QOFKA Ku Jecel ee kaa Qarsada | 10 wax uu sameeyo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 06. 2021
  • 10 waxyaabood uu sameeyo qofka ku jecel ee kaa qarsada.
    Welcome and subscribe thanks.
    LoNe poy.

Komentáře • 117

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +133

    Inta jecel xapiip keena Mohamed scw like isaar

  • @livegoodcompany5
    @livegoodcompany5 Před 3 lety +28

    Inta jecel lone poy like

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 Před 3 lety +8

    Alla wuu jiraa qof aan ku arkay calaamada ha lkn maan fahmin waxaan is idhi laga yaaba in aay dabeecadiisa tahay sidaas 😊

  • @sapnaappe4116
    @sapnaappe4116 Před 3 lety +14

    Haa wlhi waa sax waa dhipk anig ihesto wayu Qof ayan jeclahy sids Ayan isku nahy

  • @samiiradjama6154
    @samiiradjama6154 Před 3 lety +10

    Qofka ijecel igana qarsanaya si ku ogan kara
    Lkn isku wadan ma jogno oo iga fogayahay
    Side ku ogan kara

  • @shakataarashireeza4525
    @shakataarashireeza4525 Před 3 lety +7

    Coming soon 100k ican't wait wlhi keep up pro💯💯🥰🥰👊✊✊

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 Před 3 lety +5

    keep going pro Teacher

  • @Muno2021
    @Muno2021 Před 3 lety +2

    I cant Wait 100k wllky alone poy👊❤

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 Před 3 lety +5

    MashaAalllh Zxb

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed Před 3 lety

    Channel aan aad ugu xidhanahay go forward

  • @istahilyasiin1056
    @istahilyasiin1056 Před 3 lety +6

    Teşekkürler devam et👏🤗

  • @shukrimohamed2684
    @shukrimohamed2684 Před 3 lety +3

    Masha allah

  • @hudamahmoud8660
    @hudamahmoud8660 Před 3 lety +2

    Zxp lone poy keep going❤❤❤

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Před 3 lety +1

    inta aad sheegtayba waan ku arkay 😱👌👌✌️✌️👌👌

  • @INa_muze
    @INa_muze Před 3 lety +5

    Pal mnta ya ika zo Horeya😂😂
    Mi fav🥰❣💋

  • @abdirizakabukar8209
    @abdirizakabukar8209 Před rokem

    Thank you so much bather 🤩🤩🤩🤩🤩

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před 3 lety +2

    noo soo badi habo 💞

  • @mohamoudhassan1450
    @mohamoudhassan1450 Před 3 lety

    A lone poy
    Keep going pro

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin Před 3 lety

    First view first comment ❤️❤️❤️💯💯

  • @maxamedcawil4189
    @maxamedcawil4189 Před 3 lety

    Thnkz wllkie

  • @wardamuxuboh9552
    @wardamuxuboh9552 Před 2 lety

    wan arky qof leh clamdahn aadshgty blse man uso jeesn insh allh wixii danbe wan lasocondon

  • @NawaalAli-dd7zg
    @NawaalAli-dd7zg Před 7 měsíci

    Soo badiya❤❤❤

  • @sadiaabdullahikhalif9054
    @sadiaabdullahikhalif9054 Před 3 lety +1

    Guuleyso saxib adina😍❤

  • @zackbrown7004
    @zackbrown7004 Před 3 lety

    Go forward my bro

  • @ozacade_10official47
    @ozacade_10official47 Před 3 lety +1

    Lone sxb maalmhn kuma haayno Ee update. Noq saaxibo sxb sln sare

  • @ramadaanibraahim654
    @ramadaanibraahim654 Před 2 lety

    Keep going brother

  • @deeqoibrahimxuseen3278
    @deeqoibrahimxuseen3278 Před 3 lety +1

    Mahad sanid wll ❤😗

  • @ruweydamukhtar2230
    @ruweydamukhtar2230 Před 3 lety

    Zhp keep going

  • @akza5230
    @akza5230 Před 3 lety +1

    Really ❣

  • @hogamiyearsenewenger8133

    Keep going

  • @eckeibreezybwya4035
    @eckeibreezybwya4035 Před 3 lety +19

    Can anyone Explain one sentence about love?❣❣❣

    • @hanafibwoy1829
      @hanafibwoy1829 Před 3 lety +3

      A strong feeling of affection and concern toward another person,as they arising from kinship or close friendship💖💖

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před 3 lety +3

      Is strong feeling that couses you to affection another person and need to say you i love you

    • @zamzamabdullahi9957
      @zamzamabdullahi9957 Před 3 lety +2

      .....

    • @inspireme8953
      @inspireme8953 Před 3 lety +3

      Dareen aanad garanayn si uu kuu hayaba 😏

    • @prime10mviews7
      @prime10mviews7 Před 3 lety +1

      @@korneal_ka9037 its not dark it depends the person you love

  • @ckzeyidofficial1310
    @ckzeyidofficial1310 Před 2 lety

    Thanx😍😍😍

  • @azmaupdirahmn123
    @azmaupdirahmn123 Před 3 lety

    first🙈❤

  • @khadarokms1103
    @khadarokms1103 Před 3 lety +2

    Saxib lakin adigu iskaya tus please fidyow iska soo dub adigoo hadalaya

  • @hassana.fatahhassan8368

    First ☝️

  • @masookaanaxasan3382
    @masookaanaxasan3382 Před 3 lety +2

    Ciwaan ka yaa lafiirn asxaby aniga dumar ayaan ahy wlhi wiil macalinkeyga ah ayaa sidaan oka le igu ah oo jaceel isoo ban dhig ty lkn asagana wax jamacad ayuu hada bilabayaa wali ba labo jamacad marka waxuu i yiray ma isugi kartaa anigana maya madhihn haana ma dhihinwaa 8 ded sano qofkii aqriyaa qoraal kaan oo dhameeyo haa ama maya mid un haa isoo qaro cadsi waye plz

  • @asadibrahin3623
    @asadibrahin3623 Před 3 lety

    Macaalinka jacaylka

  • @manaalabdi8261
    @manaalabdi8261 Před 3 lety

    Zxb music kda video yda plz 🥺

  • @anisocabdi1691
    @anisocabdi1691 Před 2 lety

    Qaf aaan jeclahay lkn aan ijecleen oo aan kamaseero marwalba

  • @kaahinofficially1848
    @kaahinofficially1848 Před 3 lety

    Lone boy ,❣️❣️❣️

  • @suldaanyuyu8303
    @suldaanyuyu8303 Před 2 lety +1

    💯

  • @EngGelle1
    @EngGelle1 Před 3 lety

    Zhp ad bd umhdznthy blase wxn ka codsn inan ilataliso xge ka so qbta

  • @ibrahimxasan5400
    @ibrahimxasan5400 Před rokem

    Adu ilahay jeclow horta

  • @rahmaali6669
    @rahmaali6669 Před 3 lety

    M.a ❤❤

  • @axmad911
    @axmad911 Před rokem

    Asc

  • @salaadoosman8652
    @salaadoosman8652 Před 2 lety

    Sax waaye

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 Před 3 lety +1

    👀

  • @abdilahmt1394
    @abdilahmt1394 Před 3 lety

    So Biden

  • @wiilwaal7130
    @wiilwaal7130 Před 3 lety +5

    Ani single aa ahy gabar ii codeysa ma heli karaa🌼

  • @xuseenmaxamed8684
    @xuseenmaxamed8684 Před 3 lety

    M.a

  • @wlljanagale4366
    @wlljanagale4366 Před 3 lety +3

    Wll gabar ajeclahy aydana calamadahan wanku arkay ayga badankoda teda kle way iska ke indhotiree mar marka qaar mar marna waxe imujinee naxariis iyo jaceyl wll talo isii wanku dhibanahay 😭😭

  • @xusenabdale7857
    @xusenabdale7857 Před 3 lety

    𝕂𝕚𝕟𝕘 gabadha su aalaha lawaydiiyo video nooga soo samee hadaad arkto fariintayda🙏

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 Před 3 lety

    lONE 🥰

  • @Rodina440
    @Rodina440 Před rokem

    Abowe aniga waxaa ahay arday ku fican barashada computer ka macalin ka computer ka noo dhiga neh markaa fasalka ku jirno cashirka sharxaayo anigoo isoo fiiriya markuu dhameeyo roodo ma fahantay cashirka oo I dhahaa teda kle marku sharaxaada dhameeyo si goos goos ah oo isoo fiiriyaa 4 qof aa nahay oo group keena computer ka oo isla socono cashirka marka maalinta gabdhaha kle maqan yihiin cashirka wuu dhigaa xitaa hadey labo gabdhood maqan yihiin aniga maalintaa aniga keligey u gembiyo fasalka cashir dhan ma dhigaayo marka gabar ka mid ah gabdhaha aa I dhahday macalinkaan aduu kaa helay marka run miyaa waxey sheegoysaa isoo jawaab

    • @lonepoy
      @lonepoy  Před rokem

      Waa calaamad kamid ah qofka dadka si ka duwan hduu kuula dhaqmo waa qof ku jecel...

  • @abdifitaax9089
    @abdifitaax9089 Před 3 lety

    😀😀😀

  • @rahohassan6004
    @rahohassan6004 Před 3 lety +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍🏻

  • @missciraaq7875
    @missciraaq7875 Před 3 lety +4

    Wllo mxaa lagu gartaa qofka kaa fikiraaya🤟

  • @xusnicabdi1308
    @xusnicabdi1308 Před 3 lety +3

    Sxp calaamada kowad gabar isku class ahyn sndkan wey isoo fiirineysaa mrkn fiiriyana hory ayey iga jeesaneysaaa mku yaacaa

    • @lonepoy
      @lonepoy  Před 3 lety +2

      Gal fursad hadaad hesho ha iska lumin 😅

    • @xusnicabdi1308
      @xusnicabdi1308 Před 3 lety

      @@lonepoy igu haleeey nio

    • @xaajichanal665
      @xaajichanal665 Před 3 lety

      Kkkkk

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Před 2 lety

      😂😂😂😂😂😂😂😂 war qofka lu naca uu ki firin kara abase calamad dadka ka duwan tahay jirto aba barasho uun ka rabta wll haa luugu ii n

  • @decoexchange24
    @decoexchange24 Před 3 lety

    One like team lone

  • @user-gs9wv8nw9x
    @user-gs9wv8nw9x Před rokem

    ❤❤kkkkk

  • @hamdayusuf4515
    @hamdayusuf4515 Před 3 lety +1

    ♥️🤒

  • @wardamuxuboh9552
    @wardamuxuboh9552 Před 2 lety

    mhdsnid

  • @queenayaaniita5703
    @queenayaaniita5703 Před 3 lety +4

    Azc aboowe aniga qof ayaa jeclahay hdalka waa iisoo gogobaa imasoowaco ilaa aan kawaco maxaan sameeyaa wana jeclahay ilatali inteena kalasoo xiriiraa

    • @lonepoy
      @lonepoy  Před 3 lety +3

      Haddii aad ogtahay qofkas, inuu dareen dhab kuu hayo, been been ha uga harin, hadal lasoo koob koba keliya go aan haku qaadan, haduu careless ku daneyn yahay markas ka tasho. Haba ku dhibtee.

    • @queenayaaniita5703
      @queenayaaniita5703 Před 3 lety +1

      @@lonepoy hye wll

    • @ozacade_10official47
      @ozacade_10official47 Před 3 lety +1

      Queen Ayaaniita Abaayo talo yar Oo fikrkega ah hadan ku siiyo waxn ku dhihi lahaa hal isbuuc am laba isbuuca fariina ha udirin han ugu hor marin kabacdi haduu halsa kulazo hadli waayo katasho

    • @queenayaaniita5703
      @queenayaaniita5703 Před 3 lety

      @@ozacade_10official47 maalin hadaa lahadlin ama fariin udirin ilama soohalayo lkn malintakle subax deeda ama habeenkeeda ayuu ilasohadlaya waa inta dhibka taagan wll

    • @ozacade_10official47
      @ozacade_10official47 Před 3 lety

      Queen Ayaaniita Abaayo taas weey jirtaa lkn adiga qiimhaga hoosa ha udhigin intaa ka Aamusi karto ka Aamusa kabacdi wx isbadlo Arka

  • @firdawzshukuur2914
    @firdawzshukuur2914 Před 3 lety +2

    Sual horta inaad qof kujecel heshaa manaziibaa mise waa karti lays dheeryahay fadlan qofkii duashan jawaabteeda haya haysoo jawaabo waan kuwareeraye waxaan arkay dad qurux iyo karti iskudarsaday oo wayay jacayl rasmi ah iyo ruux nolosha lawadaago oo jecel marka dadkaas maxaan kutilmaami karnaa

    • @Saam143
      @Saam143 Před 3 lety +1

      Wa nasiib walalo ilah un bana qofka siin kara karti iyo hantiba jcl laguma helo

    • @firdawzshukuur2914
      @firdawzshukuur2914 Před 3 lety

      @@Saam143 whi arintaas aadbaan uguwareeray waxaan wayay qof jacayl dhaba iqaba aloow muunoqdo curyaar cago laban

    • @firdawzshukuur2914
      @firdawzshukuur2914 Před 3 lety

      @@Saam143 waxaad arkaysaa naag kafoolxun oo waxbo raban ooad adikasarayso oo jacayl rasmi ahhaysata kunaciyaraysa yaab whi irsaqada ale baxsho buukamidyahay waan ogaday

    • @ahmedali-zk7ud
      @ahmedali-zk7ud Před 3 lety

      Walal jawaabtu waxa weeye "kartida" in qof la jeclaadaa keliya waxay ku xidhan kartida qofkaas uu leyahay dhinacyada dabeecada, dulqaadka iyo ka go'naanshaha rabitaankiisa.
      Mahadsanid

    • @firdawzshukuur2914
      @firdawzshukuur2914 Před 3 lety +1

      @@ahmedali-zk7ud saas maahan waxbadan baan baray arintaan wiika chanal kaan iskaleh hakasameeyo muuqaal arintaa

  • @canabshxasan433
    @canabshxasan433 Před 3 lety +1

    ❤❤😔😔😔😔

  • @liibannoor1733
    @liibannoor1733 Před 3 lety +1

    Gabdhaha exam ka Isla galaynay dhan wey iso dayen in badan imana jecla sxb jawaaba ina ushego le raweyn ane 🥺🤭😁🔫

  • @XOGTAMAXKAMADDA
    @XOGTAMAXKAMADDA Před 3 lety

    halahaan dhan lee ma sameeyo marka leemo jeclo miyaa sorry

  • @samsamxajimaxamuud2966
    @samsamxajimaxamuud2966 Před 3 lety +1

    Scwscw scw scwscw scw scwscw scw

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin Před 3 lety +5

    😂😂😂 wallhi waan hayaa wali hal qof ma ahan yaa ii muslim eh talow 😂😂😂 see wax ujiraan hee sxboo tee ku aada marka hada 😒

  • @xafsiinaabdulahi6822
    @xafsiinaabdulahi6822 Před 3 lety +1

    Pruh Wiil Zxp nhy oo Weli wx isheganin Ayaa I dhahay ina kusoo Xariiriyo ayaa dhibsaday Mrka Wilkas Ma i jecel yhy mise Aniga Wan Jclhy mana u sheganin Mrka ma u shegtaa Pls ila Tali Wllkey😔

    • @lonepoy
      @lonepoy  Před 3 lety

      Hadduu dhibsady inuu kusoo xiriiriyo waxan u mlynaa adaan xiriirin, hadey taas aheyn, yeah u shego xagiisa waxaad ka tahay ogaanee mrkaas.

    • @xafsiinaabdulahi6822
      @xafsiinaabdulahi6822 Před 3 lety

      @@lonepoy Mhdsnid Pruh Sax Ma Xiriiriyo Kaliya Asiga le iso Xiririn jiray Hda Wuu iga Tgay Mana ila so hadlo Mana Awodo ina u labto💔😔

    • @mohamedzidiiq7969
      @mohamedzidiiq7969 Před 3 lety +2

      @@xafsiinaabdulahi6822 dunida Iska nocasa qofku marku ku danaynayo madaremaysid marku ka fogadana adiga jeclanaya lkin isku day inad dhawr cisho xidhidhisid inta ka dib usheego yanu kana daremin inad ad ugu bahan tahay wasalumu calykum

    • @xafsiinaabdulahi6822
      @xafsiinaabdulahi6822 Před 3 lety

      @@mohamedzidiiq7969 Abwe inaa Waco Abaa ka Baqayaa Wlhi Mxa smeyaa ila Tali Pls

    • @mohamedzidiiq7969
      @mohamedzidiiq7969 Před 3 lety +3

      @@xafsiinaabdulahi6822 wllo lahadal haka baqin hadii u xidhiidh kale yeesho waxa Laga yaba inu ku ilawo 3 cisho melaha Iska salam la kaftan una qosol kadibna si an aan toos ahyn isagu day inad wax ufahan siisid raguna badana wlhi ma jecla gabadha ku tidhaahda wan ku jeclahay marka aad ha isu jilcin sister