Dhalinyaro Afar- tan Ganacsi ka shaqayso

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Fariin kusocoto dhalinyarada dalkii joogta.

Komentáře • 264

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 Před 5 lety +27

    Eebe Jano ayaa kaga baryey aduun iyo akhiro. Amiin Ya RABI.

  • @sabiriinjaamac6809
    @sabiriinjaamac6809 Před 4 měsíci +1

    Was 2016 but i am watching 2024 jzakalaah

  • @michaelhansen4604
    @michaelhansen4604 Před 7 lety +23

    Mansha alla ,ninkani waxaa saran maskax fiican , fadlan anigu waxan odhan lahaa halaga faideysto halku dhiga sakiriye waxuu xanbarsanaa in dadku maskaxda isticmalaan qofkastaba ha rog rogo maskaxda yar ee eebe siyey.
    saxib magageygu waa dube aad ban ku soo dhaweynayaa guul iyo gobonimo

  • @ahmedhaji3478
    @ahmedhaji3478 Před 3 lety +2

    I love you for the sake of Allah akhi zakaria, mashallah you are a special person, may Allah reward you for helpingg out your somali brothers and sisters

  • @uabdi7266
    @uabdi7266 Před 3 lety +2

    Dhiiri galin dhammaystiran oo dhalin karta Dhaqaale lagu hodmo iyo dhaliil layska fogeeyo ayaan kadheehday dhambaalka Zakariye

  • @kotburothmanmuhamad2672
    @kotburothmanmuhamad2672 Před 4 lety +1

    isoo ducee shaallha wan samaynaa wall qali

  • @nasramohamed3298
    @nasramohamed3298 Před 5 lety +11

    ASC. Habaryar waxan ahay mamo waxan ka helay fikirkaaga habo inaan gooni kuula soo hadlaan doonayaa. Ma ii soo diri Marta’s taleefankaaga.

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 Před 5 lety +2

    Wallaahi waa runtii saxib Allah haku xafido wiilkan wan jeclahay waa nin qalbi furan, qaar baa fikradda kaa xasda oo aan kuu sheegi karan.

  • @khaalidabdisalaan4691
    @khaalidabdisalaan4691 Před 4 lety +2

    Aad iyo aad baa umahadsantaahy wlle barakallah
    Anigu sigaar ii anfacday taladaas madaama aan cilmiga beeraha barto
    Thank you so much bro

    • @uabdi7266
      @uabdi7266 Před 3 lety

      Asc wll makula soo xidhiidhi karaa

  • @naimanura
    @naimanura Před 6 lety +55

    Wll ogaada neefafka kuwa dhadigaa ha dhoofinina waayo wadamada u dhoofineysaan ayaa inta xaneystaan u dhali doona, taasna ganacsigaaga xadideysaa eee xoolaha kuwa labkaa bis dhoofiya

    • @manafrombeydhabo5817
      @manafrombeydhabo5817 Před 5 lety +2

      Waa run wlhi

    • @aminabare865
      @aminabare865 Před 5 lety +2

      Ilaa burburkii ayaa la dhoofinayey dadka dhoofinayeyna kama uusan fekerin mustaqbalka laakiin faa'iido maalma ah ayuu ka doortay tii mustaqbalka wadanka iyo caruurteene.

    • @ayaanmohamud6032
      @ayaanmohamud6032 Před 5 lety +2

      Xaqiiq weye dalku barigii uu dawlada lahaa lama dhofin dhadiga labka kaliyaa ladhofin jiray hada lakin hayaacdo bay noqotay shekadii

    • @samawadechannel7590
      @samawadechannel7590 Před 5 lety +2

      Wllo dadkeenii hore khibrad miidhan bay ahaayen may dhofinjirin dhadiga orgida iyo wananka iyo awrta ayey dhoofin jireen waliba waanay dhufaani jireen ama tumi jireen si aanay yagu ugu darsan xoolohoga oo anay ugu dhalin

    • @Worldfuct1
      @Worldfuct1 Před 5 lety +1

      Intaan ogahay lamaba dhoofiyo neef dhidig

  • @Happyqaali
    @Happyqaali Před 5 lety +5

    Masha allah Zakariye wall waxaad mudantahay in lagaa dhigo wasiirka ganacsiga iyo dhaqalaha

  • @daudmohamed9672
    @daudmohamed9672 Před 7 lety +16

    waad mahadsan tahay wlo runtii wax badan ayaan kaa faiday...

  • @bashirfarah5601
    @bashirfarah5601 Před 4 lety +2

    THANKS ZAKARIYA FOR YOUR EVERY DAY OR WEEKLY INFORMATION

  • @nuseibamohamed5869
    @nuseibamohamed5869 Před 5 lety +2

    Mansha allah maskadaada iyo fikirkaaga allaha kuu siyaadiyo dhalinyarada somaliyeed ee ku fakara siday u tahriibi lahaayeen oo magafe hoyooyinkood lacagta kafurtay haday fikiykaga qataan hormar dagdag ah ayay garayaan.

  • @abdirahmanosman9118
    @abdirahmanosman9118 Před 4 lety +2

    بارك الله فيك بجمال وكرامة وازدهار طيلة حياتك ، لقد بذلت قصارى جهدك لترويح لإخوانك وأخواتك ومنحت نصيحة وفرصاً مذهلة لتعزيز العمل نسأل الله الأمن والرخاء

  • @gooxjunior8015
    @gooxjunior8015 Před 6 lety +5

    masha Allah tabaraka Rahman...well said my brother

  • @mukhtarkawle1324
    @mukhtarkawle1324 Před 3 lety

    Masha Allah walaal zakariye Alle haku xafido wadankeenii fursaduhu waa ciidaas inbadana waad noo iftiimisay walaal shukran

  • @dayibaxmed8115
    @dayibaxmed8115 Před 6 lety +8

    Maasha Allah thank you wll 100%

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 Před 4 lety

    jiroo joog zxb Alle haku sharfo

  • @nuuxcabdicade5715
    @nuuxcabdicade5715 Před 5 lety +1

    Mansha allah bro allah haku dhayro waxa tahay wax garad .waa xaqiiqo inay shaqo taalo wadankii sababtoo ah dadka wadankii joga way ka fanaan shaqoyinka qaar taasina waa fursad hortaala qofka qurbojooga waxana hubal ah qofka qurbo joga hadii uu dhawr ganacsi tijabiyo waa faiido ad u wayn.manta qof sidada ah wuu yar yahay maxaa yelay somalidu wax iskuma ogola

  • @rugsanofficialchannel9369

    جزآك ا للله خيرا جزا اخي

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292

    masha alllaah fikiir fcn ayaay laala waadaagatey waalaala

  • @kaltuuncabdicasiis4414
    @kaltuuncabdicasiis4414 Před 7 lety +2

    masha allah wllky noolow shay keliya ee dadkeena xidhayaa waa kalsooni darro guulayso waano dhaxal gal ayad soo gudbisay

  • @filsanchannel3487
    @filsanchannel3487 Před 8 lety +12

    kuwan Qurbaha jooga ee nimanka sanawaadka jooga ee aan waxba kaqabsan Qurbaha kuwaana lasotali yaa sh zakariye

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před 8 lety +2

      Waxaynu ka ambo qaaday cid wax ku siisa inbadan baad aragta balse wax talo ku siiya inyar baad aragtaaa. Markaa in la is baraarujiyo wixii wanaag soo kordhin kara la is xasuusiyo ayaa inoo muhiim taas ayaan usoo qaatay inaan usoo gudbiyo daljoogta iyo kuwa raba inay qurbaha ka laabtaan ba.
      Mahadsanid walal xaga Ra'yo dhiibashada.

    • @filsanchannel3487
      @filsanchannel3487 Před 8 lety +2

      waarunta waxwaxkusiya waad aragtaa laakin waxwaxkusheege inyarbaad aragta sax jzkl kheyra

    • @wadanitv5354
      @wadanitv5354 Před 7 lety +1

      Akhi Zakariye walal aaynu dhaaqale isku darno inagu reer laascanood ba ahay Ohio ku nolahay dhalinyaro diina aynu geel gadno inshallah

  • @fadumonoor9571
    @fadumonoor9571 Před 6 lety

    Mashalaaah waa Arin aad ufican caqligaga alaha kudesto somalida fegrada Aya kaa maqan ilahey wadanka ha umeceeyo mashalaaah tabatakalaah

  • @gudoomiyahadagmadafarawayn9480

    maanshaa allah walalkay sakariye

  • @hudaabdulahi8229
    @hudaabdulahi8229 Před 5 lety

    Wallahi waa wax lagaxumaado in yaanyo aan kadalbano itobiya Kheyr Alle hakusiiyo walalkeey

  • @halhaystv
    @halhaystv Před 5 lety

    Indonesia ayan jooga wll qablabka wershadaha maxaa yaal

  • @atopro6296
    @atopro6296 Před 7 lety +5

    mazha allah jzakallh
    wll wad mahad San tahay

  • @nasrasiciid7490
    @nasrasiciid7490 Před 4 lety +1

    Ilaahay khayr Hakuna siiyo

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 Před 6 lety +2

    Masha Allah Walaal mahadsanid you are smart

  • @axmeddaahir600
    @axmeddaahir600 Před 5 lety

    Walaalkey waad ku mahadsan tahay talooyin kaaga quruxda badan. Zakariye Abdullahi Ali

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 Před 7 lety +4

    maan sha allah sakariyee noolow

  • @abdilahisulub5797
    @abdilahisulub5797 Před 7 lety +2

    جزاك الله خيراً جزاء

  • @axmedxusen8468
    @axmedxusen8468 Před 6 lety +3

    Masha allah wll sakariye allaayacisak nolow

  • @hilfar88
    @hilfar88 Před 2 lety

    Sidaacada baad wax noogu sheegosaa wlhi walaalkeey hazakallhu kheyr

  • @kawsarjaamac6588
    @kawsarjaamac6588 Před 8 lety +2

    masha,allah wll جزاك الله خيرا waa fikrado dhaxal gal ah insha,allah in aad kaw ka noqoto ayaan rajaynayaa si dad badan misaal wanaagsan kaaga dhigtaan.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před 8 lety +1

      Inshallah walal Kowsar waan ku tala jiraa inaan ficil kudaro.

    • @rahmaomer752
      @rahmaomer752 Před 7 lety

      Akhi Zakariye mancha allah wll jasakullu khayran waxbadane ayaade iifaiidaysaye

    • @farduusmahamett4095
      @farduusmahamett4095 Před 5 lety

      @@ZakariyeCaawiye lanbarkaaga isheeg 0634921250 kaa igalaso xidhiidh wll

  • @nadashquenchanel2919
    @nadashquenchanel2919 Před 5 lety

    mahadsand sh sakariye ruunti waxan orankaraa waa indheer garad

  • @somcryptochannel7358
    @somcryptochannel7358 Před 5 lety +1

    asc waxaan leeyahay beero ween aha oo mus kabax iyo liin
    waxaan ku weedinayaa sideen u suuq geeyaa lintaas iyo moska waxaan jeclahay in an u suq geeyo calanka

  • @KEYFLIPKeykeyFlip
    @KEYFLIPKeykeyFlip Před 6 lety +2

    Mahadsanid
    Fadlan Meel An kala laga Soxariro Ma E shegi kartaa

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před 6 lety

      Asxaabta Qaaliga Aad baan idiin salamaya aynu iska soco bogahayga Socail mediaha
      instagram.com/zakariyecaawiye
      twitter.com/Zakariyecaawiye
      www.fb.com/zakariyecaawiye7
      iyo WhatsApp kayga +252634499734

  • @socdaalsoomaali2014
    @socdaalsoomaali2014 Před 4 lety

    Mash allh dhiiri geliya ayaa tahay aad baadna noo guugaabosay waana arin qurux badan

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 Před 3 lety

    Mssha ALLAH I love your videos

  • @nanaabdul3104
    @nanaabdul3104 Před 7 lety +2

    Jazakalahu kheiran

  • @youngsomalientrepreneurs2519

    Thanks. Waad mahadsantahay.

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 Před 6 lety

    Maasha-allaah wallaal fikirkaaaga wa kan saliimka ah ee loo baahanyahay.

  • @ademjr1598
    @ademjr1598 Před 7 lety +1

    Jazaakallah wll ilaahay aqoonta iyo aragtida hakuu barakeeyo

  • @axmedcali5730
    @axmedcali5730 Před 6 lety +2

    Manshaa allaa sxb khayr allha ku siiyo

  • @hodanismail3918
    @hodanismail3918 Před 5 lety

    Mashaallah walal aad baa noo bararujisaa mar walba thanks aad baan kuu aaminsanahay anigu

  • @xamdixafada332
    @xamdixafada332 Před 2 lety

    Masha alah wano wacan walal

  • @braheemmohamed2690
    @braheemmohamed2690 Před 5 lety

    Masha allah. Aad iyo aad ayaad u mahdsantahy wlal dhiragalinta iyo xogtaan aadka u qiimaha badan ee aad inooso diyaarisay.

  • @nuuh8346
    @nuuh8346 Před 5 lety

    Maasha allaah walaal dadkan xaasidiinta ah waa dadka aynu horumar u gaari waynay

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 Před 6 lety

    Masha Allah walal caqliga Alla haku siyadiyo waa dhiiri galin caaqibo leh

  • @abdullahiibrahim4879
    @abdullahiibrahim4879 Před 5 lety +1

    I strongly agree with You brooo

  • @salafusaalixchannel
    @salafusaalixchannel Před 6 lety

    masha allah wax garad dalka wax ku soo kordhiyay fikrad wax tar leh

  • @BacadweyneMedia
    @BacadweyneMedia Před 5 lety +2

    Adeerow anagu hadaa nahay reer koofur dhul beera ah oo wabi leh waa haysanaa waana beeranaaa ma arkin miyaa wali moos ay ku qorantahay made in somalia

  • @therealgoat96
    @therealgoat96 Před 7 lety

    mchaaa allaaaH
    wlloh Caqliga alle hakuuu daaayo
    wllhi wlloH waxaan kaa faa'iiday talooyin aad ubadan jazaaka allaah

  • @BMAPRODUCTION1
    @BMAPRODUCTION1 Před 5 lety

    Nin m.a Allah hakusharfo
    Wax fiican baad inoowada

  • @Drdek
    @Drdek Před 5 lety

    Walaal mahan Afar-tan ee kadhig afar-taan mahadsanid

  • @samotalis9696
    @samotalis9696 Před 5 lety +2

    Ninka kaliya ee aan ka caajisin barnamajkisa Zaki walal mahadsanid

  • @aburamenation2091
    @aburamenation2091 Před 6 lety +5

    Mhdsnd sxp. Waxaad u qalantaa wax badan.

  • @maajidaaragsan7125
    @maajidaaragsan7125 Před 5 lety +1

    Cajiib walaalo allaha ku barakeeeyo

  • @abdullahielmi5339
    @abdullahielmi5339 Před 7 lety +3

    asc walaal aad ayaaan kaga madcelinayaa fikirka aadka uqurixda badan .xagee lagaala xiriirikaraa

  • @mohaa10
    @mohaa10 Před 7 lety

    ma sha allah walaal ilaahay haku xafido fikradaaha keentay laka yaabe mid ka mid ah inaan ku dhaqaaqo

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha Před 2 lety

    Zakariya wall markale hanbalyo 100k aad gaartay vediogaan 3year ago baan daawaday walina waa fursad banaan

  • @nasraaxmed1535
    @nasraaxmed1535 Před rokem

    Masha alah

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Před 5 lety

    Asc wr wb Mashaa Allaah Jisakalaahu Qayran Hooyo macaan 💖💖 💖💖 💖🌹 🌹🌹 🌹🌹

  • @officialjr2283
    @officialjr2283 Před 7 lety +2

    Jaza kallah wll

  • @macaankanoolasha5784
    @macaankanoolasha5784 Před 5 lety

    mashaa Allah waa arin wanagsan wall qali

  • @maxamedkhadar605
    @maxamedkhadar605 Před 6 lety +1

    Wllo wad mahadsan thy walahy isku fakar baynu nahay lkn anugu intaa waxbaan Ku yara daray INA aam xsuusnaynba
    Wllo fakarkii waan hayaa lkn caqbadii waxay noqotay dhaqaale dhankastana waan ka eegy lkn wlahy sidaa fakar Keeda waxaanu keenay from three mar kaan ahaa lava sank kahor
    Shukran zxp adbad umahadsan thy
    Talo gaarana waan ubahnahy ila soo sicodsii from caynabo

  • @djao2212
    @djao2212 Před 5 lety

    masha allah waall allah haku daayo wax fican ayad sameysay

  • @muwaahibxariir2281
    @muwaahibxariir2281 Před 7 lety +6

    wllo salamu calaykum
    runtiii in aan kafaidaysto ayan ubahanahay wan doonaya wanahamigayga inan agribusines noqdo runtii wan heli kara dhulbadan wanan haya lakin fikradan kusoo waxsoo saarilaha mahayo ina icawiso ubaahanahay fadlan halkan kala soo xidhiidhi kara

    • @Ige288
      @Ige288 Před 7 lety +1

      salaam wll dhulka aad ledahay xagee bu ku yaala, waxaan ahay will oo dagan europe oo donaya in aan dalkena wax ka qabto in sha allah

    • @muwaahibxariir2281
      @muwaahibxariir2281 Před 7 lety

      Mohamed Abdirashid walal waxan dahganahy hargeisa runtii dhul padan oo ilaa 6 block ah ayan leenahay sidookale mii aan ad u fogayn ayan waxan ku leenahay beer taaso waxyaalo badan laga soo saro lana iib geeyo sidoo bali weyn oo lagu waraabiyo aayay ledahay sidoo shini ayan ku dhaqnaa markaa fikradii an kusii dardar galinlaha ama dhaqalaahan galin laha aya pannan hayn then cid i caawisa ayapan rabay walal hadad cawimo u bahantahay wad iga helaysa ee halkan kala so xidhidhi kara

    • @Ige288
      @Ige288 Před 7 lety +1

      Muwaahib Xariir walal sidu akhi zakariye sheegay wax soosarka beeraha ayaa farsamo wacan ah marka walal hadii aan is caawino meel fog ayeynu gaadhi karna in sha alla

    • @Ige288
      @Ige288 Před 7 lety

      Muwaahib Xariir ama haddi kale walal qarashka guri lugu dhiso miyaad ogtahay ?

    • @muwaahibxariir2281
      @muwaahibxariir2281 Před 7 lety

      Mohamed Abdirashid haa wllo walky ayaapa guryaha dhisa iyo aabahay runtii qiimo aad u jabana wey ku dhisan AMIRATU QAZRU DAHAB XARIIR meshada gal wallkay waxa yaala video an so dhigay oo ka shekenaya nooca guriga rapto iyo qiimihisaba wa shirkada al xariiri ama alla aamin ka rapto wa ka dhisan karta wll sioo isoo add gare halkan waxpa kuma xalin karno huno

  • @abdikadir8645
    @abdikadir8645 Před 5 lety +1

    Waxaad moodaa inaad qalbigayga ka dhex hadashay

  • @jimcaaledaahirhuriye540

    Asc wllo magacaygu waa jimcaale wllo waxan rabaa mashiinka dacarta ma igu caawin kartaa meel aan ka heli karo oo lagu iibiyo

  • @cadnaansiciidcabdillahi4495

    Appreciated

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 Před 5 lety

    Mashaa Allaha ilahay ha ku xifdiyo walaalkey

  • @saddambarrow6364
    @saddambarrow6364 Před 6 lety +1

    Maasha Allah

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 Před 5 lety +1

    Wll masii gudbin karaa veod yadaada teedakle vidow yada markaa duubto kor vedoga gudahiisa kuqor magacaaga sidadka kuuula sooxidhiidhaan yacni kugu sooxirmaan jasakallh kheer

  • @Somali-One
    @Somali-One Před 5 lety

    allaha cilmiga iyo cimriga haa kuu barakeeyo , waxaan rajaynayaaa in aan casharadaada aad uga faaidaysano gaar ahaan aniga

  • @mahamedmahamud911
    @mahamedmahamud911 Před 2 lety

    Asc walalkey waa mahedsan tahey waa figrsdo fiicen qaasaten aniga waxan rabaa mesha aan ka helayo abuurka cos nafeqo leh kuna ficen cimiladeda walalkey iiga soo jaweb adoo mahedsan walalkey

  • @ilhaanabdi6127
    @ilhaanabdi6127 Před 4 lety

    Mnsha allah wll ilahy maskaxdada allaah kuubarakeyo

  • @saadmohamoud505
    @saadmohamoud505 Před 7 lety

    jasakalahu khayr wa khayra jasa ilahy kaha abaalmariyo wll

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 Před 6 lety +2

    Walaal aadbaad umahadastahy

  • @Mohamedalijama143
    @Mohamedalijama143 Před 6 lety +2

    Mahadsanid walaal

  • @ahmetdool2446
    @ahmetdool2446 Před 4 lety

    Msha Allah, xaqiiqdii waa ka helay baraarujintaada💖

  • @mohamedabdirashiid403
    @mohamedabdirashiid403 Před 5 lety

    Maansha allah wlle ilaahay haku barakeeyo

  • @abdulrasakharuse82
    @abdulrasakharuse82 Před 4 lety

    Mahadsanid

  • @guuleedosmaan1687
    @guuleedosmaan1687 Před 4 lety

    wll zakiriye mooqaalkaada aad iyo aad ayuu uwanaagsanyahay maanta ilaah ha daayo allaha ku xafido wll gool ayaa kuu rajaynaa wll aad baa kuu tageeraa

  • @nimcomuxumed119
    @nimcomuxumed119 Před 4 lety

    Asc wll mahadsanid wll mishiinkii kiriimada lagu sameyo waa imisa

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 Před 6 lety

    maan sha allah shukran walal

  • @guuleedosmaan1687
    @guuleedosmaan1687 Před 4 lety +1

    zakiriye wlll kuguma taageersani in ladhoofiyo xoolaha lkn caanihiisa waa laga ganacsan karaa taasi waa waano kafoogaada in aa xoolahina dhoofisaan dadka sikale u baraaruji ha kubaraarujin in soomalida xoolahooda dhadiga dhoofiyaan message kayga hadaa aqriso zakiriyoo qodobka xoolaha in ladhoofiyo kasaar in dadka kashaqeeystaan ha ku baraarujin wll

  • @siadcabdihusen4390
    @siadcabdihusen4390 Před 6 lety

    Aad iyo aad waad baa faaiideysa wallaal ,

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 Před 4 lety

    Keep going waa fikrad fiican

  • @khadarjamac8235
    @khadarjamac8235 Před 5 lety

    zakariye wlhy waxaad tay qof caqli alle siiyay wllo wlhy wax badan ayaan kaa faaidaystay mahad zanid cadawgaa ha jabo zhp

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 Před 4 lety

    Mashaa (Allaah) 👍🥰❤️❤️❤️❤️😍😍😍👍

  • @mohamudshosman972
    @mohamudshosman972 Před 3 lety

    Masha allah good
    Ideas

  • @Azaam_Digale
    @Azaam_Digale Před 4 lety

    Waabad dhamaysayba,...

  • @nuuradiincaddee8544
    @nuuradiincaddee8544 Před 2 lety

    Zakariye maxaad barataa

  • @siadcabdihusen4390
    @siadcabdihusen4390 Před 6 lety

    Waxan leyahey beer cunto meel fiican byna iimareysaa ee maxaa talo igu biirinlahyd mahadsanid

  • @mahadabdullahinur3438
    @mahadabdullahinur3438 Před 7 lety +2

    thnaks

  • @samsamjimale3556
    @samsamjimale3556 Před 4 lety +1

    Mashaallah