Faadumo ibraahim oo Markhaati u Noqotay Prof Samatar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 06. 2024
  • Faadumo ibraahim oo Markhaati u Noqotay Prof Samatar #somaliland #somalia #xamar #xamarin #somalitiktok #tiktokviral

Komentáře • 55

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 21 dnem +1

    Waa fariid faadumo waan jeclahay run sheeg waa balo sheeg

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 22 dny +3

    Guuuuuuuuuuul somaliland

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před 19 dny

    Masha Allah, well said ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před 22 dny +3

    Muuse Biixi oo ictiraafay Falastiin, 🎉🎉

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 22 dny +2

    Sharcigu qofna Kamasareyo somaliland guull❤❤❤

  • @kaltumkahin9681
    @kaltumkahin9681 Před 22 dny +1

    Well done wa fariid Fadumo

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 20 dny

    ASC FADUMO IBRAHIM WAA MAMO QAALIYA QIIMA BADAN CAQLIGA IYO GARASHADA ALLAHA U BARAKEEYO

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před 20 dny

    massha allaah guul iyo gobnimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo Před 19 dny

    ASC guul inshallah

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri673 Před 22 dny +2

    waa geesiyad gadhani ma qabiil baa qaran noqondoona

  • @gasirasheikhhassan6584

    Kkkkk anagaaba gacma dhuu dhuuban😂

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před 5 dny

    Zahra halgan, wa geesiyad qimo badan wbt

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u Před 22 dny +3

    Hooyo maadumo waa gob ilaahay haku daayo miss awdal❤😂🎉adal 😮😅😊

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 Před 22 dny +2

    Habiqlayso

  • @abdullahiabdi3213
    @abdullahiabdi3213 Před 22 dny +1

    Ha walwdlina abiyi Ahmed aya idiin nool

  • @mudiali719
    @mudiali719 Před 21 dnem +1

    Heesta calanyahow sangub lahaa 1980s la qaadey fadimo!

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před 22 dny +3

    Saxwalllah😢

  • @minariii09
    @minariii09 Před 17 dny

    Noolow aamina waa runtaa

  • @cawocumar369
    @cawocumar369 Před 21 dnem

    😂😂😂😂

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Před 22 dny

    Asc

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Před 21 dnem

    Waa.ruun.geesiyad

  • @Umo580
    @Umo580 Před 21 dnem

    WAA REER MORYAAN LAAN RAGA IYO DUMARKU WAISKUMID

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u Před 22 dny +1

    Garaadsan faadumo❤😂🎉😢😮😅😊

  • @kadradahir7287
    @kadradahir7287 Před 22 dny +1

    Faadumo waa qof aqli badan

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 22 dny +1

    Kaa hadii liin lasiiyo oohin dabiile

  • @fs292
    @fs292 Před 19 dny

    1.Syria dawlad shidaal ma ahayn wekigeed.
    2.Dadka dawersanayaa Syria markay joogeen ba waa dawersan jireen ee ma ahaa siryaanks aad sheegaysid, waa dad dhulkaas loo ga yaqaan NAWAR ama GHAGAR- Syryaan wax dawersanayaa ma jiro oo wada ina libaax sanka taabtay oo reero shaqaysta ah.

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 Před 22 dny

    Reer hargeysa duumarki iyo raagi ba waa wala qaylayan wa yab

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 22 dny +1

    Qabyaalad niqaaban 😂😂😂

  • @fs292
    @fs292 Před 19 dny

    Ma cadceed baa la fadhiyaa Muraayadaa madoobi waa maxay.

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Před 7 dny

    Horta maamadan yaa saas ugu soo labisa? Cajaaib ookiyaalaha ilmaha bal iska dhig eedo

  • @user-zc4gx4hn3m
    @user-zc4gx4hn3m Před 22 dny

    Qabiil wadan noqdahalkeelaguarkey😂😂

  • @user-zc4gx4hn3m
    @user-zc4gx4hn3m Před 22 dny

    Waxba kasiya😂

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 Před 22 dny +1

    Waa layaab taasi
    Dool waa siyaasi garxajis ah maahayn in laxiro

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 22 dny +2

    Sakhraan waalan oo markhaatigiisu gaalo CZcams kiisa in la isku hawlo maaha qolooyinkan rabshadaa samaynayey intay sakhraan daroogiste ah u hiilinayaan ninkii Haberyonis ee shalay lagu jarjaray maxay ugu hiilin waayeen liano waxa dadkan watay xisbiga huwata Wadani media Somaliland ee gaarka loo leeyahayna waa wada huwan sida MM Tv, Saab Tv, HCable, Horyaal dhamaantood weriye hantiile waa wada huwan kilaabtu.

    • @june6206
      @june6206 Před 22 dny +2

      Huwen 😂miyanay tagin oy a idin dhafin Maxa qalbada idinka raciyey muuse guul banu leedahay wayo wa ninka meesha u dhamays tirey inta hadhayna Ha u soo labto ssc buu xoreeyey InshaAllah awdal na wuu xoreyn lkn hadu wadani yimad meeshasi tagey yeelan ninka walan ee dhulbahante qawiyey banu rabna ciro iyo wax aqli u saxiiba ma rabno fircoon muuse ayaa halka manta idin dhigay inta kale Ha dhameys tiro inta uu soomali midaynayo

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před 20 dny

      ​@@june6206wow jawaab geesinimo leh oo cad baad siisay dabacayuun hadii caqli leeyahay m.a ilaahey caqliga hakuu daayo anigaa ujawaabi rabay waxan dhihi lahaa adigaa yidhi ssc guul guul D5 nimadu hashaqeyso from afmadow juabaldn

  • @minariii09
    @minariii09 Před 17 dny

    Runta way kuu dhiibtay

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před 22 dny

    Dadka somaliland waliga waxa ka Yawaansan maan araga waayo nina ku fashilamaya nolosha qurbaha oo nina.gayatkiisi masaruufa oo intuu soo dhoofa dhulkada ku nooshahaye bura bura oo isagu baasaabookiisa jebka.ugu jiro ka waran

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 Před 21 dnem

    Faariid hala xiidho another gaarxajiisale dumimayso hargeysa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 22 dny +2

    Xukumadda caayda lacagta ku bixiso ka waran

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Před 22 dny

    Faadumumo warkakeen😂Maanta Maqaayadii maxaakasodo?
    czcams.com/users/shortsH-5YTTiiZsE?si=IE_LWpEFHgk57o_H
    “Mijo kabriida” “Aqoonsiga! Aqoonsiga!”🦒
    Waa dadwaalan!

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před 22 dny +1

    dhilo waanu kuu faahaniy duufley yaa ciiraqa waada caabtan

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Před 22 dny +3

    War nimanyahow islaantaan qolo dhaanta ee aad caqli weydiisaan ma weydeen islaanta aayar inay u hadasho u sheega diiniyan ma banaana dad la'aan miyaa idin haysa

  • @amranfarah-mw7dc
    @amranfarah-mw7dc Před 22 dny +1

    Mama fadumo wan Ku qadanaynas cabsideeda

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Před 22 dny

    Waar falanqayn lahayne islaantan u sheeg inay gurigeeda ku noqoto oo waalidan ka baxdo

  • @bahmed6725
    @bahmed6725 Před 22 dny +1

    Faadumo waa gobtii la yaqaaney ee la hida raaci jirey aabeheed ayaa talin jirey.
    Tolow hablo ma leedahay?

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 Před 22 dny +5

    Horta mamadan yaa gacmaha dhobada usoo mariyo ilen waxaan cilaan mahane bisinka😮

    • @samirr546
      @samirr546 Před 22 dny +5

      Waa cilaanka dadka waawayn
      Ee adigu hadii aad nin rag ah tahay xaga ragga u jeenso.

    • @faizam523
      @faizam523 Před 20 dny +1

      @maxamedmowliidxarbi, 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 13 dny +1

      Maxaa dumarka xinadhooda ku daba dhigay

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 Před 5 dny

      Fadumo ibrahim wa mama qiimo leh geesiyad qaran wbt

  • @Sabuha28
    @Sabuha28 Před 22 dny +1

    Somaliland guul, cisman wa in lagu hayaa,jeelka hana la masaa furiyo dalka burburkiisa ayuu u yimi, dabadeed uu ka dhoofo hala masaafiro

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 22 dny +3

    Madaxwaynuhu waa tusaalaha shacabka.Haduu dadka caayo dadkuna way caytamaan.
    Isaaqu waa dad sida dumarka isku caaya edaab daran.

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 Před 23 dny +1

    Weriye markaad leedahay qaar xukuumada ka mid ayaa sidaa ina cumer dool u hadla magacow.Waxaad moodaa horyaal tv inuu yahay kuwa dalkooda ka soo hor jeeda u shaqeeya cadowga gudaha