XAALADA YURUB IYO SIDA UGU FUDUD EE LAGU IMAAN KARO 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #abdiqadir_hassan_duuliye #jarmalka #muqdisho #somalia #ethiopia #kenya #uganda
    • LACAGAHA CAYDHA DADKA ...
    • AQALKA SARE IYO BAARLA...
    • GOOBAHA UGU BADAN EE X...
    • WARAYSIGA QOFKA MAGAN ...

Komentáře • 90

  • @somaligirl1363
    @somaligirl1363 Před 4 dny

    Thank u

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib Před 6 měsíci +16

    Sxb qaali
    Ireland 🇮🇪 ka soo waran sidee lagu iman karaa

  • @AbdirahmanBishar-wx7ou
    @AbdirahmanBishar-wx7ou Před 4 dny +1

    Ina kula xariiro ayn raba wll Kenya ayn joga ina sobaxo ayn raba side kuimani karaa reply isogal wll adoo mhdsan❤🙏🙏❤

  • @axmedyare9040
    @axmedyare9040 Před měsícem +1

    Xasuuus wllhi aderkey kusoo xasuusty Allah kuu naxariisto 😭😭😭

  • @Sadcimaxamed
    @Sadcimaxamed Před 4 měsíci +4

    Keep going pro

  • @XamzasiyaadMahamed
    @XamzasiyaadMahamed Před měsícem +2

    Sidee uga imaan karaa yurub

  • @khaalidyuusufoomaar7036
    @khaalidyuusufoomaar7036 Před 3 měsíci +3

    Haaye zxb shirkadihi ayaanu midna sheegaynba

  • @hamzemohamed7639
    @hamzemohamed7639 Před 6 měsíci +8

    Please uk 🇬🇧 sida ugu fudu ee lagu imaan karo kasoo hadal bro

  • @fartuunfilsan4607
    @fartuunfilsan4607 Před 4 měsíci +7

    Schengen visa ama invitation visa soo lakuma imaaan karo wll adoo aad u mahadsan teena fican please isoo jawaab.

  • @abwaanmaanka4556
    @abwaanmaanka4556 Před 6 měsíci +7

    Saxib luxembourg warbixin iga sii sharcigeda shaqadeda iyo maciishadeda poland ayaan jooga hada oo mardhow imid inaa iska dhiibo rabaa luxembourg

  • @mohamedgesh1075
    @mohamedgesh1075 Před 2 měsíci +1

    Wll Djibouti nay sharcigisa lama ogolo wll

  • @user-mu7sg6pe7h
    @user-mu7sg6pe7h Před 6 měsíci +2

    Sida ugu fudud ee aad yurub ku noolaan kartaa waa inaad youtube 😅

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 Před 10 dny

    Yurub maxaa yaala

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals Před 4 měsíci +2

    visa waa meeqo lacagtiisa wax weenba mahee hadii lagadan karo barisubaxaan baxaa😅😅

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v Před 6 měsíci +2

    Szb passport somali ma lagu iman karaa czech republic ama Romania?

  • @user-ck2xg3it4p
    @user-ck2xg3it4p Před 8 dny

    War yurib uma sosocdo ee iga wareeji yurib lagama qadeyo

  • @moofficiall22
    @moofficiall22 Před 5 měsíci +1

    Wllo visaha Shanghai maku iman karaa 🙏🙏

    • @haykalpoi8896
      @haykalpoi8896 Před 3 měsíci +1

      viva shngahia maxaa laga wadaaa ifahnsiih xge laga helaah

  • @hassanantonio4262
    @hassanantonio4262 Před 6 měsíci +3

    Kwrn sxbw hadii visa dalxiis poland an ku soo galo
    Kadib sow lug ama gaadid kuma iman kro germany
    Midas Risk ilaa intee le,eg yhy ?

  • @barliin01
    @barliin01 Před 2 měsíci +1

    Visaga schengen kwrn wll

  • @user-rz6ig2dp8g
    @user-rz6ig2dp8g Před 4 měsíci +1

    Kabtan ruska kasoohadal zxb paliiz

  • @Hankaabmedia
    @Hankaabmedia Před 2 měsíci +1

    Sxb Germany kasohadal

  • @user-lb3kd6kd9w
    @user-lb3kd6kd9w Před 6 měsíci +2

    Visaha sideen ku gadan karaa

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Před 6 měsíci +1

    Sxb kasoo hadal su aalha interveiwga xaaskaaga kuuso dacwoonaysa lagu waydiinayo

  • @NasirJiim
    @NasirJiim Před 6 měsíci +2

    Anaa kusoo galayee maxa iga badalee ifiirso lee adi

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 3 měsíci +3

    Yurub marabno waa gaajo America sidee lagu imNkaraa

  • @AbdallaIsmaciil
    @AbdallaIsmaciil Před 3 měsíci +1

    Zxp hadda uso socda dalka bellarus dalke iska so dhiba

    • @nimcuushsheikh1862
      @nimcuushsheikh1862 Před 2 měsíci

      Wll blarus haisku aadin gabar sxibo nahy ayaa ila hda jogto mna lga bixi karo waa dhib cidamada Poland ayaa dhib ah oon kusi denen

  • @FarhanDhiico
    @FarhanDhiico Před 19 dny

    Kk

  • @user-sd5uv7gk6p
    @user-sd5uv7gk6p Před 2 měsíci +1

    Beenaalee aniga wayaa ku imid 2023 germany tahriib dhankan Belarus 🇧🇾

    • @Jawhra1122
      @Jawhra1122 Před 2 měsíci

      Lcg intee leg Somalia to Belarus Wll ????

    • @Quruxsanc
      @Quruxsanc Před měsícem

      Plz ika caawi sidee ku tagray

    • @waaryawe4787
      @waaryawe4787 Před 23 dny

      *Visa belarus waxbarasho
      *Lagu soo saaraaayo 1bil
      *Lacagtana waa kala dhigasho 5000$
      *Waxaad dhiibeysa marki airporka lagaa saaro.
      SHURUUDAHA
      # shahaado ( dugsi sare AMA batch )​@@Quruxsanc

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf Před 12 dny

      Wll noo jawaab

    • @waaryawe4787
      @waaryawe4787 Před 12 dny

      @@NasroXamud-lu6mf *Visa belarus waxbarasho
      *Lagu soo saaraaayo 1bil
      *Lacagtana waa kala dhigasho 5000$
      *Waxaad dhiibeysa marki airporka lagaa saaro.
      SHURUUDAHA
      # shahaado ( dugsi sare AMA batch )

  • @AbdallaIsmaciil
    @AbdallaIsmaciil Před 3 měsíci

    Zxp wxan raba hadda ina imado dalka ballerus dalke iska dhiiba

  • @abdalarockstar915
    @abdalarockstar915 Před 6 měsíci +3

    Lugta hada ayeyba ugu fududadahy xoolow 😂😂

  • @ABDISHAKUURAxmed-dn1uw
    @ABDISHAKUURAxmed-dn1uw Před 3 měsíci

    😊

  • @Shaaruu-wq4zy
    @Shaaruu-wq4zy Před měsícem

    War nio soo duceeya xaafadii baa qoxooti kubiir tee😢 2:02

  • @nasircabdi9421
    @nasircabdi9421 Před 5 měsíci

    Asc sxb cabadi qadir waxaan rabaa inaan imaadu dalka Austria sideen ku imaan karaa sxb tahriib la aan

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před 3 měsíci +1

    Kawran gadan Visa shengen Germany ku imaado oo an saas wadanka ku so galo oo aan isku dhibo dowladda

  • @jamaalmohamed864
    @jamaalmohamed864 Před 6 měsíci

    Dhalashada iyo sharciyada passport dalka romania 🇷🇴 ka soo hadal

  • @CabdiShakuur-li7sf
    @CabdiShakuur-li7sf Před 6 měsíci +3

    Wll warbixin kusaabsan France maiga caawin kar taa

  • @user-vv6fz9bb7f
    @user-vv6fz9bb7f Před 6 měsíci +1

    Noso Badi brother Danke

  • @AdaMahir-sx1ve
    @AdaMahir-sx1ve Před 3 měsíci

    Qaab lug an kuso socone se cml😭

  • @AbdimohZoofe-wn6lu
    @AbdimohZoofe-wn6lu Před 4 měsíci

    Inan gumeed dadka xaasidaya

  • @Galaxyprivateschool
    @Galaxyprivateschool Před 6 měsíci

    Aboowe lambarkaaga isii

  • @KingproKing-jj6lh
    @KingproKing-jj6lh Před 4 měsíci

    Dadka ha niyad jabin

  • @engabokor5059
    @engabokor5059 Před 4 měsíci

    Asc wllkey fansiskan rabaa seeku imanksraa

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi Před 3 měsíci

      Italy ku imow visa wax barasho ka dib frence gal

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi Před 3 měsíci

      Italy ku imow visa wax barasho ka dib frence gal

    • @RuunRuun-eb3oi
      @RuunRuun-eb3oi Před 3 měsíci

      @@maxamedlaaskaawi wll visa waxbarasho sideen ku helaya man iibsankaraya

  • @user-fu4sx4lf2j
    @user-fu4sx4lf2j Před 3 měsíci

    😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @cabdimaxamud8021
    @cabdimaxamud8021 Před 4 měsíci

    Sxb yurub way badan tahaye bal no kala sar

  • @MohamuTtLeo
    @MohamuTtLeo Před 25 dny

    Wxxaa shegtay malha 😂

  • @TeamSamia27
    @TeamSamia27 Před 4 měsíci

    Walaal sharcida meeqa sano ayaad sugeysaa

  • @InshaarSiyat
    @InshaarSiyat Před 4 měsíci

    Fataale lugta aya ugu fudud xaqiqdi😂

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 2 měsíci

    😂😂😂 buufis igu tid 5 sano Saudi Arabia baaga muudo ku ahay 46 kiilo noqday adiga buufis ha iigu darin ه‍هه يمه

  • @farhaan938
    @farhaan938 Před 6 měsíci +1

    Beenlow ayaa thy dadka beenka ka dhaaf Waxaad joogtaa deutschland u maleenaa hal waraaqad aan diro ayaa sharcikaaga ku weynee walagu soo tarxiilaa hal waraaqad oo report haddaa kaa diyaariyo waa ku dhamaatey wlhi

    • @user-ho5hi1yx6e
      @user-ho5hi1yx6e Před 5 měsíci +1

      😂 xoolo ilhyba tahy. Mx ugu mashquulysa. Ord shaqyso Dadka aku mashquuline somalida mxy baatodad dhaysay adiga laftigag ku tarxiili karna ka wrn

  • @user-tr2dj5qs1w
    @user-tr2dj5qs1w Před 4 měsíci

    😊

  • @CabdiShakuur-li7sf
    @CabdiShakuur-li7sf Před 6 měsíci +1

    Wll warbixin kusaabsan France maiga caawin kar taa