MA IS DHAHAYNIN SAAXIIBTAA AYAA NINKA KALA WAREEGAYSO ASAGANA XIRIIR HOOSE AYUU …

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 379

  • @XasanCadow-bj4pt
    @XasanCadow-bj4pt Před 5 měsíci +127

    Kusali nabigeena maxamed scw

  • @SamiraAli-pf8tj
    @SamiraAli-pf8tj Před 5 měsíci +68

    Jakarta 85 subscribe uma qalantid keligey hadan 1m kugarsin karo mrbore kugarsin lahaa😢❤

  • @SarujaadanSarujaadan-uz9yj
    @SarujaadanSarujaadan-uz9yj Před 4 měsíci +25

    Allah is the greatest of all time❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Před 5 měsíci +51

    Xanuun waye Sax qiyaano waye Sax Lkn is Adkeeyah Gabdhow Ooyinta Qolka Ka dhigta maxa waye Daciif Tinimadas Inaa Qososhaan Bala Rabaah Adigoo Qalbiga Ka Ooyaayo.

  • @Nabad659
    @Nabad659 Před 5 měsíci +18

    Sabar abaayo sabraa sadkis helee aqirka adiga ayu ku hos imaan… laakin dardaran naf an naftada aheyn ha aminin (Don't make that mistake again ””walaal ””)

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 Před 5 měsíci +26

    Eid mubarak umada somaliyed ❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @maslah345
    @maslah345 Před 4 měsíci +22

    Waxaa qalad ah in ay u oydo qaf qayaamay isku dayey oo sameeyay inuu dhulka ladhaco sis hore usoco oo is adkee nabsi qafkii galaa aduunkana waalooga gooyaa tii aakhirana way usii dheertahay waxaad helaysaa midka wanaagsan ee cashir kabaro aaminaad iyo saaxibtinimo waa dhamadeen

    • @user-fr4pw3ep6p
      @user-fr4pw3ep6p Před 4 měsíci

    • @abshirohussein8406
      @abshirohussein8406 Před 4 měsíci

      Aad iyo aad

    • @1ttth4y
      @1ttth4y Před 4 měsíci

      Waligeed ilaahay abuurtay ma u oyday war ilahey ka cabsada oo ruux kula mid ah waxbo ha barooran ilahey iyo naftada jeclow naaga nin iga qaaday 90ka ha hryninee

  • @Shukri127
    @Shukri127 Před 5 měsíci +16

    Ad-kaatay Wax la 'Aaminaa Jirin isoo Booqda ,Ciid Mubaarak.

  • @rabiileMowuliid
    @rabiileMowuliid Před 5 měsíci +16

    Wall qali waxkasta oo ku soo marayi iska ilowu oo hore u soco

  • @NadifoBashiir
    @NadifoBashiir Před 4 měsíci +2

    Oo sorry Abayo jakarta barti2 qeyb takali soo gile

  • @Hakiimi07
    @Hakiimi07 Před 5 měsíci +15

    Barnaamijkaga waa ok lkn qofka ha hadlo ee u daa hadalka haka dhexgelin si shekada dawadayaasha ugu raaxeystaan 🙏

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama Před 4 měsíci +7

    Weligay San u yaabay Uma yaabin😢😢😢😢😢 ilahay ha khasifo kuwa SaaS kuu galay. Waa u qalmaan in la habaaro💔

  • @deeqahassan3134
    @deeqahassan3134 Před 4 měsíci +19

    Jakarta fadlan ina kulaso xiriro ayn Raaba inte ka heli kara

  • @nasromohammed4202
    @nasromohammed4202 Před 4 měsíci +10

    Waliga ha amiinin saaxiib iska ilaali

  • @user-km6pr6ch5d
    @user-km6pr6ch5d Před 5 měsíci +7

    Jakarto sxb anig wanba yabi anig raga hda nahy beenta aduunka nola shega hdan ma ooyno lkin dumarka maxiy la ooyan hdi been lo shego dumarow isad keya nga dhaf beenta

  • @Zahra-in5jj2qt7d
    @Zahra-in5jj2qt7d Před 5 měsíci +12

    Aniga sanadkaan jaceyl dhan waan ka aamin beeley runtii jaceyl dhan maba aaminsani

    • @AliMohamed-qk1po
      @AliMohamed-qk1po Před 5 měsíci +1

      Masha Allah nasiib ayu leyahay qofkii ku hela

    • @DucaysanAli
      @DucaysanAli Před 5 měsíci +1

      Isku midnhy 😢abyo qalpi jab unacay jceylka wlhi 😭😭

    • @UbaxMaxamed-ff2fd
      @UbaxMaxamed-ff2fd Před 4 měsíci

      Wll isku mid baan nahay zxp😢

  • @NimcoNuur-rc2vx
    @NimcoNuur-rc2vx Před 4 měsíci +3

    Ax xanuun weye walhi awl somali waxy ku maha mahady qofka aad soo dhaweestid aya oo wal ka dhigatid aya dhabarka ka tooganayoh abyo iska samir adnh wax ku quuran aya heed asganh maliin un aya laga jara gafko ku geesaty😢😢😢

  • @dhayabila
    @dhayabila Před 4 měsíci +8

    Nagah habla ninkan ka qadaa ninman may wayeen😮😮

  • @dhijelove4748
    @dhijelove4748 Před 5 měsíci +11

    Wa Qiiso wax lagu qaadn karo qof inaad khiyaanto ma ficno

  • @adeshali-qv9tu
    @adeshali-qv9tu Před 5 měsíci +8

    Eid Mubarak All Muslim and Jakarta

  • @Zahra-in5jj2qt7d
    @Zahra-in5jj2qt7d Před 5 měsíci +10

    Runtii wiil ayaa iqiyaaney oo aan ka filaneynin jaceyl dhan maba aaminsani waan ka niyad jabey💔

  • @abdihakiimshooli448
    @abdihakiimshooli448 Před 5 měsíci +5

    Asalamu caleykun jakaarta waxaan inaa kula wadaago mudo shansano gabar aan xariir lahaa in barnaamijkaan ku nafiso ayaan rabaa sidee ku helaa

  • @JowharoGarane
    @JowharoGarane Před 4 měsíci +6

    Waa zbbta ey uficn thy naftada la zxib😢❤

  • @ayubabdirizak4098
    @ayubabdirizak4098 Před 5 měsíci +4

    Very nice and clever girl 😊

  • @KysebrreMohamed
    @KysebrreMohamed Před 4 měsíci +5

    Jakaarto sxb gabdha han xageeh kuugu xaraysan yahiin mise caanimadii aansaan iskubadashay walahi meeshan kuyaabay aanfadhiyaa yaailabay ismoojiya

  • @Zamishdagan11
    @Zamishdagan11 Před 5 měsíci +8

    Wlh adunkan gabar sxptinimo magashoo

  • @AbdallaAbdikadir-xb2cx
    @AbdallaAbdikadir-xb2cx Před 5 měsíci +6

    Scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @Xaawoaxmed-so5gl
    @Xaawoaxmed-so5gl Před 4 měsíci +4

    Nag hada sodhaweysato wasan nag wax laso dhawesto mahin wllhi😢

  • @user-yz2cw2gb9r
    @user-yz2cw2gb9r Před 4 měsíci +3

    Abyo ha tusin oohintaada ninkii sidaa kuu galay iyo gabadhii ku khayaantay 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @afraxyare2727
    @afraxyare2727 Před 4 měsíci +8

    Waxaa la yaabanahay... wiil iyo gabar xiriir shukansi ka dhexeeyo .. oo hal guri ku wada nool ... sidii iney is qabaan cml... subxan allah

  • @umuluul2329
    @umuluul2329 Před 4 měsíci

    Abayo Mid kakheyr badan alle hakusahlo jakartow adigane ooyinta dadka hakucelinin ooyinta wanafis daa qofka marku ooyo barnamijka hajojinin

  • @Abukaate
    @Abukaate Před 4 měsíci +1

    Mimi walashey aad baa uga xumey.. laakin iska ilow iskana cafi. Waxa laga yaabaa in ilaahay kaa qabtey oo uu shar kuu ahaa. Casaa an yakuuna kheyran..

  • @abdinasiryerow4077
    @abdinasiryerow4077 Před 5 měsíci +3

    Jakarta this one is not adding up and how do you prepare your weddings without proposal.If this is true then women re the enemies to each other

  • @SafiyoxussenFahmo111
    @SafiyoxussenFahmo111 Před 4 měsíci +2

    Sorry abayo 😢😢😢

  • @user-yx3mc7gi6j
    @user-yx3mc7gi6j Před 5 měsíci +4

    Sorry abaayo samidey qof bini aadana wax walba ka filo abaayo kameyro wixi ku somaray😢😢 whi saaid baan umu rugooday😢😢

  • @SamiiraQurux-bp2ce
    @SamiiraQurux-bp2ce Před 4 měsíci +1

    Qisooyinka qalpiyada Dadka buuxshayyy Dadka Lahaa Aawayyy hee😢😂😂😂

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 Před 4 měsíci +1

    Jiliin caadi ah weeye part 2 sugeynaaa

  • @user-mm7qg3hv5i
    @user-mm7qg3hv5i Před 5 měsíci +3

    Sorry sister 😢😢😢

  • @amiiraabdallha5295
    @amiiraabdallha5295 Před 5 měsíci +3

    Waa qaaina iyo qainat inash allah iskuma nagaan doonaa yaa rabi😡😡😡 naag ha Soo dhaweesan waa sumxaayo. Wlh

  • @fardowzamaxamed2199
    @fardowzamaxamed2199 Před 5 měsíci +5

    From tiktok ❤

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Před 5 měsíci +5

    Sheeko la laqi karo keena Waxaan lama laqi karo macaan lagu dhageysto xataa malaha🙄

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 4 měsíci

      Doqonyahay edeb yeelo adigan maangaabka ah ma fahmeyside

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 Před 4 měsíci

      @@casalasal6466 tii Ninka xoogtey Naa tahay😂😊

  • @TasneemMohamed-ik6zy
    @TasneemMohamed-ik6zy Před 4 měsíci +2

    Aniga mid xanuun badana igu dhacday ina kashekeyana wan jecla gabdhahana udigo lkn ina camera so horfaristo majecli

  • @Redman11829
    @Redman11829 Před 4 měsíci

    XISHOOD WUU DHAMAADAY. NAAG NIN AAN QABIN GURI UDIYAARSANAYSA.

  • @duniyoabdi2527
    @duniyoabdi2527 Před 4 měsíci +4

    Jikarto sxb wan kutagera❤❤❤

  • @mohamudhussein9296
    @mohamudhussein9296 Před 5 měsíci +3

    Yarabii😢 walashey sabar ragaa somaliyed iskumit maahaa

  • @SaadaqAbuukar-vd9gm
    @SaadaqAbuukar-vd9gm Před 5 měsíci +3

    Srry😢😢😢aabaayo 😢😢😢😢😢😢

  • @Saabo607
    @Saabo607 Před 4 měsíci

    Muxuu sidaa u sameyey naag saxiib magasho ha soo dhaweysan hada kadib i.a qalbiga Allaah ha kuu qaboojiyo wllshy 😭😭😭😭😭

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 Před 4 měsíci +3

    Jakartow wax baro shekada hanaga so dhaxgalin. Dibna ha u celin shekadacamus plz

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 4 měsíci

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Munaafaq sadkiisu waa naar.

  • @ahmedcade6549
    @ahmedcade6549 Před 5 měsíci +2

    Eid Mubarak kulu caam waantu bilkhyr

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 Před 5 měsíci +4

    Jacaylka somalida maxaa guuldareysiiyo uun

  • @CaishaAhmed-zf5fz
    @CaishaAhmed-zf5fz Před 4 měsíci +1

    Qiisadeyda yaa ika dhageysanayo😭 hubaal waad wada oyneysaan hada dhageysadaan😢

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Před 4 měsíci +1

      Soo adaa anaa dhageesaney waligeey ma ooyine 😂😂

    • @Sahruush
      @Sahruush Před 4 měsíci +1

      ​@@jamaaldj hda oyne😂😂😂

    • @Sahruush
      @Sahruush Před 4 měsíci +1

      Ani hppti 😢😢😢

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Před 4 měsíci

      @@Sahruush 😂 maxaa uu ooyi

  • @SaafiIbrahim
    @SaafiIbrahim Před 4 měsíci

    Jakarta waa ku salamay aaway gabdhan sheegadeda part 2 ga??? I feel sorry for her walhi OMG 😦

  • @sofiyasaid528
    @sofiyasaid528 Před 4 měsíci

    Subxan laah gabadha yar bahalo ayaa helay bili aadan maahan 😢😢😢

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 Před 4 měsíci +1

    Jakarta sxb groupka hablaha un miyaah havlaha dhan miyaa la xuneeyey wax idinla duuba bal ragana wareyso afka cali iyo faleembo iyo wiilaasha ileyn groupka dhan wA ciilan yihiin

  • @fanimohamett8825
    @fanimohamett8825 Před 4 měsíci +1

    Kusali nabigena maxamed Scw

  • @nasir8291
    @nasir8291 Před 5 měsíci +3

    Sheekadan dreamaha baraten lkn waxa la yabay gabdhaha $50 hadi la siiyo biis miya mid dhahda wale xoogii rabay mid dhahda niin keeda eedadee iga damacdaay beentas weyn bal arkaaa

  • @AaminaMaxamuudMuudeyUmuAragsan

    Jakarta qiso aada uxaanuun badan ayaa igu dhacaday xagaa kul soo xariiraa walaall aboowe ilaa ihada waye iheestaa inaa nafiso ayaa ubahanay walallkey❤❤

  • @hasanhussein-yb2nn
    @hasanhussein-yb2nn Před 4 měsíci +2

    Sheekadaan ma u malaynayo in ay run tahay waa aragtidayda

  • @user-yp6ci7su4j
    @user-yp6ci7su4j Před 5 měsíci +2

    Omg😢sorry sissy

  • @SahroGure
    @SahroGure Před 5 měsíci +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry abayo

  • @user-hg4zv7hw6o
    @user-hg4zv7hw6o Před 4 měsíci

    Waa masas kuwaas kuu hishiyay nabsigaga alle haka soo bixiyo si dag dag ah😢😢😢😢😢

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 Před 4 měsíci

    Gabadhan qisadeedi 2 waan lay

  • @sahromaxmedsahromaxmed6074
    @sahromaxmedsahromaxmed6074 Před 2 měsíci

    abayo isdaji adunkan wax waliba walagu arka asagana alehaka jaro qiyana das midakale talo ankusiye waliga nagsaxib halanoqon

  • @AaminoCabdi-lh4fl
    @AaminoCabdi-lh4fl Před 4 měsíci +2

    😢😢😢😢

  • @CalinfaraxosmanCalinfaraxosman
    @CalinfaraxosmanCalinfaraxosman Před 4 měsíci +2

    😭😭😭😭

  • @sagalafrah9405
    @sagalafrah9405 Před 4 měsíci

    فلا شيء في الدنيا يستحق من دمعك نقطة واحده 😢
    لا شيء يستحق أن ترهق نفسك من اجله

  • @halimaabdull3273
    @halimaabdull3273 Před 5 měsíci +3

    Wiligey ma arkin qiyanas camal😢😢...ala farax qiyanole yanagabaro farax yashe kale..... Alaa waxanun nolosho sameysa😢 sory abyo farax fcn Allah kusiyo abyo❤️ qalbigana Allah qabojiga.....

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp Před 4 měsíci

      Xalimo wax ka qiyano badan malahan wlhi tedkle waa adiga ninka eeda saraye naagta wax qiyaantay oo zxbted ma argtid miya farax waa adiga lahe

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Před 4 měsíci

    Qofku hadu qof dacad u ah ama la balamay khayaano nabsiba helaya ilahayna hortisu ka helaya

  • @ashacuud7234
    @ashacuud7234 Před 4 měsíci +2

    Sorry abayo mcn

  • @user-qd7dn6ed8e
    @user-qd7dn6ed8e Před 5 měsíci +19

    😢😢😢😢😢😢❤❤😢😢

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562

    Gabadhaa kaa qurux badan waligaa hala sxbin ama sxbkaa ha barin sxbtaa ayaaa kA qurux badneyd wuu ka hellay waxba lauma maleegin

  • @JibriilJaMac-ys7cf
    @JibriilJaMac-ys7cf Před 4 měsíci

    Qisaa iga buuuxda ani yaaa iwaraysta talow😢😢😢

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p Před 5 měsíci +3

    Gabar miyaa sxbtinimo leh

  • @maahirshaafie5390
    @maahirshaafie5390 Před 4 měsíci

    mrkaan arko gabar ina isku fiicnaaneyno Oo aan arko Ine sxip gabar ledhahy dib ayaa ugu laabta Wan Iskaga gaabsadaa ma jacli dumarka dumarka sxip la ah wayo dhagartooyo Iy Sidaan okle aya badn 😢 Idinka dumar isla ah maxa sidaan iskugu dhibaateyneysaan bilaah cleyk😢

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Před 4 měsíci

    Caqli xumada ugu weyn waa inaad dhahdid qofkaasi wax ima yeeli karo ima xumeyn karo oo sidee ayaad kalsoonidaas oo dhan qofkaas aad ugu qabtaa adigu ma aabahaaba mise waa hooyadaa waa maya ,war gabdho anigu waxaan arkey mid aan la sheekeysan jirey oo bil kadib aroosaya kale harkeenii marka kumaan mashquulin xitaa su'aal kamaan weydiin markuu dib ila soo hadley oo waan is moogeysiyey marka nolosha ayadaa awooda inaad horey qofkii shaleyna qof ka wanaagsan inaad rajeysid adaa awooda marka sida waqtiga oo kale iska noqda socdana ok wilalal iyo gabdhaba taas ayaan kule talin 💯👏👏Hanbalyo inta rabta inay nafisto qisoyinka soo gudbiya🎉👏👏

    • @shufeyrhore2422
      @shufeyrhore2422 Před 4 měsíci

      Hadee qof koray ayaad tahay hhhh Dhalinyaro yar yar oo emotional ahaan aan soo guban weeye waxa podcastiyada kawada oynaya

  • @Farxan.dirac7
    @Farxan.dirac7 Před 4 měsíci

    Eid mubarak 3days 🎉 and Jakarta Team ❤

  • @user-fr4pw3ep6p
    @user-fr4pw3ep6p Před 4 měsíci

    Anu nibanka sayid uulama yaabo wayo ninku haduu damacgalo mayaqaan waxan waa sxb iyo waa walal midna
    Lkn gabdhaha sabbb unoqonaayo iney gabdh wllshooda qalbiga ka jabiyaan noo casna uula dhaqmaan wlhi adunkan intadad jogto wax walba waad arki😢
    Ale qalbiga hakuu qaboojiyo abyo iska samir waad heli qofkii kuuqapmay insh allh❤😢

  • @siraajiabdi7514
    @siraajiabdi7514 Před 4 měsíci

    Doqon aan sharaf taada kasen ayuu ahaa hory usoco sister

  • @qureeshqaali4519
    @qureeshqaali4519 Před 5 měsíci +2

    Sorry wllo mcn 😢😥😢😰😭🥺

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 4 měsíci

    illhy dhulka ha kul gooyo apaayo wlhi bilhi nagaadi maayo kaasi iska sami😢😢😢😢

  • @xawiiwociise3691
    @xawiiwociise3691 Před 5 měsíci +2

    😢😢😢😢 sorry abayo

  • @xidigtasomaliland3219
    @xidigtasomaliland3219 Před 4 měsíci

    Waa waxan naag saxiiba u aamini waayay
    Si kastoon ula saaxiibo gurigooda ma tago sirahaygana ugama sheekeeyo kaliya guudkuunbanu saaxiib ka nahay

  • @BisharHusein-ij5ui
    @BisharHusein-ij5ui Před 4 měsíci +1

    Soorey abaayo❤

  • @user-oj9et8cs8u
    @user-oj9et8cs8u Před 4 měsíci

    ABAAYO MASKIINIMA Adaa lagaa arkey sidee usiinee numberka sxbkaaa😢😢😢

  • @maidohussain-it9nd
    @maidohussain-it9nd Před 4 měsíci

    Waxa qald ah adigo Cidada laga soo donanin ina Guri deyarsato😅

  • @caaishoahmettmohamett9892
    @caaishoahmettmohamett9892 Před 4 měsíci +2

    😭😭😭😭😭😭

  • @hawaadan4740
    @hawaadan4740 Před 2 měsíci

    Narcissistic waye kas ka fogaw macanto mid ka qer badan allah ku sohlo

  • @abuubakarhussein5345
    @abuubakarhussein5345 Před 4 měsíci

    Shekadan Hadi ee jirto xanun weya bisinka💔

  • @XAYLE4416
    @XAYLE4416 Před 2 měsíci

    Kadib maxaa dhacay

  • @Cabdiqani144-gp8qx
    @Cabdiqani144-gp8qx Před 4 měsíci

    asc jakaarta xakeen kaala sooxi riiraa

  • @oskajuud9500
    @oskajuud9500 Před 4 měsíci

    Daanyeer buu ahaaa lkn wuu kugu fahmay qurruxeey ❤❤❤

  • @AHMEYBISHAR-rb5zx
    @AHMEYBISHAR-rb5zx Před 4 měsíci

    Its vry painful story 😭

  • @user-tv9ul7ki8s
    @user-tv9ul7ki8s Před 4 měsíci

    Jakarta plz wllo iskadaa sheekada dadka haka dhexgaline 😢

  • @user-bn8dm2dx9d
    @user-bn8dm2dx9d Před 5 měsíci

    My sister am sorry for that

  • @FaisoCabaasAbuukar
    @FaisoCabaasAbuukar Před 5 měsíci +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭sorry 🙏

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Před 4 měsíci

    May kaa qurux badnayd sidee lagaaga dul qaadi karaa nin aad adigu shukaansato.

  • @Safiyo-ue4fj
    @Safiyo-ue4fj Před 4 měsíci

    Asc se tahay jakarta jakarta shekada wa qabyo party 2 no so da

  • @AhmedUpdykadir
    @AhmedUpdykadir Před 4 měsíci

    Sheeko miya Mise qiso Dhab ah wali ma fahmin. Sbb U Gbr Guur ugu bixi rabo Guur ugu so bandhigan karaa? Tan kle nin haddu jecel U qaado xita Gbrta sxbteeda tan uu jari lahaa. Wali ma fahmin ani

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 Před 4 měsíci

    Sheekoyinka Qaar Nagaso Hubi dad badan aya kuguxirane 😮