Guri iib ah, Xaafada Suuqa qudaarta bakaaraha, Qiimaha 270kun, +252610482060 WhatsApp.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Guri 🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Wadajir.
    Waxaa ka dhisan 5 Qol sar ah, 2 Musqul iyo Jiko
    Cabirkiisa: 20×10
    Document: Saxan. (Maxamed Siyaad)
    Degmada: Dharkeynley
    Xaafada: Suuqa qudaarta bakaaraha
    Qiimaha: 270,000$ iyo Heshiis.
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 5579790 +252615851042, +252610482060(WhatsApp), +256753772629
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.

Komentáře • 5

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 Před rokem +2

    Somaliya maxaa ka qaldan maa jidadka iyo qof kasta hortiisa iska nadiifiyo, nadaafadu waa iimaanka barkiis waa ceeb aduunka qofkii ka daawado uu la yaabaayo

  • @mohamedmacow2967
    @mohamedmacow2967 Před 4 měsíci

    100 waa macquul lakiin lacagtaas waa qaali

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Před rokem

    Xasbiyallah wanicmal wakiil qaali badanaa maba uqalmo lacagtaa qofwalba qiimahuu rabo ayuu gadaa guryaha waxaa noogu wacan doolad la aanta 😮

  • @blfarm8831
    @blfarm8831 Před rokem

    270kun dollar??? , ma Stockholm ama London, ama New York meesha, qarax ugu yaran markiiba 6 billod ka dhaceyso?