Soomaalida ku nool dalka Poland - Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Poland - Qaybta 1aad Geedi sahan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 37 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================
    Camera:
    (Sony Alpha 7III)
    www.sony.com/e....
    Gopro hero 6:
    www.amazon.de/....
    dji osmo action: www.dji.com/at...
    ==============================================

Komentáře • 82

  • @omarabdullahi9804
    @omarabdullahi9804 Před 2 lety +16

    Poland 🇵🇱 waxaan booqday 1994 waxaan isoo dhaweeyay C/qaadir Gabeyre oo Warsaw daganaa.
    Ilaahey ha u naxriisto wuxuu ahaa shaqsi soomaalida aad u jecel.
    Marara badan ayuu Germany 🇩🇪 Berlin noogusoo booqday
    Thank you 🙏 Mr Geedi Sahan.
    I enjoy your Vlogs

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 Před 2 lety +1

    Best Somali Travel CZcamsr

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Před 2 lety +1

    Manshallah Tabarakallah wallakiis . Great job my brother . We need to do better

  • @suldanbaraar420
    @suldanbaraar420 Před 2 lety +2

    Masha Allah legend waxad sameysey arin aaad uwanaasan iskudey wareysi kale sosamey o goobaha lagu dalxiso io kamamka qaxotiga somalida sidey ugu noolyihin i.a keep going bro 😎

  • @abwanqays8190
    @abwanqays8190 Před 2 lety

    the legend is back sxb hore u soco waanku wadana soo badi barnamijka

  • @SomalifilmsHD1
    @SomalifilmsHD1 Před 2 měsíci +1

    Cilmi Abdi

  • @Mujaahid2030
    @Mujaahid2030 Před 2 lety

    Ma sha allah mahdsanid geedi sahan video wacan oo nafac leh

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 Před 9 měsíci

    Best somali youtuber❤❤❤

  • @abduqadirabdi6893
    @abduqadirabdi6893 Před 2 lety +1

    Nice vlog wa wax dadkena wax udar uleh gedi sahan so badi barnamishadan o Kale bro 👍👍

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Před 2 lety +2

    Fadlan comments iyo Share

    • @muhamedaliqule9143
      @muhamedaliqule9143 Před 2 lety +2

      Pliz ticket and visa Poland ban Raba inan Helo sen KU Heli Kara saa hw much z de cost

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Před 2 lety +1

    walaahi muqaaladaa waan jaclahay geedi sahan

  • @mohamoudyousuf5202
    @mohamoudyousuf5202 Před 2 lety +1

    Go forward bro

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Před 2 lety

    best Somali travel youtuber

  • @xamdixaaji7567
    @xamdixaaji7567 Před 2 lety +1

    Hormar wacan

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 Před 2 lety

    Best Somali CZcamsr

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Před 2 lety

    Geeddi sahan bro mesha Sidde waxbarasholagu imaan karaa legend nooga soowarn teeda kle mel Aan kala soo xiriro iso sheg

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Před 2 lety

    WaaaN kuhyaa bro geedi sahan thankz

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @ahmedaden3380
    @ahmedaden3380 Před 2 lety

    Mnsha allah geedi sahan

  • @mohadeick4850
    @mohadeick4850 Před 2 lety

    Shaqa wacan bro hore u soco

  • @OTOMODO
    @OTOMODO Před 2 lety

    Legend is back 🥶

  • @sagalsalad688
    @sagalsalad688 Před 2 lety

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @buukax9475
    @buukax9475 Před 2 lety

    Maan sha allah

  • @apdishakuut2150
    @apdishakuut2150 Před 2 lety

    Zxp geedi hapkee ugu fudud aan ku iman karaa wadanka poland

  • @kooshinkaarshe1665
    @kooshinkaarshe1665 Před 2 lety

    nooloow gudoomiye pro elmi asxaabtaadana waanu salaameenaa

  • @maxamedyare5921
    @maxamedyare5921 Před 2 lety

    asc
    Geedi sahan walal waxaa tahay WADANI
    masha ALAH

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Před 2 lety

    masha allah waa muqaal wanaagsan

  • @Loml-chi
    @Loml-chi Před 2 lety

    Asckm masha allaah

  • @mohadeick4850
    @mohadeick4850 Před 2 lety

    Masha allah sxp hore u soco

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 Před 2 lety

    Hore u soco

  • @user-gh3dr5ip1u
    @user-gh3dr5ip1u Před 8 měsíci

    Gabeyre waxaan isku baranay airport magaaladda Addis Ababa.. Waan wada xiriiri jirnay laakiiin waan ka naxay geeridiisii.. ALLAHA U NAXARIISTO.. Waan soo booqan doonaa xafiiskiisa Insha Allaah.. Igu caawi addresska.. Sxb igu qaali ah ayuu ahaa

  • @abdallejama1176
    @abdallejama1176 Před 2 lety

    Geedi sahar horay usoco malinba wadan ayaad na dhex gesaa

  • @waxkabarowaxkabaro4279
    @waxkabarowaxkabaro4279 Před 2 lety +1

    Somalia waa dad creative ah can you please give the community leader contact thanks

  • @Madde58982
    @Madde58982 Před 2 měsíci

    You should change the name of your company and make it international ❤ peace ☮️

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 Před 2 lety

    Came back
    Aad baan ugu faraxsanahay sxp

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 Před 2 lety

    M.a thanks sxp

  • @abdihassan3840
    @abdihassan3840 Před 2 lety

    cilmi wad mahadsantahay

  • @altianoelchapo6456
    @altianoelchapo6456 Před 2 lety

    horay usoco 👏🏽

  • @ahmadsaid2359
    @ahmadsaid2359 Před 2 lety

    War Geediyow Brother Waxan Rabay ina Tago Poland kabacdi jaLiyadda somaliyeed ee poland ayaan rabay ina la xidhiidho ee ma isiin karta wax aan kala xidhiidho . Mahad Sanid 🙏

  • @sharmakehassan3705
    @sharmakehassan3705 Před 2 lety

    Asc Part 2 majiraaa sxb geedi

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Před 2 lety

    Poland iyo soomaalida

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 Před 2 lety +1

    Warbaxin Ardayda ma ka diyaarisay ?

  • @kooshinkaarshe1665
    @kooshinkaarshe1665 Před 2 lety

    emoye I AM A GREETING YOU I AM A SOOMAALI PRO ELMI MY BROTHER.

  • @razmegage7918
    @razmegage7918 Před 2 lety

    ASC geedi sahan saaxiib halkeen kala xiriiraa gudoomiyaha celmi?

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 Před 2 lety

    Walaahi warbaxin wanaagsan

  • @walalalvaro3389
    @walalalvaro3389 Před 2 lety

    Geedi zxb Horay uu soco bro sxb Facebook maxa kugu qoron ✋

  • @maxamedcabdulahi1893
    @maxamedcabdulahi1893 Před rokem

    Walalow ninkan ciwaan kala xariiro hadii heydo

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Před 2 lety

    🙏👍👍👍

  • @Alledartiisa
    @Alledartiisa Před 2 lety

    jamacad kuma adi karaaa nio poland 🇵🇱 u bahanhy isoo qawo sxo reply pls 📞

  • @abdirashiidqodob1877
    @abdirashiidqodob1877 Před 2 lety

    Sxb geedi sahan poland qof jooga oo somali ah igu soo xidh poland ayaan rabaa inaan usoo safro bishan gudaheeda

    • @amiirafamilyyoutube7494
      @amiirafamilyyoutube7494 Před 2 lety +1

      Iska joog wll meeshad joogto cila haku dhimNe wiilow

    • @caliahmed4075
      @caliahmed4075 Před 2 lety

      @@amiirafamilyyoutube7494 Apayo Ani xta ina so baxa rapa bishan dhaxdeeda maxa dhcy yacni Mel xun miya

    • @caliahmed4075
      @caliahmed4075 Před 2 lety

      Pro Ani xta wxn rapa ina Isla bishan dhaxdeeda uso safto meshas ee Mel An Kala so xariiro ii rep lpx

    • @nimcomuuse5677
      @nimcomuuse5677 Před 2 lety

      Walal an visaha helo raba ilaso xidhiidh sidee ku heshay

    • @nimcomuuse5677
      @nimcomuuse5677 Před 2 lety

      @@caliahmed4075 walal halke kla so xiriir suaal ba raba ina kuweydiyo

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Před 2 lety

    How can i contact them please

  • @abdirahmanali2490
    @abdirahmanali2490 Před 2 lety

    Poland inan imaado ayan rabaa qaab ardaynimo ah ka dib germany baan rabaa inaan u gudbo tolow xadkaasi ma adagyhay oo mala tagi karaaa

    • @waddanidhabah5610
      @waddanidhabah5610 Před 2 lety +1

      Walo aanba waan uu baahne ila soo xidhiidh haddad information ka heshay

    • @guutaaleaxmed2992
      @guutaaleaxmed2992 Před 2 lety

      @@waddanidhabah5610 ana waa u baahnaa sxb aan isasa so qabano

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety +1

    somali isku calamo maha mid walaba calan gooniya ayuu leeyahay kaasi beri buu ka dhexayn jiray iminka maya somaliland calan gooni jabuuti calan gooni dowlad degeentaka iyaga calanka itoobiya haysatan kan kale wa iska ruwayad nfd mid gooniya kenya haystan calankan muqdisho uun baa leh

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 Před 2 lety

    Waar ninkan mxaa loo dhiirigalin waaayay

  • @idirisahmed3709
    @idirisahmed3709 Před 2 lety

    Yy

  • @Usaama47
    @Usaama47 Před 2 lety

    Visa poland side lo helaa

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 Před rokem

    Why gabadho soomali loo shaqo siin waayey

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 Před 2 lety

    Poland Soomaali miyay joogaan

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 Před 2 lety +1

    Somalia waliged ha qaraxdo🔥