Sheekada Muna Iyo Yuusuf Iyo Buuga Boojin Q 4aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 04. 2024

Komentáře • 51

  • @user-oy7de5cp6x
    @user-oy7de5cp6x Před 3 měsíci +15

    Saan usugaya😂

  • @samimista-sd6hy
    @samimista-sd6hy Před 3 měsíci +4

    Alle codka haku barakeeyo wll

  • @abdifataaxfaysal7509
    @abdifataaxfaysal7509 Před 3 měsíci +4

    Waar caawa sheekadu macaana mahadsanid sxp qarni joog

  • @user-qw2rt8jj7k
    @user-qw2rt8jj7k Před 3 měsíci +3

    Aadbaad umahad santahay wllka
    Sheekada cajiib waayo
    Ani qalbi xanuun ayaan kaqaadayba taageera yuusuf ayaan sheekada say usocota way igubaysaa jacayl dayaciisna waan ogahay
    Waxaan ku tilmaamikaraa sheekadaan
    Musalsal cajiib ah

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Před 3 měsíci +3

    Aadbaad u mahadsantahay qarni joog sheekadani filin kama dhacdo waanu kaa sugi qaybta xigta insha allah❤❤❤❤

  • @user-hy3je2gg2n
    @user-hy3je2gg2n Před 3 měsíci +1

    Thanks bro

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před 3 měsíci +1

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍

  • @Qadarmuqtar
    @Qadarmuqtar Před 3 měsíci +3

    Yuusuf wataaa ani 😂 ciise timojilic hadhinto😂😂

  • @user-gg9lh6xl3g
    @user-gg9lh6xl3g Před 3 měsíci +1

    Walal sheekadii kooradadab cishqi iyo Colaad noso daa wa codsi

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci

      Waa La joojiyay Fiiri Muqaal Ayn uga Hadly

  • @user-de7lb6ho4v
    @user-de7lb6ho4v Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤🎉

  • @Asmalove2323
    @Asmalove2323 Před 3 měsíci +1

    Awaya part 5

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Před 3 měsíci +1

    Aad iyo aad ban usugeynay mahadsanid ❤

  • @liibancabdiraxman7090
    @liibancabdiraxman7090 Před 3 měsíci +1

    War soo dhaqso shekada meel wali ayaa ku goysay😢😂

  • @idrissabdillahi876
    @idrissabdillahi876 Před 3 měsíci +2

    Horta asc wll marta hiintana waxan toujuri sheekadan maha sheeko jacel musun sheeko haadiya tujiga sheekoukara talabatan waxan touwedina boojin maha logageeta yaa wll

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 3 měsíci +1

    Hogayey shamso xoog badna😂sey odoyga.miskinka ukala durtay😂hadaa naxdid xog basa kuso galayo😂😂😂

  • @yi436
    @yi436 Před 3 měsíci +1

    War sheeko miyaa mise waa Qiso dhab ah oo dhacday ?

  • @TasnimOsman
    @TasnimOsman Před 3 měsíci

    Ayyy maxaa xigo hee🫨

  • @mahamudhussein2617
    @mahamudhussein2617 Před 3 měsíci +1

    SHEEGADA WAY MACANATAY!

  • @user-bb1rt6ul7j
    @user-bb1rt6ul7j Před 3 měsíci +1

    Sheeko xiiso badan 🎉🎉🎉❤

  • @codkakalsonida
    @codkakalsonida Před 3 měsíci +1

    Sharaf korkada ha ahaato sxb wan sugi waaya sheekoyinkad so gudbisid

  • @AbdiNasir-wr8wq
    @AbdiNasir-wr8wq Před 3 měsíci +1

    Anaa ugu horeye❤❤ qarni joog

  • @xabiibaxuseen-vi6uq
    @xabiibaxuseen-vi6uq Před 3 měsíci +1

    Wlalke maxasikimo usodarwasi😢waladhcayi walahi 😊

  • @khadraducaale9369
    @khadraducaale9369 Před 3 měsíci +1

    Sheeko xiiso baadn mahdsnida

  • @mohamedjamaomar2379
    @mohamedjamaomar2379 Před 3 měsíci +1

    Caawo waa habeenka kaliya ee hadaan Hacking ahay computer kaaga aan kala soo bixi lahaa sheeda dhamaad keeda runtii xaasaha ayaa xadkii dhaafay lkn toloow qoraha ama soo jeediyaha sidaan wax u dareemaa iyaguna miyeey u dareemi !!!?

  • @mohaBondheere
    @mohaBondheere Před 3 měsíci +1

    Sxbow waa mhdsn tahay dhaman Chanelkaga waa dhaneyay dhaman was dawaday qeybta afarad noso bobsi

  • @zakariyamahamud9990
    @zakariyamahamud9990 Před 3 měsíci +1

    Ninyahiw shekada xiiso bay kedahay malin walbo sii deey maxaad noogu bar gaysoo horta ???

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o Před 3 měsíci +1

    Waansugeymaa qaybta xigta

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 Před 3 měsíci +1

    WAN SUGAYEY WLLHI

  • @user-pv2iv8zq6l
    @user-pv2iv8zq6l Před 3 měsíci +1

    Nio Lkn SOME HOW adiga Kuuma bogin

  • @x5caano938
    @x5caano938 Před 3 měsíci +1

    Meel xun baad kujarty😂

  • @hilowxikmad3429
    @hilowxikmad3429 Před 3 měsíci +1

    Wllkey sheekooyinka soo dhaqso

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Před 3 měsíci +1

    La soo carar qaybta kale. Waxaan kaloo jeclaan lahaa sheekada saddex nafood inaad soo gudbiso

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci

      Qofka Qoray Hadii Aan Ogolaansho Kahelo Waan Soo Akhrinaa Insha Allah

  • @BARIISO_BODCAST
    @BARIISO_BODCAST Před 3 měsíci +1

    Fast one❤

  • @zamadoonzalahdiin7138
    @zamadoonzalahdiin7138 Před 3 měsíci +1

    Sxp qeybta xigta ino so bobsi👍

  • @hanaabdi4632
    @hanaabdi4632 Před 16 dny +1

    Wariyaha wuu iga dhex bixi rabaa saan codkiisa udhageysanayey😂😂😂

  • @Daarwiish-vl8fe
    @Daarwiish-vl8fe Před 3 měsíci +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @muslimaadan9764
    @muslimaadan9764 Před 3 měsíci +1

    War caawo sibey xamaasat uledahy shekada ee ilasoo dhaqso😂

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 3 měsíci +1

    Shamso iyo kufoow mxaa kala haysta

  • @mohamedjamaomar2379
    @mohamedjamaomar2379 Před 3 měsíci +1

    Sidaani xal maaha 2bo maalin hawada inaad ka maqnaato weey dhaaftay macaaneeyn ee sheekada soo daa wiiloow maxaad naga damac santahay

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci

      Waa Ramadan 10 ka Dambo Ciid Soo Dhowdahay Mashquul

    • @mohamedjamaomar2379
      @mohamedjamaomar2379 Před 3 měsíci

      Aad iyo aad sxb halmar duub ilaa saacad iyo bar kadib noosoo jarjar hadeey macquul tahay ​@@QarniJoog102

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤