deg deg khayaanada xasan sheekk oo qaraxday beesha marexaan oo qabsaday hubkii larabay in lagu xasuq

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024

Komentáře • 25

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před měsícem +3

    Xassan sheekh oo yiri beesha marreexaan haddaad soo qab-qabataan waan idinsoo dhaweyn.

  • @AbukarOmar-h6c
    @AbukarOmar-h6c Před měsícem

    Ilaahey madaxda wax qaseysa ha Naga qabta

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem +1

    Hawiyeh ilahay bah kah shifay ilahay idin dulay kuwah u xasan munafaq u yahay madaxweyneh

  • @CeeldaahirSchool-iw5ck
    @CeeldaahirSchool-iw5ck Před měsícem +1

    Hubkaan hala hubiyo waxaan umalaynayaa jabuuti buukayimi

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před měsícem

    Mareexaan hubkaan xaqiiqda aye u lahaayeen waayo waxaa xasan gurguurte ku soo iibsadey waa dhaqaalihii umada soomaaliyeed xasan gurguurte ayaan soo iibshey

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před měsícem

    Hanblyo beesha mareexan guuuuuuul somalay ❤mareexaan wa gobta soomali guuuuuuul ban u rajaynayaa wall cadawgiin jab

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k Před měsícem

    Waa nin gurigiisa kaa sooray rag dheh kii guri kale kaa soorayna rag karoooooooone dheh ninkii cadawgiisa hubkuu gu dililahaa ka soo iibsaday rag karoone soooooow maha dadooooooood siyaasi ruug cadaa ah dhaha ma nin aqligaas leh ayaan leenahay marka laga reebo dal iyo dad xureeye guuuuuuuuuuul

  • @DaQeera
    @DaQeera Před měsícem +1

    War ninkan wax lagama dhadhicinkaro . Hubkaan daarod Ayaa loo soo Gatay . Mareexan noolada

  • @AxamedCali-i7j
    @AxamedCali-i7j Před měsícem

    Warhedhe waxa kismayo manooga waranti

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k Před měsícem

    Anigaa is qabad siinaayo siyaasada

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    War dalkan sidee wax ka yihiin war yaabnay itoobiya ma maantaynu heshiinay oo hubka kasoo qaadanay. Maxaa si ah xaalku waa sidee bal arinkan bal is qabadsiiya

  • @user-el5pb8nd7r
    @user-el5pb8nd7r Před měsícem

    Ok

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Beesha mareexan yaa soo.qabqabanaya. kkkkkkkkkkkkkkkk ma codla ayey joogaan. Kkkkkkkkkkkkkk

  • @user-nh3od7wu2i
    @user-nh3od7wu2i Před měsícem

    Kkkk 5 D

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Před měsícem

    Ilka yerto maxaa Cataaw ka baxaya Beenayey isku Maawelinayaan .waaa kuwaa wada ooynzya ?????

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

      kkkkkk ohintee hawiye fota madoobe hubkii anaa gacanta ku haaysta adeer waana lagugu wasayaa adeer

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu Před měsícem

      Addoontii Cali Yuusuf waay kibirtaye waa in looga Dacwoodo wixii ka nool reer Suldaan dadka ha ka qabsadeene! From Gedo

  • @abdihirsi5596
    @abdihirsi5596 Před měsícem

    Weligaa rag lama aadan sheekaysanin', cilmi, caqli & codkarnimo toona ma lihid. Madoobe ugaali ma difaacaysee laandheere ayuu ka dhashay. Geeska afrika inuu leeyahay markhaati baad iiga tahay

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Před měsícem

    Wad Qososhen waxaan leyaha waa la maeya tuurtaye Allaow Dhagaxya soo daadi Bal Ninkey u daran tahay Dunina Ha Ogaatee ?‽????

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk itoobiyadii aynu is haynay ma hub ayaaba laga soo qaatay war maxaa riwaayad aduunka ka jira

  • @user-tl8jw8yb7g
    @user-tl8jw8yb7g Před měsícem

    Asc.dudaan.wax.iga.siiya

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před měsícem

    Dadka beenta ka daya umadq hana isku dirina

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 Před měsícem

    war guruub ka nagu dara

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před měsícem

    Balaayo kuqayaantay muxuu madaxweynaha idinka qiyaamaa