MACLUUMAAD KU SAABSAN DALKA POLAND - QAYBTA 2AAD - GEEDI SAHAN IYO POLAND

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 26 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================
    Camera:
    (Sony Alpha 7III)
    www.sony.com/e....
    Gopro hero 6:
    www.amazon.de/....
    dji osmo action: www.dji.com/at...
    ==============================================

Komentáře • 91

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Před 2 lety +19

    Fadlan like iyo comments

    • @zaciimdaud5322
      @zaciimdaud5322 Před rokem

      Asc wll godomiyaha numberkiis ayaan ubaahanahay please sxb si degdeg ah igu jawab ama meel aan kala xiriiro isosheg please

  • @abduqadirabdi6893
    @abduqadirabdi6893 Před 2 lety +6

    Good vlog Mr gedi sahan thx bro

  • @fakeituntilyoumakeit9284
    @fakeituntilyoumakeit9284 Před 2 lety +3

    Wiilkaan bolan kucaawinaaya soomaalida waxwayn buu kabadalilahaa wadankeena haday nabaditaalo illaahaya w garabpabo aamiin

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali Před 2 lety +1

    Geeedi sahan aaad aaan kuuu tageeeraa. Barnamijyadaada xiiiuso eey leyihiiiin . Keeep going 🙏✅

  • @ahmedismail5671
    @ahmedismail5671 Před 2 lety +3

    This was fantastic, informative, interesting and very important to know about poland. I thank u my brother geedi sahan for ur all efforts u put in to SAHAN to educate us about the world. U got my subscription and share to encourage u keep doing the good job

  • @cabdiqadirmuxumed6403
    @cabdiqadirmuxumed6403 Před 2 lety +3

    Masha allah #Geedi_Sahan wll wxd tahay qof ad u wngsn wll wxd so gudbisa wll wax badan oo Somalida fa ido u ah wll
    Keep going pro an dhiiri galino Somalaay wllken
    ❤️💪💯✈️

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 Před 2 lety +6

    Woww caadi maha iyo Soomaalida Poland

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Před 2 lety +2

    Thankz bro gedi sahan

  • @qaalidalasow6894
    @qaalidalasow6894 Před 2 lety +4

    Geedi sahan waa mahadsantahay wll

  • @hiiliyetravel1958
    @hiiliyetravel1958 Před 2 lety +1

    ac magaceyga waa maxamed ibrahim waxaan ku noolahay magaalada muqdisho wlh bro waxaad tahay qof qaali ah inta badan dhallinyarada soomaalida ee isticmaala baraha bulshada waxay ku mashquulaan qabiil siyaasad iyo qaab darro badan taasna waxay igu qasabtey inaanan fiirsan chanelada soomaalida xitaa ma dhageysto idaacadaha baraha bulshadana ma isticmaalo lkn adiga waxaad tahay qofka keliya ee aan arko in uu mudan yahay in lagu deydo thanks bro

  • @abdimalikmahamed535
    @abdimalikmahamed535 Před 2 lety +1

    Geedi sahan keep goimg pro waaan ku tagera

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y Před 6 měsíci

    Waaaw

  • @abdikarimmaxamudali7344
    @abdikarimmaxamudali7344 Před 2 lety +2

    Hore u soco WllL👍💯👏

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Před 2 lety +1

    Poland xita ma takte bro mashalah keep on

  • @mahamudisaaq4981
    @mahamudisaaq4981 Před 2 lety +1

    Shaqo wacan geedi sahan

  • @suldanbaraar420
    @suldanbaraar420 Před 2 lety +1

    Keep goin boss 👍👍👍👍👍🇸🇴👍

  • @cabdulahicadaan4538
    @cabdulahicadaan4538 Před 2 lety +1

    legend love isaar

  • @GordonTravels
    @GordonTravels Před 2 lety +3

    Sahbi conquers Poland.

  • @somowfahimoofficial7471

    Keep going my dear hor mar wacan

  • @tygalklastking48
    @tygalklastking48 Před 2 lety +2

    Viva Xamar jajab and Xamar Wayne

  • @mohadeick4850
    @mohadeick4850 Před 2 lety +1

    Masha allah sxp hore usoco

  • @bobena84
    @bobena84 Před 2 lety

    Thanks 🙏👍

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Před 2 lety

    Mahadsanid

  • @mowliiaxmed4751
    @mowliiaxmed4751 Před 2 lety +2

    from farxad side media

  • @AH78078
    @AH78078 Před 2 lety

    ما شاء الله

  • @abuanasahmed8496
    @abuanasahmed8496 Před 9 měsíci

    👍

  • @hiiliyetravel1958
    @hiiliyetravel1958 Před 2 lety

    thanks

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 Před 2 lety

    Hore u soco

  • @A.Mohameth1
    @A.Mohameth1 Před 2 lety +1

    Aan kala soo xidhiidho

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 Před 2 lety +1

    Mansha alah bro going going this is really helpful

  • @qoryogubanchannel890
    @qoryogubanchannel890 Před 2 lety +1

    Poland waaba. Baahiye see buu ugu nool yhy jarmalka bay u soo wada shaqatagan

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW Před 2 lety +3

    Saxiib,Ninkan Contactiskiisa i sii Poland ayaan rabaa inaan rago dhawaane.
    Mahadsanid wall.

    • @zaciimdaud5322
      @zaciimdaud5322 Před rokem

      Asc wll godoomiyaha numberkiiis hadad heshey maisiin karta wll

  • @maxamedshariif4046
    @maxamedshariif4046 Před 2 lety +2

    Geedi sahan salan sare

  • @BootoBooto
    @BootoBooto Před 2 lety +1

    Zxp meeqo ayan ku iman karaa

  • @mohaali2303
    @mohaali2303 Před 2 lety +1

    Dadka faraha leh maqapisha ina weydiso aheed

  • @apzhirxaaji3392
    @apzhirxaaji3392 Před 2 lety +2

    Iam on the way 🙏Poland

    • @nimcomuuse5677
      @nimcomuuse5677 Před 2 lety

      Walal ana wn so socdaa ma kula so xidhiihdi kara

    • @abdulgaabane2088
      @abdulgaabane2088 Před 2 lety +1

      I'm on the way intee kala so xiriiri karnaa ninkan Geedi sahan

    • @nimcomuuse5677
      @nimcomuuse5677 Před 2 lety

      @@abdulgaabane2088ma jawaabayo isagu

    • @ayala1627
      @ayala1627 Před 2 lety

      War aniguna waan soon socdaa saaxiibayaal, from Hargaysa e, ma soo wada xidhiidhi karraa?

    • @empireshow1
      @empireshow1 Před 2 lety

      @@ayala1627 anaa hargiesa ka soo socdee xagee soo maraa

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow6825 Před 2 lety +1

    From ck

  • @ayala1627
    @ayala1627 Před 2 lety +2

    Soomaalida Poland joogta ama si uun uga warqabte ee dhex martay; waxaad ii sheegtaan Warsaw ma ahaane magaalooyinka kale ee dalka, sida Wroclaw, Posnan iyo Krakow Soomaali ma joogtaa ama se si uun ma looga helaa; haba noqdaan kuwo German iyo waddmada kale kasoo shaqa taga e... specially Taraagle ama tagsiile? Mahadsanidiin.

    • @alifaraiosman9097
      @alifaraiosman9097 Před 2 lety

      Zxp anaa Krakow jooga pro 4 Sanaa deganahay

    • @Nika_kit800
      @Nika_kit800 Před 2 lety

      @@alifaraiosman9097 walal polanad ayaan rabaa in aan imaado qof kama aqaano waxan jogaa norway siden ku helaa qof iga cawiya markaan imaado qof melaha itusa

    • @ahmettadde2870
      @ahmettadde2870 Před 2 lety

      @@alifaraiosman9097 sxp halkeen kaala soo xariiraa

    • @muhammadomer5632
      @muhammadomer5632 Před rokem

      @@Nika_kit800 wll ma dalxiis ayaad u socotay mise wax kale

    • @nafiisayuusuf
      @nafiisayuusuf Před rokem

      ​@@alifaraiosman9097wll aniga rab in anaa imaado wll ciidn kma grny wll ee bl warbixin iga sii wll😢

  • @zakiibraahimali4550
    @zakiibraahimali4550 Před 2 lety

    Zxp wan kutageera wanakudawadaa ilaa 2018

  • @mohammedissahassan6338
    @mohammedissahassan6338 Před 2 lety +1

    Inshalla Poland u soo socdaa waliba dhibadan aya la kulmy

  • @ahmednur1776
    @ahmednur1776 Před 2 měsíci

    Geedi sahan ma heli kara contact nr kisa ama emailkisa gudoomiyaha
    Thnks

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před 2 lety

    geedi sxb nimankaan telkooda ama emailkooda soo dhig

  • @eidmohamed8651
    @eidmohamed8651 Před rokem +1

    Poland 🇵🇱 hadaad joogto reply soo gal

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Před 2 lety

    Xagee lagala xidhiidhi karaa?

  • @A.Mohameth1
    @A.Mohameth1 Před 2 lety

    Asc ZhP Meel Ma leedahay private

  • @Hornscope
    @Hornscope Před 2 lety +1

    Markaa iminka imisa Somali baa ku nool Poland. Ma capitalka wadanka ayay degan yihiin. Sidayse uga nabad galaan kuwa cunsuriyiinta ah ee ku badan wadanka Poland?

    • @alifaraiosman9097
      @alifaraiosman9097 Před 2 lety

      Zzp Poland anaa jooga Krakow south of Poland 🇵🇱

    • @nashy3731
      @nashy3731 Před 2 lety

      @@alifaraiosman9097 wll Ana u bahan visa poland halke Ka hela ado raliya

    • @abdimahamud4548
      @abdimahamud4548 Před 2 lety

      @@alifaraiosman9097 BROTHER KAY HALKEEN KAALA SOO XIDHIIDHI KARAA WAX MUHIIMA AYAAN UBAAH NAA INAN KUWAYDIIYO FADLAN HADAD ARAGTO IISOO JAWAAB WLL POLAND ANAA USOO SOCDEE

    • @Queen-Alii
      @Queen-Alii Před 2 lety

      @@abdimahamud4548 wll hda matagtay

    • @rahmafarhan2112
      @rahmafarhan2112 Před rokem

      @@abdimahamud4548 wll ma xeraysatay mise heshay visaha

  • @amisaleim4800
    @amisaleim4800 Před 2 lety

    Poland baba is Lagan Somali baa degan , dadkooda caydh arkaa, anyway Poland bay ka shidan thy and who died? Ganacsiga tolow ya igu soo xidha

  • @najiibabdillahi2223
    @najiibabdillahi2223 Před 2 lety +7

    Ninkani haduu chanalkisa luuqad kale ku bixi lahaa millions ayaa garab istagi laha lkn somali ayuu ilahay ka dhaliyay somalina wax loo dhinto maaha inta wadan ee uu dartiin u tagay xitaa dalalka hor maray qaarkood ee dhaqalaha haysta youtuberskodu kuma dhiiran kara ee somaliyey bilahi calayk garab istaga wiilka sxb anigu caan maihi lkn hadan caan ahan lahaa wan ku garab istagi laha lkn hada awoodeydu waa qoraalkan oo kaliya wll sorry😒😒

  • @munaadam9491
    @munaadam9491 Před 2 lety

    O

  • @apdalahusein2062
    @apdalahusein2062 Před rokem

    War ninka darisaa nahay nio geedi sahan😅😅

  • @zakariamohamed3418
    @zakariamohamed3418 Před 2 lety

    Naga sheekey maaha ee waa nooga sheekey lol

  • @user-ev6om6js5x
    @user-ev6om6js5x Před rokem +1

    Niyow jaaniska aad haysato iyo sida aad uga fa.idaysan la.dahay ayan la yaabay miyaad vlog qurux badan ka so diyaarisid wadamadan faraha badan ee aad marayso ma wariya tahay xaged qol yaroo madaw qof ula galaysa uun fake of

  • @gandhiye67
    @gandhiye67 Před 2 lety

    From ck