Dareenka Kumaanaan Kamida Shacabka Ceerigaabo Oo Soodhowaynaayey Madaxwayne Biixi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Dareenka Kumaanaan Kamida Shacabka Ceerigaabo Oo Soodhowaynaayey Madaxwayne Biixi
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 40

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Před 22 dny +4

    Maasha allaah ciidaa dhaqaaqday ka naxow nafta waa reer ceerigaabo waa gob

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 22 dny +5

    Masha Allah ❤❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka jamuriyada barakeeysan Soomalilnd 💚🤍❤️

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Před 22 dny +4

    Maanshalaah

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 Před 21 dnem +1

    Masha Allah midnimaa ina Deeqda Guul Somaliland Insha Allah ❤❤❤

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 22 dny +3

    ماشاء الله تبارك الله الحمدلله رب العالمين

  • @user-yn8xh9zu3i
    @user-yn8xh9zu3i Před 21 dnem +1

    Masha allah tabaarakalaah rer Sanaag noolaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 22 dny +3

    mashallah wadaadadayadiii somalilanders Alqadiriya !!!!!!!!!!! from saylac

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 22 dny

      Dabayl baa socota guusha muuse hoo codka

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před 22 dny

      @@dauuddaaauud8339 muse dorashada umadaa u haysa lakin wadanka dhuxaa loo shubayaa minal ceerigabo ilaa lowga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax Před 22 dny +3

    Dadkii.sheegan.jiray.ceerigaabo.
    Mayee

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 Před 22 dny +2

    Reer somaliya aad bay ula yaben sida muuse biixi loguso dhaweyay sanaag waxay dhehen wali wala jecelyahay

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 22 dny +1

    Xertiina way joogaan cajiib

  • @munirkh
    @munirkh Před 22 dny +1

    Maanshalaah ❤😂

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 22 dny +1

    Guuuuuuuul British soomaliland

  • @user-yn8xh9zu3i
    @user-yn8xh9zu3i Před 21 dnem +1

    Ishiina idiin macalina MW SL inay shicibkiisu aad iyo aad ujecelyihiin noolada jiroo jooga cadowginu hajabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 21 dnem

    Masha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim hanolato ❤❤❤❤❤❤somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim ❤❤❤❤❤

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Před 22 dny +2

    Xataa timoweyntii ceerigabo ayaa madaxweyne muse soodhaweeyey guuuuuuul qaranka somaliland guuuuushu waa kulmiye

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 22 dny

      Imawayntu weligood dawla kama hortimaado surwaal gaan ayaa xune

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 Před 21 dnem

    MUSEE WAA AWLIYO WATA DHULKI DHAQAQEY MEL WALBO U TAGO SIDA LOO JECEL YAHAY MASHALLAH SHACABKA SOMALILAND GESUGOOGA WEE GARANAYAAN

  • @Tixraac
    @Tixraac Před 21 dnem

    Xitaa qaar xidhan calaamaddii Khaatumo, ayaa ku jira!!

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy368 Před 22 dny +1

    SHACABU WUU DHOWEYNYAA ISNA DAGAAL BUU HOOSTA KA WADDAA.WAA ARIN LA YAAB LEH.

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 Před 22 dny

      Waale huwantu libintah shaganayAn waa la iskaga daanbeeynaya wale inaanay maxabista qaranka ku fatabaletsane dagaal waa lamahuuran ama diid ama doon huwan kalkal fa imbecil

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 Před 21 dnem

    Guuul

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 Před 22 dny +1

    Geesiga dadkiisa ayaa qira qiimihiisa

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před 22 dny +1

    Meeshu dad wanaagsana beenbay sheegijiran qaar inagamida raganimo ceerigaabo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 22 dny

    Salaan reer yagoori

  • @hannahplays6106
    @hannahplays6106 Před 21 dnem

    Coodka hagaaji❤

  • @IsraIsmaciil-f8l
    @IsraIsmaciil-f8l Před 22 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 22 dny +1

    Way ka baqayaan waa dhiigya cab

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před 21 dnem

    Gadhxejisku waa bilaa damiir qaranku xagee ka jiraa waa dad waashay Mar kale doorta oo baroota oo cabaada bilaa caqli

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk Před 21 dnem

    Kkkkk tim9 weyn ayaa cid la moodey waa sheeko kacaankii oo kale sida dadka loosoo abaabuley

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 Před 21 dnem

    😊😊😊😊😊😊muusoowsoonoqomarlabaad

  • @Aar80-o8j
    @Aar80-o8j Před 22 dny

    hhhh umada beenta ka daaya wa meel cidla ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdirahmanShire-yb2pg
    @AbdirahmanShire-yb2pg Před 22 dny +1

    Dadka shaqo la,aan baa haysa

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 Před 22 dny +1

      Adigana maxaa ku haya😂😂

    • @AliHassanAli-xr6sq
      @AliHassanAli-xr6sq Před 22 dny +1

      Xirsii iyo huwantu way ka midaysantay in ceerigabo laga faramarojiyo dadkaa iska Lee ee reer shekh isaxaaq

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 22 dny +1

      Shaqo dawladeed dadka ma wada gaadhaan dadkuna ma wada rabaan dadku badidoodu way iska ganac sadaan