Godkii ugu dheeraa ee laga qodo dhulka iyo argagixii ay la kulmeen dadkii qodayay!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Nagu garab istaag horumarinta janalka:
    / @waaberi-media

Komentáře • 120

  • @MaxamedNaasir21
    @MaxamedNaasir21 Před 11 měsíci +14

    Ku saliya xabiibkeenna Mohammed ﷺ SCW. ♥️

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 11 měsíci +23

    😢.😢..😢 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @umu_cafiifa
      @umu_cafiifa Před 11 měsíci

      Talo maku siiyaa wllo anigu bi'idnillaaah.

    • @ducaysanaddoontiiallaah5920
      @ducaysanaddoontiiallaah5920 Před 11 měsíci

      Aamiin wllo ilaahay dhibaatada hakaa saaro adiga iyo intii muslimoo dhibaato tabanaysa Aamiin yaa Allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥺

    • @CaashaRaaxo-cm9pm
      @CaashaRaaxo-cm9pm Před 11 měsíci

      اللهم امين

    • @MaqsuudHassan-wt3gc
      @MaqsuudHassan-wt3gc Před 11 měsíci

      Lambrka si fcn uso qor wll🥺

    • @nrcabdi
      @nrcabdi Před 11 měsíci

      @@MaqsuudHassan-wt3gc walaal lambarka tiro looma qori karo sharciga CZcams ma ogola Lambaro balse xarfo ahaan ayaan usoo qoray ee lambaro u bedel

  • @zamaalehuseenbulle2495
    @zamaalehuseenbulle2495 Před 11 měsíci +3

    Subxaanalaah ilaahay ayaa horay inoogusheegtay quraankiisa in badaha qaarkood Oo aybada cadaneed.kamidtahay badaha ay ka hoosayso naartu ilahayoow Naga hay naartaa subxaanalaah sidaasaa filayaa

  • @axmedgaaciyekismaayo
    @axmedgaaciyekismaayo Před 8 měsíci +1

    Haduu ilaahay ugu tala gaalo iney dhaafan wey dhaafin hadusan ugu taala galinna madhafayan waxusan allah xuukumin madhacaan

  • @Mralone-o4v
    @Mralone-o4v Před 11 měsíci +7

    Allah is one❤

  • @sakariyeabdirisaaq3390
    @sakariyeabdirisaaq3390 Před 11 měsíci +7

    Mahadsanid sxp sida quruxda badan ee aad wax noogu faa idaysid

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l Před 11 měsíci +4

    Allah is one ❤

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Před 11 měsíci +8

    Mr. Gold voice Alle haku barakeeyo walaal ❤Abdirahmaan❤thanks for you information 💯📚

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Před 11 měsíci +2

    Acuudu billaahi mina shaydaani rajiim

  • @techamc7193
    @techamc7193 Před 11 měsíci +12

    The voice is excellent but the quality of the video needs advanced the info also excellent ❤ 🇸🇴

  • @Ahmed_josst
    @Ahmed_josst Před 11 měsíci +8

    Shp mcn waxad kasoo hadasha 37nin ee dalka chilli godka ksoo dumay adoo mahadsan❤🎉

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 Před 9 měsíci +1

    Waa la dhaafi karaa kileyba waxaa jira meel illaahay ugu talagalay in eysan aadanuhu dhaafin.

  • @AbdinasirAbdulahi-zh8oo
    @AbdinasirAbdulahi-zh8oo Před 11 měsíci +6

    علم الانسان ما لم يعلم Allah sc aadamaha wax walba waa uu bari karaa godkaan mid kadheer waa laga yaabaa in laqido

  • @FadumoBashiir-pq9om
    @FadumoBashiir-pq9om Před 11 měsíci +3

    Mahadsanid wll mcn

  • @motiveperson143
    @motiveperson143 Před 11 měsíci +1

    Subhana Allah

  • @user-qg7nc1sp2p
    @user-qg7nc1sp2p Před 11 měsíci +3

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @XamseDeeq-nm9gl
    @XamseDeeq-nm9gl Před 11 měsíci +7

    Maa shaa allah wll جزاك الله خير خير الجزاء ❤❤❤❤❤❤👍

  • @Maxamed-vv8yy
    @Maxamed-vv8yy Před 11 měsíci +5

    Sxb waxaad kasoo hadasha maalmaha qiyaamaha iyo jannada iyo cadaabaha

  • @daudabdi1932
    @daudabdi1932 Před 11 měsíci +4

    Asc waan idin salamey dhaman tin

  • @zamriyeyaazin10-fo5ge
    @zamriyeyaazin10-fo5ge Před 11 měsíci +3

    Ilaahay ma gaadhsiiyo gaalada

  • @DrAbdisalaamIbraahim-rf5fu
    @DrAbdisalaamIbraahim-rf5fu Před 11 měsíci +3

    Mahadsanid

  • @saabircadde5027
    @saabircadde5027 Před 11 měsíci +4

    Asc

  • @user-cy7pw5ts9d
    @user-cy7pw5ts9d Před 11 měsíci +1

    سبحان الله والله اكبر

  • @ibrahimadan.12
    @ibrahimadan.12 Před 11 měsíci +5

    Amazing god weeye🎉

  • @user-lt5tf9vg1b
    @user-lt5tf9vg1b Před 11 měsíci +1

    Allaah

  • @Warac_media12
    @Warac_media12 Před 11 měsíci +2

    Wlaahi waa cod argagax leh ilaahow cadaabta hanagalin cod bani aadmi ayuu u eegyahay

  • @daudabdi1932
    @daudabdi1932 Před 11 měsíci +3

    Asc waan idin salamey dhamantin intas kadib wexey ilatahay inan ka war sugno shinaha madama adduunku hada uu waxbadan oo horumara gaarey waxan qabaa yanan kahor dhicin warjiraaba cakaaro ayuu iman macnaha adinkaa nosoo werin dona wixii kale ee dhaca insha allah waad mahadsan tihin

  • @kalidarab2373
    @kalidarab2373 Před 11 měsíci +3

    Zxp ani ahaan hadii aan ka hadli ka ka cilmigeyga geology ahaan intaasi in kabadan in laa gaadho waa ay adagtahay zababtoo ah kor u kaca heer kulalayka oo gaadha kara in birahaaa mushiinadaasi lagu qodayo ay dhalaalaan gabi ahaanba

  • @leylaaxmad
    @leylaaxmad Před 11 měsíci +2

    Mareekanka woo dhiman rapaa kkkk. Naarta wa

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před 11 měsíci +1

    Marba hadii ey uga soo carareen qeyli iyo heer kul aad u daran macquul ma ahan iney mid kle qodaan oo ey hoos u sii dhaafaan 🥺

  • @sirfathiabdirizak819
    @sirfathiabdirizak819 Před 11 měsíci +2

    Number 1 Viewer 40sec 🎉❤

  • @user-fx2mp8li5t
    @user-fx2mp8li5t Před 4 měsíci

    Maya Professor ❤

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 Před 11 měsíci +6

    Midhaa jin is cadaabaya ayay utageen😂😂😂😂

  • @ABDIFITAAXSACIIDXASAN
    @ABDIFITAAXSACIIDXASAN Před 11 měsíci +1

    Waa naxdin argagax leh wllhi😢😢😢

  • @CabdulaahiMaquul-kg4uu
    @CabdulaahiMaquul-kg4uu Před 2 měsíci +2

    أللهم نجنا من عذاب النار

  • @NasroAbdirahman-pm9lf
    @NasroAbdirahman-pm9lf Před 11 měsíci +5

    Number one😂❤❤❤❤

  • @weightloss900
    @weightloss900 Před 11 měsíci +1

    Wll adoomahadsan jannada iyo naarta kasoosheeke

  • @drqanciye9155
    @drqanciye9155 Před 11 měsíci

    Allah hku brakey0❤wll qali sida ad noga fa'ideyso cilmign dunida yaal

  • @jamaalcabdiqaadir
    @jamaalcabdiqaadir Před 11 měsíci +2

    First person🎉

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 Před 11 měsíci +3

    Subxanalah

  • @israhamse1924
    @israhamse1924 Před 11 měsíci

    Mahadsanid hno ♥️

  • @yusufyuu6522
    @yusufyuu6522 Před 11 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sv5up6gd2s
    @user-sv5up6gd2s Před 11 měsíci

    Haah insha aalah blse wx laga faa.idyaa muxuu yahay

  • @cashadahir733
    @cashadahir733 Před 10 měsíci

    May

  • @sheriaways8872
    @sheriaways8872 Před 11 měsíci

    Haavzxp dunidu waa sii hormareysaa cilmibaaristuna mailing walbaa weykaduwantht tii hore

  • @MaanzyTech
    @MaanzyTech Před 11 měsíci +2

    Wlh Waa naxay AirPods igu jireen 😮😢

  • @aydaruusabdishakuuraadan
    @aydaruusabdishakuuraadan Před 11 měsíci

    M.a
    Abdiraxman wabari

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 Před 11 měsíci

    Hore u soco walaal

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 Před 10 měsíci

    Way dhici kartaa sxb ilaahay hanaga badbaadiyo cadaabka 😢

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo Před 11 měsíci

    Jawaabtaydu waa maya ☝️

  • @user-wf3si9yk5i
    @user-wf3si9yk5i Před 6 měsíci

    Walaahi waa mucjiso

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Před 10 měsíci

    😊😊😊

  • @aaladiini8270
    @aaladiini8270 Před 11 měsíci

    Thanks waabari

  • @mohamettofficial6615
    @mohamettofficial6615 Před 11 měsíci

    jeelka ugu wayn aduunka nosoo sheeg

  • @yusufyuu6522
    @yusufyuu6522 Před 11 měsíci

    Waabari midiya darajadeda kor cadawgeeda hoos

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. Před 11 měsíci +1

    Nio nala so socodsii godka shinaha io wixii kaso baxa pls❤

  • @c.qaadirmaxamuud526
    @c.qaadirmaxamuud526 Před 11 měsíci

    Subxaan Allah oo badbay galeene

  • @Presidentmuuse
    @Presidentmuuse Před 11 měsíci

    Waa halka yajuuj wamajuuj kasoo bexeen waa laqarinyaaa

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 11 měsíci +1

    God shaydaan buu ahaa 😂😂

  • @wanaagchannel
    @wanaagchannel Před 11 měsíci

    Haa markaan madaxweynaha noqdo

  • @anazfn7077
    @anazfn7077 Před 9 měsíci

    😢😢😢😢

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 Před 11 měsíci

    😮😮

  • @LibaanMedia
    @LibaanMedia Před 11 měsíci

    Haa wuu dhaafayaa

  • @mohamud3921
    @mohamud3921 Před 11 měsíci

    Asc haddaan lagajoogin waa lagashallaayi Sabato ah intii la I nagu oga waan kabaxney

  • @ibraahimmaxamed4093
    @ibraahimmaxamed4093 Před 11 měsíci

    Gaalo waxay doonaan hasheegeen janno iyo naar midna ma gaari karaan.

  • @Yooco.
    @Yooco. Před 11 měsíci +1

    Dhammaan arimahan ayaynu ku lafa guri doona muuqaalkeenan maanta kusoo dhawaada daawadayaal muuqaalkeenan maanta, magacaygu waa c/raxmaan cumar halkanina waa #waberimedia😅😅😅😅 halkeeda ma dhigay

  • @fahmigamer99
    @fahmigamer99 Před 11 měsíci

    Dee sxb Maka soo Dayna kuwaa qaylinaya ee lacadaabayo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 11 měsíci

    Fasirka riyada guur ciyaal kudhasheen qudba siro oo kaafogaaday hadana wax kudhimin adigo talada ilaah tawakalato doodna kalakulantay

  • @maktireali-rf3fn
    @maktireali-rf3fn Před 11 měsíci

    Wa cadaabtii wuxu gaadhay aadamuho walahi waxba kuma qaadanayan gaaladu kamaba3faiidaysabayan

  • @CabdishakuurBashka
    @CabdishakuurBashka Před 11 měsíci +1

    Ar gaalaa camal la aan baa haysa god micne daro u qod😅😅😅😅😅

  • @abdisamad8165
    @abdisamad8165 Před 10 měsíci

    Sxb maqodi Karaan wydalayan maya

  • @weightloss900
    @weightloss900 Před 11 měsíci

    Video dheer

  • @hamzeahmed8134
    @hamzeahmed8134 Před 11 měsíci +1

    Codka cabsi cabsi waaye 😢

  • @Ahmed-ux3oy
    @Ahmed-ux3oy Před 11 měsíci

    Aniga fikrad ahaan waxaan qabaa maadaama dhulka u sameysan yahay sida kubada oo kale hadii la qodo oo ey suurta gasho in dhibaato anaga ku dul nool ey na soo gaarto ileen waa wax alle swc awoodisa ku sameeystay xitaa waxaa macquul ah in hawo kale meera yaasha ka timimaado kaliya waa fakirkeyga if you get it get it if you can’t get it live it 🫡

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 11 měsíci

    6:33 haa wayo machine ka aya llaga yyaba inu ka casri san yahy kii sofieat ka

  • @user-ln3qr4jf3t
    @user-ln3qr4jf3t Před 11 měsíci

    Sxb sooriya kasoohadal

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 Před 11 měsíci

    🎉

  • @MunaJaamac-nw5kc
    @MunaJaamac-nw5kc Před 11 měsíci

    Dadka qaaylinaya ee laa cadabayo waxan qiiyasaya waa haaweye iyo daarood la cadabaayo oo jaaxiima ku jiira kolaye taas Baan hooba

    • @zoloo377
      @zoloo377 Před 10 měsíci

      waad hubtaaye yaa kuu waxyoodey 😅😅

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před 11 měsíci

    Madhici karto oo waxay u gelayaan naar hilaahay iimman ka haka qaadeeh.

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 Před 11 měsíci

    Waxaan u maleynayaa hadii ay kuleel daran iyo qaylo kasoo carareen in ey naarta u dhawaadeen koleyl keeda aaad ayuu udaran yahay codkane waa ehlu naar la acadaabayo subxaanalah 😢😂

  • @FalastiinKamasl
    @FalastiinKamasl Před 10 měsíci

    Maya isma ihi walaahi😮😅

  • @MabsuudJaamac-vq1tg
    @MabsuudJaamac-vq1tg Před 11 měsíci

    May ma filayo

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 Před 11 měsíci +2

    Waxey maqleen ahlu naar shaqa culus kusocoto 😂

  • @baashiproduction5132
    @baashiproduction5132 Před 3 měsíci

    War codka ahlu naarka amuu yahay😢

  • @user-wy4qe6cf5d
    @user-wy4qe6cf5d Před 11 měsíci

    First 🎉

  • @SharmaFarah-dm6hb
    @SharmaFarah-dm6hb Před 10 měsíci

    Haa Jibutu waloqoday 15 kilomi

  • @caaqilaskar6125
    @caaqilaskar6125 Před 11 měsíci

    Armay ya juuj iyo wa majuuj ka qeylinayaan godka

  • @adonallah
    @adonallah Před 11 měsíci

    Aniga waxaa amin sanahay rushku inusan meel dheer garin 12kilomiTir waa wax aad uyar wali dhulka kobaad ayey 12 kilo miTir kaqodeen markaas ayey kuleyl laso kala cararen bal kawarama kulaylka jahanamo war ilaahey amarkisa Aan qaadano

  • @Salmaanrashiid
    @Salmaanrashiid Před 11 měsíci +1

    Malaha waa dadka lacadaabayo wal cibadu bilaah

  • @maxamuudcabdirisaaq-wz9gq
    @maxamuudcabdirisaaq-wz9gq Před 11 měsíci

    Wll ma awoodaa in ad malinlasta 2video noso gudbiso

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 Před 11 měsíci

    Dee qaar ba Lagu cadabaYay maLa

  • @anazfn7077
    @anazfn7077 Před 9 měsíci

    😂😂😂😂

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 Před 11 měsíci +3

    Sxb maba sugi karo war bixinadaada 😊

  • @drqanciye9155
    @drqanciye9155 Před 11 měsíci

    Aniga ahan ilama ahn in ay intas dhafi kran si walba oo ay u hormarsan tahy machines ka iyo awoda ay is badeen
    الله اعلم

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Před 11 měsíci +1

    Malaha wa jahanaba

  • @user-nc8bk7bv5k
    @user-nc8bk7bv5k Před 11 měsíci

    12km wax dhaaf san lama qodikaro saababtana waadigaa sheegay

  • @abdisamad8165
    @abdisamad8165 Před 10 měsíci

    Sxb man kobaraan karaa kobaraan Adbixiinysoo into whatsap

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 Před 11 měsíci

    Arintaas gaaladu isku dayeysa waxay ka dhigan tahay qudhaanjo doonaysa inay maroodi disho hilibkiisana kali ku shidhay sato hhhhhhh

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 Před 11 měsíci +2

    Fake malayacni