MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 3 AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 3 AAD

Komentáře • 2,1K

  • @AmiiraMawliid-x2r
    @AmiiraMawliid-x2r Před 29 dny +225

    Cawaa oo ah habeen isniin ah aynu kuu salino xabibkeena muxamed scw❤

  • @Najmasharaf1
    @Najmasharaf1 Před 29 dny +86

    Umada intii dhimatay ale haw naxaristo inta buktana ale ha caafiyo inta caafimadka qabtana ale haw siyaadiyo aamin dhaha walalayal🤲😭

  • @QadroMaxamed-jc8dd
    @QadroMaxamed-jc8dd Před 29 dny +540

    Cawa wan oye wlahi xaji xsen waika osiye cawa awalna wa necba lkn walid sikastab wa walid😢😢😢😊

    • @user-gd9rs5kk3i
      @user-gd9rs5kk3i Před 29 dny +29

      Qali wuxu wa film😂😂

    • @sucaaddiamond1540
      @sucaaddiamond1540 Před 29 dny

      wllhy waad iga qoslisay😂❤❤❤​@@user-gd9rs5kk3i

    • @QadroMaxamed-jc8dd
      @QadroMaxamed-jc8dd Před 29 dny

      @@user-gd9rs5kk3i abyo wan oga ahy lkn wan qiroday

    • @NimcoCrisaaq-v8s
      @NimcoCrisaaq-v8s Před 29 dny

      Somalidu.jiliinky runmodaan😂​@@user-gd9rs5kk3i

    • @Nimcohasaneyyy
      @Nimcohasaneyyy Před 29 dny

      ​@@user-gd9rs5kk3i asago filima Ayan hadana kaoyey marku dhahy miyanan ado ahoyo la,ana kuso korin dadba marka filimka laga imado sas udhaqma runti😭😭

  • @queenmaryaniita2574
    @queenmaryaniita2574 Před 29 dny +98

    Filimkan bilaw ila hada inti la socoto is mujiya😂❤

  • @ahmedabdi1691
    @ahmedabdi1691 Před 29 dny +32

    Ķu saliya rasuka scw ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
    🤍

  • @MarwoDhawrsn
    @MarwoDhawrsn Před 29 dny +476

    Yaaaa Rabi ubad bariyaaa isii iso duceeyaaaa walaloyaal😢😢😢😢

  • @IrshatDuale-yy5gb
    @IrshatDuale-yy5gb Před 29 dny +367

    Asc Caawa anaa uguso horeyey like isaar 🎉Nabigeni Xabiibkeni udgoona Muhammed igula saliya (SCW)

  • @AmiiradaJiilka
    @AmiiradaJiilka Před 29 dny +91

    Qofkasta oo islaam ah caawa ha ku salio nabigeena muxamed scw scw scw scw scw scw scw

    • @RahmaAhmed-y6x
      @RahmaAhmed-y6x Před 29 dny +1

      Scw

    • @hamdi27889
      @hamdi27889 Před 29 dny +1

      @@AmiiradaJiilka Csw Csw Csw❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️csw Csw Csw❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🥰🥰🥰🥰🌺🥰🥰🥰🥰

    • @KowsarCaliyuusuf-bo2ks
      @KowsarCaliyuusuf-bo2ks Před 29 dny

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

    • @LaylaQasin-y7n
      @LaylaQasin-y7n Před 29 dny

      Scw❤

    • @barwaqoahmed5859
      @barwaqoahmed5859 Před 28 dny

      Sallallahu calayhi wasallam ❤

  • @HodanOsman-op9re
    @HodanOsman-op9re Před 28 dny +22

    Waxa ilmadu isku celceliyaba marku siyaad dhahay waan ku cafiyay waliba kadis bey isoodhaaftay ilamadii ax 😢😢 xaaji Xuseen caawa waanaga ooysiiyay guul teamkeygii

    • @BsGa-x9z
      @BsGa-x9z Před 24 dny +1

      Waanla ooyay♥️♥️♥️♥️

    • @abusaalim2526
      @abusaalim2526 Před 14 dny

      WALLAAHI ilmaaa indhahayga ka sok yaacday waana is hayn kari qaayay

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Před 29 dny +34

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před 29 dny +168

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @nimcocali4554
    @nimcocali4554 Před 29 dny +56

    Mnsha allaah intaan daawanayey filmkan ilamada qarsoon caawa maruu ka macaan yahay maan arkin dadow wax halagu qaato samraa sadkiisa ma waayo sidoo kalena ogaada qofka khaldamaa inuu khaladkiisa maalin uun garan doono kana toobad keeni karo waan u mahad celinayaa dhamaan daadihiyayaasha iyo jilayaasha musasalkan runtii wax jira oo qarsoon ayaa ka soo metesheen balse dadku kuma baraarugsana ee inay fahmaan ujeedada ayaan rajeynayaa sad baana idiin wada salaamayaa waana idiin hanbalyayanayaa🎉

  • @MunajamaalWarsame
    @MunajamaalWarsame Před 29 dny +45

    40 qoF ducadooda wa la aqbala iducEya inU iLahy mUraadkayga iFudaydiyO arin wuuu iGu adagyahEee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ASWANAXMED-m2k
      @ASWANAXMED-m2k Před 29 dny +2

      illhy isaga rasaaqee
      haku fududeeyo hawlahaga wllo iyo dhmnteenba

    • @alichino-u7e
      @alichino-u7e Před 29 dny +1

      Illah haku sahlo wax kasto jeceshahay

    • @shukrimahamedshukrifarah6064
      @shukrimahamedshukrifarah6064 Před 29 dny

      Alaha kuu fududeeyo isagaa qafuuru raxiim eh

    • @barwaqoahmed5859
      @barwaqoahmed5859 Před 28 dny

      Allah hakuu fudaydiyo wlo

    • @Ismacilcadre
      @Ismacilcadre Před 28 dny

      𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐳𝐢𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐮𝐫𝐚𝐝𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱 𝐦𝐚𝐜𝐳𝐢𝐲𝐚 𝐥𝐚𝐡𝐲𝐧 🤲🤲😥😥

  • @adenabdi6287
    @adenabdi6287 Před 29 dny +26

    kuu saliyaa nebigena amba habiibkeena muhammad the best person in the word 🥰🥰❤ salalahou calayhi wasalam ❤❤💯🎊scwscw

  • @Cawaysmedia4
    @Cawaysmedia4 Před 29 dny +11

    Cawa haji xuseen waa laga oo hiyay mar uula ooyay casinimo ay casisay inantisii iyo mar uu ku farxay walidka laga dhigtay😢😢😢

  • @user-yl1ju8qw4e
    @user-yl1ju8qw4e Před 29 dny +142

    Walayal asalaamu calaykum walalayal aynu ku salino xabiibkeena. Maxamad scw qof kastoo arkaba kusali scw

  • @nimcoyonis688
    @nimcoyonis688 Před 29 dny +121

    Ilaahow arimaha culus ee ihayzta Fudayd igu badal😢🤲

  • @YasirCusman
    @YasirCusman Před 29 dny +30

    Inta xaaji xuseen caloosha ka xumeyay one like

  • @ahmett8343
    @ahmett8343 Před 29 dny +10

    AllaHaYoow. SaLaaDa iiFududee YaaRaBi🤲🤲

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k Před 29 dny +9

    Asc musalsalka caawa xiiso.gooniya.bankadareemaya waxankamid.ahay dawayaasha xiiseyo ilmadiiqarsooneyd waa filn cajiibah oo.xiisogooniyawato waxankadaawada mugdisho guul wacan.eenobadiya.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Wilka__cade
    @Wilka__cade Před 29 dny +90

    Cawa wan oye wlahi xaji xsen waika osiye cawa awalna wa necba lkn walid sikastab wa walid😭😭😭♥️

  • @xalwodaahir3065
    @xalwodaahir3065 Před 29 dny +166

    Aniga kow ah like igu boba Nabigena subana igula saliya ScW❤

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Před 29 dny +40

    Asc caawa filinkii ilmada qarsoon Wlhy waan giiroodey. Xaaji Xusen iyo Siyaad wlhy waan 😭😭😭👍👍👍🌹🌹🌹🌹💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️

    • @MuniirSiciid-yg3cz
      @MuniirSiciid-yg3cz Před 29 dny +1

      Walhy cadi u oyey😭

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy Před 29 dny

      𝕎𝕦𝕩𝕦 𝕨𝕒 𝕗𝕚𝕝𝕚𝕞 𝕗𝕝𝕚𝕞𝕜𝕒𝕟𝕒 𝕨𝕒𝕕 𝕜𝕙𝕒𝕝𝕕 𝕗𝕒𝕙𝕒𝕟𝕥𝕖𝕖𝕟😂😂😂

  • @MssumayoMohameth
    @MssumayoMohameth Před 28 dny +4

    Ilave you adeero xaji xuseen side walid nimo aya ku jeclahy wallahi cawa igu horeysa ano coment kabixiya filimkan ama comanti giisa eega 😢😢 dhamaan azhapta matasha ilmada qarsoon wa idin salamayaa 😢❤❤❤

  • @hassansando9817
    @hassansando9817 Před 29 dny +6

    Riwaayadan aad baan ujaclahay
    Maanta wan qirooday sababta oo
    Aha inay wax ka dhaca dadka dhaxadooda mash alha keep going thank you

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j Před 29 dny +17

    😢😢😢😢😢anigana wan cafiyay dadka wax igala dhaxeyan allah waxan ka baryayaa inuu icafiyo😢😢😢😢

  • @user-cs8qe4ph9x
    @user-cs8qe4ph9x Před 29 dny +14

    Mawliid Maansha allah haloo dhaho please wanaag iyo qurux isku darsadeye 😂😂😂

  • @user-vk9md5bt6m
    @user-vk9md5bt6m Před 29 dny +90

    Ilahay ha unaxariisto walashen Azma zaban hadaad iga danbeyso uducee wllo

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 Před 29 dny +5

    فاليعفوا واليصفحوا ألا تحبون أن يغفر الله لكم

  • @CabdifataaxAxmed-hd5is
    @CabdifataaxAxmed-hd5is Před 29 dny +5

    Wlaaahi waaa ilmeeyay nolasha doosbaaad u abaarteen waadna mahasan thiiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @farhiyoMohamed-t8l
    @farhiyoMohamed-t8l Před 29 dny +23

    War wllayal arin yar ayaa i haysate iso duceya in ilahay i fududeyo 😢

  • @Samia5-v8w
    @Samia5-v8w Před 29 dny +82

    Asc qaraabo waa habeenki u horeeyey aan filmkan comment kaso bixiyo😩🔥

    • @ramla-kf49db3h
      @ramla-kf49db3h Před 29 dny +4

      Wcs same ❤

    • @HooyoMacaan-o7i
      @HooyoMacaan-o7i Před 29 dny

      @@Samia5-v8w 𝐦𝐱𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐤𝐥𝐞 𝐞𝐞 𝐛𝐚𝐝𝐧𝐚𝐚

    • @safiachannel6050
      @safiachannel6050 Před 29 dny +1

      Wcs kulamed baan ahay

    • @ZamirKhadar
      @ZamirKhadar Před 29 dny +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @zundusabdi1757
      @zundusabdi1757 Před 29 dny +1

      Wcs sxp

  • @user-qx7pp8uj6e
    @user-qx7pp8uj6e Před 29 dny +10

    ALLA wllhi Waxaa Igu Kacay Xanunka Aabo La.aantu leedahay runtii waan Ilmeeya😭😭😭😭😭

  • @user-hr5th3ri6f
    @user-hr5th3ri6f Před 29 dny +6

    Wlhi waan la qiirooday xaaji xuseen malin kasta mushkilad baa dina socota😢😢😢😢

  • @SamiiraAadan-ye8kn
    @SamiiraAadan-ye8kn Před 29 dny +35

    Markay labta is galiyeeen wallahi waa oyay 😭😭😭🫶

    • @user-qy8ij5yo6n
      @user-qy8ij5yo6n Před 29 dny +1

      Wlhi waligaY filim intan dawnyey cawan ooyo😢

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy Před 29 dny

      𝕂𝕙𝕦𝕣𝕒𝕗𝕒𝕕𝕜𝕒 𝕛𝕠𝕛𝕚𝕪𝕒😢😢😂😂😂

    • @Akmiiro
      @Akmiiro Před 28 dny

      Oo mxd la oyday wliga laap ma glin mia 😂😂😊

  • @user-nj6mp9nv2d
    @user-nj6mp9nv2d Před 29 dny +11

    Walhi wan iska ilmeeya Aabo sida ka daya Aabo Alle ha ku nasristo wan so xasustady 😢😢

    • @MarayanApdisalan
      @MarayanApdisalan Před 28 dny

      Soryy wllo wxan wa film lkn aabo ilhay haunxristo😢😢

  • @cuudeyluul8110
    @cuudeyluul8110 Před 29 dny +10

    Tonight is so emotional wlh😢 rer Somaliland wlh qisada filmnta ka sameysan waa mid dhabta tabaneyso proud of u from somali sijui❤🎉😢

  • @FaadumoCrisaaq-q2y
    @FaadumoCrisaaq-q2y Před 29 dny +6

    Alla caawa wlhi dhabaan u oo yey xaaji xuseen wuu iga oohisiyey wlhi😢😢

  • @NUURDIIN231
    @NUURDIIN231 Před 29 dny +4

    Allaa
    Dadka caloosha jilicsan in ay daawan baa fiican waayo ilintooda iyo xanunkooda maqarsan karaaan

  • @FaraxAhmett
    @FaraxAhmett Před 29 dny +19

    First ayan noqday manta mahdsanid bahda xogmaal tv❤🥰

  • @QaaliLuul-cj1br
    @QaaliLuul-cj1br Před 29 dny +10

    Caawa waxaa moodaa qisadaan oo run ah inaan dhax taagnaa waan la ilmeeyey ilaahow somali masloxo kheer qabta dhex dhig😢😢😢😢😢

  • @asmafaahiye9064
    @asmafaahiye9064 Před 29 dny +34

    Inankani quruxbadanaa mowlid ❤❤❤

  • @EzramohamedIbraahin
    @EzramohamedIbraahin Před 29 dny +3

    Waa filmkii koowaad ee soomali matashey ee sidaa ii saameeyay waan ooyay wlhi runtii arintani waa arin in badan ka dhex dhacda somalida😢

  • @YusufA-kk3rd
    @YusufA-kk3rd Před 29 dny +4

    Filinka haduu caawo dhamaado waan u qabaal meel wanagsan baan Isla gaarnay thanks

  • @user-bq1hk9bx2j
    @user-bq1hk9bx2j Před 29 dny +45

    Siday Hodan banaanka Uga Xaraysay Xusee Waa Emotional wlhi😢❤😊

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Před 29 dny +5

      mrkay is cafinayeen kwrn aaaga dhan emotional weeye caawa

    • @MohaXalane4
      @MohaXalane4 Před 29 dny +2

      Wllhi waqiroode❤😢

  • @Faraxsan-lz4cf
    @Faraxsan-lz4cf Před 29 dny +12

    Caawa xaaji xusen wuu iga ilmeysiiyey emotional aabe😢❤

  • @AmiinDaha
    @AmiinDaha Před 29 dny +17

    Masha allah intaan dawanay 2 kun oo qof bay maray say imikan 2 kun 6oo boqol❤❤❤

  • @AsmaHousseinissa
    @AsmaHousseinissa Před 28 dny +6

    Mashllh wax dhaba ayad ka hadleysan xaji xusen iyo siiyad ❤

  • @mrym0_056
    @mrym0_056 Před 29 dny +3

    Mashallah waa flimkaii somaliyee aan daawado waa kii ugu horeyey misna cajiibka ah waaaaw

  • @AtaashIbrahim
    @AtaashIbrahim Před 29 dny +11

    Waxan kafahy qofkasto dhibtoda inuu maruunkabaxayo xaqhadiy lagaqadana Allah markasta kula jiro❤

  • @najaxismaacil9619
    @najaxismaacil9619 Před 29 dny +4

    Inta hadalada xaaji xuseen markuu saxada la hadalaay naxaday ee qirootay hadana markay siyaad iyo saabiren cafiyeen faraxaday ee dhalo cadaysay isoo raaca❤😢

  • @AbdillahiFarmajo-nz4fq
    @AbdillahiFarmajo-nz4fq Před 29 dny +18

    Hodan waa gabadh qali ah waan kudageraa walashay❤❤❤❤❤

  • @user-er5vp9tw2p
    @user-er5vp9tw2p Před 28 dny +2

    Hanku salin0 xabiibkena mahamed scw❤❤❤

  • @DaahirWarzame
    @DaahirWarzame Před 28 dny +3

    Noloshu noocyo badanaa oo kale xanuun badnaa😢😢

  • @user-yd7fd1ey9p
    @user-yd7fd1ey9p Před 29 dny +13

    Cawa emotional weyee dhna farxadiisa wataa waa aminii la.ahay ilaa hada in midowga xuseen iyo siyaad 😢😮 inta cawa siniyad ah ila faraxdey like axbabii😢😮❤❤😊

  • @user-lt8fj9gv4e
    @user-lt8fj9gv4e Před 29 dny +7

    😢😢😢astaan maxaa tihiiin bilaa ixdiraam xogmaal horay usoco 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Nuurto-p3i
    @Nuurto-p3i Před 29 dny +11

    Waan idin baryaa waxan ahay hooyo dhibateysan daruufo badn baan Ku Jira please icaawiya 330 leygu leeyahay please iga dhiiba please 🥺🥺

  • @AbdillahiMadarr
    @AbdillahiMadarr Před 29 dny +1

    Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media sido kale musalsalkan inu cajiib yahay waha kaga helay atarishooyinki hore ayaa laguso daray ❤❤❤

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 Před 28 dny +3

    Anoo og inuu film yahay baan ooya 😭😰habsiinta siyaad iyo xaaji xusen waxaa dareemi kadha qofka fahmaya dareenka film ILMADA QARSOON

  • @user-bk4kj8ie3m
    @user-bk4kj8ie3m Před 29 dny +9

    Musasalkan waa kan ugu eanaagsan kuwa Somalida hiddo iyo dhaqanba dhowray ❤

  • @BarwaaqoHassanIman
    @BarwaaqoHassanIman Před 29 dny +33

    Intaa ilaa caawa ka sii fikiraysay waxa dhici doona 😂😂😂😂😂 kuwaasi waa temkyga isoo raaca😢😢😂😂😂

  • @Darawishqueen
    @Darawishqueen Před 29 dny +26

    Film kan itaa ila jeceyl❤

  • @MalyuunNajax
    @MalyuunNajax Před 28 dny +2

    Wllhi qisooyin cajiiba oo nolosheena ka dhex dhici kara ayad wadaan ❤❤❤😢😢😢

  • @abdiasishassen5961
    @abdiasishassen5961 Před 28 dny +6

    Yaa xasusta habeenki hodan darbiga ka soo dhacday intay bananka ku raagtay😂

    • @UmmuXibaan
      @UmmuXibaan Před 27 dny

      Aniga inteyna boodin kabaheeda Ayaan kasii horeeyey

  • @SundusKaamil
    @SundusKaamil Před 29 dny +38

    Kusali nabigeena Muxamed صل الله عليه وسلم

  • @maryamaaadan
    @maryamaaadan Před 29 dny +9

    kusaliya nabiga scw

  • @user-ql9kp7fz1g
    @user-ql9kp7fz1g Před 29 dny +52

    Sorry manta flimka farxad kuma daawan waayo saaxibtey ayey geeri ku dhacday😢

  • @NastexoDaud-tu8gl
    @NastexoDaud-tu8gl Před 29 dny +3

    Meeshan horta dad nooceeya jooga qof xita var soo qabanyaa ma jiroooo😂😭 meshan waa wada dad Damsan

    • @cashodervish
      @cashodervish Před 29 dny +1

      Wll dadka oo daba galkoodu dambi waaye maxaa kadeedkaa ina galinaya tartiibkeena baan iska daawan

  • @Bukud2
    @Bukud2 Před 28 dny +2

    Inta uu siyaad leeyahay "Waan ku cafiyay" waxaa fiicnaan lahayd inu dharki shaqada uu kaga yimi ee uu mawliid ku qaabilay qabo, sababtoo ah qofka banaanka ku maqan intuusan dharka iska badalin waa inu dadka salaama sidaasna uu sheekada oogaso dul dhacaa

  • @user-ql9kp7fz1g
    @user-ql9kp7fz1g Před 29 dny +38

    Jah siday laabta isu galiyeen siyaad iyo xaji xuseen😊❤❤

  • @rishcabdi1114
    @rishcabdi1114 Před 29 dny +11

    Qofki kobad 🎉😂tnk you xogmal media ❤

  • @xamdimaxamed3965
    @xamdimaxamed3965 Před 29 dny +19

    Kusoo dhakhsada xalqada afaraad please

  • @KawsarAhmed-pr9dk
    @KawsarAhmed-pr9dk Před 21 dnem +1

    40 qof ducadooda waa la aqbalaahWll iiduceeya waan idin baryayaah saladaa igu adage😢😢

  • @MarwaanCarap
    @MarwaanCarap Před 29 dny +3

    Inta igU RacsaN inayyy SaCda laDaraD tahY Farta😂😂

  • @faysasoolibraahim7516
    @faysasoolibraahim7516 Před 29 dny +11

    Saan usugayeye lee wakhtigiba iga qaldamay shly dhan yabana😅😅😅

  • @BishaaroCabdulaahi-u8k
    @BishaaroCabdulaahi-u8k Před 29 dny +16

    Ana ugu horeya one like🎉❤

  • @user-bq1hk9bx2j
    @user-bq1hk9bx2j Před 29 dny +14

    Cwa flimku xanuunkiisa io qiiradiisuu wtaaa😢😢😢😢

  • @NimcoXasan-b3v
    @NimcoXasan-b3v Před 13 dny +1

    Aaponimòòoo
    Ale haku naxriistO abO mcn😢😢😢

  • @FaraxAbdi-p1h
    @FaraxAbdi-p1h Před 28 dny +2

    Sabriin rooxaanleyeeey bili adamkii iyo roxantii bad kala sari ladahay

  • @nastehosahane9381
    @nastehosahane9381 Před 29 dny +8

    Anigoo og inuu filin yahay ayaan ilmeeyey wlhi waayo anigaba waan iska cafiyaa cida dulmiga iigaysata waayo mumin alle kabaqaya ayaa lagu yaqaana cafiska

  • @FadxaCabdiraxmaan-jg9dp
    @FadxaCabdiraxmaan-jg9dp Před 29 dny +15

    Wad naga ilmeysisen xaaji xusenow😢😢

  • @user-bx2mu8sp8r
    @user-bx2mu8sp8r Před 29 dny +4

    Caawa musalsalku wuxuu taabanayaa quluubaha aadanaha waana qalbi jab runtii❤😭

  • @ayaandhemanxeri4316
    @ayaandhemanxeri4316 Před 28 dny +2

    Quruxleydi yareer ee sabiriin waxeey ugadhagtay ruuxaan😂

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 Před 29 dny +1

    Ayy cawa sina wa u farxad sina waa murugo wxn ka cad qofka inuu xuman karo kana soo noqon karo in la cafiyana ee wngsnthy🥺❤️

  • @MuwahibIsmacil
    @MuwahibIsmacil Před 29 dny +7

    Caawa wlhi waan qiirooday odaygii xaji xuseen waankanaxay

  • @SahraCismaan-uh1ny
    @SahraCismaan-uh1ny Před 29 dny +12

    Somali❌️somaliland✅️❓️

  • @IqramursalIqramursal
    @IqramursalIqramursal Před 29 dny +13

    Habeenwalba nooga dhiga plz😢

  • @mohamedamiin5650
    @mohamedamiin5650 Před 29 dny +3

    Wllhi caawa xaaji xuseen ilmada ayuu iga dhameeye waa iga ilmeysiiye hdlkiisa caawa

  • @maxamed3p778
    @maxamed3p778 Před 28 dny +1

    Sacada waji Kab 😂 Haji Hussein illahay ha u sahlo amuurahooda

  • @user-fc6wz3xy7p
    @user-fc6wz3xy7p Před 29 dny +9

    Ilaahay qof walba hamigiisa hawrumeeyo amiin yaa Allah

  • @asiaosman-se6he
    @asiaosman-se6he Před 29 dny +41

    Kusaliya nebiga scw ❤

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 Před 29 dny +11

    One of my favorite film 🎥

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 17 dny

    Hayaay X. Xuseenow Adaaba haliskujira Waa Labadii Walaalkadiley.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 17 dny

    Hala Waakan Legend kii Xaaji Xuseen. We missed you man💚

  • @SahraCabdilaahi-xf8jj
    @SahraCabdilaahi-xf8jj Před 29 dny +6

    Waaw walaahi siiwada filinka waaxaasaasi dhabdhab baa loorumaysanayaaba musasalkiina jilayaasha waxan leeyay aadbaa umahadsantiin dhamaantiinba

  • @RuqiaAbdiaziizMohamet
    @RuqiaAbdiaziizMohamet Před 29 dny +9

    Muraad leeyhy isoo duceeya

  • @maryanxayti1293
    @maryanxayti1293 Před 29 dny +19

    Ay ay ay hodan weee guuleysate waayo innadan waxee aheed gabar jcl nabad galyada ❤❤

  • @fardusmohamud5802
    @fardusmohamud5802 Před 29 dny +1

    Dee ward Naga ilmaysiuseen caawee😢😢😢😢😢 anoo og I uur filim yahay BAAN OOYEY WALAAHI

  • @user-xm6iv3kj7g
    @user-xm6iv3kj7g Před 29 dny +6

    Waliahi Wan ilmeeyay run moodayaaba

  • @sumeira5729
    @sumeira5729 Před 29 dny +4

    Xaaji xusen wlhi dorka aabenimada bartedu dhigay🥺caloshuna ihuriyey cawa