Guri dhex kadhis iib ah Xafada Bakaaraha Laamiga wadnaha u dhaw, Qiimaha 380kun+252610482060WhatsApp

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 10. 2023
  • Guri 🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Hodan
    Waxaa ka dhisan 6 Qol sar ah, Musqul iyo Jiko
    Cabirkiisa: 30×20
    Document: Saxan. (Maxamed Siyaad)
    Degmada: Hodan
    Xaafada: Suuqa bakaaraha
    Qiimaha: 380,000$ iyo Heshiis.
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 5579790 +252615851042, +252610482060(WhatsApp), +256753772629
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.

Komentáře • 7

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Před 10 měsíci

    Masha allaah

  • @AbdirahimNor-si1cv
    @AbdirahimNor-si1cv Před 10 měsíci

    Waa guri qurxoon. Qiimaha ayaad la badiyay

  • @calikhalif5574
    @calikhalif5574 Před 10 měsíci

    Wllhi waa jaanis qofka awooda
    Kolay aniga hada ma awoodi

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 Před 10 měsíci

    Asalaamu Aleykum Meeqo sano ayuu dhisnaa guriga. ? Dhagaxmiyaa bulukeeti miyaa?

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 Před 10 měsíci

    Sixitaan
    Waa wadada wadnaha

    • @DaldhisRealEstate
      @DaldhisRealEstate  Před 10 měsíci

      Afka ayaa boobay, waa Laamiga wadnaha

    • @DaldhisRealEstate
      @DaldhisRealEstate  Před 10 měsíci

      Qoraalka kore laamiga wadnaha aa ku qornay. Waa ku mahadsan tahay sixitaanka iyo baraarugsanaanta.