Maxaa dhici kara haddii aadan seexan 30 Maalmood! Tijaabadii ugu foosha xumayd taariikhda

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Komentáře • 120

  • @Lander6656
    @Lander6656 Před rokem +92

    Wakhti badan kaa ma qaadanayso wll ila dheh
    1: subnallah (3 jeer)
    2: Alxamdullilah (3 jeer)
    3: lailaha illalah (3 jeer)
    4: Allahu Akbar (3 jeer)
    5: laxawla wala quwata illa billah (3 jeer)
    Alle khatumada khayr ha inogu khatimo dhamanteen❤

    • @siraajiaxmed5320
      @siraajiaxmed5320 Před rokem

      czcams.com/video/UsmdRH913LI/video.html

    • @Deeq_official
      @Deeq_official Před rokem

      Sax lakiin adiga wall magacas iska badal magac fiican islaam leeyahay la imoow

  • @Haykal5
    @Haykal5 Před rokem +28

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

    • @farhad5541
      @farhad5541 Před rokem

      muslimka doqonka ah ba thy

    • @Haykal5
      @Haykal5 Před rokem

      @@farhad5541 ogoonsho marka soo dhagaysatid ayaad caqli yeelata😅

    • @abdirisaakaxmed3930
      @abdirisaakaxmed3930 Před rokem

      Nabi muxamed صلى الله عليه وسلم

    • @siraajiaxmed5320
      @siraajiaxmed5320 Před rokem

      czcams.com/video/UsmdRH913LI/video.html

    • @siraajiaxmed5320
      @siraajiaxmed5320 Před rokem

      @@farhad5541 czcams.com/video/UsmdRH913LI/video.html

  • @aishacilmi1282
    @aishacilmi1282 Před rokem +8

    wasidaas ruuntii wa xaqiiq midas anaana arkay dhibta hurdala.antu ledahy ilaahow inta xanuunsan cafi aamin yarbi

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Před rokem +10

    Golden voice

  • @XuseenBare
    @XuseenBare Před 6 měsíci +3

    allahu akbar

  • @kawga.k7c701
    @kawga.k7c701 Před rokem +22

    MantaN cometi soo Qorre meqaa iso Racai Tolwo😢😢

  • @yasirpro661
    @yasirpro661 Před rokem +22

    Somali golden voice ✨ 💛

  • @Cabdalatube
    @Cabdalatube Před rokem +41

    Golden voice 😇

  • @sahilproducts9003
    @sahilproducts9003 Před rokem +12

    Asc wallal waxan ahay dadka aadka ugu xidhin Chanelkaga. Mashalla videos kaad soo galiso. Waxan jeclaan lahaa in aad bilowdo taxane/silsilad taariikhihi hore ama dhacdoyonki aduunka ka dhacay oo aad kolba video qayb yar kaga hadasho. Quality ga codka aad kuso gudbisaa maadama oo u fican yahay taxaneyashu/silsiladdaha waxa ay kuso jiidayan dad kale oo badan. Alle haku nabad yeelo wanad mahadsantahay.

  • @ZoobeEnglish
    @ZoobeEnglish Před rokem +10

    Mahadsanid waaberi Media 🇸🇴

  • @anascade2599
    @anascade2599 Před rokem +6

    Walahi waa tijaabo. Xanun badan

    • @abumuscaab
      @abumuscaab Před rokem +1

      Waxa ugu daran ninka siduu u qeylinayey oo neerfaha maskaxda go,even🤬😢😢😢

  • @zacksakariye2441
    @zacksakariye2441 Před rokem +5

    Very good

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +5

    Asc ciraxman omar sxp alle haku xiftiyo hormar iyo cafimad na alle haku siyadiyo sodaa tarikhda mahad.sanid wll

  • @wacayzkhalifa
    @wacayzkhalifa Před rokem +6

    Beatifull voice 🔥

  • @user-vt2tj2rd2z
    @user-vt2tj2rd2z Před 5 měsíci +3

    Best channel

  • @superglad3069
    @superglad3069 Před rokem +11

    Magaceygu waa super Glad halkanina waa waaberi media kuso dhawaada dawaada yaal muqalkeena maanta Intaas ku heysta ani wll c.raxman hormar wacan

  • @BEEKOMSA
    @BEEKOMSA Před rokem +4

    Fadlan xaqiiqooyin ku saabsan dalka jasiiradda ah ee MADAGASCAR

  • @samiirosalaadwarsame6732

    Waaberi is legends good

  • @luulmuuse7065
    @luulmuuse7065 Před rokem +8

    Sanadkii hore dhaxdiisa 3 malin iyo labo malin oo xariir ah ayan soo jeeday waxan dareemay wareer caro badan madax xanuuun hilmam 😔 hurdadu waa raaxo alx

  • @ilyaaskayse6177
    @ilyaaskayse6177 Před rokem +5

    Magacaygu waa abdirahman cumar halkanina waa waabari media ku soo dhawada dawadayaal muuqalkena manta waa halku dhiga aan ka xifdiyay 😃

  • @bishaarhasan276
    @bishaarhasan276 Před rokem +3

    Ustaad ale ha ku sharfo

  • @cismaansaalax7363
    @cismaansaalax7363 Před rokem +9

    Amazing voice

  • @caaqilali269
    @caaqilali269 Před rokem +3

    Bisismillaah wlh naxay waqti danbane waan dawanaa bal aan seexdo 😢

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 Před rokem +4

    HAMBALYO'HAMBALYO wllkay Abdirisaaq|||Waabari|||

  • @Marwanahmedosman92
    @Marwanahmedosman92 Před rokem +5

    Alhamdulilah hadan caadadi dhafarka iska jaray oo aan mudo 3 isbuuc kudhaw dhafrin .

  • @ayubpro
    @ayubpro Před rokem +2

    Horey usoco Abdirhmn omar

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před rokem +3

    Keep going

  • @Ayuub.muuse886
    @Ayuub.muuse886 Před rokem +3

    Golden voice keep going

  • @ayannitta
    @ayannitta Před rokem +8

    subxanallah 😢😢😢

  • @sahalyuusuf211
    @sahalyuusuf211 Před rokem +2

    What a voice

  • @mustafehassan785
    @mustafehassan785 Před rokem +4

    Thankz

  • @Cazzaam
    @Cazzaam Před rokem +2

    Ustaad ubdi rahmaan waaberi👏

  • @Mohameddayax12
    @Mohameddayax12 Před rokem +6

    Good job

  • @aadanusmacil5473
    @aadanusmacil5473 Před rokem +2

    Waberi Wa barta uguwanagsan

  • @maankacade6954
    @maankacade6954 Před rokem +6

    Ninkaan Waxwanagzn Zogudpiyaa Mash

  • @zacksakariye2441
    @zacksakariye2441 Před rokem +4

    Nice pro

  • @ameennikke
    @ameennikke Před rokem +2

    Waa muhiim inla seexdo

  • @axmedgahayr4638
    @axmedgahayr4638 Před rokem +4

    Legend abdiraxm cumar maso hadal lottryga sxb sida ugu fudud e ko helo

  • @abdijaliilaziiz9721
    @abdijaliilaziiz9721 Před rokem +2

    Walaal midka xigga noogu dhig halyeygii
    CIMAADU DIIN AZZANKI ee asaasihii
    Imaarada azzankiyah

  • @zacksakariye2441
    @zacksakariye2441 Před rokem +3

    Waw

  • @sakiapdilahihussein6108
    @sakiapdilahihussein6108 Před rokem +4

    Magacaygu waa Apdirahman cumar halkanina waa waaberi media ku soo dhawaada daawadayal muuqalkeena mnta😂❤

  • @footballiq
    @footballiq Před rokem +3

    Kuso dhawada dawada yal muqaalkena manta waxkale intas wlahi 🫡

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před rokem +2

    Waad mahad santahay

  • @Clhafidraage-ru4dt
    @Clhafidraage-ru4dt Před 5 měsíci

    Tanks macalin

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Před rokem +2

    5tas qof cawaan ba heshay

  • @somalimidaysan2524
    @somalimidaysan2524 Před rokem +2

    Qisadan afcarabi ayan ku dhagaysatay

  • @layloubax4292
    @layloubax4292 Před rokem +2

    Horay uso wlale cabdirixmaan

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 Před rokem +4

    Legend keep going 👎🎩

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 Před rokem +6

    HURDO LA,AAN ALLE NAGAMA DHIGO
    WAA MIMCOOYONKA UU ALLE NA SIIYAY HURDADU ALXM 🙏🏼🙏🏼

  • @armaan7498
    @armaan7498 Před rokem +1

    Mahadsanid

  • @abdirahmancaliyaale5333
    @abdirahmancaliyaale5333 Před rokem +2

    Sxb wlhi waxaa soo jeeday 6isbuuc aanan indhaha isku qaban waxaa a tababar kujoogay dalka ugaanda

  • @nuurtosiraadnuur3782
    @nuurtosiraadnuur3782 Před rokem +3

    waan tijaabini doona in shaa allah

  • @maxamudmaxmed6774
    @maxamudmaxmed6774 Před rokem +1

    300k coming soon 🔜

  • @cumargolden
    @cumargolden Před rokem +3

    Second 🥈 cumar Golden

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar Před rokem +2

    Waa tijaabo wuxuush nimo ah

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine Před rokem +3

    Masha allah
    First

    • @SOM-CODE
      @SOM-CODE Před rokem

      Leganow isku name nahay

  • @Summad
    @Summad Před rokem +2

    Sxp tijaabadii milgram nooga soo warran

  • @ibraahimiidowshariif1670

    ماشاءالله

  • @hassanwandoow3999
    @hassanwandoow3999 Před rokem +4

    masha allah mahad sanid wll wanuxiisaa codkaa wallahi mahad sanid wll🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AyuubUpdinuur
    @AyuubUpdinuur Před 3 měsíci

    Soo badi

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 Před rokem +1

    M.a sxb horay usoco

  • @muhsin47212
    @muhsin47212 Před rokem +1

    Cajiib🤔🤔🤔

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii Před 17 dny

    Allah SW maslaxada bini adamka cid ka og majirto why habeen usaneyy hadan hurdo ubahneen allah ku cilmi badan shay kasta

  • @user-or9mg5fx8q
    @user-or9mg5fx8q Před 23 dny +1

    😢😢😢😢

  • @maxamedaxmed8208
    @maxamedaxmed8208 Před měsícem

    4

  • @Usame.hagio.10
    @Usame.hagio.10 Před 5 měsíci

    ❤❤❤😢

  • @cabdiwelimxareed9712
    @cabdiwelimxareed9712 Před rokem +2

    Waxaan xasuustay Waqti hore oo aan yaraa ayaan laba maalmood iyo habeen soojeedey markaas ayaan sidii waxwaalan noqday ilaa aan cararay

  • @XusenFadxi
    @XusenFadxi Před měsícem

    Subxanala

  • @user-jv6sd6zd1c
    @user-jv6sd6zd1c Před 5 měsíci +1

    waryee si kale ayaa aad u fahantay sheekada'e raga waxa lagu buufiyay oxygen sun ah

  • @apdurehmaanbaadow2099
    @apdurehmaanbaadow2099 Před 5 měsíci +2

    Iyaasd faraha halagalinaha kama bax sankartidee kudheh

  • @LISHKO99
    @LISHKO99 Před rokem

    Cajiiib

  • @LFCFANS
    @LFCFANS Před rokem

    Lagend Abdirahman(wabari))

  • @kaderabdullah2079
    @kaderabdullah2079 Před rokem

    Walaal kasohadal iskoolsrshiibka qaabka lagu helikaro isbuucansoosocda qaab faahfhsan insha allah wll ardy danaynnaya hawshaas goobtuna waa itoobiya sannadadan dambe iska ebar ah

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii Před 17 dny

    Daciif badna bini adamka hdan isla weynaa🤔🤔

  • @modkazar1369
    @modkazar1369 Před rokem +1

    One week Aniga tijabiyey 😊Hurdo la’an

  • @abdirahmanabdullahi7587
    @abdirahmanabdullahi7587 Před rokem +1

    Sxb kawaran anaa tijaabin 50 sacadood.

    • @amiir5854
      @amiir5854 Před rokem +3

      ha tijaabin zxb alle habeenka ayuu abuuray si aan ugu nasano
      waxba cilmi baris kle hasii sameyn cafimad tam cimri dheer io cibado suuban alle haku siiyee🥺❤️

  • @yacquub111
    @yacquub111 Před rokem

    Walee kuwaan waxbey qaribeeen waxna tijaabo maaaha

  • @mohamedalishire1011
    @mohamedalishire1011 Před rokem

    Wll kazoo hadal furashada magaalada casimada Vatican city rome

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 Před rokem +2

    Walahi intaan muuqaladada fiirsan jirey
    Kan ka hor igama qoslin waa muuqal aan aad oola qosley wey cararen iyo qaylo tii hore ka daran bey keenen sidoo kale dagaal bey keenen iyagoo gacanta ka jibiyey dhaqtarkii daawanayey

  • @kingckfilmsandvlogs1577

    😁

  • @huseenhuseen2871
    @huseenhuseen2871 Před rokem +4

    Sxb abdirahmanoo ka soo hadal side looga badbaadaa haddii uu dhoco daagaalka 3 aduunka ama la isku adeegsado hubka nuclear ka sidee looga gaashaa

    • @abdirashiidraash1385
      @abdirashiidraash1385 Před rokem

      Godad sii qodo hhhh sxp si kale malahn hadda sii bilow inyar inyar usii qodo

    • @huseenhuseen2871
      @huseenhuseen2871 Před rokem

      @@abdirashiidraash1385 thank bro

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. Před rokem

      @@abdirashiidraash1385 kkkkkk😁😁😁😁😁😁😁

  • @salmanalfarizi556
    @salmanalfarizi556 Před rokem

    su.al iga jawab wll lacag md ka samysa youtubeka

  • @xamseaadan7225
    @xamseaadan7225 Před rokem

    Shekadan hada waxd kafahami kartaa in ay thy hurdo
    La aantu cudur wuxush nimo sidokle ay thy xanun aan laga bogsan karin sababto ah xanunkan dadka uu kudhaco kama bogsado wa cudur wuxush nimo ilhy ha inaga nabad galiyee

  • @wiilkahamigafogleh4318

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhiaquen5402
    @farhiaquen5402 Před rokem

    Kasohadal dagalka xooga uga socda Jerusalem

  • @umadamedia24
    @umadamedia24 Před rokem

    Walal subscribe ayaan idinka sugayaa please

  • @honabdirahmanfarah8346

    Golden voice

  • @naqiilmedia7670
    @naqiilmedia7670 Před rokem

    300k coming soon 🔜