7 Gabar markay ku jeclaato qarin karin

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 04. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • Zábava

Komentáře • 144

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj Před 2 lety +96

    *Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️

  • @nabadiyonolol9113
    @nabadiyonolol9113 Před 2 lety +53

    7 gabar markay ku jeclaato qarin karin.
    1. Wuu ku soo wacaa mar walba.
    2.wuu ku soo raadiyaa,school-ga goobtaada shaqo.
    3.kaama mashquulo.
    4.hadii qofka ku yiraa qadho aan wada aadno,ama casho aan aadno.
    5.kaaga naxariis badan dadka kale
    6.markaa garab kaga baahatid kama weydo,gar iyo gardarro.
    7.wuu ku dhageystaa,talo kuu soo raadsado mar walba.

  • @user-uw7ct1ot6l
    @user-uw7ct1ot6l Před 9 měsíci +3

    Nabigeenii suubanaa halagu saliyo scw scw❤❤❤❤

  • @fooziyafawaza4526
    @fooziyafawaza4526 Před 2 lety +6

    Waan Rajena maalin malmaha ka mid ah in uuw I fahmo insha Allah 😔😌🥰

  • @princessqali1394
    @princessqali1394 Před 2 lety +24

    Mashallah you are very helpful May Allah bless you ❤️❤️❤️❤️❤️ and I love you for the sake of Allah keep going don’t give up. May Allah grant you heaven inshallah😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕😂😂

  • @abdirahmanhassan5000
    @abdirahmanhassan5000 Před 2 měsíci +1

    It's good idea 💡

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 Před 2 lety +10

    Thank you teacher.🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💯💯💯

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 Před 2 lety

    Ma.allh shukran jzakalhu khyrul jza 👍

  • @salmaanfaariz7032
    @salmaanfaariz7032 Před 2 lety +6

    first person 🖐️

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 Před 2 lety +1

    Mash allah wll ale ha ku dhawuro shekh ayub wll wlahi ilahy dartii ban ku jeclahy❤

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 Před 2 lety

    Masha allh great advice👍

  • @anfacabdi5319
    @anfacabdi5319 Před 2 lety +1

    Mahadsanid wllo ayuub axmad

  • @abdikadialigedi9761
    @abdikadialigedi9761 Před 2 lety

    Shukran walaal qaali ah ILLAH hakudhowro

  • @xasanmaxamud5871
    @xasanmaxamud5871 Před 2 lety +3

    Tnkz macalimu Ramadan Mubarak 🙌

  • @mohamoudsheikh8917
    @mohamoudsheikh8917 Před 2 lety +5

    Thank you ustaadii 100%
    Walahi wax badan ba inoo muujisey allaha ku sharfo ustaad

  • @Maahir397
    @Maahir397 Před 2 lety +2

    Masha Allh my teacher ayuub Axmed

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Před 2 lety +1

    M.a *ustaadi* thank you very much❤✌

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 Před 2 lety +2

    Masha Allah my teacher ✅♥️

  • @abdirahmanmuse5154
    @abdirahmanmuse5154 Před 2 lety +1

    Msha allh ayuub axmed allh haku barakeyo

  • @husseinahmed7407
    @husseinahmed7407 Před 2 lety +4

    Thank. You teacher

  • @ayaanabdilahihirsihasan2869

    Ayuub Ahmd ramadaanta mubaarak

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 Před 2 lety +5

    Masha Allah ustaad mahadsanid wax badan ayaan kaa faiday

  • @AbiikarAhmed-hs9tt
    @AbiikarAhmed-hs9tt Před rokem

    Dr ayuub mashaa Allah

  • @YasirAli-gr9ej
    @YasirAli-gr9ej Před 2 lety +1

    Allah haku barakeeyo wll wlhi youtuberada an ugu jeclahay baad thy 🥰🥰🥰🥰

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674

    Masha Allah insha Allah

  • @MUHANDAS-ue2lg
    @MUHANDAS-ue2lg Před rokem

    Mashaa Allah

  • @movi-channel
    @movi-channel Před 2 lety +1

    Thanks ustad

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 Před 2 lety +1

    Thank my dear Ayuub

  • @MohamedZiyad-go6nx
    @MohamedZiyad-go6nx Před 7 měsíci

    Thank you my teacher

  • @faaizamohamedabdi9430
    @faaizamohamedabdi9430 Před 2 lety

    Mahadsanid wll😊

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 Před 2 lety

    Màsha Allah

  • @sadamfarhan7645
    @sadamfarhan7645 Před 2 lety

    Allaha ku sharfo wll 🤲✔🌙

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y Před 6 měsíci

    Allah is one ❤

  • @nuriabashir24
    @nuriabashir24 Před 2 lety +1

    Manshallah

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf Před 2 lety +3

    🥰ilaaliya qalbiyada🥰

  • @zakifaarax6608
    @zakifaarax6608 Před 2 lety +3

    Wlh intaasaba qof baan u sameeya hadana ma jeceli xita. Markan arkay sida wanaagu bulshadu u fahansanyihin xidhidh inaan leyahy dadkenu wanaagi wax kalay kafahamen

  • @afjanomohamed7526
    @afjanomohamed7526 Před 2 lety

    Utad Allha kubarakeyo

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 Před 2 lety

    Shukran

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 Před 2 lety

    Asc. Maashaa allaahaaa. Jzkh

  • @nafizadafar5267
    @nafizadafar5267 Před 2 lety +5

    M.a Ustad keep going❤

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 Před 2 lety +1

    Pro m.a ayub axmed

  • @maarizaahmad2870
    @maarizaahmad2870 Před 2 lety +4

    Qf saas ah maba heesti mana arkin bo one day in.a🥰

  • @sagalxasan8345
    @sagalxasan8345 Před 2 lety

    thank you

  • @rumaanfidhig27
    @rumaanfidhig27 Před 2 lety +4

    M.a ustaad waleeh been maad sheegin lkn sheekada ila meereyso ah wax dhaama malaha waayo isku soo boodka badanah khayr malaha 😁😁

  • @inayusuf3614
    @inayusuf3614 Před 2 lety +2

    First person 😘

  • @taqwasomalichannel7670
    @taqwasomalichannel7670 Před 2 lety +1

    very good👍👍👍

  • @daacadyarexogtamedia3134
    @daacadyarexogtamedia3134 Před 2 lety +3

    Marwlaba waxaan ku rajeenaa pro hormar wnagsn

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Před rokem

    maansha allh maansha allh allhu akbar wll waaan kahelay💘💘💓💓💓💓💘💘💘💘💓💓❣❣❣💓💚💚💚💚💚💚💓❣❣👍👍👍

  • @rajababdirisak8352
    @rajababdirisak8352 Před 2 lety +4

    Sxb Alle dartii ayan ku jeclahy.

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 Před 2 lety +1

    Wcs Ustad

  • @maxamedxassan1401
    @maxamedxassan1401 Před 2 lety +3

    Macalin wn ku salamy⚽

  • @Rashkacadde
    @Rashkacadde Před 8 měsíci

    M.a sxb keep going

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 Před 9 měsíci

    Thanks

  • @hanadjamac634
    @hanadjamac634 Před 2 lety +2

    Wlhi WA mushqulad ani xita I haysta allow kher iga dhig

  • @afnaanomer5586
    @afnaanomer5586 Před 2 lety +2

    Wlaal hlkee suaalaha lagaa soo waydiiyaaaa

  • @lulaothman
    @lulaothman Před 2 lety +6

    Qof markan ka helo hadalkaba meelba layga geeya fog maba hadlo xataa qofkasi hadi isagu ila hadlo waxaa uu iwaydiyo unban uga jawaba danab baa igu dhaca kkk
    Ramadaam mubarak ustadi🌙💜

    • @ibrahimwarsame6746
      @ibrahimwarsame6746 Před 2 lety

      Sheekadu markey sameeyska tahay iyo markey dhabta tahay way kala duwantahay sidu wax u sheegayo iyo sida arimuhu noqonyaan waa kala laba

    • @lulaothman
      @lulaothman Před 2 lety

      @@ibrahimwarsame6746 Waa runta

  • @caashojimcaleadam1360

    True the love is painful 😭😭😭😭when other is sweet✍

  • @hamsabinudalachi8996
    @hamsabinudalachi8996 Před 2 lety +5

    Asc

  • @daadirnaan8880
    @daadirnaan8880 Před 2 lety +3

    Video gaan wan uhabnaa wllhi 💯💯💯🙊🙊

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda Před 2 lety +5

    ilaa wali maxa waxaa jari dad ku mashquulsan maley jclyahy mise ley necebyahy🤔

  • @claahidayibc.m.c5561
    @claahidayibc.m.c5561 Před 2 lety +1

    Hal gabara saan ku arkaa mar kasta
    Lkn ani maku kalsooni wayo noloshayda dhaawac yo badan soo maray
    Oo waan ka dhacay inaan jecel iyo raafad iyo xireer aan soo maro waan ka qoostay marka maxan sameeya mcnlin

  • @user-yn7tn5yg4u
    @user-yn7tn5yg4u Před 6 měsíci

    Proverb english said caugh and lough can.t be hedin❤❤❤

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 Před 2 lety +2

    Mansha allah wallkay mcne ayub Ahmed alle hakudayo huno in badn
    Qof wangsn waayo araga wax walba fahansan 🥰♥️💋❤🙏🙏🙏

  • @khadarmaxamed563
    @khadarmaxamed563 Před 2 lety +4

    whatsappka hablihii iigu jirey ban ku dabaqaya anuu 😃😀
    wd mhdsanthy 👍

  • @sawdoosman6078
    @sawdoosman6078 Před 2 lety +7

    Lkn wuu dhamaan karaa ogow
    Qof noocaas ah anuu isoo maray lkn markan jeclaaday waqti kadib wuxuu isu badalay cagsigii alle badal khayr qaba ka baryaa😭

  • @siyasangabhaxa7270
    @siyasangabhaxa7270 Před 2 lety

    m.a ustaad jazakalah pro lkn qofkaas naxariista badan kusameysanyo solagamayabo inu qiyaano wado

  • @ifraahabdiabdilaahi8069
    @ifraahabdiabdilaahi8069 Před 2 lety +1

    Keep going pro ayub Ahmed 👏👏👏

  • @arkoofbusness
    @arkoofbusness Před rokem

    oo waye hadii aaydan is aqon side isku baran karta

  • @AxmadMuqtaryaxye
    @AxmadMuqtaryaxye Před 10 měsíci

    Asc maxamed ayuub adigaiyo yaasir muqtaar walaalo maatihiin

  • @amincabdillahi1660
    @amincabdillahi1660 Před rokem

    Hadii aan daayoon 2ama3 cisho u tagi waayona maalintan aado meesha ayay indho naxariis iyo baahi badan oo jacayl ah igu fiirisa intan meesha joogana aadbay faraxsantahay

  • @fatimomoha8544
    @fatimomoha8544 Před 2 lety +1

    Maya ma jiro qofkaas

  • @ilyaasmacalinxassan3966

    Aad iyo Aad techer

  • @cimraancimraancabdirsaaq6256

    👋

  • @maviakhadar8226
    @maviakhadar8226 Před 2 lety +1

    Wll asc waxaad kahada shaa wax barashada adoomahadsan

  • @Mohamed-st3ve
    @Mohamed-st3ve Před 2 lety

    Video Wllee Anuu iquseeyaa gabadh Ayaa saan igu Ah wlhi

  • @deeganuur6997
    @deeganuur6997 Před 2 lety +1

    Ayuub axmed legend jirra 🙌👏♥

  • @cabdulaahigalbooy2732
    @cabdulaahigalbooy2732 Před 2 lety +2

    Sxp waaa Naga waaloysaaa dad bdn baaa nagu diri rabtaaaa nio walahi 😭😭

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye Před 8 dny

  • @ifraxifraxmohamed7419

    Si kastoo aan ujeclahy mawicikaro nin waan kaxishooda

  • @Bidhan153
    @Bidhan153 Před 2 lety +2

    Qof kala fogtihiin kaso hadal hda waxa ka hdleysa dad isla joogtan

  • @deeqmuxumed2220
    @deeqmuxumed2220 Před 2 lety

    Asc wll waxadnosogubisa wafaidale alehaka abaalmariyo

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety +1

    Askariyad waan ka helay cml miyaa 🤣🤣

  • @abdikadarmohammed
    @abdikadarmohammed Před 7 měsíci

    Saw

  • @zuhaybmukhtaar8745
    @zuhaybmukhtaar8745 Před 2 lety +1

    Xaqiiq Marka Uu QofKu Ku JecelyaHay

  • @fruitburst8324
    @fruitburst8324 Před 5 měsíci

    Wllhi wee ijeceshahay😢

  • @projr7690
    @projr7690 Před 2 lety +6

    Wllhi xitaa hadaa saaid u jeceshy maba u sheegto sbbta waa diidmada ayaaba ii muuqata

    • @samaraabdiweli2905
      @samaraabdiweli2905 Před 2 lety +1

      Inad ismaqiiqdo weeyan wll hhh

    • @abshiroabdimohamed2534
      @abshiroabdimohamed2534 Před 2 lety

      Maad ismaqiiqdid hhhhh

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 Před 2 lety

      @@samaraabdiweli2905 🤣

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 Před 2 lety

      @@abshiroabdimohamed2534 😂😂

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 Před 2 lety

      Mudane ismaqiiqoow marka hore gabadha qalbiga ka xad si caadiya kadib waxba kaa diidi meyso.
      adoo iska socotid maad rabtay inaa waan ku jeclahay kala duldhacdo😍😂😂

  • @xamdaqaali9207
    @xamdaqaali9207 Před 2 lety

    waa run arintaas ku talagal baan usamey naaye lkn aad baan ukala fog nahay
    talow maxaad noo fashilisay ayuubow
    wadadaas qalpiga dadka aa lagu xadaa ee halaga faaiideysto😂😅😅😅majecli lkn xogaa daneyn aya jirto

  • @jaceylmedia8661
    @jaceylmedia8661 Před 2 lety +1

    Sxbow gabar malinkasto ilaa heben walbo ila so hadasho Midas 😰 mafahmi malinta walbo sadax bara ilaa 2sano walikega xariir jaceyl Ma Kama dhaxeyo Ani doqeyga mahan maxaa talo ah

  • @akrammedakrammed1968
    @akrammedakrammed1968 Před 2 lety

    Sxb wan kusoyaa wali madax saare pa tahay😄

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před rokem

    Wcs walakey wax badan ka faainy

  • @abdirahmanmoha1260
    @abdirahmanmoha1260 Před 2 lety +4

    Waan ku salaamay sxb Ayuub xalay baan riyo kugu arkay Adigoo I caawinaya oo isbitaal igaynaya markaas aan anigo joogo magaalo aanan cidna ka garanayn Tareen baad ila soo raacday anigoon ku garanayn kadibna waxaad I gaysay isbitaalkii Alaha ku xifdiyo sxb waligay si live ah iskumaanan arkin

    • @ayuub_hassan
      @ayuub_hassan Před 2 lety +3

      Sxb hospital ka ma igu dhex aragte waka shaqenaye

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 Před 2 lety

      @@ayuub_hassan
      Anigana tareenkeey raaceen amaanba darawal ka ahaa🤔🤣🤣
      Kaftan 😆

  • @ibraahimcrashiid7623
    @ibraahimcrashiid7623 Před 2 lety +1

    Asc so,aal ayaankuweydiina qof ayaan jeclahay wagtiguna waa iguyar yahay mar walbo isma, aragno markaan arkana jecel umasheegan kari wall maxaad,iguulatelineysa adoo mahadsan❤💯💖

  • @user-cx5sq9is5t
    @user-cx5sq9is5t Před 8 měsíci

    Ilaa hada ma helin qofki noloshayda kU habona🤦🏼‍♀️🥺💔

  • @tawakalak7472
    @tawakalak7472 Před 2 lety +1

    Wll cuorce kii ad bixin jirtay ee ingilizhka ma dayzaY

  • @bitudahir5758
    @bitudahir5758 Před 2 lety +1

    Xasuusuhu xanuun badanaa 😳🥵

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 Před 2 lety

      May waxaa kasii xanun badan waqtiga kugu so socdo inadan quruxsan camal waxaad kaso gudubtay Ha fiirin fiiri waxa kugu so socdo

  • @mabzuudnuuryusuf9819
    @mabzuudnuuryusuf9819 Před 2 lety +1

    Wiil aan indr nahay ayaa waxan uwada xiriirnaa wllnimo balze waxan noqony laba qof oo aad isukugu dhow oon wxba kla qarsan waayo isagaa jecel inaan la hadlo 24 saac
    marwlbana hdlkayga kama daalo hadaan ka qaban waayo wuu iixanaqi
    kuma soo wacyo mardnbe ayuu idhihi hadana wuu isoo.waci
    Markaas mLaga yaabaa inuu wiilkaas jacayl iihayo mise anumbaa is aamin siiyay plz iiga soo jawaaba azxpta su,aashaas
    🙏

    • @miimashariif2394
      @miimashariif2394 Před 2 lety

      Qof ku jecel baan kaa maarmi karin haduuba ka xanaqayo inuu ku waayo shaki kuma jiro inuu kujecelyahay walashay lkn adi wax ma u haysaa xoogaana hhhh

    • @hamzaabuukar9671
      @hamzaabuukar9671 Před 2 lety

      Manshallah shaki kuma jirto inu ku jeclyhy e wx la qabo wiilka haduu ka xanaqayo waa wiil aad ku jeclhy ma jecli inuu ku wayo wllshey qabso wiilka💯💯🥺🥰

  • @kinsharifofficial9175
    @kinsharifofficial9175 Před 2 lety

    Asc.wll Sethyi Masha Alhi ♥️👍♥❤SUBSCRIBED Esar wll Qali ♥️

  • @TIKTOKFUNNYVIDEOS88
    @TIKTOKFUNNYVIDEOS88 Před 2 lety

    ❤️❤️❤️🖤🖤🖤🖤

  • @Mohamed-st3ve
    @Mohamed-st3ve Před 2 lety

    Lkn wlhi Anigu markaan ku Arkey calaamaDahan Aniga Ayaa jacayl usheegtey

  • @amincabdillahi1660
    @amincabdillahi1660 Před rokem

    Gabadhba I jecel Mar walibana nacayb bay I tusaysa ANIGUNA jacaylkay ii qabto wan arkaya wanan dareemaya maxan sameeyaa