DEEQO WAXBARASHO OO BILAASH AH February I 2022/23

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 65

  • @nouhsaid9423
    @nouhsaid9423 Před 2 lety +3

    Wall jaamacad ku wanaagsan kulyadaha public administration noo soo qabo insha allaah mahadsanid master baan rabaa

  • @osmanahmedhussein6493
    @osmanahmedhussein6493 Před 2 lety +2

    Thanks bro, aad baad u mahadsantahay.

  • @xasanjama8977
    @xasanjama8977 Před 2 lety +1

    Thanks masuul sare

  • @ladanjama9119
    @ladanjama9119 Před 2 lety +1

    shukran habo

  • @mohamedfarah1326
    @mohamedfarah1326 Před 2 lety +1

    Thanks jaalle

  • @maxamedcismaan7288
    @maxamedcismaan7288 Před rokem

    mahadsanid

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 Před 2 lety +1

    Mahadsanid inbadan zxp

  • @Azharimcx
    @Azharimcx Před 2 lety +1

    Shaqo wacan, fursad ka faaidasasho mudan iyo mawduuc loo baahnaa. Ellerine saglik captain.

  • @salwacadeey2613
    @salwacadeey2613 Před rokem +1

    𝗜𝗻𝘁𝗲𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗿𝗮𝗿𝗮𝗮 𝗮𝗯𝗼𝗼𝘄𝗲

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před rokem

      Instagram iyo facebook Yusuf shire

  • @kingmohakingmoha6977
    @kingmohakingmoha6977 Před rokem

    Sxp awey link adigoo mahadsan

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 Před 2 lety +2

    Ustaad waakusalaamay ugu horeen scholershipski maxirmeen ayaga dhan goormeesa dib loosoo furaa

  • @abdinoorsamriye5743
    @abdinoorsamriye5743 Před 2 lety

    Ustaad Statement motivation iga caawi please kuwa kale waa hestaaa

  • @Zayyid
    @Zayyid Před 2 lety +6

    Scholarshipka JJ/WBSP video kaso samee. Dhamaan steps laraacayo, marka jaamacad admissionka laga codsanayo ilaa dhamaadka Insha Allah.
    Mahadsanid.

  • @Dark-th4fg
    @Dark-th4fg Před 2 lety +1

    walal halkee kalasoxirira?

  • @abdinoorsamriye5743
    @abdinoorsamriye5743 Před 2 lety

    Ustaad ardey sanadkan dhaxadiisa ayaa dhameenayo masterka jamacada Ee barnaaamijka FOA shahada Primary iyo secondry may aqabali

  • @fardwsomuumin1987
    @fardwsomuumin1987 Před 2 lety +1

    Bowe gacliye ina kula hadlo aya donaya ma igu cawin karta mel aan kalso xiriro ad aya muhim igu tahe please

  • @abdinajibomar9593
    @abdinajibomar9593 Před 2 lety

    Yusuf plz send the link plz

  • @fahiimamaxamud4310
    @fahiimamaxamud4310 Před rokem

    Agriculture ayaan unbahanhy

  • @hannyyousuf597
    @hannyyousuf597 Před rokem

    USA scholarship noosoo geli wll 2023

  • @aliosman7516
    @aliosman7516 Před 2 lety +1

    THANKS walal Yusuf waxaan kaga mahadcelinaa sida aad ula garab tagan tahay barnaamijyada hormarka leh ee wax tarka u leh dhalin yarada
    Walal Hal iga jaahil bix
    Hadii aan codsanayo Jamacada Bruni Darusalaam ma waxaan buuxinayaa only online mise waa waajib inaan buuxiyo both of them offline and Online ¿¿¿¿

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety

      Mahadsanid wllo
      Hada jmacada Brunei xaraynayso labadaba wa lagaa raba kan documents la buuxbuuxinayo iyo mid jncada website keda ah

  • @gureykabtan4398
    @gureykabtan4398 Před 2 lety

    Tan world bank ayaan kaaso raacay oo inta fahmi wayay linkiga.... sidee ayaan u apply gareen karaa taas iga caawi. Thnk u

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 Před 2 lety +2

    public health ban barta wan dhmyn rabaa mar dhow
    wax kusabsan noso gudbi i.a thnks

  • @farxiyaqani2154
    @farxiyaqani2154 Před rokem +1

    Saaxipw degree

  • @kawtehabibyusuf4491
    @kawtehabibyusuf4491 Před 2 lety +1

    Yusufow formka sida loo buuxinayo ma vidio ka sameysid

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety

      waa simple lkn isoo waydii wixii kugu adkaada

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před 2 lety +2

    Taiwan ka soo hadal

  • @mssrodaahmed1553
    @mssrodaahmed1553 Před 2 lety

    Canada ka soo hadal kay soo glisay si aad noogu sharxdo

  • @amingaming6754
    @amingaming6754 Před 2 lety +1

    Asc wll wxn kuwaydiinlaha wll shruudaha lagu xidho ardayda undergraduate ka ah tusaale ahaan Jamacada harvard doonaya

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety

      Imtixaanada luqada english ka sida IELTS AMA Toafl iyo kuwo kale sida GRE iyo derejo sare oo high school ah

  • @somalidacaalamka8404
    @somalidacaalamka8404 Před 2 lety

    Si aaan waxbadan wll kusoweydiyo whatsappkaga isoqor

  • @Dhama_dhayda
    @Dhama_dhayda Před 2 lety +1

    Sxb luqada English aya igu adag qabke ku baran karaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety

      Muqal ban ka samayn dhawan insha allh

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 Před 2 lety +1

    Lkin hadaan suaal kuweydiiyo anigoon waxba decoment heesan baasaboor ama dhalasho ama warqad sid oo soomaaliya jooga hadana aan jaamacad kabaxay maxaa layga baahanyahy inaan soo diyaarsado si aan uga faaideesto fursadahaa noosoo bandhigtay kaliya waxaan heestaa shahaadooyinkeyga jaamacada iyo schoolka

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety

      Shahaadooyinka waxa so raaca passport

    • @daacadyare321
      @daacadyare321 Před 2 lety +1

      @@yusufshire ok wll pasabort hada kadib waqti ayey qaadaneysaa mrka hadii uu deadlinka igu dhoco kwrn oo fursada iga xiranto

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety

      @@daacadyare321 ID kale oo rasmi ah hadaa haysato kusi xare

    • @daacadyare321
      @daacadyare321 Před 2 lety

      @@yusufshire maheysti wll mahadsanid

  • @machealhamton8218
    @machealhamton8218 Před rokem

    IELTS malaga bahan yahay

  • @abdallashow
    @abdallashow Před 2 lety +1

    Scholarship Hungry sxb qof Computer science ma buuxin karaaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety

      Maya wllo wa agriculture uun

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety

      Next week baan kuwo computer ay xarayn karaan soo gelin gambaleelka furo

  • @Asiaherse
    @Asiaherse Před 2 lety +1

    Kuwo online scholership ah ma no soo gudbin karta walal

  • @ZuperStar41
    @ZuperStar41 Před 2 lety +1

    Haddii ay jiraan bal kuwo without ielts bal kuwas noso raadi bro waliba degree ah

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety +1

      Kan Brunei iyo kan Turkiga IELTS la iskama rabo insha allh kuwo kalena waan so gelin

  • @yahyejl
    @yahyejl Před 2 lety

    Sxb sanadana school dhameyay Scholarship Brunei waqti ubilabmo io waqti uku egyahy majirto mise markasta lahela

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 2 lety

      Hada wa xirmay sanadka cusub sug

    • @yahyejl
      @yahyejl Před 2 lety

      Hye in.a Ee faculty of shariah mabixiyan

  • @Trusfrated02
    @Trusfrated02 Před 2 lety

    Sir mbbs two years iiga dhiman jmcd ku fcn so raaadi o scholarship leh

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 Před 2 lety +1

    Secondary schools malaha miyaa😂???

  • @maryanawale7447
    @maryanawale7447 Před 2 lety +1

    Wll ma sanad walba mise wa dhif plz iso jawab adoo mahadsan