Sida ugu Sahlan ee Poland wax barasho loogu tago Wareysi Gudomiye Cilmi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 05. 2022
  • Sida ugu Sahlan ee Poland wax barasho loogu tago Wareysi Gudomiye Cilmi

Komentáře • 37

  • @qarwac5578
    @qarwac5578 Před 2 lety

    Thanks adeer

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Před 2 lety +1

    Mncha allah bro thankz indhooz

  • @abdulahiabdikadir4580
    @abdulahiabdikadir4580 Před 2 lety +1

    Manshallh wan salamaya gudoomiyaha iyo adiga wa barnaamij faido leh👍

  • @barlinsheek5382
    @barlinsheek5382 Před 2 lety +1

    Mashallh wariye indhoos

  • @cabaasabuukar8545
    @cabaasabuukar8545 Před 2 lety

    Masha allah warihena indhoos ooyogo ostari

  • @ashoabdi5273
    @ashoabdi5273 Před 2 lety

    Weldone

  • @pobrengmening3930
    @pobrengmening3930 Před 2 lety +1

    God Bless my friend 🙏

  • @mohamedsalad6299
    @mohamedsalad6299 Před rokem +2

    Masuul passport kenya wataa waxbarasho poland rabaa in aan u aado safarada kenya ee poland wax sharuud oo ah in aan luqada English yaqaano ma qasab baa

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Před rokem +3

    Zhp wan ubahnaa plz meel kala so xariiro isheeg qarashkana wan heystaa❤😢😢

  • @rihaanamohamet7370
    @rihaanamohamet7370 Před rokem +1

    Sideen kuheli kraa scholarship Bachelor degree germany and Poland 🇵🇱 plz kasoo hadal apoowe please 🙏

  • @hooyoifraah8248
    @hooyoifraah8248 Před rokem

    Wllo Ada Raaliya xagan kalaso xidhiidha ama gudomiyaha xage kalaso xidhiidhna

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 Před rokem +6

    Aniga Ayaa Hada Hawsheeda ku jira oo Visihii un Hada ii dhiman Passport Kayguna Somali Maahan Waxbarasho Ayaana iga Go'an Aniga Tahriib iyo Sii dhaafis Maahan Qorshahay'gu ee Fadlan Gudoomiyaha Meel Lagala Xidhiidhi Karo Yaa Haya ama Cid kale oo Saldhig u tahay meeshu oo waxbarataba Haday Jirto

    • @faraxsanvip5924
      @faraxsanvip5924 Před rokem

      Plz plz wllky igu cawi waxaan rabaaa wax barasho ayaan rabaa wlhi abowe plz plz plz abowe

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 Před rokem +1

      War sowaran ma tagtay poland

    • @abdimahamud4548
      @abdimahamud4548 Před rokem

      @@Abdirahman_24 YEP 💯

    • @melonnour4816
      @melonnour4816 Před rokem

      @@abdimahamud4548 sideed ku tagtay wllo

    • @najahsaid1162
      @najahsaid1162 Před rokem

      @@abdimahamud4548 qaabke ku tagtay abwe plz 🙏 jawab

  • @daauudburcaawi1151
    @daauudburcaawi1151 Před 2 lety +1

    waar hadaa meeshu wayga soo xidhanteeee

    • @naima854
      @naima854 Před rokem

      Wllo miyey xidhantay wali wan rabee

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Před rokem +2

    Zhp wn rabay barnamijkan ninkan inan la xariiran raba nambarkisa rabay zhp plz wn kubarya😢❤❤ xga qarashka na iga baxaya wn heystaa❤

  • @melonnour4816
    @melonnour4816 Před rokem +1

    Anu hadaban u socdaaye ma xudhantay