Hereri & Sheekadi poland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • www.universalsomalitv.com

Komentáře • 74

  • @dalhagaaje6660
    @dalhagaaje6660 Před 4 lety +13

    Poland waa gaajo dadkoodii baa jarmalka u soo shaqa taga

  • @yahdhipato9679
    @yahdhipato9679 Před 3 lety +5

    Poland maan moodeyn iney somali joogto Allh haydin xafido

  • @qaranimosomalia8919
    @qaranimosomalia8919 Před 7 lety +4

    Maansha allah wey dadaaleen.

  • @abdallahassan6342
    @abdallahassan6342 Před 8 lety +7

    mashallah rag wye inaan poland kunolaano waxaa sababay dhibta kjirta wadanka alla somalia isku keen

    • @mohamadahmed4155
      @mohamadahmed4155 Před 6 lety

      abdalla hassan asc sxb hadaad i maqlayso iga caaawi jamacadd admision of polland masuuk

    • @Geyre02
      @Geyre02 Před 3 lety

      Allaha ku amaansado sxb hadaad wali meeshii ku noshahay

    • @abdifatahabdilahi3146
      @abdifatahabdilahi3146 Před 3 lety

      Sxp sida yurubta kale dawladdu makaa kafaalo qaadeysaa noloshaada ?

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Před 6 lety +7

    Allaha u naxariisto Gabeyre. 2015 ayuu ku geeriyoodey qarax ka dhacay albaabka xarunta madaxtooyada Villa Somalia.

  • @a-1khadar983
    @a-1khadar983 Před 9 měsíci

    ❤❤

  • @ridwanhussein1715
    @ridwanhussein1715 Před 7 lety +6

    Allow soomaali dalkooda nabad uga dhig Aamiin yaa rabbi

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 5 lety +3

    Caruurtaa quruxda badan ee iskdhalka ah hadhaw ha kabaxsan please. Yaanay hadhaw gaaloobiine

  • @muniirhassan7222
    @muniirhassan7222 Před 5 lety +3

    shoodhahygii abdisalan ibrahin hereri markaa waaad dhuubnyd

  • @macoeahmed1923
    @macoeahmed1923 Před 3 lety +1

    AbdiQaadir Gabaye iyo Herari Waanu idin Taageernaa walaalo

    • @khairaaliammaan2130
      @khairaaliammaan2130 Před 3 lety

      Walaal cabdi gabare muunu aheyn nin xamar lagu diley bari dhaweyd

    • @mahadoilmi1658
      @mahadoilmi1658 Před 2 lety

      @@khairaaliammaan2130 ha run allaha unaxaristo qaabayre

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 Před 6 lety +6

    Dadka soomaalida ah waa isku mid ee nacaskan SOMALILAND sheegaya muxuu yahay nacdalbaa ku taal

    • @suadhassan4619
      @suadhassan4619 Před 6 lety

      Nacalada iskada isaga afkisa u xoree eh somali wanka yabay waxkasta wax bay kaso dhex sarayan

    • @muniirhassan7222
      @muniirhassan7222 Před 5 lety

      waakii hooyiodaa qabay maanad garanayn

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 Před 9 měsíci

    Alla how naxariisto gabayre

  • @cllahikhalifxirsibulxan
    @cllahikhalifxirsibulxan Před 6 lety +1

    clsalan ibrahim hareedi

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 7 lety +9

    Poland wan tagey dalxiis ban u tagey

    • @abdulkadirsaid2945
      @abdulkadirsaid2945 Před 7 lety +1

      safiya mohamud ma naga hubtaa halkaas

    • @adenunknown3088
      @adenunknown3088 Před 7 lety

      abdulkadir said kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @mrkhaliilarab7762
      @mrkhaliilarab7762 Před 7 lety

      ķ

    • @sadyajama4950
      @sadyajama4950 Před 6 lety

      safiya mohamud ,, wallalo, ,poland maa latagye karah,!!? iam somali lady with 2 kids iwant go there, from poland to germany or other country,, can you tell me some one help me, plz answer me awllalo

    • @qooryarestudio
      @qooryarestudio Před 6 lety +1

      +sadya jama welcome wll i will help you too iam in germany now

  • @MoShineArab
    @MoShineArab Před 11 lety +10

    waa barnaamij aad xiiso u leh runtii, lkin waxa loo jaray hadalkaa ayaan la yabanay bal ila eega 10:38
    intaan jaaliyada somaliland madaxda ka ahaa isagoo leh ayaa laga jaray video-ga yaab

    • @feysalmaxamednourmaxamed5225
      @feysalmaxamednourmaxamed5225 Před 7 lety

      Mo Shine Arab sxp waa isku mid somaliland iyo somalia marka mesha calalacda jooji

    • @altianoelchapo6456
      @altianoelchapo6456 Před 6 lety

      Mo Shine Arab meelxun ayaad wax ka eegaysa ee waxba lama jarin
      Waana runtii oo somaliland siday uradinayso ictiraaf ayey waxwalba seegaysa
      Ee horta dalalka xidhiidh ha la sameyaan si ay ictiraafka uga caawiyaan

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs Před 3 lety +1

    Polan waa dad aan jecleen madowga

  • @wadanifaysaljaamac4833
    @wadanifaysaljaamac4833 Před 6 lety +2

    poland waa dal wangsn safar ayaan kusoo maray

    • @ifraaxali1190
      @ifraaxali1190 Před 3 lety

      @Bashir Jj zhp Poland waa wadan gaajo ah dhaqaalo fcn ma heyztan anigaa joogo Dadkooda ayaaba Europe ta kle ushaqo tago mrka Poland wxba ma yaalan wa gaajo kazii yaaci Rabaa

    • @jibriilabshir6039
      @jibriilabshir6039 Před 3 lety

      @@ifraaxali1190 numbrrkga isodid wll

    • @awalemohamedelmi54
      @awalemohamedelmi54 Před 3 lety

      @@ifraaxali1190 side looyimaada sidayna looga tagaa 🤔🤔🤔

    • @zihaamone4282
      @zihaamone4282 Před 3 lety

      @@ifraaxali1190 wll hada joogto please sidee looga baxaa

    • @jibriilabshir6039
      @jibriilabshir6039 Před 3 lety

      @@zihaamone4282 ma joogta wll adgu

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 Před 6 lety +15

    su aashan yaa iiga jawabaya nimanka soomaliyeed markay naag cadaan ah oo hoosta anan iska dhaqaynin markay guursadaan ayada iyo ilmaheedaba dabaday kadhaqayan lakiin naag soomaliyeed oo walashood ah oo car faysa cunto maxaan siinaysa way kacararayaan ilmahana way ku dayrinayan anaa arkay niman nago foolxun oo ajanib ah qaba walahi sidii eydii bay ucanana nayan haday ku arkaan hoos bay fiirinayan ilay wad labayabaysa hadaad arakdid nin naag ku qaylinayo ee yaab

    • @dinisrealm3240
      @dinisrealm3240 Před 6 lety

      amina hasan, inkastoo raggu isku mid ahayn, waa jiraan rag soomaaliyeed oo badan oo sidaad sheegayso u dhaqma!

    • @wtfmoments3886
      @wtfmoments3886 Před 6 lety +2

      amina hasan naagaha somalida ah ma yaqaanaan sida loo koolkooliyo raggooda balsw tan cad way taqaana wayna u jiljilcanatahay ninkeda raggana haday naagtooda raaliyo u tahay fudada inta uu ka dhaqo ayuu dhagaha ka leefayaa

    • @mahammedabdugadernoor1162
      @mahammedabdugadernoor1162 Před 6 lety +2

      amina hasan aniga ayaa kaga jawabayo sababto ah naaga ha cadaan ka.ah wey idinka qurux badan yihiin wey idinka raaxo badan yihiin wana dad wax garat ah

    • @germanytoday4245
      @germanytoday4245 Před 6 lety

      amina hasan hhh

    • @altianoelchapo6456
      @altianoelchapo6456 Před 6 lety +1

      amina hasan waa dad iska dulaysan kuwaas lakiin somali oodhan ma matalaan😂😂😂

  • @saaciddaxmed7256
    @saaciddaxmed7256 Před 7 lety +2

    socdaalka hereri ee poland

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 Před 6 lety +1

    waxa halkan ka muuqda inay somalida wadankan jooga yihiin dad aad u yar laakiin wax lataaban karo sameysay

  • @abdulahiibrahim613
    @abdulahiibrahim613 Před 11 lety +1

    dhagawayne weli boorsada ma ku xirxiran tahay eeboow iska imoow meshii laga qaaday waa lagu soo dhawaynayaa eeboow

  • @dadsgirl721
    @dadsgirl721 Před 5 lety

    Qof poland joga u baahanahy plz ya i caawi kra rabi ha ugu deeqa wax jeclyhy😓😓

    • @muniirhassan7222
      @muniirhassan7222 Před 5 lety +1

      anaa jooga wll

    • @dadsgirl721
      @dadsgirl721 Před 5 lety

      Wll meel kala so xariira isii information ubahan ado mhdsn.

    • @bakatamofficial7059
      @bakatamofficial7059 Před 5 lety

      @@muniirhassan7222 wll ane waan ubahahay ee mel Ankala soxiriiro makahelaa

    • @user-jp7tv7ht1r
      @user-jp7tv7ht1r Před 4 lety

      @@muniirhassan7222 plz ana wan u bhny wall meel aan kala soo xidhidho ii soo qor

    • @sufifarah7052
      @sufifarah7052 Před 4 lety +1

      @@muniirhassan7222 please number wsll

  • @muhiadinahmed6329
    @muhiadinahmed6329 Před 7 lety

    c.salaan herer iyo heraar

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 5 lety

    Iskadhelku quruxbadanaa

  • @maxamedcabdiraxmaan6391

    Waa reer somalilandoow jaaniska ka faaidaysta oo ictiraafka ka doona poland.

  • @abdikadirmuhumed427
    @abdikadirmuhumed427 Před 7 lety

    somali meel kasta way joogtaa

  • @abdifitahmohamed3758
    @abdifitahmohamed3758 Před 7 lety

    ww

  • @siciidabshir6693
    @siciidabshir6693 Před 4 lety

    H

  • @feysalmaxamednourmaxamed5225

    yurub joogaa liska rawaa mooyee waxba ma yaallo meeshaan poland kkkk somalia ka roon in aad xamaali ku noqoto