Fanaanad Soomaaliyeed oo Dadka Siinaysa Sun iyo Waabay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV CZcams Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Komentáře • 157

  • @Qarni1000
    @Qarni1000 Před rokem +20

    Gabdhaan afsoomaali badana ayaan ka bartay Walahi Masha Allah Faadumo yaaqe waqti lagu baahnayahy baad timid cizag caleeg❤️❤️❤️

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 Před rokem

      Aniguba wallahi waxan ahaa dadka af soomaaliga aad uu akhrista jecel fanka iyo suugaanta hadana wallahi wax badan ayan ka bartay oo anan aqoonin ama aan khaldi jiray

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem +16

    Af soomaalIga halaga barto i yaan la caayin maamada faadumo fariid maasha allaah

  • @nurabdi4969
    @nurabdi4969 Před rokem +5

    Qof bani-aadan ahoo gun ah maba jiro. Maasha Allaah, maamadu waa cajiib, ilaahow caafimaad sii.

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Před rokem +5

    Excellence 💯barnaamij aad u qurxoon 👌 inoo joogteeya baahi badan baa bulshaweynta soomaaliyeed u qabtaa fanka iyo suugaanta soomaaliyeed 👍

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 Před rokem +8

    MAAMADU maskax badanaa oo foogiganaa siday khaladka usoo saaraysaa
    MaMa Faadumo iyo Horyaal24 TV wd soo noolayseen suugaantii💯good job

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před rokem +8

    Congratulations Fatumo Ibrahim I really like how you explained thanks walaahi waad na fahansiisay sheeko naga xijaabnayd lol from saylac !!!!!!!!

  • @somaliabaidao1104
    @somaliabaidao1104 Před rokem +14

    ASC
    Congratulations Fatumo Ibrahim I really like how you explained

  • @Dholayare_
    @Dholayare_ Před rokem +6

    Mnsha allaah Abwaanad faadumo waa legendmad wlhy xil Aad u muhiima Ayaad umada somaliyeed u haysaane hore u socda wlhy laakin waxaan qoslay Markay Abwaanad faadumo tidhi inan laabta garacanaysa Oo adhax dii mooday soo qora idina eraygaad ku qososheen 🙏

  • @faraxcumar4448
    @faraxcumar4448 Před rokem +3

    Fadumo Ibrahim masha allh mamo alle haku dhowro hooyo

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Před rokem +11

    She’s very entertaining 👌👌👌

  • @LibanMAmin
    @LibanMAmin Před rokem +3

    Mansha Allah "Wax gun ah oo bani'aadam ahi maba jiro" waa qof caafimaad qabta oo maskax baden.

  • @mussali3427
    @mussali3427 Před rokem +5

    Hambalyo, waa baraamij aad u wanaagsan oo saxaya afsomaaliga dhallinyaradu ku khalddayaan heesaha

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před rokem +4

    Walee Faadumo waa loo Baahnaa
    HEESO AANAD LAHAYN INAAD SIQALADA IN LOO QAADO MAAHA

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem +2

    Kkkkj in lagu qashaa kuu hadhay waa qof nadiif ah oo xikmad badan I like her

  • @lackyismail9332
    @lackyismail9332 Před rokem +1

    Wow mama fadhumo is a somali song historian. Allahuma barik

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 Před rokem +1

    MASHA ALLAH BAARAKALLAH GUULAYSO FAADUMO IBRAAHIM ISMAACIIL AF SOOMAALIGA AYAANU KAA BARANEY

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Před rokem +2

    Fariid weeye habaryar ❤💯

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 Před 8 měsíci

    Masha Allah hooyo faadumo ibraahin

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Před rokem +1

    Maansha Allah hooyaddan buugaag afsoomaaliga ga laga qoro.
    Maskaxda saaran inay diinta ku barataan kula talin lahaa.
    Dadkan heesha qaadayaa Miyaanay qoran intaanay heesaha qaadin. AF Soomaali badan bay ka baran lahaayeen.
    Wax qorta marka hore.

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 Před rokem +2

    aaad bay u taqana somali

  • @nimcoastur277
    @nimcoastur277 Před rokem

    Inaad quraanka qaado ayaa kaa khayr badan

  • @mahamudyusuf7938
    @mahamudyusuf7938 Před rokem +3

    Faadumo maskaxbaa saaran,maansha allaah

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před rokem +1

    Faadumo waa khabiir Allaylahe

  • @somagril-care
    @somagril-care Před rokem

    Cajiib Sheekhad Faadumo Ibraahim

  • @aliabdullahi1334
    @aliabdullahi1334 Před rokem +1

    Horyaal iyo Faadumoba waan ku hambalyeynayaa barnaamijkan qiimaha badan ee lagu saxayo ciyaalkan ku ciyaaraya fankii hore ee qiimaha badnaa

    • @ibossilko6350
      @ibossilko6350 Před rokem +1

      Aad baan u hanbalyeynayaa cabdiqani iyo Faadumo,aad baa a u xiiseeyaa dawashadiisa, in yar ayaan doonayaa in yaro Saco guul colon Waa Inta habeen ee aad u soo socoto ama soo dhaxdo,guul ooman Waa Inta habeen ee xooluhu u sii dhaxaan ceelka biyaha loo doonanayo.
      Gurgurshaa Waa awrka weyn ama Inta badan la rarayey ee Bartay ee si ula socda aalaabta Waxaa a saaraa caruurta yar ee geediga aan socan karin iyo alaabta Islaantu is leedahay ayaanay kaa jajabin,aad iyo aad buy u hayimay

    • @ibossilko6350
      @ibossilko6350 Před rokem

      Guul cokon

    • @ibossilko6350
      @ibossilko6350 Před rokem

      Saxo

  • @abdyhrsy7899
    @abdyhrsy7899 Před rokem

    Faadumo Ibraahim waa fariid afka si wacan u taqaanna. Maashaa'Allaah! Waxaa ashqaraar leh sida ay xubinta hadalka u helayso.

  • @somaliabaidao1104
    @somaliabaidao1104 Před rokem +2

    Asc
    Hambalyo Faadumo Ibraahim aad baan uga helay sidaad u sharaxday

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Před rokem

    Ahmed Sulaiman bide waa abwaan weyn one of the top in somali sudan iyo fanka waa abwaan kii heesti caan baxday onkood kuu sameye 2 hrs

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Před rokem

    Thank u xaaska iga bayda anbaa waxan oo hastay hadka

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Před rokem +1

    Maashaa Allah maamadaani waa cajiib.... Sahro Axmed mxy isu yihiin tolow wey u egtahy xitaa codka.

  • @abdirizakhassandini3625

    Waan hambalyaynayaa barnaamijka faaf riib ka fanka horyaal 24 tv abdiqani iyo fasumo Ibrahim waan ku ciil baxnaan
    Halkaas ka sii wada balaariya oo abwaano ku soo dara waqtiga kordhiya

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před rokem +2

    Kkkkkkkkk weriyuhu waa qosol fananinti mid bu qabtaay lakiin waay ka dideey faadimo🤚

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 Před rokem

      🤣🤣🤣weey kafujisey 🤣erayadey saxdey kuqaado iskdaa tilmaantedee

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před rokem

    Caadi ma aha Faadumo Ibraahim siday ugu fiirsatay Dadkan.

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před rokem +1

    Masha Allah, at least we have you to do correction .

  • @axmedxariir7746
    @axmedxariir7746 Před rokem +3

    MAAMULKA HORYAAL WAXAAN INKA CODSANAYNAA QOFKA HEESTA MEESHEYDA DHIGO EED FASAXEYSAAN INAAD NOO SII DEEYSAAN HEESTA OO DHAMAYS TIRAN WAADNA MAHADSANTAHIIN

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Před rokem

      Haa saasaa qurux bdan waana sida dunida kaloo dhan laga sameeyo.

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi Před rokem +3

    Scwb walaalayaal ad iyo aad waad mahadsantihiin ku waada Ayaan leeyahay gaar ahaan Fadhumo plz ha joojin waa inaad heer waziirka hidiyo dhaqan lagu dhiga RAJAYNAYA inshallah

  • @teachersiciidsaleebaan9223

    Good job

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem +1

    xaskul waa xiga geedka xaskusha looyaqaan ee xadhkaha laga sameeyo

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 Před rokem

    Faduuma wa abwanad

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 Před rokem +1

    Humaati mise humaaji
    Waa lay humaatiyay
    Mise waa lay humaajiyay

  • @siciidmohamed1784
    @siciidmohamed1784 Před rokem +1

    Keep going ❤

  • @ahmednuur5944
    @ahmednuur5944 Před rokem

    MAAMADA WAY KA QALDAN TAHAY HEESTA KINSI XAAJI AADAN AYAY QISADU KU DHACDAY OO WAXAY JECLAATAY NIN LACAG LEH OO CIIDAGALE AH XANAS AYAA LA YIDHA BARIGAAS MILLIONER AYUU AHAA IYADUNA WAA HABARYOONIS MARKAAS WAA DIIDAY JACAYLKEEDA OO WAXAY LEEDAHAY WAAR GARXAJIS XEERI OO WAX ILA QABO NABSIGUNA WAA KU DHACAY NINKAAS ODAYGA MAHADSANID MAAMO FAADUMO 🙏

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu Před rokem +2

    Nolow wxad tahay gurmad fanka ilahay uso diray waayo sida logu ciyarayo hesaha somaliyed

  • @luljisow9028
    @luljisow9028 Před rokem

    Kkkk fadumo Ibraahim abwaanad an caadi aheyn
    U R amazing sis

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad Před rokem +3

    Dhibtu waxay tahay dadkan yaryar ee heesaha dib u qaadaya ereyadan macnaheedaba ma garanayaan, markaa wixii ula ekoonaada ayuunbay odhanayaan

    • @dahaboqurux1858
      @dahaboqurux1858 Před rokem

      Aad iyo aad baan idinka helay!!! Hargaysa waan idiinku iman incha Allah. From 🇨🇦

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382

    Horta waa runteed gabadhuye hadii aad hal erey ka qalado tuduc maanso ama hees ah xataa micnaheedii ayaa is bedelo,
    Af-keena inaynu ilaashano iyo suugaantaba way fiicantay.

  • @qeysarsenal4065
    @qeysarsenal4065 Před rokem

    Mom faadumo vaar waxkale waaye

  • @salmaanawil82
    @salmaanawil82 Před rokem

    Khalad khalad gurgurshaagu waa hawr ugu muhiibsan ee caruurta la saaro ee gibisha leh hal maad saxdid qaryaan

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před rokem +1

    waa habartii. dardareyd. eewaaleyd. maantana maheesihiii beyufuushey.

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Před rokem

    Ma sha allah waa kahelay

  • @kahlledidres4401
    @kahlledidres4401 Před rokem

    Dad waa dadkii hore. Hadalna waa intuu yidhi.

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Před rokem +2

    Female Abdi Good 😂

  • @nura2876
    @nura2876 Před rokem

    Masha.alaah

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 Před rokem +1

    Faadumo waa VAR oo qofa

  • @khalid9264
    @khalid9264 Před rokem +3

    Miyaaydaan arag
    Heestii huryo ee wuu idaadaheeyaa
    Siday u galeen fan isku sheegan dabe
    Halkii ahayd kolna kama dawoboo
    OO ay dhaaranayaan dhamaantood
    Inan la yidhaa idil cadow mooyaane
    Ay leeyiin walee kama dawoboo
    Inan la yidhaa idil cadow mooyaane
    Talabaad
    Halkii ahayd dakhairyo hubaatoo
    Waxay ka dhigeen xumaatoo
    Humaati WAA jug ama wareen
    Waar sooka i humaatiyay maaha
    WAA afsomaaligii hore

  • @AbdiDirieh
    @AbdiDirieh Před 4 měsíci

    Waa hagaag

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 Před rokem

    Adiga iyo fadumo waan idinsalaamaya

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před rokem +3

    FAADUMO kuwii fanka kufsaday wax bay ku hysaa

  • @mohamedfarahadaweh1970

    Waw macalimad erey bixintaa

  • @fadumolaari7660
    @fadumolaari7660 Před rokem +1

    Asc wrt wbt qaali faadumo waxaan kuu waaninayaa Alle dartiis ka Tag heesaha iyo fasiraadooda.
    Maskadaa fiican uga faa,ideyso in aad qawlka Alle ku barratid waayo walaalnimo nimco quraan ku jirtaa
    Fadlan.

  • @maxamadwali26
    @maxamadwali26 Před rokem

    Wallhi mama fadumo wa murtidi oo qof ah m.a

  • @Mohamed-ey3qe
    @Mohamed-ey3qe Před rokem +1

    masha allah mamada alla maskaxda ha ubarakeeyo

  • @aminamohamed5406
    @aminamohamed5406 Před rokem

    hooyo faadumo waalamataabtaan

  • @siradm
    @siradm Před rokem +1

    Xaskul annagu waxan u naqannaa geed layiraa Dhitig baa inta lasoo guro oo la aaso oo la garaaco oo la qalajiyo buu Xaskul isu bedelaa oo wax jilicsan buu noqdaa kaddibna xarkaha baa laga sameeyaa marka

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před rokem +2

    Tani waa abwaanad afsoomaliga dhameysey fananiidki feega ahaa balaayo ayey kudhigtey.

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 Před rokem +2

    Islaantan tv yadii baryahan way xiijisay😅

    • @ibrahimali2860
      @ibrahimali2860 Před rokem

      Kkkkkk, nafta ayey ka qabatay. iska daa bilaa camal weeyan oo naf ayey moodeene. ha ku haysato xuurto saleeley u daa.

  • @redback043
    @redback043 Před rokem

    Dhilo waayo arag ah hore u soco

  • @umismail8037
    @umismail8037 Před rokem +1

    MashAllah aaf somali aya ku dhaan mamada. Nolow

  • @omarnesaid3760
    @omarnesaid3760 Před rokem

    Roodo kayf gawarrama tanks

  • @qaasimalasraar5951
    @qaasimalasraar5951 Před rokem

    Mansha lah ilaalinta suugaanta

  • @hindaofficialchanel8893

    Walee faadumo kuwan ceebetodii banakay keentay siday heesaha ugu dheelen

  • @salmaanawil82
    @salmaanawil82 Před rokem

    Waa hayin wali

  • @muumin4683
    @muumin4683 Před rokem +2

    Maamo Faadumo waaba Vaar socota
    Araxda Shafka la taabanaayo maada arag miyaa kulahaa😂😂😂

  • @asdjan918
    @asdjan918 Před rokem

    Kkkkkkk wlhi gudida faafreebka aad baan ugu qoslay

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Před rokem +1

    Eedo anigu maba dhegeysto waxa danbe.

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před rokem +1

    Waaw waan farxaay barkan arkaay week laba jeer nosoda waan sugi karilaa faduma Ibrahim

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před rokem

    Islaantan ma cabdi good kii oran jiray subxaanaka yaa cadiim bay buugiisii soo akhrisatay

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Před rokem

    Waan jeclahay ma madaan ilaahay amarkiis

  • @CabdiBoodo
    @CabdiBoodo Před rokem

    meen diida

  • @axmedxariir7746
    @axmedxariir7746 Před rokem

    Haye

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem

    Dad heesood bay ku ciyaareen inkastoo aan khayr ku jirin heeso

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382

    Xaskul, iyo xig waa kala laba shay marna waa isku mid,
    Waxay la mid yihiin sida galool iyo maydhax.
    Xaskul waa geedka xiga laga falkiyo,

  • @cabdixaaji7726
    @cabdixaaji7726 Před rokem

    HOOYO MEEL FARIISO NACUUD BILAAH

  • @khalid9264
    @khalid9264 Před rokem +1

    Miyaaydaan arag hodan cabdiraxam oo heestii hooyadeed aamina iyana midhihii humaagu ekeynayay meeshaba ka saartay
    OO leh
    Halkii ahayd siyar siyar ma shushuniseen
    Ku bedeshay siyar siyar ma u shushubateen,

  • @mcwadaad6046
    @mcwadaad6046 Před rokem

    horyaal tv shaqa fican bad haysaa lkn youtube o gelintisa iska hagaajiya o qaybta editingka bedela intaas ban idin oran lahaa xaga dawashada aya wax ka xun yihin

  • @nurbehi5293
    @nurbehi5293 Před rokem

    Habartani ha laga jaro ceydha

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 Před rokem

    Aad iyo aad baan idiinku hambalyaynayaa sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbiseen barnaamijka. Halkaa nooga wada.

  • @mowlidkhayre1007
    @mowlidkhayre1007 Před rokem

    Messing somali song by new songer

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 Před rokem

    Faadumo nooloow

  • @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845

    ♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹

  • @footballgoalsandhighlights8854

    Walhi wax badan ka bartay

  • @abdifatahmohamed7544
    @abdifatahmohamed7544 Před rokem

    Faadumo maashalaah waa dhalinyaro afku ku yar yahaye toos toosiya ugu danbeyn way la keenayaane

  • @qaliomar3421
    @qaliomar3421 Před rokem

    Habaryar gurgur waa rarada dooban oo lagu dul saaro haamaha iyoubooyinka santaraha abxada iyo weelka dhaqanka oo dhan

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 Před rokem

    Halkaa khaladba ku jira heesta Griig AUN , wa hurintii Lab ah (hurin rag ah ) yacno abwanku wuxu u jeeday waxan dumarka loga cabanayo waaba dhaqankoda ee ragga ayuun ba arinka ku haboon .

    • @abdyhrsy7899
      @abdyhrsy7899 Před rokem

      Maya maaha sidaa ee adaa khalad fahmay. Haddii lab uun laga hadlayo maxaa keenay in labka tirada lagu koobo (horin) iyadoo uu wadar uga hadli karay labka. Tan kale, jumladda ka dambaysa oo ah "inta kale huf weeyaan hadba gees u kacayee" ayaa kuu caddeynaysa in horintu ay dumar tahay.

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 Před rokem

    Fadumo caday

  • @nimo1055
    @nimo1055 Před rokem

    Mamo Faadumo imika ayay shaqadeedi haysa

  • @abdiowloveabdiowgey8305

    Ala mxay wax barat8

  • @dasara4124
    @dasara4124 Před rokem

    Wanka heley siday uhadasho habo fadumo...mararkale soo macsuma wle pls

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Před rokem

    Gufina waa la yidhaa

  • @qaliomar3421
    @qaliomar3421 Před rokem

    Sidee Talefan kiin uhelaa