Sheekada Muna Iyo Yuusuf Iyo Buuga Boojin Q 5aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 04. 2024

Komentáře • 69

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 Před 3 měsíci +8

    WA SUGAAYE WLLHI 😂❤

  • @majikhero3335
    @majikhero3335 Před 3 měsíci +6

    Shekadan wan sugayay Wana kahelay

  • @Ahmedzayit29
    @Ahmedzayit29 Před 3 měsíci +10

    Qaybtan waxa dareemi kara un qof tartan jaceyl galay 😂

  • @Asmalove2323
    @Asmalove2323 Před 3 měsíci +3

    Part 6

  • @iphaanqurux
    @iphaanqurux Před 2 měsíci +1

    I like wlhi❤

  • @ifraaxmuxumed761
    @ifraaxmuxumed761 Před 3 měsíci +1

    Mee qaybti 6aad

  • @UsameMk
    @UsameMk Před 3 měsíci +1

    Zxb soo badi shekadan wan kahelnay mahad sanid

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci +2

      3 Meelo Hal Meel Waye 2 Meel Ayaa Idin Hartay Insha Allah

  • @AbdiNasir-wr8wq
    @AbdiNasir-wr8wq Před 3 měsíci +3

    Markale sxb.anaaugu horeya qarni joog

  • @abdimahadahmad7394
    @abdimahadahmad7394 Před 3 měsíci +1

    Waayo sheekooyinka waad biloowdaa balse ma dhamays tirtid

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci +1

      Ciid Ciid Ayaa Lagu Jiraa Insha Allah

  • @MaxamedAminFaray
    @MaxamedAminFaray Před 3 měsíci +1

    Hhhhh
    Wallee caawa matag ayaa ka dhacay. 😂🤭
    Caawa waxaan maraya xalqada mataga 😂.

  • @abdimahadahmad7394
    @abdimahadahmad7394 Před 3 měsíci +1

    Asc sxb waan kaayaabay

  • @FhFyg-ku7le
    @FhFyg-ku7le Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤

  • @saadiqofficial9245
    @saadiqofficial9245 Před 3 měsíci +1

    Part6❤❤❤😊

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 Před 3 měsíci +1

    Away qeybta 6xaad soo fasax zxp

  • @user-de7lb6ho4v
    @user-de7lb6ho4v Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤🎉

  • @aweestima1408
    @aweestima1408 Před 3 měsíci +1

    Qeebti laxeed aawey hee

  • @MustaqiimNuur
    @MustaqiimNuur Před 3 měsíci +1

    6 keen hee

  • @user-oy7de5cp6x
    @user-oy7de5cp6x Před 3 měsíci +3

    Secamal sxipow waa nalaga habasnata malin kaste saan ufirinyay hadan haya😊

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci +2

      Waa 10 Ka Dambe Ramadan Iyo Ciid Ciid Marka Mashquul Ayaaba Jira

  • @abdimahadahmad7394
    @abdimahadahmad7394 Před 3 měsíci +2

  • @AsiaAbdullahi-vh6nz
    @AsiaAbdullahi-vh6nz Před 3 měsíci +1

    Sooo dheeere plz😩♥️🫶🏼

  • @user-ee7zq5sh7u
    @user-ee7zq5sh7u Před 3 měsíci +1

    sxp ahekad lasodhakhso qeybta xigto

  • @ChoukriAbdi-rd5hf
    @ChoukriAbdi-rd5hf Před 3 měsíci +1

    Haye meeday hee qaybti 6 waan ku raagsaney

  • @xamdiapdi2646
    @xamdiapdi2646 Před 3 měsíci +1

    Walal bacdal ramadaan bilan iyo dalal noso celi❤

  • @mohamedjamaomar2379
    @mohamedjamaomar2379 Před 3 měsíci +1

    Sxb tixanaha habeenle ka dhig adoo raaliya

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 Před 3 měsíci +1

    Mashaa Allah ❤❤❤❤

  • @user-qg8ih5gr7w
    @user-qg8ih5gr7w Před 3 měsíci +1

    Maashaalaah

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 3 měsíci +2

    ❤firi Saxinow muqalada wax kudar daqiqoyinka 20 Maxa wae 1 sac kadhig

  • @user-vh1dw7yl9c
    @user-vh1dw7yl9c Před 3 měsíci +2

    qarni jog wa chenalkayga 😂😂

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 3 měsíci

    Adoy duq ah oo jaceyl galy yahuu dheh😂walhi maurayo san samey lahayey samey say😂😂

  • @TasnimOsman
    @TasnimOsman Před 3 měsíci +1

    Duq io jacayl aaa😂 muraayo see ahaa heee😂😂😂😂

  • @mahamudhussein2617
    @mahamudhussein2617 Před 3 měsíci +1

    Gacan ka hadal aaaa adkaatay!

  • @user-zq3kb1ix1g
    @user-zq3kb1ix1g Před 3 měsíci +1

    Wn qoslay wlhi jawaabaha mataga la is dhaafsaday 😂😂😂

  • @DrsRaxmoNuur
    @DrsRaxmoNuur Před 3 měsíci +1

    Sxb waanagu soo daahisay baryahaan

  • @abdifataaxfaysal7509
    @abdifataaxfaysal7509 Před 3 měsíci +1

    Anigu muraayo baanba jeclaaday macidbaa iguqabsanaysa🤣

  • @ismailfarah9969
    @ismailfarah9969 Před 3 měsíci +1

    😂 buugan Mid ka Xiiso Badan Maan Soo Jeedin Bro Waan La Sodaa Bro😊

  • @MaxamedAminFaray
    @MaxamedAminFaray Před 3 měsíci +1

    Kollay nin aan jacayl wax badan ka aqaoon ayaan ahaye, anigu waan la yaabay sheekadan.😜
    Habeen walba xalqad ayaan ka saara oo waxaan seexda Anoo yaaban marna qoslaaya. Hhhh
    Waar inaadeer sheekooyinkaas noosoo badi idam Alle.

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 Před 3 měsíci

    Kkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂 odayga sidaa usharaxday ankuqoslay

  • @user-gf2kk4le6c
    @user-gf2kk4le6c Před 3 měsíci +1

    Kkkk masha allaah

  • @CabdullaahiSakuurad
    @CabdullaahiSakuurad Před 3 měsíci +2

    Noo hadaad habeenkasta xigtaan soogakiso xaakaaba aaa ina adeeroow wadiga caadi noogo adkeeynayee

  • @SurprisedIcyComet-cr5el
    @SurprisedIcyComet-cr5el Před 3 měsíci +1

    War sxpow halasoodaahin soo boobsii❤

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @user-qs6fv7kg7i
    @user-qs6fv7kg7i Před 3 měsíci +1

    Aboowe lasodhaqso😢😢

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před 3 měsíci +1

    murayo cadi maha duqi way iska dhicisay 😂😂

  • @muslimaadan9764
    @muslimaadan9764 Před 3 měsíci +1

    Meel muhiim ah markan usocdo qolkeyga waxa loomoda labo qabiil iney isku dagalen ana isla yabna shamso ayabo iwehliso😂😂😂

  • @HusseinOsmaan
    @HusseinOsmaan Před 3 měsíci +1

    War qeybtii 6aad may is goosatay ?

  • @Sh.m26
    @Sh.m26 Před 3 měsíci +1

    Wll maxaa dhacay dulqadkii iga dhamaday 5 days la maraya😂

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci +2

      Ciid Ciid Waaye Insha Allah Waan Isku Soo Labaneynaa

    • @Sh.m26
      @Sh.m26 Před 3 měsíci

      @@QarniJoog102 ciid 3 si marosa walaga baxay manta laso dhaqso wll wan u hamun qabna

  • @Daarwiish-vl8fe
    @Daarwiish-vl8fe Před 3 měsíci +1

    Soo badii walal sheeko dhaqmedk somalida 🥰

  • @Idirisjr
    @Idirisjr Před 3 měsíci +1

    Wll sheekhadani way igu socotaa ee maalin walba hal qayb inoo so gali ma sugi karnee
    Please

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci +2

      Mashquul 10ka Dambe

    • @Idirisjr
      @Idirisjr Před 3 měsíci +1

      @@QarniJoog102 ok waan gartay halyeey madaxaa ii sarantahay lbx

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Před 3 měsíci +3

    Muuqaalka like saara ❤👍🏾☄️

  • @Saabra-pj9fe
    @Saabra-pj9fe Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤