Ha shukaansan 5 nooc naagaha ka mid ah | Jaceyl

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • 5 nooc dumarka kamid ah, hala haasaawin. wey ku silcin doonaan.
    Welcome and Subscribe Thanks.
    Lonepoy.

Komentáře • 129

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +39

    Sxp maanta pin igu cimaamad❤

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety +23

    1 baby Casha
    2 benalay
    3 Naag ninkaste la hadlaysa
    4 kibir lay
    5 Gabdh kuu sheegta inayna ku rabin

  • @abdalerashied1582
    @abdalerashied1582 Před 2 lety +12

    EĪD MUBARAK✅🤩

  • @yaqubyusuf4293
    @yaqubyusuf4293 Před 2 lety +2

    mahadsanid sxp waa talo dhaxal gal ah
    Aaminadu waa shay qaaliya waana waxa ugu muhiimsan ee qofka aad kula noolan karto

  • @hafza2135
    @hafza2135 Před 2 lety +13

    aniga 5ahy😂😉coz waqti mahayo jadwlkeyga dhan waa: wxbrsho jmcdi blayo😀😒😃dhibka bdned, hurdo mcneeeey❤❤😊😍,howlsha guriga waqti kle wx aqri wx qor nin gorme lala hasawaa marka

  • @mursalabdishire8914
    @mursalabdishire8914 Před 2 lety +5

    The king lone xaliye aqlaaqleh 📌 respect

  • @omartiger774
    @omartiger774 Před rokem +1

    1. Baby Cash.
    2. Gabadha beenta badan.
    3. Gabadha ninkasta afka lagasha.
    4. Gabadha kibirka badan.
    5. Gabadha aanan xiriirka diyaarka u ahayn.💯💯

  • @banaatshxasan2152
    @banaatshxasan2152 Před 10 měsíci

    Naag ceeb waaye ee gabar dheh❤❤❤😊😊😊

  • @cukaashmohamoudahmed4123
    @cukaashmohamoudahmed4123 Před 2 lety +9

    Waxaa thy sxp aan aad u taagero oo dhiirigelin bdn Ka helay❤️

    • @user-br5os7kv3t
      @user-br5os7kv3t Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😘😘😘💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @ismailfarah8236
    @ismailfarah8236 Před 2 lety +4

    Tala yaashada ayan Alone nimada kaga baxay Big Legend❤️🥺

  • @SalmaanHussein
    @SalmaanHussein Před 2 lety +2

    M.a lagend waya arag ayatahy wax badan ayan kafa iday horay usoco ha hakan🤝👍👍

  • @user-jz1ly6oo6i
    @user-jz1ly6oo6i Před 2 měsíci

    Waa haye bardara

  • @King_Nazu
    @King_Nazu Před rokem

    Alx inTaas ma ahan❣️🥰

  • @bukhaariyare1827
    @bukhaariyare1827 Před 2 lety +1

    Thank you sxp wax pdn ii faaideyse

  • @user-ni5zw4ew8z
    @user-ni5zw4ew8z Před 10 měsíci

    Maasha allah

  • @hamzing3358
    @hamzing3358 Před 2 lety +2

    Allah ku nuriyoo

  • @Hamda377
    @Hamda377 Před 2 lety +9

    Kalmada "naag" kalmad ka wanagsan wa heli kartay pro🙏

  • @mohamedrashid6563
    @mohamedrashid6563 Před 2 lety +1

    Mshaaa allh sxb sare thanks

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 Před 2 lety +3

    After watching this video
    I will never call her phone becouse she doesn't love me and I don't need💪💪💪

  • @captainx541
    @captainx541 Před 2 lety +1

    Peace and loved 😍💕

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 Před 2 lety

    Legend waa kuwataa zxp sare👍👍👍👍💯❤❤💯

  • @Abdirihmanhasan3255
    @Abdirihmanhasan3255 Před 2 lety +1

    Thank pro lone poy🙏🙏

  • @liibaansiyaad5584
    @liibaansiyaad5584 Před 2 lety

    Dhiiri galiye aan tageero long life boss

  • @akmoha753
    @akmoha753 Před 2 lety +1

    Saxib inan kula soo hadlaan rabaa intee ka so waca bro

  • @asmaabdirizak2376
    @asmaabdirizak2376 Před 2 lety +2

    Nio waligay inan laman shekeysan amabase ma shukansan hadana videos kaga wan dawda wana ka helaa codkagana soo jidashada leh cod dahabiya ledahy m.llh huniye horey u soco❤️🔥💉

    • @zakikliiv2841
      @zakikliiv2841 Před 2 lety

      Inaga wda shekysane kwrn se u aragtaa

    • @asmaabdirizak2376
      @asmaabdirizak2376 Před 2 lety

      @@zakikliiv2841 kuman fahmin huno

    • @zakikliiv2841
      @zakikliiv2841 Před 2 lety

      @@asmaabdirizak2376 waxan kulaha huno ani iyo adi aya wada sheekaysanayne sidee u aragta

    • @asmaabdirizak2376
      @asmaabdirizak2376 Před 2 lety

      @@zakikliiv2841 hapluhu idinkaga digayy ayan ka mid ahee maxd ledahy zxp😂🤦

    • @zakikliiv2841
      @zakikliiv2841 Před 2 lety

      @@asmaabdirizak2376 wcdi shp wn kgu qaadnya dbcedhga baby cash un hygu noqon😂

  • @wlljokarcali1210
    @wlljokarcali1210 Před 2 lety

    Sxb taagero buuxa ayan ku ahay waxan ku rajeynaa cimridheer pro hormar wcn😗😗

  • @cnaasirqureesh7691
    @cnaasirqureesh7691 Před 2 lety +1

    Pro I respect u so keep going

  • @abimoali6742
    @abimoali6742 Před 2 lety +2

    Wllo adoon khalad ii fahmin kalmada naag waxa ka qurux badan gabadh markaa taa I noogu badal

  • @mohamedIbrahim-ix9kb
    @mohamedIbrahim-ix9kb Před rokem

    Sxb video yadaada oo dhan wan dhageystay,wax badan Ayaan kaa bartay mahadsanid.

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před rokem

    Waad mahad santahay ustaad

  • @abdaxakinaxmed3491
    @abdaxakinaxmed3491 Před 2 lety +1

    Legend keep going pro🥰🥰👑

  • @deqoshirow-td1sz
    @deqoshirow-td1sz Před rokem

    Wow

  • @ahmettcarloz3830
    @ahmettcarloz3830 Před 2 lety

    Wllhi zhp waa ku tagera🖤

  • @mudasiraxmed192
    @mudasiraxmed192 Před 2 lety +1

    Thanks my dear friend

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Před 2 lety

    Waa runta wllky ciid wanagsan

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 2 lety +9

    Ciwaanka iska hagaaji, don’t say Naag🙈😡maxaa ku diiday kalmad ixtiraam leh inaad tidhaahdo

  • @jamiilasiad9794
    @jamiilasiad9794 Před 2 lety +4

    Ustaadow daanyeerada hanu dirin 😜 😂

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 Před 10 měsíci

    Thanks

  • @anjuuquen4107
    @anjuuquen4107 Před 2 lety +2

    Sxp samee fidiyoo sida laisku ilaawi kro qof aad sano is jecleedeen plz inaa ogaado rwaaaa

    • @mohamettp7002
      @mohamettp7002 Před 2 lety

      Hhh naag laga tagay Uma xumid wax ilawi LA,a😁😁😁lagu ilawikaro kulahaa uurkay kahadazhay midan yari😁😁😁

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 Před 2 lety

      @@mohamettp7002 baastar gabadha kaleexo💔😏

  • @reecezeyd9913
    @reecezeyd9913 Před rokem

    Pro mgaca music background ka saran plz

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Před 2 lety +1

    Legend 💯

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před 2 lety

    Well said👍👍👍

  • @burhanbashir5022
    @burhanbashir5022 Před 2 lety

    AdbaY cashardu zhp wx badan iga cawiyen wx badan waa ka bartaYe Thhnkz

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 Před 2 lety

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي

  • @adnaabdi6471
    @adnaabdi6471 Před 2 lety

    Jooji ereyga naag plz

  • @abdishakuurjeego9101
    @abdishakuurjeego9101 Před 2 lety

    Guulayzo zxp

  • @NacimaM-yi4qx
    @NacimaM-yi4qx Před 10 měsíci

    Hye farax Yada talo kaken okay

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 Před 2 lety +2

    Thank you pro lkn ani mdaas ma ihe Alxmd 😘

    • @mohamettp7002
      @mohamettp7002 Před 2 lety +1

      Lkn wad noqondoonta sax😁

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 Před 2 lety

      @@mohamettp7002 Dhib ka dhaaf legendnw 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😅😅😅

    • @cabdalaaxmedcabdullahi2303
      @cabdalaaxmedcabdullahi2303 Před rokem

      Alla og

    • @cabdalaaxmedcabdullahi2303
      @cabdalaaxmedcabdullahi2303 Před rokem

      @@anasmohamoud8621 naaguhu waa wasakh alx midna lama sheekesto
      Kalgay baan ahay kalaigay baa tags kalaigay baa jooga alxm maxaa dhib I saaray

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 Před 2 lety

    Next nimanka kasoo dhig lone poy😊

  • @yoonisciise
    @yoonisciise Před 2 lety

    Thanks bro

  • @faqiirkibirzan7528
    @faqiirkibirzan7528 Před rokem

    Ppe cash aduunka ugu necbahay wlhi 😂😂😂😂😂

  • @dalmrinho395
    @dalmrinho395 Před 2 lety

    Zxb aad baa ku tagera wlhi

  • @cabdalaaxmedcabdullahi2303

    War gabdho lama shekesto maba fiicna
    Noloshayna guursanmaayo

  • @Zahruush
    @Zahruush Před 2 lety +1

    Tnx pro intas ma ihi ani😅

  • @maxamedosmail9172
    @maxamedosmail9172 Před 2 lety

    Waxbadan oo aan Lasoo koobi karin ayaan Kaa faaiiday Bro 🥰🥰🥰🥰👍

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Před 2 lety +1

    Muqaalka oo kooban dumarka la rabo in aad block delete iyo remove isagu darto

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 Před 2 lety

      Tan saqajaanta eh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @daahapoduucaledaahapoduuca4546

    Yaana laaa minin

  • @maxamedfaarax4527
    @maxamedfaarax4527 Před 2 lety

    First 🥇

  • @salmaanofficial3970
    @salmaanofficial3970 Před 2 lety +3

    Midaa isbuuc
    Isnaqanay
    Ayaa waxee
    Iska soo
    Jartay
    Lacag ciid
    150$
    Iso dhiib

    • @hafza2135
      @hafza2135 Před 2 lety

      😂😂😂aabaheed mey kugu qaladay macnaha

    • @behijabi1611
      @behijabi1611 Před 2 lety

      Hhhh wxba ku helay😂

    • @gainwithme1
      @gainwithme1 Před 2 lety

      Labo siil ma ledahay maxa u dhihi weysey

    • @iamcukaash2488
      @iamcukaash2488 Před 2 lety

      @@gainwithme1 😂😂🤦‍♂️

    • @Janno66
      @Janno66 Před 2 lety +1

      Nooc ka mid ah il adeegnimada wyeh😂😂😂

  • @Zahruush
    @Zahruush Před 2 lety

    Nimanka ka soo hadal😂

  • @nicimamahamed84
    @nicimamahamed84 Před 2 lety

    Wll dhib ihaysata makuu sheegi karaa

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před 2 lety +1

    💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔

  • @allawayn1048
    @allawayn1048 Před 2 lety

    Hhh manta ma caraysanthy bro naagaha naagaha ku haysa

  • @madaale5465
    @madaale5465 Před 2 lety

    War dhalinyaro afkaaga isticmaal 17jir😂😂😂ah

  • @qadrohassan5395
    @qadrohassan5395 Před 2 lety

    Hhhhhhh like me

  • @Ftm63
    @Ftm63 Před 2 lety

    Anigo waqtiiii dumiis ah ayaan waaxan lakulmay miidkalo aniga camal eh time Bass kii Aya jaceel iskubadalay aniga mustaqbal diyaar uma ihi isagane sidokale wana kala fognahay asa marabo in u iwayo anigane sidokale waligiin maa rakteen ?

    • @iamcukaash2488
      @iamcukaash2488 Před 2 lety

      Hh🤦‍♂️😂waqti dhumis maa qof lobarta

  • @user-ht1ki2yf2r
    @user-ht1ki2yf2r Před 2 lety

    Ohh 😂💔

  • @kunkaroon8399
    @kunkaroon8399 Před 2 lety +2

    Nibankana soo gali 😏

    • @iamcukaash2488
      @iamcukaash2488 Před 2 lety

      Nimanka always wa dad fican

    • @Janno66
      @Janno66 Před 2 lety +1

      @@iamcukaash2488 is amaan ceep mahan😍

    • @iamcukaash2488
      @iamcukaash2488 Před 2 lety

      @@Janno66 😁😅badana ayaga wax soo jitaan

    • @Janno66
      @Janno66 Před 2 lety

      @@iamcukaash2488 😅😅😅😅

  • @seynabdiini8600
    @seynabdiini8600 Před 2 lety +1

    Waxaa bahdil ah inaad ninkaste afka lagasho adigoo ubax qurux badan aheed
    Miyaadan ogeen ubaxu haduu gacmo nadan soomaro inuu halaabo oo uu madoobaado tijaabi aduguba "sorry ayaan leeyahay gabadha nimanka badan"😒😏😏😏😒😏😒😒😏😒😏😒😏😏😒😒😒😒🤨🤨🤨

  • @maryamamohamed8830
    @maryamamohamed8830 Před 2 lety

    Horta naagaha ha dhihin ee gbdhaha dheh🙄

  • @salmaanfaariz7032
    @salmaanfaariz7032 Před 2 lety +1

    Soo ururin dhamaan clipka :
    1️⃣ BABY CASH :
    Naagta markasta lacagta ku weydiisa iyado xitta haysata......!?
    2️⃣GABADHA BEENTA BADAN.
    3️⃣NAAGTA WIIL KASTA AFKA LA GASHAA:
    waa calamad ku tusaysa in anay diyaar ku ahayn .......!?
    4️⃣NAAGTA KIPIRKA BADAN :wax kasta oo samysid ma farxad galin kartid zo marka usii gambi
    5️⃣NAAGTA KU DHAHDA XIRIIR DIYAAR UMA AHI:
    tan oo kle wakhtigaaga qaaliga ah ,ha iskaga lumin
    hore usii soco. 🖐️💯😎

    • @saciidhareera9610
      @saciidhareera9610 Před 2 lety

      Waqtiya is galisay quruxey dhiiri galin aan hal hal xaraf ufhny ayaad kusoo celisay

  • @abdirahmanhassan3950
    @abdirahmanhassan3950 Před 2 lety

    Wow

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 Před 2 lety

    thanks bro