Somalia Vs. Malaysia | Labo dal oo isku mar xor noqday hadana aan Shaqo isku lahayn Maanta!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Somalia Vs. Malaysia | Labo dal oo isku mar xor noqday hadana aan Shaqo isku lahayn Maanta!

Komentáře • 182

  • @Muslimeditor338
    @Muslimeditor338 Před měsícem +79

    Team wabari media like 👍 👌
    ..😊😊

    • @Cakaaraproduction
      @Cakaaraproduction Před měsícem +3

      Nio aan ku waydiiye maxaa ka faaiidaysaaa hadaan like kuu saaro . Nio caqli yeelo wx aan macno lahayn waqtigaaga haku lumine

  • @hadiidyare665
    @hadiidyare665 Před měsícem +45

    Alle labtena ha isku furo siyaasi aya isku dilaya dadkaygiiye alle ha ina dhafiyo intii xumantena ka shaqaynaysa amiin 🤲

  • @user-in8uk2ml6r
    @user-in8uk2ml6r Před měsícem +20

    I form Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤

  • @user-hx3qp8wz2s
    @user-hx3qp8wz2s Před měsícem +16

    Golden voice Abdirahman bro keep going

  • @Jackcadnaan-f2
    @Jackcadnaan-f2 Před měsícem +38

    Best youtubers in Somalia 🇸🇴 ❤️

  • @Sooyalka
    @Sooyalka Před měsícem +21

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
    Nagala soco dhankan: thanks

  • @MohamedAli-ls2ug
    @MohamedAli-ls2ug Před měsícem +19

    Dadkeena darood iyo hawiye wax la dhaho ayaa ku qufalan 😢😢

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid Před měsícem

      Aad iyo aad❤

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus Před měsícem

      Darood ba dalka burburiye sxp hawiye 1960 ila 1967 dorasho bu qabte si sharaf leh bu xilka ugu dagay aso awood uleh inu hesto kadib darood ba yimid madaxweyni bey dileen kadib afweyne xoog kuqabsaday 20 sano la laha kursi daxal hoyada ma,aha baneey wuu diiday ila dalka burburo

    • @ju5661
      @ju5661 Před měsícem

      Cidwalba mid xun Iyo mid fiican labada wayleedahay.

    • @somamohomed1540
      @somamohomed1540 Před 27 dny

      ​@@Ahmedmahadcaruusoo adigu ma arkaysid miyaa kuwii hawiye burburiyey intuu 20 sano ninka daarood dhisaayey oo aduunka latalabsan rabnay bay hawiye burburiyeen io jabhadahoodii marka wllo yaa layiseedeen 😂

  • @AbdiqaniCaano
    @AbdiqaniCaano Před měsícem +7

    Jamhuuriyadda Soomaaliland kama mid aha soomaaliya oo aad raacisay juquraafiyad ahaan, Jamhuuriyadda soomaaliland wax yaabo badan bay kaga xoraysaa soomaaliya laakiin adigu waxaad naga mid dhigtay gobol oo kamida soomaaliya taasina waa indha la aan, kusoo noqo xaqiiqada iyo waaqaca.

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 Před měsícem +2

      Xaqiiq weeye, somaliland way horumari inshallah

  • @AnwarKhan-ln3qw
    @AnwarKhan-ln3qw Před měsícem +2

    mhdsanid wll

  • @MohammedAbdinasir-sx8qz
    @MohammedAbdinasir-sx8qz Před měsícem

    Thanks for your information keep continuing to update us

  • @abdiwaliahmed5849
    @abdiwaliahmed5849 Před 22 dny

    Wan ku wataa sxp dadka wax bdn ayey kaa faaideen shukran In Bdn sxp 🥰

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před měsícem +7

    Lkn Hadda waxay Kala yihiin Habeen iyo Maalin❤❤

  • @team..27
    @team..27 Před měsícem +16

    Inta dalkooda Aamiin san iney horumAr gaaraayo❤😢

  • @Apthiasiiskalif
    @Apthiasiiskalif Před měsícem +15

    Somalia qabiilba qayrkeen inaga rebay😢😪😭

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel Před měsícem +2

    Good look chef

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před měsícem +24

    Dad cawaan ah iyo umad caadi ah baad is bar bar dhigeeysaa. Soomaaliya xitaa wixii loo abuuray ma yaqaanaan. Waa umada aduunka ugu liidato. Rwanda oo gaalo ah waxeey garteen. Beey iyaga garan la yihiin 34 sano. Waa umad aduunka ku qasaartay aaqirone wax ka horeeyo aan garaneynin.

    • @fatima20031
      @fatima20031 Před měsícem +1

      cawaan ha dhihin wll umada soomaliyeed wa dad qiimo iyo wanaag alle siyey dad ahaan ugama liidano malaysiya lkn dad ayaa u fakaray

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před měsícem +2

      ​@@fatima20031Cawaan hadaysan ahayn 30 sano saas ma aysan ahaadeen, umaduhu waa kuwaa fakaraya, somali maxay ka fakaraysaa 2024, ma horumar mise dib u dhac 😂❓

    • @KingXadis
      @KingXadis Před měsícem +1

      Waa saxantahay sxp hadi runta lagahadlo

    • @fatima20031
      @fatima20031 Před měsícem

      @@Cabdiraxman..Mudug. ee shacab dowlad haday heli lahaayen hagaysa dad horu socod leh ahanlahayen marka shacabku eed maleh wll

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Před měsícem

      ​@@fatima20031 markee south sudan intee hishiiyaan nabad sameeystaan oo waline soomaalida sidaan sii ahaato markaas baan qosli doonaa. Umad south sudan ka liidato ma jirto aqli ahaan lkn waxaan u maleeynaa ineey soomaaliya ka sii liidan doonto south sudan.

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před měsícem +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯

  • @liban.M.Gurbiye
    @liban.M.Gurbiye Před měsícem +4

    Allaha naga saaaro dhibaatada aan ku jirno

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel Před měsícem +3

    Djibouti
    Somalia

    • @YahyeMomed-
      @YahyeMomed- Před měsícem +1

      Frr Djibouti 1m people aya kunol casimadenuna hargayso oo kaliya kawayn kana qurxon dhadhanimadada hada wxn mad soqoraysa svp essayez inad wxbarato

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel Před měsícem

    Masha Allah. Aqoonyahankani wuxuu u hadlaa si baraa'o leh ama natural ah.

  • @engmohan1423
    @engmohan1423 Před měsícem +2

    I,a waxaan rajaynaynaa hormar wacan inaan gaarno

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media Před měsícem +2

    Mahadsanid ustaad.❤

  • @ahmedcali8024
    @ahmedcali8024 Před měsícem +5

    Team waberi followda ha ila dhaafina ❤🎉

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před měsícem +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před měsícem +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @ZakinhoCali
    @ZakinhoCali Před měsícem

    The best youtuber ✊

  • @Kabtansuleimaan-kv1lz
    @Kabtansuleimaan-kv1lz Před měsícem +2

    insha Allaah Dawladd Qab leh OO Soomaaliyeed 🇸🇴 oo Wanaagsan baa labo Sano kadib Dhalan doonta 2 Gobolna Midaysa inta kahoraysa Calooshood U Shaqaystayaasha iyo Daba dhilifyadu Munaafiqiinta Ah Ee Shisheeye u kaba Qaada ha iska Sii haystaan Maamulka Wadanka Wuu Curan doonaa kacaankii 2 Aad Ee Soomaaliya

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 Před měsícem +2

      Dawlad inay ka curato somalia wey wanaagsan tahay lakin laba GoBol inay midowdaa waa habeenkii.xalay ahaa tagay

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi Před měsícem +1

    Abdirahman Omar ❤

  • @user-yp5wm1yh9k
    @user-yp5wm1yh9k Před měsícem +1

    Walaal Singapore 🇸🇬 vedio ka soo sameey xld adag ay soo martay iyo maanta halka ay joogto please 🙏

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz Před měsícem

    يارب وطني الصومال 🇸🇴 😢آآه

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 Před měsícem

    Ummad qarniga 21 aad sanadka 20224 wax ku qaybsanaya 4.5 alle agtiis iyo aadane toona wax uma yalaan dawlad iyo horumar iska dhaafe

  • @Naceybtire
    @Naceybtire Před měsícem +3

    SOMALIA aduun wey ku qasaartay aakhirana waxa udambeyn doona lama oga

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před měsícem +2

    🔻Malaysia dal iyo dad midna kama maqnayn laakiin somalia inay dhaqaalaha ciidan ku bixiyaan waxaa sabab u ahaa cadow daris ah oo dal iyo dad ka haysta

    • @bbbccbbc365
      @bbbccbbc365 Před měsícem +1

      Dad Malay ( dadka asalka u leh Malaysia) ayaa jiro oo Thailand heestan kuna tarso 35% dadka la degan waa dad ingriis meesha ku beereyn waana dad diin ahaan ka duwan dadka asalka u leh dhulkaaas hadana si nabad ah ayee kuwada nool yihiin, 6 sano ayaa ku noolay malaysia 2023 ayaa ka imaatay wlhi Somalia iyo Malaysia farqi weyn ayaa noo dhaxeeyo

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Před měsícem +1

    Cida kafaa iidaysaneesaya yawaye inta AAn qabyaalad iyo maamulxumada kujirno allow umadan ugargaar

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 Před měsícem

    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @nuurokamas3944
    @nuurokamas3944 Před měsícem +1

    America vs china

  • @scaryteacher12345
    @scaryteacher12345 Před měsícem +1

    Sxb abdi rahman somalia iyi Ethiopia ka dhig next video

  • @abdihassan8591
    @abdihassan8591 Před měsícem

    i an from somaliland

  • @AbdifatahAhmedQoslaaye
    @AbdifatahAhmedQoslaaye Před měsícem

    masha allah

  • @Ur_criatiano07
    @Ur_criatiano07 Před měsícem +1

    Walal C/raxmanow CZcamsr yar Ayan ahay ee ii cawii si an meel fog uu garo

  • @suhaybmuuse6691
    @suhaybmuuse6691 Před měsícem +2

    Singabur iyo malasia kaso hadal.

  • @libanmohammad3998
    @libanmohammad3998 Před měsícem

    Thank

  • @AbdiazizahmedMuhumed-jx4yp
    @AbdiazizahmedMuhumed-jx4yp Před měsícem +1

    Somalia 🇸🇴 waxa qariway siyasi iyo qabiil bal eg dadkaa kala qowmiyada ah o wada midobay inaguna si nolakala qabto Aya lawayay 😢

  • @user-eu7gk4hr3l
    @user-eu7gk4hr3l Před měsícem

    😢😢😢

  • @serenesuccess-i2u
    @serenesuccess-i2u Před měsícem +2

    umeedeena waxa hal kaa dhigay waa siyaasiyiin yaa fikir kaa ila qaba😏

    • @AniisaAbdilahi-os8uc
      @AniisaAbdilahi-os8uc Před měsícem

      Ma jiro qof ka maqan dhibaatada haysata soomaalida oon soomaali ahyn bulshadu haday iskaashato waxbey badali kartaa soo ma ogid lkn runta waxaa inaga maqan muwaadinimada

  • @KamalMal-te7cq
    @KamalMal-te7cq Před měsícem

    Shukren uztead

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 Před měsícem

    Insha allah waa laga bixi donaa malin dhaw insha allah

  • @MaariaMohamutt
    @MaariaMohamutt Před měsícem

    Allow dadkeena beerkooda burcad isku ma😥

  • @SahalAli-c2t
    @SahalAli-c2t Před měsícem

    Macdanta somaliya halke tala

  • @AniisaAbdilahi-os8uc
    @AniisaAbdilahi-os8uc Před měsícem +1

    Marka laga yimaado qabyaalada iyo madaxda xun dadka soomaaliyeed oo dhan waxaa ku yar muwaadinimada iyo dal jacaylka waxay ka fikiraan uun dantooda

  • @cabdimacalin1844
    @cabdimacalin1844 Před měsícem

    Hadii aan ciidan la dhisin marhoraa nala qabsan lahaa meeshu waa afrika ogaaw❤❤❤❤❤

  • @Aboudi600
    @Aboudi600 Před měsícem +1

    Oheey somaalaay horuddooy 😢

  • @FathiHamoud-k8s
    @FathiHamoud-k8s Před měsícem

    Wan ka naxay walahi arrinkaas 😢 habeen dhawayad waxan ku riyoday arrin ku saabsan dalka wlhi qoral kuma soo koobi karo kolay waxan jeclan laha inan helo qof bulshada can ku ah oo muqal iga duba anoo ka hadlaya lkin miidas ma sahlana waxan isku dayaya inan qoro bilaw ila dhamad oo an bartan sodhigo insha allah 😢

  • @Usaamecze2
    @Usaamecze2 Před měsícem +1

    Zxp Clraxmanow Somalia has not progressed because of 1> tribes 2> the head of the country is a slave. 😢

  • @khaalidyaxye6531
    @khaalidyaxye6531 Před měsícem

    Djalinyaradu aay iskaga baahantahay in vedioskaasoo kale loo soo badiyo

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 Před měsícem

    Isha allaaah somaliduna waygadhi

  • @MaankaCade5888
    @MaankaCade5888 Před měsícem +1

    Wow me

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před měsícem +1

    Wllky c/rixmaan waaberi xoriyad wali maynaan helin inta ragga madaxda noo ah ey noo sheegayan wixii uu ku amro gaalka yurubiyanka ee qaramada midoobay heysta ragga noo taliya waa basaasyo wax u maamula sida ree galbeedku doonayan mana rabaan wax hormar ah inan gaarno😢

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Před měsícem +2

    Soomaliya Qabiil wx ladhahaa ku qufulan oo wax walba kala horeeya xataa diintooda 😢

  • @BeesoMedia
    @BeesoMedia Před měsícem

    Waa dhibaato anagga isku keenay 😢

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 Před měsícem

    Odoyaal qabqablayaal ah baa halkas nadhigay dalkana naga dumiyay dhalinyaro bilaahi calaykum gadaal hanoo celinina qabyaalada ka taga waxbarta,haniyad jabinina waan soo kabsa karnaa i,a😢😢

  • @ramlomohamedfarah5670
    @ramlomohamedfarah5670 Před měsícem

    ustaad somalia waxa qasan arimaha kala ah siyaasada, arimaha bulshada , Ciidamada ,waxbarashada iyo sports ka haddi laka saari saan waa dhaami lehen

  • @ajmala522
    @ajmala522 Před měsícem

    Anagu xaqiiq rabi baa ku caasinee aan unoqono oo alle raaligalino wllhi sharaf karaamo nolol bin aadan noolaan baa noolaaneynaa alle hduu raalinaganoqdo amni baa heleenaa lkn intaan raaligaleeno usa iyo reer galbeed iyo carab intaas inaa helno iska daaye anagaa waaleeno

  • @cadceedofficial3220
    @cadceedofficial3220 Před měsícem +2

    Somaliba inaad iska baxnaa ficn.😊

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před měsícem

    malaysia waa masha allah. halka somalia la dhahaayo Acuudu billah

  • @Issa_hassan11
    @Issa_hassan11 Před měsícem +2

    Is mujiya reer Baraawe jaziirada chilaani iyo hotel balanbaalis intaa Ila arko

  • @SuhaybCabdi-sn6uk
    @SuhaybCabdi-sn6uk Před měsícem +3

    War adunyo lqurxiya wxmtarte aakhirdena aan ku qurxisno tan waa lga tagaye wyhurumren kulhaa ilahey hainga dhamn somida kuwi jnda ku kulma 🤲🤲

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před měsícem +3

      aduun iyo aakhiroba horumar waa loo baahan yahay, adigoo aakhiradaada quruxsanaya baa gurigaagana la quruxsadaa, akhiro kaliya hala quruxsado lama dhihin, Labada dhanba waa in aad ku dadaashaa sidii aad uga dhalaali lahayd

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před měsícem

    Kkk

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před měsícem +1

    Allow no gargaar umadada nahnee😢

  • @user-ce2pd7nu5y
    @user-ce2pd7nu5y Před měsícem

    Zxp

  • @user-zo7kl7kz5f
    @user-zo7kl7kz5f Před měsícem

    Waagii aan kabaxno qabyaalada oo aan noqono dal iskuduuban ayaan hormar gaareynaa i.a oo aan kasoo muuqaneynaa saaxada hormarka dalalka aduunka 🎉

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro Před měsícem +1

    Samiya dhalantaradeda boqolkiwa 20 waa maleshiyad boqolkiwa 20 waa tahribayal boqolkiwa 20 wa bila camal boqolkiwa 10 ka so haray wa ku wa iskoda ushaqesto

  • @user-ze3ku7kt9s
    @user-ze3ku7kt9s Před měsícem

    😢❤Asc

  • @user-kw5mx7bb2h
    @user-kw5mx7bb2h Před měsícem +2

    SOMALIA ALSHABAB HAA LAA WAYDIYO SODOONKI SANNO EE LASO DHAFAY😢

  • @JaamacCalijaamac-zy9fk
    @JaamacCalijaamac-zy9fk Před měsícem

    Qabyaaladu hawaarto 🤚

  • @caydid6
    @caydid6 Před měsícem +1

    Nio konfur iyo woqoyi saa ukala qaybisay kunoqo editka sxb please

  • @user_malapoh123
    @user_malapoh123 Před měsícem

    Wlhi waa wax laga ooyo

  • @Hamzeeeeeeeee
    @Hamzeeeeeeeee Před měsícem +1

    Somalia wa shamuuri oo kle

  • @tusechanell3669
    @tusechanell3669 Před měsícem +1

    Midna africa kuyaala midna africa ku ka madaxbanaanyahay wakaa farqiga uu dhaxeeya simple 😊😊😊😊

    • @AniisaAbdilahi-os8uc
      @AniisaAbdilahi-os8uc Před měsícem

      Africa kada kle soo ogow sidey ka dhigteen wadamadooda waxaas dhiyada ha ku dhisane

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 Před měsícem

    waadmahadsantahay walal

  • @SAAQ_songs
    @SAAQ_songs Před měsícem +1

    😂😂😂

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd Před měsícem

    Aadbaad umahadsantahy walal

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 Před měsícem

    South korea iyo sodan kasoo sameeyay muuqaal mahadsanid

  • @abdulrahmanmohammed32
    @abdulrahmanmohammed32 Před měsícem

    Bro i aamin Somalia wa Dal inkiran waligena hKa sugin iney hormar dhalaqale io io hormar qiyaalad mid uun sMeyso wayo Somalia nacalad Alle ayaa ku dhacday midna Kamaka badadanid doono Insha Allah ilaa aakhiqo Kamaka hubaal Somalia dowladnida hubaal ma ahan

  • @Bulshalwi
    @Bulshalwi Před měsícem +1

    Team waberi media isoo follow gareeya

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Před měsícem

    anaga hormarka an garnay waa inan qabiilada iyo jifooyinka sifican ukala naqana, ayaga mahormaskas ayay gaari karan

  • @mohammedbarkhadchanel7460
    @mohammedbarkhadchanel7460 Před měsícem +1

    Malaysia qaad malaga cunaa waa maya somalia waxa halka keney qaad qabyaalad iyo maamul xumo

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 Před měsícem +1

    Haddan addunka la dhaqmi lahheyn waa gaari lahayn , lkn waxaa bilaabnay inaan qori iyo dagaal ku dadaalno , intan ku dadaali nahayn kubcinta dhaqaalaha .

  • @Ayuu-wd8mh
    @Ayuu-wd8mh Před měsícem

    Wxan isleyhy xldan wxaba dhaanto xaaladi gumeysigii😢

  • @fanx174
    @fanx174 Před měsícem

    😢😢

  • @zakariyeidiriz7514
    @zakariyeidiriz7514 Před měsícem

    Nio map somalia naga reeb😮

  • @user-ce2pd7nu5y
    @user-ce2pd7nu5y Před měsícem +1

    Somaliland muuqal kasosame

  • @Naani124
    @Naani124 Před měsícem +1

    Lacag kasamee app 1malin 200$ diyarbakir ah

  • @cabdininwanaagsan3827
    @cabdininwanaagsan3827 Před měsícem +1

    Taariikhda ha qabyaaladayn 1960 JAMHURIYADA SOMALILAND aya qatay Waaberi ka noqo Taariikhda beenta ah

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy Před měsícem +1

    Somalia waxay laaday hogaamiye!

  • @Abdalemuuse33
    @Abdalemuuse33 Před měsícem

    Laa xawla wala quwata ila bilah

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv Před měsícem

    Hadii maxaakiimti islaamiga loodayn lahaa
    Waay hagaag
    Lkn inta ciidan shisheeye joogaan
    Somalia caadi maaha
    Ilaa intii ciidan shisheeye joogaan
    ❤❤❤

  • @40Twokey
    @40Twokey Před měsícem

    Kanaalkii luuqada carabiga maxaa ku dhacay

  • @MOABDI-my1xg
    @MOABDI-my1xg Před měsícem

    Soomaalaay qabiil iska dhaafa 😭 dalkena aan wax uqabo😢

  • @Abdikafi-Salah
    @Abdikafi-Salah Před měsícem +1

    Video kan Hadey madaxdu dhageysan lahaayeen sooma wanaagsaneyn