Video není dostupné.
Omlouváme se.

FILO PART 106

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 08. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

Komentáře • 907

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před měsícem +202

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před měsícem +151

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤

  • @user-oy1kf5yl2h
    @user-oy1kf5yl2h Před měsícem +109

    Nabi muxamed kusali sallalahu caleyhi wasallam ❤ sallalahu caleyhi wasallam ❤ sallalahu caleyhi wasallam ❤ sallalahu caleyhi wasallam ❤

  • @AadanXasan-ez7io
    @AadanXasan-ez7io Před měsícem +108

    halmar aan kuwada salino nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @quencinderella6226
    @quencinderella6226 Před měsícem +50

    Abukar mahdi channelkisa 1M wxba kama hadhna eee aynu gaaadhsiino inta dhiman❤😊

    • @Barka0706
      @Barka0706 Před měsícem +1

      Ee wlh waa istahilaa 2m inuu gaaro🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @XalimoXawo
    @XalimoXawo Před měsícem +26

    Sumeya wanla.ooyey😢namashegtid nimanka sida kuyeley wallahi wawaxbadan okudhaco gabdhehena somaliyed Allow noxafid melwalbo eygabar somali nogto amin yarbi🤲🤲🤲

    • @QueenSahra-dg6yo
      @QueenSahra-dg6yo Před měsícem

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @MustafXasba
      @MustafXasba Před 18 dny

      War waa musalsal

    • @user-hh6gy2mb6e
      @user-hh6gy2mb6e Před 4 dny

      Gababdhaha somalida waxanoo kale markay kudhacaan mabab sheegaan ilhy naguma kenee kani waa filimbee ee Adoo xoog lagusheegtay inaad qariso maaha

  • @user-hq8mt7ib4
    @user-hq8mt7ib4 Před měsícem +40

    Halmar igula saliya xabiibkena Mohamed salalahu calayhim wasalam❤😢

  • @Arimeheena
    @Arimeheena Před měsícem +25

    Igula sali nabi maxamad scw scw scw ❤❤❤

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL Před měsícem +14

    Marka hore allah ha caafiyo mama Feynuus, marka xigta waxaan salaamay dhammaan kooxda gurmad iyo engineer Abuukar. Mashallaah meel wacan buu marayaa filimka, engineer horey u soco keep going

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 Před měsícem +87

    Halmar an ku Salino nabiga scw 🥰

  • @ina__kaare2820
    @ina__kaare2820 Před 29 dny +7

    Mnta waa cashuura illhy qof walpaa muradkisoo macsi lahyn midigta haka siiyyo ❤❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před měsícem +42

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @bellavita1232
    @bellavita1232 Před měsícem +29

    Qeebtan muna si fiican ey ugu baxsatey sida ey ilmo iskaga dhigeyso Maasha allaah❤
    Ilaahow Gabdhaha noo xafid yaa yabi gabdholey an wada nahayee

  • @user-us6hf1ki5q
    @user-us6hf1ki5q Před měsícem +68

    Jimcaha wey dheertahy abuukar mahdi talaaado rabnaaa 😂

  • @XalimoXawo
    @XalimoXawo Před měsícem +7

    taliye tahliil soqabo moryanta wansugi la.anahay inta lsoqanayo maxamad sharif cadima.ahan filinki ifurtaye wuxu aha mulkilaha guryaha hadana bolice❤❤❤

  • @AhmadMuhammad-lo6ih
    @AhmadMuhammad-lo6ih Před měsícem +31

    Shukran abukar Mahdi iyo dhamaan fanaaniintena

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r Před měsícem +38

    1M come soon abukar mahdi hanbalyo hormarisa jug 😅😅

  • @XalimoXawo
    @XalimoXawo Před měsícem +10

    Filinkan direct cadima.ahan abukar mahdi wallahi wuxu uqalma inbilad lagu siyo direct nimada cimriga Allaha kudhereyo iyo cibado suban aminn yarabii🤲🤲🤲🤲

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Před měsícem +36

    Allah is one ❤

  • @AminaShariff-tg6hr
    @AminaShariff-tg6hr Před měsícem +101

    Kusaliya nabigeena suuban scw scw scw manoqon Kara gabada ogu like ta badan gays ❤

  • @qamarmaxamed5006
    @qamarmaxamed5006 Před měsícem +5

    Marka ugu horeysy an dawado filim somali ah Masha allha abukar mahdi jumcaha kaso dhaweya adban ula socda ❤🎉

  • @user-di3vh1pt5f
    @user-di3vh1pt5f Před měsícem +40

    I love film 🎥 filo❤

  • @munamaanka9250
    @munamaanka9250 Před 13 dny +1

    Qiso dhacdo waaye waxa sumaya ku dhacay in kastoo musasal yahay lkn wax dhaco allow gabdhaha noo xafid mel walbo dunida ka jogaan🤲🤲🤲🥺🥺❤❤❤

  • @yussufabdi4253
    @yussufabdi4253 Před měsícem +18

    Salaan sare KOOXDA GURMAD
    Ur brother YUSSUF from GARISSA

  • @user-nc5jj4rx2t
    @user-nc5jj4rx2t Před měsícem +20

    Filinka meesha ugu macanyd ayuu jogaa sedex cisho kadhiga 🙏

  • @fadumaiman6535
    @fadumaiman6535 Před měsícem +3

    Maasha alaah musalsalka meel Fiicaney ayuu maraa guuleesta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-sh6gb1en3f
    @user-sh6gb1en3f Před měsícem +15

    Coming soon 1million team abukar mahdi🎉

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Před měsícem +18

    thanks abubakar mahdi and All teams gurmad ❤

    • @Nadifo-gm4dr
      @Nadifo-gm4dr Před měsícem +1

      Goodyear Goodyear hore usocda Sooomaluweyn mashaa alaah waad ku mahasan tijiin sida aad dadkiina iyo dhalinyarafiina aad u wacyi gelinaysaan thank you walalayaal

  • @umutazliimlove155
    @umutazliimlove155 Před měsícem +8

    Muraadban leyahy iso duceeya in ilhy i sahlo😢

  • @maskiiney
    @maskiiney Před měsícem +18

    Ma inan jawiyaa ka baqday gabadha Abti😂😂😂😂 sharmake funny wye nio😂

    • @darishore814
      @darishore814 Před měsícem +4

      Maxaa ka danbeeyay hee meel master right ku neefsaday ma Rabo 🤣🤣😂😂

    • @user-oy1kf5yl2h
      @user-oy1kf5yl2h Před měsícem

      😂😂😂😂😂​@@darishore814

    • @MahamedHassan-eo8fq
      @MahamedHassan-eo8fq Před měsícem +1

      ​@@darishore814 meelay labo kuneefsaden wllhibanan Rabin wllhi wuu iga qosliyay😂

    • @afnaancabdulaahi6509
      @afnaancabdulaahi6509 Před měsícem

      Inallillah😂😂😂😂😂​@@MahamedHassan-eo8fq

    • @NafiiyoMohamed
      @NafiiyoMohamed Před měsícem

      @@darishore814wlhi wa ika qosli yay 😂😂

  • @aadansiciid1388
    @aadansiciid1388 Před měsícem +2

    Halka mar oo Aadka ucaroodo waa markaan gabar somaliyeed oo dhiban arko ilaahow xafid dhamaantood❤

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 Před měsícem +8

    8k kaliyaa ayaa ka dhiman aan gaarsino 1M come on Qarabo

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani Před měsícem +5

    Allow idin guuleysi maxamed amiin sharmarake maslax ❤💪💪💪

  • @HodanMaxamed-sv4gz
    @HodanMaxamed-sv4gz Před měsícem +4

    Thanks abokor mahadi ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 ku saliya nabi geeni maxamad scw scw❤❤

  • @Samia.ahmed1a
    @Samia.ahmed1a Před měsícem +221

    Please talada ku dara please and please

  • @abdihakiin7875
    @abdihakiin7875 Před měsícem +6

    Igu la saliya rasulka scw❤

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 Před měsícem +3

    Sharmake kulahaa
    { mr right maaku neefsaday gabadha }
    😂😂😂kkkk wlhi kal iyo Laab baaan u qoslay, thanks all of team
    Abukar Mahdi ❤️

  • @farhioafrah5161
    @farhioafrah5161 Před měsícem +8

    Mahadsanit Abukar mahdi iyo kooxda gurmad ❤❤❤❤

  • @mssyoongi12
    @mssyoongi12 Před měsícem +12

    Thanks abukar mahdi iyo dhaman teamka ❤😊

  • @hanamaxamuud2097
    @hanamaxamuud2097 Před měsícem +14

    Sslasadanah ha ilaawinah

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 Před měsícem +4

    Bravo sumayo gessinimo wa in yar oo cagaha dhulka lagu hayo 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🙏❤️❤️❤️

  • @Almishassanyonis
    @Almishassanyonis Před měsícem +24

    Im fits comment pls more like from Galgary

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 Před měsícem +1

      Calgary Canada sow maha abayo

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam Před měsícem

      @@souadelmi5470haa

    • @Almishassanyonis
      @Almishassanyonis Před měsícem +1

      Abayo😄 im man walal see tahay mcne

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 Před 29 dny

      @@Almishassanyonis ok so sorry just I saw your name then I think it's girl so sorry brother of mine

    • @Almishassanyonis
      @Almishassanyonis Před 28 dny +1

      @@souadelmi5470 it's okay walal where u living ? Somalia miyaa

  • @user-ym9tp7qs5f
    @user-ym9tp7qs5f Před měsícem +7

    1m congratulations 🎉horumaris ah

  • @maxamedAbdi-dc3ys
    @maxamedAbdi-dc3ys Před měsícem +8

    Xalqada waa no yaren no siin Soo Badiya fenus lama arko maxa ku dhacy asxp muqdisho xoogoho dhankoda so badiya

    • @ArdoSiidoe
      @ArdoSiidoe Před měsícem

      Ma xanunsanaa la dhahay gurigeday joogtaa

  • @NimcoCali-sg2dy
    @NimcoCali-sg2dy Před měsícem +12

    Pleas filimkan wa jeclahy isagoon dhamaana hanaka joojinina talaadadana nogu dara pleas pleas pleas

    • @sabardulqaad3339
      @sabardulqaad3339 Před měsícem

      Ninkan waligi filim uusan dhameynin majoojin, xita hadey teamka qar wax helan wuu dhameeya qisada sida ugu macaan,ku xirnow

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v Před měsícem +6

    Waa cumar yusuf waa mahadsantihiin manta waa keenten

  • @sahrasuubanyousuf9613
    @sahrasuubanyousuf9613 Před měsícem +2

    Mama faynuus ebbe hacaafiyo, cimrigana alle how siyaadsho🤲

  • @farahfardoussa3102
    @farahfardoussa3102 Před měsícem +5

    A salam teams gurmad dhamantin iyo cafimad badan ayan u rajeynaya mama feynus sheikh dahir ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AshaAbdirahin
    @AshaAbdirahin Před měsícem +3

    Masha allh ader mahn kani waa aabo maslax ❤

  • @hanaadam-xh7pr
    @hanaadam-xh7pr Před měsícem +18

    Pls salada ku dar jumcaha wuu fogyahy 😢 alle filmkii haduu ugu macan yahay *Aad baad u mahadstihin sida fcn ee aad nagu soo gudibsnaaa🎉❤

  • @FoosCabdi-u7d
    @FoosCabdi-u7d Před měsícem +20

    Abokar abtiyow talaadadi nogu dur jasakalaah❤

  • @miiraabdirahmaan6665
    @miiraabdirahmaan6665 Před měsícem +11

    Qofka ugu horeye maanta noqde 😮😂😂

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 Před měsícem +5

    Maasha allaah maslax nin nool waaye

  • @asmaali-ft8vs
    @asmaali-ft8vs Před měsícem +12

    1m coming soon ❤🎉

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem +12

    Filinka salaasada haka daynina rossi 💚🤍❤

  • @AnasMohamett
    @AnasMohamett Před měsícem +2

    Kusali nabiga scw scw scw❤❤

  • @boqoradaotanga5808
    @boqoradaotanga5808 Před měsícem +11

    1m coming soon🎉🎉🎉🎉

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 Před měsícem +5

    Thanks Abu Baker Mahdi and Team Gurmad.

  • @SucadoSheikhali
    @SucadoSheikhali Před měsícem +23

    Allah is one❤

  • @Abdinazir12
    @Abdinazir12 Před měsícem +4

    Filimkan waa qiso dhaba Oo Hada Socota wiiLka jacfaan miyaa Laga turjumay 😢❤

    • @Nusaymamoha
      @Nusaymamoha Před měsícem

      mabey ogeyn markaas lkn sas noqonaya ba allow na astur yaarabi😢❤

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 Před 22 dny

      Jacfaan kee wll

  • @zuheeb09cade0-zl4qx
    @zuheeb09cade0-zl4qx Před měsícem +12

    tnx abukar Mahdi ❤

  • @Bintu.Mahamed
    @Bintu.Mahamed Před měsícem +6

    1M coming soon 🎉🎉

  • @lalmiyelalmiye235
    @lalmiyelalmiye235 Před 29 dny +2

    Only 7k aa ka dhiman filo Chanel 1m

  • @user-tc9ck5qc9c
    @user-tc9ck5qc9c Před 29 dny +1

    Sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 Před měsícem +3

    Amazing movie 🎬 we need more likethis ❤❤❤❤

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 Před měsícem +3

    good drama❤❤❤ thanks abuukarow

  • @user-tb4hd7ec7g
    @user-tb4hd7ec7g Před měsícem +3

    Iso duceya inu ilahey salada ino fududeyo 😢❤

  • @ayuush190
    @ayuush190 Před měsícem +7

    Wan sugaayay thanks team gurmad ❤

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 Před měsícem +5

    Guuleyso abti abuukar mahdi❤🐐🙏

  • @mohamedgeedi1013
    @mohamedgeedi1013 Před měsícem +8

    Goood team gurmad qaran

  • @QaliHabibo-pd5yf
    @QaliHabibo-pd5yf Před 29 dny +1

    Ayy my team And Abukar mahdi wlhi ad Ayan nigu xisay damanten ❤❤

  • @hindanuur4200
    @hindanuur4200 Před 29 dny +1

    Adaa u mahadsantihiin dhamaan kooxda gurmad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wllyaal salaasada nogu dara

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem3098 Před měsícem +21

    Maashaa allaah mahad sanit abuukar

  • @NimcoCumar-xf4ot
    @NimcoCumar-xf4ot Před měsícem +8

    Congratulations 1m

  • @AsturDhahir
    @AsturDhahir Před měsícem +8

    Scw scw scw scw scw scw scw scw said ❤

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat2513 Před měsícem +9

    Maanta anaa uhoreya

  • @Baxzan
    @Baxzan Před měsícem +7

    Mahadsanid abukar ❤❤❤🎉

  • @habibabdi4083
    @habibabdi4083 Před měsícem +30

    Inta filimka ila Nacday 😅 bilaa macni weeyaan intaan dambe

  • @user-ee8pk6dd6g
    @user-ee8pk6dd6g Před měsícem +8

    Best film ❤

  • @user-dk9vs1pf3l
    @user-dk9vs1pf3l Před měsícem +1

    Filo filo kafiloo Heestan markay bilamataba Ilaha Ha idayeh wiilkayga Oo 2sano bar ah baa laqada 🎉😂❤ MashaAllah Horay U socda From Jabuti ❤❤❤

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 Před měsícem +4

    Mahadsanid Abukar Mahdi

  • @ubaxcabdinuur8536
    @ubaxcabdinuur8536 Před měsícem +9

    Thank you ❤

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 Před měsícem +2

    Agaasime Abukar mahdi shaqo wacan sxb

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 Před měsícem +2

    Thanks teamka dhaman.
    Abukar shaqo wacan bro thnks

  • @abdikarimabdirahman9574
    @abdikarimabdirahman9574 Před měsícem +6

    1m coming soon ❤❤

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Před měsícem +7

    Sharmaake umad ma aha wlhi😂 Mr right maa kunefsaday😭🏃‍♀️ Mr right io sharmaake ilahey unbaa kala rebi kara😂😂😂

  • @romakeanmoha3161
    @romakeanmoha3161 Před 29 dny +2

    Maslaax waa in lasiiyo awaal marinta wanagsan oo kusabsan mathalaado Abo nimo runti waa Abo wanagsan naxariis iyo wax garat nimo isku darsadhay

  • @zalazala2195
    @zalazala2195 Před měsícem +2

    Feynuus sheikh Dahir ilahey caafimaad deg deg ah ha siiyo

  • @HaboonOsman-zf8ui
    @HaboonOsman-zf8ui Před měsícem +4

    Tnx you wlyal coming son 1m❤

  • @maryanxasanmaxamed9962
    @maryanxasanmaxamed9962 Před měsícem +6

    1m ish allh 🎉❤❤

  • @qalanjo7611
    @qalanjo7611 Před 23 dny +1

    An mah rab muna xafis an reeb an rabo Shukran

  • @sarhocali2945
    @sarhocali2945 Před měsícem +1

    Filo meel mcne maraaysaa jah guulaystaa team gurmad iyo abuukar Mahdi waxaa niiga soo salaama dgmada boondhere ❤🎉

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 Před měsícem +5

    Mahadsanidin bahda filo ❤❤❤❤❤

  • @arafomohamed6737
    @arafomohamed6737 Před měsícem +4

    Mashaallah excellent ❤

  • @SabirinOsman-zb2pc
    @SabirinOsman-zb2pc Před měsícem +2

    Qisada masasalka dalka dibadda sameynta iyo dhibaatooyinka nageysto ka hadlaa wacyi galin waaye

  • @AishaIbrahim-c3s
    @AishaIbrahim-c3s Před měsícem +7

    Manta aniga u horeyo

  • @Hamzamohamed445
    @Hamzamohamed445 Před měsícem +4

    Let's go team gurmad filo ❤

  • @AbdallaMohamed-gb8we
    @AbdallaMohamed-gb8we Před měsícem +6

    Aboubakar mahdi bro musalka 3 days ka kadaaya isbuclaha ah si idinkana bulshada idinku xeran si fican uga dhargaan😂❤❤

  • @MAHADABDIDALMARMahadyare

    Gbr kasta oo somaliyeed oo dhib hysto ilahey hka dulqado🤲😢

  • @osmanshareefahmedyahya4336

    Masha Allah Mr Sharma'arke