waa sidee waxbarashada dalka Romania

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Muuqaalkan waxaad ku arki doontaan nolosha ardayda ee Dalka Romania.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 39 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 39 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

Komentáře • 234

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Před 2 lety +37

    Ku dirso Lacagta si Khidmad la‘aan ah ( Code: TG22 ) Transfer Galaxy
    iOS: apps.apple.com/de/app/transfer-galaxy-money-transfer/id1481461001
    Android: play.google.com/store/apps/details?id=com.transfergalaxy.transfergalaxyandroid
    Ahmed Telephone kiisa: +40 791 386 415

  • @abdallagio3569
    @abdallagio3569 Před 2 lety +18

    Geedi sahan Bravo 👏👏
    qaab fiican baad u waraysatay, xog fiican oo buuxdana waad naga siisay halkaas. channelkan waa channelka Youtupe-ka aan ku joogno. ❤❤🙏

  • @mohamedismacilyusuf1095
    @mohamedismacilyusuf1095 Před 2 lety +14

    Best CZcamsr in the world 🌎 geedi Sahan

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj Před 2 lety +9

    Walaal geedi sahan meel walba oo taktid soo badi barnaamijyada waxbarashada ku saabsan, mahadsanid

  • @captainhamze7091
    @captainhamze7091 Před 2 lety +4

    Best somali youtuber zxp aan taageero hore usoco zxp

  • @abdiqanisaleban6412
    @abdiqanisaleban6412 Před 2 lety +13

    Romania 🇷🇴 University wow 👌 👏

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 Před rokem

      Maad xaraysatay

    • @Bezaani
      @Bezaani Před 9 měsíci

      walaLo bal hadaad xaraystay faahfaahin iga sii waxbarashada dalka Romania

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před 5 měsíci

    M.a Legend weeye Barbaraawi👏✅🙏
    And also thanks Geedi sahan♥️👑🙏

  • @axmedilkadahable4385
    @axmedilkadahable4385 Před 2 lety +5

    The first qufkii kowaad coment bixiya really youtuber

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 Před 2 lety +3

    wall soo badi warbixinta romania mahadsanid

  • @mysalah06
    @mysalah06 Před 2 lety +3

    Very informative. Thanks

  • @fartoonfq3657
    @fartoonfq3657 Před 2 lety +3

    Mash alaah tabaaraka Mahadsanid

  • @motubethereallywarya1419
    @motubethereallywarya1419 Před 2 lety +19

    Madaxwayne farmaajo guul In’Shaa’Allah

  • @xamse4177
    @xamse4177 Před 2 lety +3

    Keep going wllkey

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v Před 2 lety +2

    Keep going pro

  • @user-zl5fh3xt9o
    @user-zl5fh3xt9o Před rokem

    Thnks geedi sahan adiga iyo yarkaa xog muhiim ah

  • @bobena84
    @bobena84 Před 2 lety +5

    Best Somali CZcamsr

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Před 2 lety +5

    Waad mahadsantay
    Waxbadan oo aanan ogan ayaan ka Tanaadnay

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před rokem +3

    Maasha allaah farmaajo waddani waxqabad leh

  • @shafieatam1133
    @shafieatam1133 Před 2 lety +3

    Inta ku xiran Geedi saHan 👍

  • @EAGLE___BOY1
    @EAGLE___BOY1 Před 2 lety +7

    Somalidu maxay meelwalba galleon keep going

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Před 2 lety

    Best Somalia CZcamsr

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 2 lety +1

    Mashallah great vedio

  • @ayaanmohamed3238
    @ayaanmohamed3238 Před 2 lety +1

    Thank u wllhi waxbadan baa noo bayamisay.

  • @hassankoapdalla3587
    @hassankoapdalla3587 Před 2 lety +6

    Geedi sahan - somali traveling is the best you tuber

  • @sohmoh6858
    @sohmoh6858 Před 2 lety

    Geedi sahan best CZcams r👌 and traveler ever seen

  • @Oceanstrike
    @Oceanstrike Před rokem +2

    Geedi sahan wiilkan lambarkisa ama xiriirkisa ma na siin kartaaa

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Před 2 lety

    best somali youtuber

  • @bobena84
    @bobena84 Před 2 lety +1

    Hore U soco walaal

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Před 2 lety

    Good information
    Hore u soco

  • @ahmedibraahimali8090
    @ahmedibraahimali8090 Před 10 měsíci

    Ahmed halkaa kasii wad ,dedaalka Congratulations bro

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE Před 7 měsíci +2

    Kan waa tuug ee iska ilaaliya soomaaliyeey axmed baala yiraahdaa xitaa romanka weey iska tarxiileen

  • @adiirfarhanharoole489
    @adiirfarhanharoole489 Před 2 lety +2

    Mahadsanid

  • @waxkabarowaxkabaro4279
    @waxkabarowaxkabaro4279 Před 2 lety +2

    Madax weeyne farmaajo amazing man

  • @bobena84
    @bobena84 Před 2 lety +4

    Warbaxin wanaagsan

  • @ahmedmuhumed1524
    @ahmedmuhumed1524 Před 2 lety +12

    Good information.
    Mahadsanid sxb inkasto ay wanaagsaneyd lacagaha Aad shegeyseen inaad dollar u bedashaan waayo dadka qaar lacagta Euro ma fahmayaan.
    Mahadsanid 100%

  • @Axmad_moxamad
    @Axmad_moxamad Před 2 lety +3

    geedi sahan wll mahadsanid si cajiba ayu uwaramay wiilka wuna mahadsan yhy 100k subscribres ba no balama io mar dhaw

  • @fatahdaud2751
    @fatahdaud2751 Před 2 lety +3

    Bro geedi sahan Middle East Goormee aadee mise horaa u booqatay.

  • @khaalidkhadar7068
    @khaalidkhadar7068 Před 2 lety +3

    Information badan ayaan doonay in aan ka faaido

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v Před 2 lety

    Geedi sahan waan Ku taageeraa zxp

  • @thekeydfamily6447
    @thekeydfamily6447 Před 2 lety

    Hey brother nice to see you

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před 2 lety

    Mahadsanid zxp

  • @jayneindhayare6858
    @jayneindhayare6858 Před 2 lety

    Mahadsanid saaxiib.

  • @abdirashiidaxmedsheekh3063

    Good

  • @mohamed12g70
    @mohamed12g70 Před 2 lety

    Ku soco warbixinada

  • @DrGaduudow143
    @DrGaduudow143 Před rokem

    kan laaaluuush qaaata waaa

  • @ahmedali-ij7xd
    @ahmedali-ij7xd Před rokem

    Masha,alaah

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Před 2 lety

    M.a thankz zhp geedi sahan somali travel halka kawad zhp

  • @diyeey
    @diyeey Před 2 lety

    thanks🥰🙏

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 Před 2 lety +19

    Aniga usoo socdo romania insha allh jmcda ii xareesan warqada admission sugooyaa ilahay ha ii fududeeyo qof walba muraadkeeda ilahay ha u sahlo wllayal waku mahadsanthy adna mr geedi sahan xogta naga siisay dalka romania

    • @cabdishidane416
      @cabdishidane416 Před 2 lety +3

      Sxb waxa raba ina iga cawiso qabka aan u xaren laha ee halke kala so xariira Facebook ama whatsapp ii sheg mahadsanid

    • @khalidjuglaat5782
      @khalidjuglaat5782 Před 2 lety +2

      Walal waxad ii sheegta inta lacag kugu baxaday imisa lacag ayaa laga qaday shirkad ayaa ku xaraysay miyaa walal

    • @khalidjuglaat5782
      @khalidjuglaat5782 Před 2 lety +1

      @@cabdishidane416 shirkadaha xareeya lkin aniga waxa la igu yidhi 7500$tikidhkana adaa iska bixinaya marka nio 45 cishon ayuu ku soo baxa

    • @safiomohamed1457
      @safiomohamed1457 Před 2 lety +1

      Wll ma scolarship ahaan miye u xareeyaan mise waa jamacad aa adiga lacagteda bixineysid pls jwb wll

    • @anasabdi474
      @anasabdi474 Před 2 lety +1

      Aamin sxb ilahey hano wada fududeyo isku mid nahy admission Romania 🇷🇴 iixareysan inshal allah guul matkasta

  • @mohamedabdilahi1107
    @mohamedabdilahi1107 Před 2 lety

    Wll qaliya geedi sahan horay usosvo

  • @hassankoapdalla3587
    @hassankoapdalla3587 Před 2 lety +1

    Hadda mawaxaad ku suguntahy dalka Romania 🇷🇴 saxip

  • @updykariinabshir253
    @updykariinabshir253 Před 2 lety +1

    pest youtuber in the world geedi sahan winner✅

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 2 lety

    Nin dadaLey m.a

  • @cabdixakim1573
    @cabdixakim1573 Před 2 lety +2

    First

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 Před 2 lety

    Wan kusalamy walal gedi sahan

  • @user-zi8ti6xp8f
    @user-zi8ti6xp8f Před 7 měsíci

    Ok

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 Před 2 lety

    Woow

  • @maxamedcabdullahi91
    @maxamedcabdullahi91 Před 2 lety

    Zxb msha allah icawi xgese kla soo xiriraa

  • @naasiribrahim4837
    @naasiribrahim4837 Před rokem

    Ahmed xusen

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 Před rokem

    Haa

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 Před rokem

    Asc aszpee plz igucawiga sida looxaresto ila sohadal qof warbixin kahaayo

  • @najiibjaamacmaxed6372

    Wll wiilkaa halkeeh ka helaynaah

  • @siciidawil1007
    @siciidawil1007 Před 2 lety

    Waar Boss naaga daa yurubta ee ka so haadal Latin America 2022 yuruub waxaaba maayalane

  • @Xo01w
    @Xo01w Před 2 lety +10

    somalilsnd in wax laydhaa jirin taasaa kuu cadaynaysa oo soomaliya cankeeduu ku baranayaa viva soomaaliya

    • @jimcaalejagta9180
      @jimcaalejagta9180 Před 2 lety

      Viva somalia wuxu modya wax la cuno

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Před 2 lety +1

      @@jimcaalejagta9180 Wax la cuno macno ma leh suuliga uun baad gaysaaye cunto uun haka sheekayne nin-sooreed baad tahaye
      Hadii ay Ku dhibaso waan kuugu celinaya
      Viva Somalia 🇸🇴

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 Před 2 lety

      Oo adigu maxaad kaxigtaa maanu somali ahayn haduu somaliland kayimid maxaa kujaban somalidu ma koonfur joogta uunbaad utaqaan takale Somaliland iyo somalia wali may kala bixin waxbadan isugu jira oo kuwada dhuuqaan markaa kaliday aan dhuuqaad leedahay waayahay aad dhuuqdid kalidaaye siidaa oo goa dheh ilayn caqligal maaha kuna siidayn maayo waxna ha igula dhuuqin labdaa kaladaaya

  • @xamdimoha6087
    @xamdimoha6087 Před rokem

    Wll Wiilka Managu Xariirin karta

  • @abubakarqahwe8754
    @abubakarqahwe8754 Před 7 měsíci

    Ninyhow ninkas melan kala xiriro maad igu caawiso.😊

  • @idirisahmed4556
    @idirisahmed4556 Před 2 lety

    Lambarkiisa soo sheeg wll

  • @khalidfiir9919
    @khalidfiir9919 Před 2 lety

    Zxp waxan kula socda mid mid

  • @waxkabarowaxkabaro4279

    Greedily Sahan cuba jaamacadaha caafimaadka

  • @nafisoabdullahi8187
    @nafisoabdullahi8187 Před 2 lety +3

    wllow hadan Romania 🇷🇴 imado jarmalka ma ugu sii bixi karaa pls jwb

    • @munaahmed9257
      @munaahmed9257 Před 2 lety

      @@Queen-Alii abyo ina kula soo xarira ayaa rabay xage kala soo xarira ama aniga instagramka iga soo qabo muna dhaqane ayaa igu qoran

    • @Queen-Alii
      @Queen-Alii Před 2 lety

      @@munaahmed9257 hye abyo

    • @hoodoraage648
      @hoodoraage648 Před rokem

      Walal ciid ku cawisa ma heeshay

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 Před rokem

      @@munaahmed9257 adigu ma romania jogtaa mise wad kusoctaa

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 Před rokem

      @@hoodoraage648 asc

  • @shafie_Asad
    @shafie_Asad Před 3 měsíci

    Scholarship miyuusan ahayn maxay tahay lacagta lagaa rabo?

  • @marhoresameeyey8580
    @marhoresameeyey8580 Před 2 lety

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @JiyaaJiyaa-hp9zm
    @JiyaaJiyaa-hp9zm Před 10 měsíci

    Inaa romania imaado iga geysaa somalia joge plz igu cawiya sida fudud an kuso gali karo

  • @user-iq6rl3vz8l
    @user-iq6rl3vz8l Před 2 lety

    Roomaaniya ✔

  • @moharashkaofficial
    @moharashkaofficial Před rokem

    We need thailand 🇹🇭

  • @alteezo6703
    @alteezo6703 Před 2 lety +1

    Wll inte kaagala soo xariira ina icawisa rabahe

  • @ayatiin_wacan
    @ayatiin_wacan Před rokem +1

    Please haduu jiro qof jooga rumaniya reply hayso galo in aan warbixin kahelan raba

  • @cabdimaalikcabdulaahi8219

    Farmaajo waa

  • @star1990
    @star1990 Před rokem +1

    Qof Romania joogo ubaahna pls

    • @qalbihabhab9834
      @qalbihabhab9834 Před rokem

      Abyoy ana hda usocdo ee hada iiga hormarto igu caawi

    • @rahmafarhan2112
      @rahmafarhan2112 Před rokem

      @@qalbihabhab9834 ma baxday wllo

    • @qamarmukhtar8662
      @qamarmukhtar8662 Před rokem +1

      Anbo waa soo socdaaa🥲

    • @haqabtire5823
      @haqabtire5823 Před rokem

      @@qalbihabhab9834 mansha allah wall alle ha kuu fudaydiyo hada ma baxday waxaan u baahanahay inaan kula so xidhiidhe halkeen kaaso qabtaa Romania ayaan u baahane mahadsanid wallo

  • @nimcancusman2256
    @nimcancusman2256 Před 2 lety

    Kamaradaa kaaxun ma moobilbaad kuduubtay

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 Před rokem

    Makahelikaraa jaamacad anigo joogo soomaaliya fiiso rumaaniya

  • @ahmedhusseinabdullahi5336

    🧐🧐🧐YAAA WAR BIXIN IHA SIINAYA WADAN KAN ROMANIA 🇷🇴 PLS OO JOOGO SIDEE KU IMAAN KARAA SHAQO MALEE YAHAY QAXOOTI MA QAABILAAAAAAAA WA SIDE XAALKA WADAN KA ROMANIA 🇷🇴

  • @FatimaOsman-xq3xz
    @FatimaOsman-xq3xz Před rokem +1

    Wll ya iga caawin Kara visa romania 🇷🇴 ah anigo wata passport somali

  • @abdiazizosmanomar8745

    Asc walal iisoqo telefon kaga

  • @Somali-One
    @Somali-One Před rokem

    *Farmaajo Allah yacisak*

  • @maxamudsiciid7455
    @maxamudsiciid7455 Před 2 lety

    Wiilkaa numbarkiisa isoo dir

  • @adoontialle9101
    @adoontialle9101 Před 2 lety

    Geedi sahan barnimjyadisa iyo wiilkaanba aad ayaan u taagera gulesta czcams.com/users/MMHaji1

  • @Abdimanka98
    @Abdimanka98 Před 2 lety +7

    Shahaadada dugsiga sare oo computerised laga dhigay ayuu leeyahay shahaadada farmaajo qofkaan ayaa wax barto aduunyo

    • @timeforbinaryoption7715
      @timeforbinaryoption7715 Před 2 lety +4

      🤣🤣🤣🤣🤣shaandhadaad kaga xarootay

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 Před 2 lety +7

      Farmajo hadii lagu magcaabo wuu mutaystay hortis majirin dowladisi guuleheey gaartey bey kamidtahay guul allaha siiyo madaxweyne wadani maxamad cabdullaahi fatmajo amin

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 Před 2 lety +2

      Ninkan wuxu raba inuu ku dareen siyo farmajo halku gaarsio wax barashada shaahado dugsi sare mesan jirin hortiis wllo

    • @Abdimanka98
      @Abdimanka98 Před 2 lety

      @@hersiofficial7340 marka hore alla ka baq meeysan jirin iyo beentaas iska dhaaf weey jirtay waliba 2000 beey jirtay oo dad dibada ku aadeen wax kusoo baranayeen hadaad hada dhalatay ma sheegin mida kale farmaajo ka hor in imtixaan dawladeed oo guud la gali jiray soo ma ogid mida kale shahaadada computerized in process socday uu ahaa uu markaas la kawsaday barnaamijkaas waxaa hirgalinteed iska lahayd dawladihii ka horeeyay marka wax shahaado farmaajo la dhaho ma jiraan ee waa shahaado dugsi sare ee somalia.

    • @Abdimanka98
      @Abdimanka98 Před 2 lety

      @@mamaaasiyo7315 maamo ayaa tahay waxa laga hadlaayo soo fahan marka hore .

  • @mohamedabdihassan8601
    @mohamedabdihassan8601 Před 2 lety

    Mo Abdi barre

  • @abubakardahir1675
    @abubakardahir1675 Před 2 lety +1

    Sxb geed Sahan EMAILkaga Ii Soo qor

  • @Minamohamoud
    @Minamohamoud Před rokem

    Somaliland markaad joogto ee aad haysato shahaado jamacadaheeda ka mid ah , ma aqbalaan mise wa in aan Somalia kaso qaata

  • @abdiwaliabdulleodawa7535

    Shahaadada dowladda Farmaajo ka hor ayaa la sameeyay oo imtixanka dowladda 2015 ayuu bilowday. Xariifkan asaga magalka 2018 imaaday oo ka dhacsan.😂😂

    • @buunisyare3612
      @buunisyare3612 Před rokem

      maya shahaada codeka leh buu sheegaya imtixaanka maaha waa runtii shahaada codeka leh xiligii farmaajo ayaa la sameeyay in wax la isku qiraa way fiicanthy

    • @shafie_Asad
      @shafie_Asad Před 7 měsíci

      Shahaadada codka leh goorta lasameeyey waaye muhiimadu.

  • @cat_106
    @cat_106 Před 2 lety +3

    Geedi Sahanow sidaad wax weliba oo xiiso leh usoo gudbin jirtay waxaa ku ciyaartay markaad sameysay muuqaal been ah oo in Khatka uu ka baxo Iceland. Xitaa weli maadan ka saarin muuqaalkaas. Soomali waxay ku maahmaahdaa hubsiimo hal baa la siistaa. Geedka inuu jaadyahay xitaa maadan hubin.

  • @shaaficarab8673
    @shaaficarab8673 Před rokem

    Shahada Dugsiga sare ee dowlada inta uu farmajo i maan wala qadan jitay xasan sheikha ayaa bilaabay

  • @aliabdullahiali3407
    @aliabdullahiali3407 Před 2 lety +5

    Instagram kisa so dhig bro an la xirirne.

  • @cabdimaalikcabdulaahi8219

    Sxb geedi sahan WhatsApp kaaga isii

  • @nuurshaafici4417
    @nuurshaafici4417 Před 2 lety +1

    Keep going pro