FAADUMO IBRAAHIN HADALKAN MAKU SAXANTAHAY (3532)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 05. 2024

Komentáře • 138

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 Před 2 měsíci +12

    Run baysheegtay faadumo xaliye Yana run buusheegay xaqiiqadu waa saas❤

  • @hiboabdi9392
    @hiboabdi9392 Před 2 měsíci +2

    wlhi Run baysheegtay faduma Ibrahim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 Před 2 měsíci +3

    Shekada nin ku wa libaax e halabaryo diiday snuu
    Wanaag ba layku qabaa iyo naxariis
    Guurku wa jacayl iyo naxariis sidii alle dhahay
    Lkn buunbuuninta raga e larabo inay dumarku gumaysi galaan wan kasoo horjedaa

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Před měsícem

    Fariid Marwo Faadumo masha Allah tabaraka Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Před měsícem

    Ader fadomo abraham waa akbar qoomalood numbar 1 wana kuudomyaha qoomaloodka isaaqland

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 měsíci

    Masha Allah My Allah protected you ❤️❤️🙏 keep going 🙏

  • @SalahBuule-jk9nf
    @SalahBuule-jk9nf Před 2 měsíci

    Wey kusaxanthy maamo faadumo ibraahiim ❤❤ Masha allah

  • @hassanmah6177
    @hassanmah6177 Před 2 měsíci +13

    Wasting time

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156 Před 2 měsíci +1

    Waa sax waa runteed 100/100

  • @FarxiyaMuse-eb9ju
    @FarxiyaMuse-eb9ju Před 2 měsíci

    Maansha Allah faadumo fariid illaahay haku dhawro

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Před 2 měsíci +2

    Sheekadu Farxia Cabsiiye iyo koocooyinka la midda ayay sheekadani ku socotaa waanay asiibtay maamadu laakiin Haliye warkiisu sax ma aha

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 měsíci

      Waa soo bateen baryahan noocaasi.😂😂😂😂

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 Před 2 měsíci +4

    Eraygii Ilaah baa saan dhahay,
    Ishaadu ha barakaysanaato, Oo Naagtaadii aad yaraanta ku guursatay ku faraxsanow
    Xigasho Maahmaahyadii Nabi Sulaaman Ayaada Cutubka 5-18

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq Před 2 měsíci

    Masha Allah waa runteed

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mf Před 2 měsíci

    Wa saxsantahay fatumo

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 Před 2 měsíci

    Fadumo caqliga Allaha barakeeyo

  • @ShugriHusein-ym5vj
    @ShugriHusein-ym5vj Před 2 měsíci

    Faaduma ibraahim waa geesiyad waruunted

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l Před 2 měsíci

    Deadly
    Experience
    Faadumo
    Talo wanaagsan,

  • @ShugriHusein-ym5vj
    @ShugriHusein-ym5vj Před 2 měsíci +1

    Haa hadalka wayku saxaantahay wax jira yey kahadashay

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤mamada❤❤alayaxafidak❤❤runbey inoshekty waano iyo somalia❤❤❤oo ah dadkedii oo ay wanineyso❤❤mamo❤❤mhdsnid guleyso❤abid❤hbo❤mcn❤❤

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před 2 měsíci

    4:48 Mid baan aqaan.
    Waa Naag Soo jabtay. Lakiin.
    Gabdhaha Roon, Gaal aan wuxuu yahay la Aqoon. Ku abaarta.
    Ma Naa leey koraa, Baan dhahay. Naagtii Fikirkeeda qaadata, Waa ba Mid, Badbaado u baahneen.

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Před 2 měsíci

    Way saxan tahay runti bay sheeg tagay Fadumo waa qof aqoon leh faduo waa fanad qof somalia u qalanta
    Fadumo runtay sheeg leh

  • @MaryanCkariin-nt7ry
    @MaryanCkariin-nt7ry Před 2 měsíci +1

    Way ku saxan tahay 100 %100

  • @hawajama1508
    @hawajama1508 Před měsícem +1

    Way ku saxantantahay

  • @saidabdi9782
    @saidabdi9782 Před 2 měsíci

    Elle a raison de partager cette experience

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 2 měsíci

    waa saax faduma ibrahim warkeda.

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 Před 2 měsíci +1

    Waa sax

  • @Bagagac
    @Bagagac Před 2 měsíci +1

    Aniga ahaan ifur kufuri maayo Kuna qabimayo taladeyda Allah kasokow anigay iidhoobantahay

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac4111 Před 2 měsíci

    Masha Allah wa runtad

  • @Jasminmuse124
    @Jasminmuse124 Před 2 měsíci

    Kkkkk I like Fadumo Ibrahim taladeeda lakiin xaliiye is sick man

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 Před 2 měsíci

    Way saxantahay masha Allah kkkkkk Waa fariid aqlileey kkkk

  • @user-gi1gt8ww3h
    @user-gi1gt8ww3h Před 2 měsíci

    ماشاء الله

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7q Před 2 měsíci

    Fadumo hadalkeda saxiix.❤❤❤

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 Před 2 měsíci

    WAARUNTEDI LAKIN ISAGANA WAXAA LARABEY INUUSABABTA OGAADO LAKIN HAYEH LAYAABWAAYE WAXAA ISDHIHI LAAHAA MAA,QAATIYAANBU IGATAAGNAA

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 Před 2 měsíci

    Yes

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Před 2 měsíci

    100/100. FADUMO WEY SAXAN TAHAY.

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj Před 2 měsíci

    Fadumo wa funny cadiy maha 😂😂

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 Před 2 měsíci +1

    There is no Named Somaliland waa Maamul weye 😂

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Před 2 měsíci

    Waanku raacsanahay nin somaliya saqiir senjigaada u eg baa laga helaa nin alle inkirayna ka alla magan

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Před 2 měsíci

    Weykusaxantahsy warkaas waana runoo waa waxfhacay

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 2 měsíci +2

    Ayayday hooyo oo dhimatay iyadoo 103 sano jirtay waxay ahayd saaxiibtay waxaan lahayn cilaaqad cajiib ah waxaan ahaa furaheeda iyo sanduuqa sirteeda.. mar ay igala hadashay arimaha guurka waxay igu tiri hadii ninka aad guuursato aad ka hesho is fahan ah 40% adigu ku dadaal in aad ayuutaysato oo aad isku hagaajisato ilaa 20%.....boqolkiiba 40 ka kale iska iloow 😊 waxay igu tiri wax la yiraahdo cilaaqad fiican 100% ma jirto..taladaas ayayday maxay idinla tahay bulshooy????

    • @saidkaamil6018
      @saidkaamil6018 Před 2 měsíci +1

      Walllhi qof wax garad ah ayay ahayd maamadu wa top hadalkaasi
      Waxba laga jari maaayo

    • @MohamedIbrahim-yk4cs
      @MohamedIbrahim-yk4cs Před 2 měsíci +1

      Islaantan waxaa u fiican in ay aqalkeeda ku ekaato

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Před 2 měsíci

    MAA SHAA ALLAH MARWO FAADUMO WAA GABADH GAYIGA SOOMAALIYEED SAAMEYN BADAN OO TOGAN KU LEH HAMBALYO HAMBALYO FAADUMO IBRAAHIM.

  • @ahmedhassan3401
    @ahmedhassan3401 Před 2 měsíci

    Fadumo barnaamijka ay ka hadashay waa loo baahnaa.waayo waxay ka sheegaysay lugooyada iyo dhibaatada ay haysata dumarka soomaliyeed.waana barnaamij loo baahnaa.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Před 2 měsíci

    Ninkaas fikirka aan minsanahay ayuu aaminsani naag ifur dhehday in ladheho maxaa dhacay in la dheho qalad ayaan u arkaayaa

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 2 měsíci

    Good . Fadumo Ibrahim geesiyadda hoggaamisa dumarka Somaliland

    • @Caliya7
      @Caliya7 Před 2 měsíci

      Soomaliyeed oo dhan dheh waana sidaase, waayo waa somaliyad somali oo dhana daawato dumarka somaliyed oo dhana lahadleysa.

  • @cabdiyarejamacyare9933
    @cabdiyarejamacyare9933 Před 2 měsíci +1

    macalinka lugeeya war miyaa lagaa tagay wall aan kula kaftamee kkkk

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c Před 2 měsíci

    Allaahu Akbar

  • @DiranehMoussa
    @DiranehMoussa Před 2 měsíci +1

    Fadila wan kutagerzy

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před 2 měsíci

    Cajiib Ninmku waxay ku farxayaan in aydumarka dilaan oo dhiig ka yaaciyaan oo laqariyo oo gaajo loodulqaato
    Cajuuso .

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 Před 2 měsíci

    👍

  • @MaxamedNuurmacalin-xg3wt
    @MaxamedNuurmacalin-xg3wt Před 2 měsíci

    WAA. HAL YEYADA. DU MAR KA. FADU MO. IB RAHIN. SHAX. SHAX. WAX. GARAD. FADU MO. IB RAHIN. MAR. WO. QALI. KU. AH. BU. SHADA

  • @abadidaden3614
    @abadidaden3614 Před měsícem

    Way saxantahay

  • @user-yi8mo4km5j
    @user-yi8mo4km5j Před 2 měsíci

    Iyana.masalana.

  • @user-ss1do2cd8z
    @user-ss1do2cd8z Před 2 měsíci

    Wale wa run arrinta nag ka weyn markay ku dhahdo wan kula talin adigo talo weydisan wan arkay anigo yar aros laso baxay bay i dhahday nag an qarabo nahay alabta jajabi ifurna dheh haye ban dhahay anigana aqligayga ban ku fikiray ila hada wan ka yaba

  • @fosiaali9544
    @fosiaali9544 Před 2 měsíci

    Naagu waa is hodaan ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 Před 2 měsíci

    Fadumo Ibrahim caqliga kujiraa waayo aragbay u tahay sheeqii baa u hiiliyay waabay sigatay lakinse hada kahor maray kahadleysay qadiyada somaliyeed waan u bogay heer aan commentiga kuqoray war gabadhan taalo ha loo dhiso maantase waxa iiga muuqda calankii reerahooda (hiranboy)

  • @ahmedjama9408
    @ahmedjama9408 Před 2 měsíci +4

    FADUMO WAA HELU SHARAF CAQLIBADAN OO MARKASTA
    RUNTA AYAAD KAHADASHA
    THANKS .

    • @Zurich527
      @Zurich527 Před 2 měsíci

      Waa laga caqli badiyay kkkkk

  • @MohaamedAli-py2lx
    @MohaamedAli-py2lx Před 2 měsíci

    Fathiya Absiiye ito geeshkeedii libaaxad baa usoo baxdqy waxay ahaayeen Bay umadii tustay Faaduma Ibraahin

  • @user-rn7ro6ts9o
    @user-rn7ro6ts9o Před 2 měsíci

    Inaa edo😊

  • @IishaAdan
    @IishaAdan Před měsícem

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰😇😊😉😚☺️

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 2 měsíci

    Mamada wan ku wataa wa runtaa afkaga cano lagu qabay MashaAllah

  • @saidabdi9782
    @saidabdi9782 Před 2 měsíci

    She's right

  • @SaciidAbdi-ow8ul
    @SaciidAbdi-ow8ul Před 2 měsíci

    faadumo waa Isaaq xagjir ah adiguna shabab

  • @xogtaheesaha530
    @xogtaheesaha530 Před 2 měsíci

    Waa ninkii xanuunsanayay

  • @IsmaaciilIbraahim-ru2ig
    @IsmaaciilIbraahim-ru2ig Před 2 měsíci

    Way kusahantahay wll

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 2 měsíci

    Faadumo Waa qof hadal badan

  • @user-rt1mf9oi2j
    @user-rt1mf9oi2j Před 2 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk Faduumo Cadillac Ma haa

  • @xaajiyarexaajiyare8122
    @xaajiyarexaajiyare8122 Před 2 měsíci

    haa haa haa

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 Před 2 měsíci

    Faadumo waa saxantahay

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 2 měsíci

    Fadumo waa runted lakiin anigu waan u duqadan wayey haduu rabo jacayl ha dilo waan uuyi karaa lay keligay

  • @shineabdirahman3685
    @shineabdirahman3685 Před 2 měsíci

    Haa wey. Kusaxsantay

  • @zamzamzamzam7915
    @zamzamzamzam7915 Před 2 měsíci

    Haa. Wey. Ku. Saxsan. Tahay. Teda. Kale. Mamadan. Waa. Waaye. Arag. Waan. Jeclahay. Maba. Gabato. Xaqiqda. Ayey. Ka. Hadashay

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Před 2 měsíci

    Mar waxaan idaah daa faadumo Ibraahin taloow mar un yaa 30 decrees hoos kuugu soo dhi

  • @user-yi8mo4km5j
    @user-yi8mo4km5j Před 2 měsíci

    Warurteed

  • @user-jz5qc9jv9q
    @user-jz5qc9jv9q Před 2 měsíci

    Faadumo waxey noo sheegtey in ey doqon tahey oo ladiri karo wax kale nooma sheegin

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 Před 2 měsíci +1

      Ceeb aflagadada jooji islanta wax ka aqli badan ma jirnee goortii la dirayyey wey yareed

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před 2 měsíci

    Fadumo waa ragey

  • @BashiirMaxamed-od5gs
    @BashiirMaxamed-od5gs Před 2 měsíci

    Ha wasaxfadumo

  • @fosiaali9544
    @fosiaali9544 Před 2 měsíci

    Haa sax

  • @massmass8300
    @massmass8300 Před 2 měsíci

    faadumo ibraahin waa naagbalo
    kadhacday wana qar iskaduur
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 2 měsíci

    “Naag dhiiqeeysan” waxaan aheeyn maheeysaan❓❓❓war xaalku INAAS KAWEYN ee dib isu eega hebel Cali dacaroow❗️❗️

  • @mrali3601
    @mrali3601 Před 2 měsíci

    Sheeko labo qof oo is qaba wada marqansan oo balwad iyo waali

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed Před 2 měsíci +1

    Walal qaali - wa sax hadal keeda ❤❤❤❤❤

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Před 2 měsíci

    Nin aan jecleyn ayey Faadumo Ibrahim isku kooleysay.

    • @samirr546
      @samirr546 Před 2 měsíci

      Nin jecel buu ahaa Mar hadii uu awoodiisa tusay oo uu hadana aanu la murmin markii uu arkay in ay hadalkiiba isaga ku soo rogtay!!!!!

  • @ShugriHusein-ym5vj
    @ShugriHusein-ym5vj Před 2 měsíci

    Wlhi waa geesiyad

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 měsíci

    FADUMO BENTA MATAQANO WANA WAYO ARAG

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 Před 2 měsíci

    Masaxantahey. Haa. Runteed weeye. Waxeyna mudantahey in loo mahad celiyo. Waxaa kaloo jira ninman. Aad & aad. Uxun. Qeyri masuul ah. Waa in aan ladhayalsan. Lagana digaa dadka. Xunxun oo rag & dumarbale. Tooshka ku iftiimiya

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 2 měsíci

    Faduumo ibraahin waa gabadh soomaaliyeed oo aqli badan allaha barakeeyo sidoo kale faduumo waa wadaniyad aan runta ka gaban way kusaxan tahay

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před 2 měsíci

    4 naagood yaa ufasaxay diinta isku dirtay dumarka.

  • @seryu8204
    @seryu8204 Před 2 měsíci

    Fadumo hambalyo waa aqoonyahanad taqaana sida ay reerkeeda iyo ninkeeda u dhaqato wax ka barta casharadeeda run ka sheega waqtiga guryaha somalida nolasha taala maanta mahadsanid fadumo

  • @fosiaali9544
    @fosiaali9544 Před 2 měsíci

    fariid fariidi dhashay

  • @maxamedisaakmaxedshidaay8436

    Dardan makaahaayo

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156 Před 2 měsíci

    Aniga 3 ddex ayaan furey
    Mid waa la tashkiiliyey been baa loo sheegey waa layga furtey kadib meel cidlo ayey uga tageen. Ilaa hada waxay tiraahdaa maxaad ii furtey yaab. Iska jira hablaha sadaxeeyaa jirtee .is ilaaliya. Jinnka gurigaaduu kaa saaraa kiisana kuma geeyo

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 Před 2 měsíci

    waa ku saxan tahay 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-mv7wo3bh3q
    @user-mv7wo3bh3q Před 2 měsíci

    Wey ku saxantahay

  • @MouhoumedDjirdeh-kn3st
    @MouhoumedDjirdeh-kn3st Před 2 měsíci

    R u n baysheegtay maamo faadumo

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 2 měsíci

    Free Dhego hadal Fadxiya cabsiiye 😂😂😂

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 2 měsíci

    jay waa ruunteda

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Před 2 měsíci

    Hhhhh hayey gabar walba hartishee dhuugsatoy 😂😂😂😂😂😂

  • @IishaAdan
    @IishaAdan Před měsícem

    😘😘🫣

  • @user-gi1gt8ww3h
    @user-gi1gt8ww3h Před 2 měsíci

    Runa

  • @MOGADISHO2020
    @MOGADISHO2020 Před 2 měsíci

    Naagtaas ay ka hadlayso wan garani waa saqajaamad oo nin qaniis ah ayaa qaba nacalada