Xog Qorshaha Masar 4-saldhig,Lacagta Qatar biixi siisay, Sraiil oo saldhig ka rabtay saylac,wareysi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 39

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule Před 22 dny +2

    Guuleeyso wlalkey suldaanka tv

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Před 22 dny +2

    MAGAALADA ALEXANDRIA O KUTAL WOQOOYIGA MASAR ISRAEL BAA DEGEN WARSHADAHA O DHAN YAHUUD MASAARI AH.O KHHAMIISYO GASHADA AYAA DEGEN

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 22 dny +2

    Moriyaan sayasada garanayn baa somaliya kuhabsatay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 20 dny +2

    ADEEROW..... LAASCANOOD WA TUULO SOO KOREYSA, HA NOOGA DHIGIN , MEEL AY DOWLADO YAQAANAN, SOMALIDA QAAR AYAN AQOON XATTA.

  • @farahismail9445
    @farahismail9445 Před 22 dny +1

    Masar waa wadan lahaysto oo far ma dhaqaajinkarto illaa ay ogolaansho ka hesho Israel.

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule Před 22 dny +3

    Sraiil in ay arintaan gadaal ka riixeeyso waa xaqiiq waana in sidaas loo fahmaa Idinkana horay ayaad u sheegteen mahadsanid Suldaanka Tv

    • @suadalifarah4516
      @suadalifarah4516 Před 22 dny

      Waa run israail waxay rabraa iney ka faaideysato qilaafka soomaaliya dhexdeeda ka taagan iseaailna waxaa ku caawinaya mareykan waxa loo socdana waa badeena baabul mandaq si ay ugu dagaalaam mareyjan yurub israaiil kuligood wey isku xiran yihiin illaahoow ina dhaafi tuugadaan xaarasnta quudanaaya

  • @cabdilahi6320
    @cabdilahi6320 Před 22 dny +1

    Waan kutaageeri jiray suldaanka tv laakiin maxaad udiiday ssc shirqoolka loodhigayo inuu danjituhu iftiimiyo waxaad lashaqaysaa oo lacagta kagurataa xasan shiikh sowmaaha waan kafiitsanaynaa taageerada kinaalkan suldanka tv

  • @AthmadeyJogow-vf2gw
    @AthmadeyJogow-vf2gw Před 21 dnem

    DANJIRE ALAHA KU DHOOWRO

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 20 dny +1

    DANJIRAHA, KALIGIIS DIPLOMACY MA AHA, SOMALIA DOWLADDO AYEY CILAQAAD SIYAASADEED IYO MID CIIDAN BA LA YEELAN KARTA, LAKIIN MA DHIHI KARNO, DOWLADDI AAN XIRIR LA YEELANEYNO WA IN AYSAN DOWLAD HEBLAYO XIRIIR LA LAHEYN, TAASI MELNA LAGAMA QORO ADDUNKA.

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 Před 22 dny +1

    Waxakale, Eekarabna, waxadkujeceshahay,inaad dhaleceysid,Dowlada somaliya

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Před 22 dny +1

    SALDIG YADA XASSAN UU SAXIIXEY MASAR WAARKOOD BAA ISRAEL ISKALEH WAA ISRAEL MUDO DEER BEY SOMALIA SALDIG KARABTEY.ASKARTA MASAR QAARKOOD AYAABA AH ISRAEL O KUDASHEY MASAR WAXEE UJAAJUUSAN MOSSAD.SOMALIA WEEY UDAMAATEY ABDUL SHIIKHAL NAIROBI KENYA.

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf Před 15 dny

    Xasan dameeraw majeerteen baa u taliya 😂😂😂😂isaaq waa dawlad ❤❤❤❤ guul Somaliland

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j Před 22 dny

    Ma anka ayaa somaliya diid ah somaliland waa hooyada smaaliyeed waana dowladii koqwaad ee somaaliyeed wwana dowlad muctatarf.ah wax kasta hadaad samaysan waxad ka qaadi kartaan majito af Wayne waxaan ku samaynay somaliland guul ❤❤❤itoobiya guul ❤❤itoobiya our brothers well come ❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo turky iyo qadar masar muuse biixi guul ❤❤❤cadaw jabiye

  • @jamajafaal9460
    @jamajafaal9460 Před 21 dnem +1

    War xasan shiikh waa nacas tiisa uun ka fekera somali isagaaba sii kala dilaya oo sii kala fogeynaya😂😂😂😂

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před 22 dny

    Saas baa sax ah Waa dagaal dagaalna dagaal baa Kaa qabta

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 Před 22 dny

    War bal qofkan eega sidaa ayuu inagu metering jirey.

  • @FlowerGirl-rg7zc
    @FlowerGirl-rg7zc Před 21 dnem

    turkiya Turkiya turkiyaaaaTurkish wax ha kaa celiyo🤣🤣🤣🤣

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 Před 21 dnem

    Asc horta waxa aad ogaataan israa'iil waxa ay damacdo ama ay doonayso inaanay iyadu usoo badheedhin laakin sifaha ay isticmaasho caan kana ay ku tahay ayaa ah inay cid kale soo dhexmarto soona adeegsato ayadoon ismuujinayn masar imarat iyo kuwo badano islam ahina waxay gacansaar la leeyihiin gunaystaha isra,iil

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 Před 22 dny

    Kelmada saxda ah Waa in wadanka gudihiisa la mideeyaa

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před 21 dnem

      MIDNIMO SOMALIYEED INAY DIB U SOO NOOLAATO WAXAY KU XIDHANTAY XASAN SHEEKH MAXMUUD OO AQOONSADA JAMHURIYADDA SOMALILAND OO LA YIMAADA DADNIMO IYO GARASHO IYO GEESINIMO OO KU DHAWAAQA KALMADDA XAQA AH OO AH AQOONSIGA JAMHURIYADDA SOMALILAND.
      HADDII KALE WAXAA U BANAAN JIDKII JIDKII HALAAGGA IYO DARIIQII KALI-TALIYE GACAN-KU-DHIIGLE AFWEYNE EE AY SOMALIDU KU HOOGTAY!!!!
      LABADAAS JID UUNBAA JIRA:
      JIDKA ICTIRAAFKA IYO WALAALKIMADA AMMA JIDKA BURNURKA IYO BAABA’A !!!!!!
      XASAN WUXUU KU SOCDAA JIDKII HALAAGGA WAA JIDKII MALCUUNKII AFWEYNE !!!!!!!!

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 21 dnem

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ,??? DAL. KA SOMALIA 🇸🇴 DADD KA KU NOOL WAA QABIILO YAA DAWLADNIMO. BEEN. NOOGA. SHEEGI KARA. MA ISAAQ. BAA. DAWLADNIMO. NOOSGEEGI KARA. MISE CALAN.IYO. TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE BAY. BEEN NOOGA SHEEGI KARAAN. WAALIDA. REER. KA ISAAQA SHEEGTA. KKKKKKKKK

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Před 22 dny

    WARAYSIGAAN ANFAC MAAHA
    Dadka meelahaas ka baac baac dheha oo qurbahaas iska fadhiya
    Dadka soomaaliyeedna niyada ka dila warkooda hanoosoo gudbinina
    Tankale ninkaas siyaasi maaha sababtoo ah wuxuu ku talinayaa in turki maahee cid kale heshiis difaac lala gelin waana khalad in hal dal laysu dhiibo
    Heshiisyada noocaan ah waxaa lala galaa ugu yraan 4 dal
    Sababtoo ah marna cidla ku dhicimeysid
    Mida kale markaad dhawr dal heshiis la gasho dalkaagana khayraad ka buuxo waa loo soo kala tartamaayaa
    Laakiin hal dal isku halee waa hal IL
    Isku halee
    Tankale iminkaba waa kaas turkigu dhulkayagii gorgortan geliyey ee sidee keligii laysugu halayn karaa
    Tankale masar somaliya wey keeneysaa ciidan iyo maraakiiba insha allah
    Waana dalka afrika ugu ciidan xoogweyn bad cir iyo dhulba
    Itoobiyana aad ayey uga baqdaa
    Guuleyso madaxweyne

  • @Shardia00
    @Shardia00 Před 21 dnem

    Waar ninkani afsomaliga wuu calalinayaa, waxba lagama fahmayo

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Před 22 dny

    Waa yaabanahay idinku maka baqaysaan itoobiya mise waad xayaysiinaysaan islafahannay xasan daacad waayo hadduu daacad uyahay difaac dalka dadkiisa ayuu isukeeni lahaa oo meel uwadajeedin lahaa Ganga taanna dadkaas lacaajis galinayaa oo waxaan lagu soo celcelinayaa inay balobalo tahay amxaaradu maa loomidoodo xitaa alshbaab haddi loobaahdo turki iyo masarna dankooday waxaan huka Hana siiyeen oo hayskjoogeen Hana laogaadee laakiin hadakaan dayarta lamqashiinaayo halla joojiyo been lasoocelceliyay run ay uekaataa badala hadalka afku idin urye

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Před 22 dny

    War ninku warxumaa dibolomasino ayuuba sheehanayaaw naga aamus dulliyahow

  • @mahamudahmed8349
    @mahamudahmed8349 Před 21 dnem

    Waxan waa oromo nadhafi

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 Před 22 dny

    Hadiaad, kabixiweysid,jawab,waxankuaragna,inaadushaqeysid,qurumo,aanla,aqon, jawabtininkaraxanweyn ,caydisi,?

  • @mbadi818
    @mbadi818 Před 21 dnem

    Waar ninkaan af Somali mayQaano waxaan Kama Fahmiin

  • @alisuja3894
    @alisuja3894 Před 21 dnem

    Beenloow cbb waaye ciidanka masar waa diyaar

  • @abdulkadirsheikhmohamed5

    😂

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Před 22 dny

    Diplomaasi baan ahuu leeyahay waa daba dhilif ethiopia wasakh

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Před 22 dny

    Masar ninka ka sheekaynayaa waa ari maal reer baadiye oo aan siyaasad iyo magaalo midna wax ka aqoon

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g Před 22 dny

    Daarood ala idindilee xumaantiisa dani iyo madoobe halootago haduu qofhagaagsan yahay muusana halootaguuu oranlaa ala idindulee isaaqbaa haruumargaadhibuu la ooyayaa turkiga miyaad kushaqaysankartaa

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 Před 22 dny

    Suldanka TV ,ninki cayey .madaxweynihi,QarankaEeadsogelisayqadka,ayankasugeyna,karaligelintisa,?