Xaqiiqadii wax badan oo aan jaahil ka ahay ii faidesay. Allaha ku karaameyo brother keep on ✋

  • @Abdifatah.vlogs7
    @Abdifatah.vlogs7 Před 6 lety +1

    thnks sxb sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbisay mowduucaan qiimaha badan. inkastoo aadan noo kala qeexin farqiga udhaxeeya bad iyo badwayn

  • @ufcsweden4195
    @ufcsweden4195 Před 6 lety +2

    Waad ku mahadsantahay bro sidaad dadka soomaalida uga faaidaynayso keep going 👏👏

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 Před 6 lety +36

    Wll codsigeyga kaso hadal moratania waa dad noooo eeeeeeg eeee kaso hadal 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

    • @yahyairaqi5688
      @yahyairaqi5688 Před 6 lety

      nasro hussein anigaba dadkaz wala yaabay nooma eka kaliy xtta dimarkooda Dirac ayay xirta wana dad Ethiopianka ka dhiig jiliczan

    • @abdidahir9224
      @abdidahir9224 Před 6 lety +2

      nasro hussein kuwaas waa somali hajiirtay 1043 asalkodu wa hawiye wana hiiraab

    • @yahyairaqi5688
      @yahyairaqi5688 Před 6 lety

      Abdi Dahir hah qawmiyad Rwanda Ku noolna anaga ayay noo egyhin lkin waxan Ku qiyaazay inay yhin dir anigu waxan ahay darood LA zoco 🔕😂

    • @abdalaali5142
      @abdalaali5142 Před 6 lety

      nasro hussein

    • @halabashir8899
      @halabashir8899 Před 5 lety

      1043 taarikh qorayzaa somaliya maba jirin wll

  • @MohamedOmar-ly1xr
    @MohamedOmar-ly1xr Před 5 lety +1

    aad iyo aad ayaan uga faa'iiday muuqaalkaan kuna mahadsanid ustaad

  • @ckallaab37
    @ckallaab37 Před 6 lety +5

    Waan ka faa'dney waad mahadsantahay wll.

  • @abdullahisalat2720
    @abdullahisalat2720 Před 6 lety +3

    Masha Allah akhil caziiz cumar inshaar wankusalaamey wad kumahadsantahay maclumadka aad noosogudbisey

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 Před rokem +2

    Still feels the same even for years later

  • @abdulahiozil1o282
    @abdulahiozil1o282 Před 6 lety +1

    waan ka helay barnaamijkaaan masha allah allaha ku xifdiyo sxb aad u qaali ah

  • @musdafemaxamed2649
    @musdafemaxamed2649 Před 6 lety +3

    masha allah
    waad mahadsantihiin bahda ogaansho.

  • @mohamedshareif8889
    @mohamedshareif8889 Před 6 lety +1

    THANKS, ENG. OMAR, WLHI WAXAA MOODAA AAN KAFTAME INAA NIYADEYDA KU JIRTAY, BARYAHAAN DHAN WAXAA NIYADA IIGA TAAGNA IN AAN WAX UUN KA OGAADO....BADAHA ADUUNKA IYO MAGACYADOODA,...........MASHA ALLAAH SHUKRAN MAR 2AAD, GUUL IYO GOBANIMO [OGAANSHO CHANEL] "GOBCIYAHA AQOONTA IYO ILBAXNIMADA DHALINTA SOMALIYEED".

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 Před 6 lety +12

    ogaansho wll kaso hadal wadanka marotania waa dad u eeg Somalia so diyari tarikhdooda👂👂👂👂👂👂👂👂👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌👌👌✋✋✋✋✋

  • @mohanjr
    @mohanjr Před 6 lety +5

    thanks 😚 sidey ukaLa tageen Qaradaha iYo Quranka wuxu kashegay noso diYaari adoo mhdsan ☺

  • @footballscore8731
    @footballscore8731 Před 6 lety +1

    mahadsanid sxp hor usocod wanagsan

  • @siralexoxle9997
    @siralexoxle9997 Před 6 lety +1

    Masha Allah sxb kheyr ilaahay hakaa siiyo ogaansho

  • @Maandhise
    @Maandhise Před 6 lety +3

    Mahadsnid ogaansho maclumaad badan Ayan ka faidney

  • @abdirizakzancawi3546
    @abdirizakzancawi3546 Před 6 lety +1

    Alle ha ku barakeeyo sheekh

  • @osaamesharif8110
    @osaamesharif8110 Před 6 lety +1

    Masha Allah codkaga ayaa masha allaha

  • @maxamedxasan7642
    @maxamedxasan7642 Před 6 lety

    waad mahadsantay cumar saaxiib. waxaad kalo ka hadasha mawduuca qabyaalada soomaalida haysata. waad mahadsantay saaxiib

  • @raadraacreviews5560
    @raadraacreviews5560 Před 6 lety +1

    Mahadsanid mudane walow badana geography kubaranay afar badweyn

  • @saidali5400
    @saidali5400 Před 6 lety

    ThnkZ masuul wax mhhiimad ka hadasha zhp aad ban kugu mahadcelinaya Mr.ogaansho

  • @aademibraahim794
    @aademibraahim794 Před 6 lety +1

    Masha Allaha

  • @crashiidaadan7156
    @crashiidaadan7156 Před rokem +1

    Prather keep going

  • @Abdifatah.vlogs7
    @Abdifatah.vlogs7 Před 6 lety +2

    dadka dislike dhahaya warbixintaan ayaan la yaabanahay. sxb horay usoco guul mar walba xaasidkaada talo ma haleelo

  • @abshirmohamed4025
    @abshirmohamed4025 Před 6 lety +6

    Anoo daawan ban Liketa kuusara wll Waayo waxan ogahay inaad masuul Tahay hadyo jeerna diirada saarto waxyabo ino muhiima kumahadsanid sida ad Noogu hurtay wakhtigaga wll Aqoontana Allah haku siyaadiyo Mahadsanid marlabaad👍👌👏👏

  • @halimaomulfisoayaaliidhihi5847

    Mahadsanid cilmigaygii baad qayb iga maqneyd iigu kordhisay

  • @jamaalyare225
    @jamaalyare225 Před 6 lety +4

    Masha allah thank you millions bro👍👍👍

  • @faatimacadey271
    @faatimacadey271 Před 4 lety

    Mashaa Allah ogaasho waa welkeena waa wehelkaada waa wehelka umadeena shugran ustaadii

  • @naasromaxmad695
    @naasromaxmad695 Před rokem

    mshvallh wllky cumr ilhhey ku xafido inatn ku xirn waxa badan ayn ka faidy

  • @queenasmaa.j7746
    @queenasmaa.j7746 Před 4 lety

    Masha allaha i aami ama ha i aaminin ogaansho waxa badan ayaan ka faiday aniga xaqiiqdi kuma xaqirayo ogaansho gula aana dhamada laheen inasha allaha wallka ogaansho allaha ha ku xafido Thanke you ogaansho

  • @abdiqani6208
    @abdiqani6208 Před 6 lety

    Maash allaah inkale soo diyaariye

  • @AKAANABASHIIRAHMED2012
    @AKAANABASHIIRAHMED2012 Před 9 měsíci

    Mashallah warbixin waxku- ool ah

  • @delovelyyaya1595
    @delovelyyaya1595 Před 3 lety

    Jazakallh

  • @dalnuursheibraahin8272
    @dalnuursheibraahin8272 Před 6 lety +3

    Thanks ogansho

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 Před 4 lety

    Mashaalh wll Omar

  • @qozolwanaag4545
    @qozolwanaag4545 Před 4 lety

    Aad ban ujeclhy Inan ku xernado ogaansho shukran ♥️🙏🙏

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 Před 6 lety +1

    Mahadsanid zhp

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 Před 6 lety

    luqadaha kale duwan ee aduunka logu hadlo midkasto dadka ku hadlo ayaan kobciyo oo ubaxsho magic you sheykasto aqaba badaha dulalka iyo waxii lamid markaas luqadu way kobceysaa markaas waxaan ka cudsanaa dad qoro buugaagta somalida ineey kobciyaan luqadeena somaalig oo waxyaabaha aan laheen magacyo in loo sameeyo magacyo waxaad arkeeysaa somaliyo waxyaabo aan laheen wax magaca oo la dhaho insha allaah somalia illaaheey nabad Allah ka dhigo markaas wax balance way noo hagagayaan illahay idankiis

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 Před 6 lety

    Acuudka😢😢😭godkaas waaba laga baqayaaye wax saas udheeraa yaahuu godka 😃😂mala soo arki karaa dhufeeska maariyaana sab godkaas kusameysmey noosheeg thnks wll

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY

    CODKARNIMADU WAA U DHALASHO HORUSOCO ZXPKAY

  • @saqiiiri
    @saqiiiri Před 6 lety

    Masha allah walhi aad ayan ugu FaidyMowduucaan
    #OGAANSGO waxyabo Badan ayan Ka faaiday thnxs sxpka OGAANSHO Omar inshar

  • @bishaarmaxamed5145
    @bishaarmaxamed5145 Před 6 lety

    Masha Allah Sxb alle haku barakeeyo, waan kafaa,iidaystay

  • @zackaria1945
    @zackaria1945 Před 6 lety +1

    Wllky aad ayaad ugu mahadznty

  • @qalcaddhexe1698
    @qalcaddhexe1698 Před 3 lety

    Xaafuun and mugadisho

  • @carafaadtechnology
    @carafaadtechnology Před 6 lety +10

    asc asxaabta subscribe saara chanalkayga waxaad ka helaysaan cashararaan ku saabsan computerka iyo androidka

  • @husseinabdi9187
    @husseinabdi9187 Před 6 lety

    mahadsanid zxp wax fiican baad soo bandhigtey

  • @abdillahikamiinelmi8919

    merci huuno macalin iga dheh

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620

    thanks ogansho

  • @daahiraxmed6183
    @daahiraxmed6183 Před rokem

    cumar kasoo hadal jasiiradaha ku ag yaal bada kismaayo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdikadirahmed4764
    @abdikadirahmed4764 Před 6 lety

    waa barnaamiyo wanaagsan
    waanan ku xirnaanaa

  • @tiktokvideosofficial3097

    Masha alah walagaa faa.idey sxb mahad sanid

  • @mubaraktoti2168
    @mubaraktoti2168 Před 6 lety

    Mnsha allaah zxp

  • @garaadyare8980
    @garaadyare8980 Před 6 lety

    Wad mahadsantahy sxb godkas sida lagu cabirey wax noga so ogaw oo ino shegbal

  • @basherabdiabdullahi7071

    Wad mahdsantihin wax bdn ayana ka Fahmay wana muhim inan Ka duwanano sida umadaha kle ay ugu yeeran magacyada Badaha

  • @daahiraxmed6183
    @daahiraxmed6183 Před rokem

    Cumar kasoo hadal jasiiradaha kuyaal bada kismaayo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yoonismaxamed7296
    @yoonismaxamed7296 Před 5 lety

    عمرالله يحفطك

  • @Gaastourism
    @Gaastourism Před 6 lety +2

    AAD BAAD UMAHDSANTAHAY SXB

  • @maxamedyaasin8212
    @maxamedyaasin8212 Před 6 lety

    Muuqaalkaaaaga aad ayaan uga helay
    Waayo adigaa gasbadey

  • @idilabdirashidcarabhawd7653

    Waa mahad santey huno lkn wadamada aay kuyaalan noo raaci

  • @ahmed_sahal9164
    @ahmed_sahal9164 Před 6 lety

    Mahadsanid in badan sxb

  • @aliismail3818
    @aliismail3818 Před 6 lety

    Thanks bro

  • @husseinmohammedhassan5645

    Mahadsanidiin

  • @lastboy143mohamod8
    @lastboy143mohamod8 Před 6 lety

    Ogaansho guul wacan

  • @oneloveandlive7609
    @oneloveandlive7609 Před 4 lety

    Waxyabo badan aya ifaidaysay illahay haku zharfo wl

  • @rahmayousuf4863
    @rahmayousuf4863 Před 6 lety

    Mahadsanid wlllo

  • @husseinmohammedhassan5645

    Waan xiiseeyaa barnaamijyada eey soodeysaan

  • @ismailburco8027
    @ismailburco8027 Před 6 lety

    Waa lugu waayey

  • @TechnicalSchoolTech
    @TechnicalSchoolTech Před 6 lety

    My Big Bro It's Well

  • @legitMeastro
    @legitMeastro Před 6 lety

    Wa markii sadexaad een kaa codsanayo dalabkaN
    wxn k codsanaya ado raaliya inD noso diyariso horumarka shiinaha

  • @abdihakimsamriye1748
    @abdihakimsamriye1748 Před 6 lety +2

    Thanks ogaansho

  • @user-pr1le8gn2g
    @user-pr1le8gn2g Před 6 lety

    Thnks ustaad

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 Před 6 lety

    Haa walaal waa muhiim inaan magacyada luqadeena u isticmaalno intaan af dad kale oo aanan karin isku dhibi leheyn umad kastane afkooda ayey uturjumeen sida wadanka aan joogo ee Holan tusaale ahaan black sea wexey dhahaan zwart zee.

  • @cedricmomaahir1316
    @cedricmomaahir1316 Před 6 lety

    Msh allh

  • @kaabbeproduction8049
    @kaabbeproduction8049 Před 6 lety

    badda dhexe waa runtaa badas way cadahy anaa arkey 👍

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 Před 5 lety

    Hda igu horeyso anakala barto bad io badweyn😍😍shukrn omar

  • @saidkaarshe1343
    @saidkaarshe1343 Před 6 lety

    Thnkz wllo

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar3727 Před 6 lety +1

    Mnsha allahSxb Qaali aha 💚🧡🖤💛❤️💜👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻 Mahaad sanid

  • @mohamedroble8627
    @mohamedroble8627 Před 6 lety

    Mahadsanid
    Sxb

  • @craxmanshariif8572
    @craxmanshariif8572 Před 6 lety

    Masha Allah

  • @yahyatyga5310
    @yahyatyga5310 Před 6 lety +1

    Sxb waa mahad santahay

  • @daahiraxmed6183
    @daahiraxmed6183 Před rokem

    Cumar jasiiradaha ku agtaal kismaayo kasoo hadal please waa codsi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mustafecalijamac6312
    @mustafecalijamac6312 Před 2 lety

    Caalamka badaha
    1 waa maxay bad ? Waa masaxo biyood fadhiyaan aana ka badwayn 200km maxa u dhaxeeya bad wayn iyo bad caadiya ?
    J:badwA
    Waxaa jira 5badwayn bad waynta hindiya badwaynta atlantic badwaynta basific bada waqooyiga dhulka iyo bada koonfured iyo 44vadood .
    A.bada cas b.bada dhexe c.bada madow d.bada dhimatay e.bada carabta f.bada quwiiz g.bada shiinaha h.Aegean r.bada Baltic sea x.bada Irish land
    2.imisa bad ayaa jira

  • @gobeysanegoobkasta2701

    Badweynta hadiya waayihii hore waxa loyaqaney badweynta somali

  • @winnerdiner7216
    @winnerdiner7216 Před 6 lety

    Thanks sxb

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 Před 6 lety

    Niyohow mahadsanid.

  • @aynlefantastic3535
    @aynlefantastic3535 Před 6 lety

    Tnk

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Před 6 lety +1

    Mahadsnid walal . Waa barnaamij aan uga bahana. Dhinaca #geo aad baan ku salamaya

  • @maxedaxmedcabdi2988
    @maxedaxmedcabdi2988 Před 6 lety

    wad mh santhy wllkey wax bdn o iga qarsanaay an kafaiiday

  • @jayjaybalo423jayjay2
    @jayjaybalo423jayjay2 Před 6 lety

    Nice Alot

  • @hanadmohamed8573
    @hanadmohamed8573 Před 6 lety

    sxb alaha ku xafido

  • @mohamedkooombe8865
    @mohamedkooombe8865 Před 6 lety

    Aadbad umahadsan tahy sxpp sida aad noola wadaagayso macluumadka

  • @notm4868
    @notm4868 Před 6 lety +1

    Wad ku mahad santahay saad noo raali galineyso

  • @abdirahmanmahamud8073
    @abdirahmanmahamud8073 Před 6 lety

    Qof chanelkiza ladawada baad ugu shrf bdnthy ogaansho

  • @khalidcabdalle5741
    @khalidcabdalle5741 Před 6 lety

    Alle hagu sharfo

  • @axmedcabdi7973
    @axmedcabdi7973 Před 6 lety

    War niyahow anigu nin Qurbo jooga bn ahaye dalka Somalia bn maclumaad ka rabaaaa

  • @cagmadhige6588
    @cagmadhige6588 Před 6 lety

    mahadsanud walal aad iyo aad